Shankaroon @ (Liibaanta maanta)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 3 ปีที่แล้ว +10

    waa erayadii Saxardiid jebiye, sidaay ii sheegtay shakaroon oon weydiiyey, waxaana ka maqan bog uu qaadaayey cabditahliil oon la duubin

  • @AbdimaalikKirix-jj1sr
    @AbdimaalikKirix-jj1sr 4 หลายเดือนก่อน +1

    8/5/2024 habeen salasa ah allah haw naxaristo awowo saxardiid

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxay ku socotaa Qofkasta oo Nolol samaystay ama noloshi hore ka xumaatay oo marlabaad samaysay alle ha isku daayo inta wada nool Farxad Iyo Cibaado Suuban😘

  • @mohamedahmedgaab4309
    @mohamedahmedgaab4309 ปีที่แล้ว

    xasusiyo wakhtigaba legdaba waa midhihibiyo erayadii sugaanti facaweyneyd ee sameyey Allah haw naxariisto Abwaankeni weyna ee soomaliye Abwaan saxardiid Aw-Maxamud cilmi jabiye.sido kale waxa codka iyo luuqdaba iskale shankaroon Ahmed sagal.❤
    wakhtiyo wadba dunida kala kaxeya Aadmiga waxan ku dhageysanaya Hargeisa s/land.3/9/2023.

  • @AsmaAsma-bh6hi
    @AsmaAsma-bh6hi 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax waa hees aad u qiimo badan oo si gaara ah itabatay waxa ka dhagasan jiray radio Hargisa asuturaxma shaknkaron Ahmed sagal ii nolow

  • @bahzandeeqa1022
    @bahzandeeqa1022 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan iyo noloshaydu way iskhuseyan da giuro

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว

      Xagay iska shabahaan?

  • @maxamedabdinour-dt1zf
    @maxamedabdinour-dt1zf ปีที่แล้ว

    Xayaaka laah eedo aan Ugu jeclahay gabdhaha sharfoon ee fanaaniinta soomaaliyeed shankaroon Axmed sagal

  • @SiciidMamed
    @SiciidMamed หลายเดือนก่อน

    Shakaroon wa ciyalki hore

  • @abdirashid5427
    @abdirashid5427 ปีที่แล้ว

    2023 /2/26 waxaanka dhageysanayaa Cyprus

  • @SidikASudi
    @SidikASudi 5 ปีที่แล้ว +8

    Waxa aan ku qiimeeyo garan maayp, Shankaroon Axmed Yuusuf.
    Tolow ereyada iyo laxamka yaa leh.

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan xasus badn ayay igu ledahy mrkn schoolk dhigan jiry ayaa malin ay fasax ay ahyd ayaan kulu go ay mrk heestan ayaa dhageystay shaly onku lu go ay libant mant😂

  • @sucaadcabdilaahi1949
    @sucaadcabdilaahi1949 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka heesta lahaa iyo cidii laxanka saartay maxaa ugu dari wayday sxbow

  • @ahmedmohamedhassan6702
    @ahmedmohamedhassan6702 3 ปีที่แล้ว +1

    Codahblay war ifka

  • @nadyace6250
    @nadyace6250 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa sowturaxma soomaali maryoolay ayaad kadhalay maanta ado macaanku hayo maraykankan kumaad cidlooteen

    • @gobiyocaadkeed6491
      @gobiyocaadkeed6491 4 ปีที่แล้ว

      Doqon sheeko nacasta la tag macaanku cayna maha meelna kama maqna shankaroon youtube uunbaad ku aragtay wax aad ka taqaanaa iska yar

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      @@gobiyocaadkeed6491 ciyal sharma boy maxaey ka yaqanin dadnimadeydii wllhi waa aduun koley

  • @mohamedahmedgaab4309
    @mohamedahmedgaab4309 4 ปีที่แล้ว +1

    Lahashada haraadkiyo luunki igawracay kala laabtay raaxe shalayo lugoyiyo libaanta maanta ahi kala laba ahaade 14/10/2020

  • @cabdiciisecajuun8392
    @cabdiciisecajuun8392 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa raadinaayey 11sano meelahaa mahadsanid ustaade

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      abti maad i weeydiisid aniga

    • @cabdiciisecajuun8392
      @cabdiciisecajuun8392 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamedcudhi7497 ismaan lahayn wuu hayaa abti ilaa markii danbe aanu iyada isbaranayba mahadsanid abti

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiciisecajuun8392 haa waa fanaanadeena reer awaare iyada iyo cadar axmedba

  • @XasanDahirxasab
    @XasanDahirxasab 10 หลายเดือนก่อน

    Eeshcalaa hees

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 5 ปีที่แล้ว +3

    Maxaan heestan raadiyay

    • @salmaanmukhlis8778
      @salmaanmukhlis8778 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlahay anniga inpdan raadiyay taas!

    • @ridwaanmohamed9581
      @ridwaanmohamed9581 4 ปีที่แล้ว +1

      Walahi heestan waxan ka maqlay 2 sano ka hor fanaan ahmes zaki kadin waan raadiyey manta so helay