Rafaad iyo Raaxo - Filim Soomaali ah 11.flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @jamaldhuga3804
    @jamaldhuga3804 4 ปีที่แล้ว +4

    Viva jaala Mohammed siyaad barre allha unaxaristo Walee Soomaali ween buu isku hayey.

  • @cadnaanjama3284
    @cadnaanjama3284 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow wadankeenii nabad noogu soo celi adaa awoode amiin yaa rabi

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 6 ปีที่แล้ว +8

    We want muqdisho to become like 1980's beautiful people and beautiful place

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 5 ปีที่แล้ว +4

    Ruwaayadi rafad iyo raaxo wallahi wan galey anigu dugsi sare ardey ah. Ahhhhh xasuus wanagsan

  • @hamaada20
    @hamaada20 12 ปีที่แล้ว +9

    wah wah waay waay qaraami mashaa alaah ilaahow somali saan nogu soo celi

  • @saladmohamed1355
    @saladmohamed1355 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa ruwayad aad u qimo badan xasus iyo dad aad qimo leh dr mohamed ikar jesto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว +1

    Sahro iyo Muqtaar iidi waaye heesaha inta badan

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi wan ooyey xasuus darteda xamar wayo waayo dad ilbax ah iga dheh

  • @TheYoungscientist1
    @TheYoungscientist1 12 ปีที่แล้ว +8

    Waxaas aa riwaaayadkaa ah! Allah yaraxmah Professor Iikar Jeesto!

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว +2

    Bertaan waa afgooye

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 6 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi i watch heestan live in xamar anigu dugsi sare wayo waayo

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 6 ปีที่แล้ว

      Cimriga allaha kuu dheereeyo anigane ifka maba imaan calaadhaan leeyma dhalin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay birta yaanbo ninkii qaata waa badbaadi karaa noloshiisa inta badan been maaha

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 ปีที่แล้ว

    Ma nooshahay fadlan ii soo jawaaba

  • @dahirali5957
    @dahirali5957 6 ปีที่แล้ว +3

    Barawaqa waye bariga beerta wa no baxdaye .....lyriska heesta ya igu caawi kara

  • @ahmeddiiriye4624
    @ahmeddiiriye4624 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed iikar jeesto waxuu dhigay film badan sida
    Cadaabti Caashaqa, Sharaxi la tumay sheeko ka dambeysay, imtaanka Aduunka, Rafaad iyo Raaxo iyo kuwa kale Allah da raxam

    • @yahyasufi8544
      @yahyasufi8544 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed Diiriye sharaxii la tumay kuma jiro

    • @ahmeddiiriye4624
      @ahmeddiiriye4624 4 ปีที่แล้ว

      @@yahyasufi8544 bro
      Sharaxi la tumay sheeko ka dambeysay.
      Luul jaylaani ninkeeda oo dagan xaafada Aw Awayska ninkaas soo ma ahan Dr. maxamed iikar jeesto ? Marki Maxamuud( xaaji iikar leeb)habarta iyo odagi korsaday ka dib marki faynuus sh daahir cunugeeda ooga dhuumatay gurigooda soo ma ahan

    • @yahyasufi8544
      @yahyasufi8544 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed Diiriye bro haddaan dib ugu laabtay anigoo yar waa fiirsaday anigoo weyn ne waa fiirsaday waligeey ma u maleyneeni iikar jeesta iyo luul jeylaani ineey yihiin thanks bro

    • @ahmeddiiriye4624
      @ahmeddiiriye4624 4 ปีที่แล้ว

      @@yahyasufi8544
      You welcome

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 3 ปีที่แล้ว +1

    Iga daa falaat ka Xasuus yacni xaqiiq waaya jeceylka samiir yaalo

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 3 ปีที่แล้ว

    Alla yaa raxma iikar jesto

  • @intesarmohamed3466
    @intesarmohamed3466 6 ปีที่แล้ว

    Waa riwaayadii rafaad iyo Raaxo jilaaga waa dr inkir joosto allahow naxariisto cotaka waa sahradawo iyo shamaali

    • @yahyasufi8544
      @yahyasufi8544 6 ปีที่แล้ว

      intesar mohamed shimaali ma ahan sis muqtaar Ramadaan Iidi ayaa la dhahaa fanaanka AUN

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว

      Iikar Jeesto dheh, inkir maxee ahayd.

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว +1

    *Hariyo habeen, adaa i horjoogtidee.* Xaax, heestaan maxaa jeclaa. Ar yaa noo cusbooneysiyo. Eebbe ha u raxmado Iikar Jeesto, jilaa dhameytiran ayuu ahaa.

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 5 ปีที่แล้ว +1

    XABSIGA DHEXE WAA XASUUS AAN IGA HAREYN MARKII LAYGU XIDHAY 20 JIR MAAN GAADHIN

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว +2

    NABAD IYO DAWLADNIMO AYAA LOO BAAHAN YAHAY SI AAN DALKEENA UGU NASANO

  • @farxaansuubiye9381
    @farxaansuubiye9381 8 ปีที่แล้ว +5

    kan soomalia waxkasheegaayo asaga hor yuu yahay waa layaabee

  • @xasancabadulahi6378
    @xasancabadulahi6378 9 ปีที่แล้ว +4

    baaar waaqo waaye berigan beerta waaa noobaxdaye runwayadi rafaad iyo raaaxo

    • @hassanali2845
      @hassanali2845 7 ปีที่แล้ว

      waayo waayo xamar cadeey

    • @hassanali2845
      @hassanali2845 7 ปีที่แล้ว

      waayo waayo xamar cadeey

    • @hassanali2845
      @hassanali2845 7 ปีที่แล้ว

      waayo waayo xamar cadeey

  • @Freedom-Hussein
    @Freedom-Hussein 9 ปีที่แล้ว +7

    Heestan Iyado cusub malaha miya👨‍❤️‍👨

    • @ceydiidxasan9108
      @ceydiidxasan9108 6 ปีที่แล้ว +1

      Samia hussein is maqal ma jiraaa abayo 😂😂😂

    • @khadargudle4013
      @khadargudle4013 4 ปีที่แล้ว

      Anigaa horta raadiyey oo wayey wlhi😍

  • @cabdisalaandeerow6073
    @cabdisalaandeerow6073 4 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo

  • @nouramohammed4951
    @nouramohammed4951 12 ปีที่แล้ว +3

    somali wax halagey heesah allee hasohanun shee dhamadene

  • @abdikadar3884
    @abdikadar3884 5 ปีที่แล้ว

    Allow Somaliya nabad ka dhig

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว

    Rafaad iyo raaxo dur dur songs

  • @qalanjoqaali308
    @qalanjoqaali308 9 ปีที่แล้ว +1

    alla yaa raxma iikar jeesto

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 7 ปีที่แล้ว

      Heesta mageeced aad u jecllahy in teen kahelaa plz qofka aqano

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 ปีที่แล้ว

    Horta gabadhan xagey ku danbeysay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว

    AUN WALAALKEEN

  • @warsameahmed4754
    @warsameahmed4754 7 ปีที่แล้ว

    best and evar

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 7 ปีที่แล้ว

    waw wayo wayo

  • @t6f
    @t6f 7 ปีที่แล้ว +1

    I think mesha wa Afgoye

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 11 ปีที่แล้ว

    IS IT DUR-DUR THAT IS PLAYING THE MUSIC?

  • @t6f
    @t6f 7 ปีที่แล้ว +1

    Heesta wa Sahra dawa iyo dur dur

  • @exnaasir5510
    @exnaasir5510 8 ปีที่แล้ว +2

    1984

    • @bshimkov
      @bshimkov 7 ปีที่แล้ว

      do you know the film maker's name?

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 6 หลายเดือนก่อน

    Malintas in ad dimadto aya qurux badnad wayo waxa dadka Damayo waa Dowlada hassan Benala dadka banta maxad ugu shagasa maxad u haysata ???? Dagar qabe taliye Quslaye iyo ninki xaskisa gubaye iyo Ragi dilay??? Ikran tahalil iyo farxan Qarole dadki dilay aya qarna nisa ah qarna taliya adka digtay tuug ban badan

  • @احمدصومالي-ع5ث
    @احمدصومالي-ع5ث 6 ปีที่แล้ว

    Ax xasuus anan goayn

  • @saladmohamed1355
    @saladmohamed1355 5 ปีที่แล้ว

    Dur due ban vodka muqtar iidi ramadan and sahro dawo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya.oo.nabada.aan.ka.soo.tegey.riiwayasdaan.waan.galey.markii.xasuusto.qabigey..was.hura.asaxabteydii.aan.isku.raaci.jirney.aduunka.ey.kala.galen.biglietiga.habeenki.aa.fel.loo.gali.jirey.ilaahow.xamar.deji.iyo.soomaali.qsbiil.ka.reeb

  • @جهادالكريبي
    @جهادالكريبي 9 ปีที่แล้ว

    p