قانون الجنس في الصومال || خطبة || فضيلة الشيخ محمد عبده أمل

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

ความคิดเห็น • 28

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 4 ปีที่แล้ว +3

    ASC Masha Allaah SH . Mohamed Abdi Umal ❤️❤️

  • @towbamedia4346
    @towbamedia4346 2 ปีที่แล้ว

    الله يحفظك في الدارين يا شيخنا الوالد

  • @zakarieabdrizak8010
    @zakarieabdrizak8010 4 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اغفر لعلماءنا وانصرهم على الحق يارب العالمين

  • @cabdulaahimaxamed5149
    @cabdulaahimaxamed5149 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka Allah Sheikh Mohammed Cabdi Umal

  • @تذتبتطراثت
    @تذتبتطراثت 4 ปีที่แล้ว +1

    ادعوا إلى التوحيد أفضل من أمور أخرى

    • @جيلي-ه4د
      @جيلي-ه4د 3 ปีที่แล้ว

      والله ذا رجل محمد عبدي امل يهين شيخ محمد بن عبد الوهاب

  • @xuseemmaxamed6489
    @xuseemmaxamed6489 4 ปีที่แล้ว +2

    Msh alh

  • @alkheyreducationsandguidan5237
    @alkheyreducationsandguidan5237 4 ปีที่แล้ว +2

    وعَنْ سَهْلِ بن سعدٍ، ، أنَّ النَّبيَّ ﷺ قَالَ لِعَليًّ، : فو اللَّهِ لأنْ يهْدِيَ اللَّه بِكَ رجُلًا واحِدًا خَيْرٌ لكَ من حُمْرِ النَّعم متفقٌ عليهِ.
    وعن عبدِاللَّه بن عمرو بن العاص، رضي اللَّه عنْهُما، أنَّ النَّبيَّ ﷺ قَالَ: بلِّغُوا عَنِّي ولَوْ آيَةً
    Asslaamu Calaykum walaalaha sharafta badan waa idin salaamay
    Khaasatan sheekhaanaa sh Umal waa ku salaamay waa khudbah aad u wacan.
    Ra'yigeeydu iyo tallo bixinteeda marbaan kuu imid oo kaala hadlay laakiin hada waxaan u wada sheegayaa columadeena sharafta leh iyo cuqaasheena in qaanun jinga soomaliya la keeno waxaa sabab u ah anaga soomaali ahaan maxaa yeelay qofkuu markuu dhaqankiisa iyo diintiisa dhoofin waayo asaga ayaa dhaqan xun loo soo dhoofinayaa.
    1) Maxaa diiday in columadeena Africa iyo Asia ku nool inaay diintaan dibada u soo dhoofiyaan?
    2) Maxaa diinday in beecsharalayaasha lagula taliyo in schools Islamic ah dibada ka soo furtaan?
    3) Maxaa diiday in masaajida waqaf ah hantiilayaasha lagula taliya inaay dibada ka soo dhistaan?
    4) Maxaa diiday in sheekh kasta oo joogo kenya, Somaliya, jigjiga iyo jabuuti masaajidka uu kacanta ku hayo masaajid lamataana ah Qurbaha ka soo dhistaan si ummada ugu badbaadiyaan ayagana ugu faaideeystaan?
    5) Maxaa diiday in 50 sano ama 70 sano oo soo socota laga fikiro diintaan inaay ku fiddo America iyo yourupe?
    6)Maxaay columadeena xooga u saareen in dibada waa xaaraan ee halaga soo noqdo kaliya, dadkiina wax soo noqonaya majiraan?
    Maxaa diiday in caruurta dibada laga soo celiya, loo soo taba baro, ducaad inaay noqdaan si diinta ugu fidiyaan Qurbaha?
    Hada iyo xal fadlan columadeena waxaan kulu talinayaa in xooga la saaro dhoofinta dhaqankaan suuban si Guryaheena ugu badbaadno.
    Runtii ducaada dibada joogto aad baay u dadaaleey oo dhawr masaajid ayaay dhiseen laakiin waa dad aan xanti kacanta ku haaynin oo tabarucaad ku soo aruuriyeen.
    Waxaan Nairobi ku soo arkay ragg hanti fiican haaysto laakiin laga dhaadhiciyey Qurbaha ha isku tagina waa lagu gaaloobayaaye.
    Maanta gurigooda ayaa loogu keenay gaalnimadii.
    Maxaa keenay in difaac lagalo mar kasta. Dhaqan xumo gurigaaga laguugu keeno .
    Ninka ragga waa kan weerar taga ma aha kan difaac gala.
    ALKHEYR EDUCATIONS AND GUIDANCE CENTRE
    London

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 4 ปีที่แล้ว +1

      Rayigaaga aad buu iso jiitay m.allh

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 4 ปีที่แล้ว +1

      Dibada miyaad wax ku barty

    • @osmansheikh1936
      @osmansheikh1936 4 ปีที่แล้ว +1

      Waqti dheer ayaan qaadan laakiin kama daali doono inaan columadeena ka dhaadhicino in diitaan islaamka dibada loo soo dhoofo iyo inaan ka dhaadhicino muslimiinta khaasatan soomaalida qurbaha waa dageen wax ka soo noqonaya waa majiraan. Waxaan ogahay sheekh caan ah oo 21 sano ka maqnaa deedna hada ku noqday xaasna ka guursaday loona dhashay cunug yar.
      Allaha wayn oo waxidka ah waxaan ka baryeeynaa inuu naga dhigo kuwii ka fikira mustaqbalka dheer

    • @aliiyaliy5713
      @aliiyaliy5713 3 ปีที่แล้ว +1

      masha allah
      wa raa'ayii aad uu wangsan

    • @osmansheikh1936
      @osmansheikh1936 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aliiyaliy5713 JazaakAllahu khayr brother. Tawfiiqda Allaha na waafajiya khayrka iyo habkii dadka dibada loogu gargaari lahaa xaga tawxiidka

  • @habiibahaaji4761
    @habiibahaaji4761 4 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalahu qer sheikh

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalah

  • @cabdullahimaxamed6423
    @cabdullahimaxamed6423 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alh

  • @abdullahimaxamed3177
    @abdullahimaxamed3177 3 ปีที่แล้ว

    مانشاء الله

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 4 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا فضيلة شيخ امل الله يحفظك في الدارين

  • @Lasoco
    @Lasoco 4 ปีที่แล้ว +3

    🎆🎆🎇
    Bishaaro bishaaro, kan waa kanaalkii ugu horeeyay ee barashada kicinta Quraanka kariimka ah oo aan TH-cam xayeysiintiisa laheyn. Subscribe dheh adigaa laba goorba ka faa'iidaayee.😄😄😄

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 4 ปีที่แล้ว +2

    Kanalkan sh umal maa leh ?

  • @dekmohamed7553
    @dekmohamed7553 4 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @balqesaabdi4243
    @balqesaabdi4243 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/pQKZkQBMozs/w-d-xo.html&lc=Ugxk22xCbdEUG0yH4zR4AaABAg
    Walaal ka qab qado kheyrka faafin tiisa oo la wadak asxab tada jzk
    kheyr

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 4 ปีที่แล้ว

    ayado somali ah away

  • @farxiyoxasan9402
    @farxiyoxasan9402 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alh