DEG DEG: Caro ka dhalatay Imaam Masjid oo u gefay Sheekh Cusmaan Xiddig & Xiisad laga cabsi qabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka kala soco DabaGalka Wararka.

ความคิดเห็น • 6

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 หลายเดือนก่อน +1

    N iyo N

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma hubka inta aad idinka keentey miyaad hadana miyaad keeneysaan mooshin ,ciriiriga idinkaa wada oo Barlamaanka ah ciriiri aadan ka bixin Allaha idin galiyo Amiin Allow Barlamaanka masiibo u gaara Allaha ku rido ,Nabada iyo Ashabaab oo la eryey baa dhibeysa Barlamaanka. Waxan ka codsaneynaa Mwnaha inuu kala diro Barlamaanka.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 หลายเดือนก่อน +1

    1. Raashimadii dhacay ee hore loogu qabtay dekedda Muqdisho xagee ayay aadeen, dadkii keenayse maxaa lagu sameeyay?
    2. Baarlamaanka magac u yaalka ah ee aan shaqadooda aqoon yaa isaga la xisaabtamaya? Shaqada keliya ee ay ku fiicanyiin waa in mushaar kororsadaan iyo inay keenaan mooshin ay lacag ku doonayaan

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 2 หลายเดือนก่อน

    الطیش والعاطفه العمیاء هی التی وضعتنا الیوم بهذا المستوی الوضیع السافل واو رثتنا العصبیه العقیمه عافانا الله منها وهدانا الی سواء السبیل والصراط المستقیم...

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    wahaabi raali gelin cid ka yeeleyso majirto waaleeska qabanaa

    • @AbdihakimAbdullahi-v8g
      @AbdihakimAbdullahi-v8g 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂 sufiya myan ragilinenaa habenki xalitagay sh ilahay haunaxaristaa