Cali Xaraare oo karbaash la dul istaagay kuwa fanaaniinta isku dira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Legend Cali Xaraare oo ka dhiidhiyay dhaqan xumada raga qaar bulshada kula dhex jiraan.

ความคิดเห็น • 19

  • @idrisskafiya5603
    @idrisskafiya5603 7 ปีที่แล้ว +5

    Abukar mahdi aar qof nool ayad tahay gaabdhaha iska dhaaf waxba iskuma naceeysid nacaas baa tahay inti ila qabta please like igu qabta.😅😅😅😅

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว +2

    Please joojiya lakiyey huuno intas ku dhaafa kaaas ilaahay baa ceebeye noolada fankeena iinoo wada

  • @muntascrisaaqchannal6348
    @muntascrisaaqchannal6348 7 ปีที่แล้ว +1

    Rufiyan ilahay baa cebeyay nin raga oo Sidan iskugu diraya gabdhaha waa idhimanaa

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 7 ปีที่แล้ว +1

    ceb badana nin rag ah oo kadhaxshaqeynayo dumarka subxanallah war Abukar mahdi iskadhaf rufiyan nimada waa ceeb raga somaliyed dhaqan uma lahan midas ee isku xisho wll

  • @nawaliman1968
    @nawaliman1968 7 ปีที่แล้ว +3

    Afkena waa isku amaan

  • @hodanmohamedmohamud5417
    @hodanmohamedmohamud5417 7 ปีที่แล้ว +2

    Wax dhintay iga dheh

  • @زهرةالحارثي
    @زهرةالحارثي 7 ปีที่แล้ว +1

    ceebta aduunka ayaa ku dhacday #Abukar Mahdi😁

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh cali xaraare waa balo lo bahan yahay

  • @fatimamohamud1415
    @fatimamohamud1415 7 ปีที่แล้ว +1

    wale abukar mahdi dhulka lagu jiday nin rufiyana waa ii kow

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 7 ปีที่แล้ว

    hahahha afkena Wa isku amane cajiib wala qabtay abukar Mahdi

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk Ali Xaraare dhulkuu ku jiiday ruufyaan kii abukar mahdi

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 7 ปีที่แล้ว

    balaha laga rifay abukar mahdi

  • @abdirazaqukspit6466
    @abdirazaqukspit6466 7 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare sheeko qosol aniga kuu haya ummada uso bandhi
    xildhiban baashe max
    ed somaliland oo kalhore la geedhay aya maanta waxa feedhay xildhiban koore lol

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 7 ปีที่แล้ว

    Loooooolz Wax baa ku Dhacay #Abukar_Mahdi kkkkk

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 ปีที่แล้ว

    abukar mahdi wuu ceeboobay

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @farhiyohaji2577
    @farhiyohaji2577 7 ปีที่แล้ว

    rag bi'is 😂😂😂😂😂