Waayihii fanka ee Dalmar yare iyo kaalintii macallin Bashiir (wareysi)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @macallinbashiirofficial4146
    @macallinbashiirofficial4146  2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha'Allaah, xusuus qiimo badan.

  • @specialmenubymelon2370
    @specialmenubymelon2370 2 ปีที่แล้ว +5

    maasha allaah macalikeeyga long time yaa xasuusta heesta aslamu caleeykum . ex al- xikmah

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 5 หลายเดือนก่อน

    Dhamaan waa heesaha qiima badan, hadane TH-cam kuma jiraan. Marka in la duubo ayaan ka codsan lahaa macallin Bashiir

  • @NaimaAbdi-vd4qo
    @NaimaAbdi-vd4qo หลายเดือนก่อน

    Manshallah Abti ❤️

  • @muqdisho7773
    @muqdisho7773 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah macallin bashiir guuleyso.🙏

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah ❤❤❤

  • @MohammedCabdikadir-iy9io
    @MohammedCabdikadir-iy9io ปีที่แล้ว

    Macalin bashiir adeer cimriga allaha kudheereyo

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 26 วันที่ผ่านมา

    Share

  • @axmednasiibofficial8848
    @axmednasiibofficial8848 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Al ustaad Bashiir cimrigaada Allah Barakeyo

  • @mohamedhaji8227
    @mohamedhaji8227 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalimuu illaahey dartii aan kuu jeclahay walhi

  • @sabirinibrahim94
    @sabirinibrahim94 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah macalin dad badan soo saaray

  • @harunhaji5122
    @harunhaji5122 2 ปีที่แล้ว

    Macalin bashiir heesta aqbal macalimiinta waaalidkana adeec qoraal ahaan maigu soo diri kartaa

  • @Akshey-films
    @Akshey-films 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar wuxuu aad u muujiyay oo uu ammaanay macallinkiisa oo soo garab istaagay waayihiisii gogol dhigga fanka, macallin Bashiir iyo Dalmar waa laba qof oo macno ku dhex leh bulshada

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว

    Macallin Bashiir iyo ardaygiisa Dalmar Allaha idin barakeeyo. Waxaan kaa codsanayaa aad heesaha ku jira wareysiga inaad dib u soo saarto macallin.

  • @foos81
    @foos81 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha allah💙🇸🇴🤲

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 2 ปีที่แล้ว +1

    guuleesta fanku waa dhowraheenna dhaqanka❤

  • @globalfreightsarl4985
    @globalfreightsarl4985 2 ปีที่แล้ว

    Dalmar walaahi waa inan wanagsan in dadka kaa waaweny la ixtiraamo waa wax qiimo badan guulayso

  • @DahirAbdille
    @DahirAbdille 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allaah macallinkeenna ammaan mudan

  • @abshirobashir7001
    @abshirobashir7001 2 ปีที่แล้ว

    Ma fana qarana

  • @fowzfowsiyo5798
    @fowzfowsiyo5798 2 ปีที่แล้ว

    Macalinkeyga qaaliya waan nabartay anaganne waxaan kaqaadi jirnay iskuulkeena

  • @Adanpro4646
    @Adanpro4646 2 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว +1

    It's time I heard

    • @mahadosman6559
      @mahadosman6559 2 ปีที่แล้ว

      maclinkeeyga aabo bashiir kuma ilaawo waxaa isoo bartay iyo saad isoo gacan qabtay

    • @macallinbashiirofficial4146
      @macallinbashiirofficial4146  2 ปีที่แล้ว

      Maasha'Allaah, waad mahadsan tihiin dhammaan guuleysta.

  • @mahadow
    @mahadow 11 หลายเดือนก่อน

    Macallin Bashiir iyo Dalmar salaan gobannimo

  • @saidmohamud1167
    @saidmohamud1167 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus adag baa Ku jirta muqaalkaan
    Macalin iyo ardaygiis aad isku fahmay ixtiraam badan isku haya.
    Waxay sidoo kale hogo tusaale fiican u tahay nooca macalin ee ardaygu ubaahanyahay si uu u soo bandhigo waxa uu Ku haminayo.
    Macalin bashiir wax iima dhigin horay uma aqaan dhawaan ayaan baraha bulshada Ka bartay sidaa oo ay tahay waxaad modaa in uu Barre ii soo noqday.

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 2 หลายเดือนก่อน

      Axl illah baa mahad iska leh ii macalin bashiir badane suugaanta ii soo dhigay jaamcadda umadda

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Tartanka ardaydi lasiyay cimamad sirwal kaki dhar carafad uu wato hadana diday sacudiga iyago shaqoyin xajka loobalan qaday mar hadu ushaqeynayo kafil xolana kumarayo dhulkas abihina adon iskuqorikarin xolahis yahay aniga muu aabahey yahay hadaa abuuya maherijan ma ahan miya maya waa dhar madax weyne wadan kale maxa kagalay uu uqeybinayaa hadana igushaqaleynaya indhahaa ibululuceeyay sida ruux aan aqoon kokada sida loocabo badiyo kayimid mafajao koka cab beenale ucabo kokada figtan iskol diib iyo dalandool talo talo adiga kunoleen dacad xagee igajirta