JAMAAL ONKOD HEES CUSUB | DAMQASHO | LYRICS 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Adigoo I Dilayaan
    Anna Ku Damqanayaa
    Adigoo I Dabayaan
    Anna Daacad Ku Ahay
    Heeso Cusub 2020
    Jamaal Onkod 2020
    Hees Cusub 2020
    Hees Cusub. Damqasho 2020

ความคิดเห็น • 256

  • @caaishonuur3052
    @caaishonuur3052 10 หลายเดือนก่อน +7

    Waa haben jimco soo galayo
    Sacadu waa 11:4
    Tariqdu thy 9.11.2023
    Wxan daremayaa marxalad jacel oona go.an ka gaadhi kareyn taas oon ka gudbi la.ahy allaha qeyrka hana waafajiyo my cabdi shukur

    • @siradm
      @siradm 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay towfiiqda ha ku waafajiyo laakiin jacayl waa laba dhinac, kaligaa lama sido waayo ma qaadi karaysid, dambi aadan galinna waligaa lama saarsado.

  • @ubahmohamedali6998
    @ubahmohamedali6998 4 ปีที่แล้ว +256

    Fanaankan wlhy nimcaan ayuu u cod egyahay inta ila aragtay like igu qabto

    • @fathiisak2893
      @fathiisak2893 4 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wlhi abayo

    • @hashimali8995
      @hashimali8995 4 ปีที่แล้ว +1

      Saa id wlipa aniga nimcaan ayaanba mooodey hda

    • @umuimranabdalle9683
      @umuimranabdalle9683 4 ปีที่แล้ว

      Ubah mohamed Ali wala kor saray sawirka

    • @nimcoali3344
      @nimcoali3344 4 ปีที่แล้ว

      Haa waa runtaa wll nimcaan baa lamoda

    • @abwaanbaandheeye9297
      @abwaanbaandheeye9297 4 ปีที่แล้ว

      Sxb Fanan
      Ayad tahay magaca isika badali
      Wa Hadad horowmar donayiso

  • @Farhan-oj8ts
    @Farhan-oj8ts 4 ปีที่แล้ว +154

    Hadii aad Nimcaan hilaac taageerTo, Jamaal Onkodna waad taageerTa car been dheh 👍🏽😜

  • @adnashakir9671
    @adnashakir9671 4 ปีที่แล้ว +41

    Wooow wallahi cod ayaa ku dhamaadey waaba nimcaan oo halkan taagan codkiisa inta ila aragaty like ha ila dhaafin

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 ปีที่แล้ว +16

    Waa habeen axad ah 23/10/2022 sacadu 21:33mp waxan ku jiraa wakhti jacayl si xun uu ii saameeyay oo aan kala mqanahay taan aduunka ugu jeclaaa lkn insha alah wan is helaynaa ilahay ha ii kaa daayo qali 🥺🥺🥺💘💘💘

    • @axmedshawush2317
      @axmedshawush2317 ปีที่แล้ว

      Bashiil sxb jaceyl nacalaa kuyaal adunkan ugu necbahay jaceyl

    • @Eidohajibotaan8650
      @Eidohajibotaan8650 ปีที่แล้ว

      After 8 month ma is hesheen😢

    • @afraxaxmed4079
      @afraxaxmed4079 ปีที่แล้ว

      111111111

    • @afraxaxmed4079
      @afraxaxmed4079 ปีที่แล้ว

      1111

    • @somalistars1320
      @somalistars1320 10 หลายเดือนก่อน

      @@Eidohajibotaan8650 qoftaan yaranteyna is jecleyn ayan 15 ka bishan aqal galeyna alxm 😢😭

  • @muraadsoomaal6221
    @muraadsoomaal6221 3 ปีที่แล้ว +12

    Jacayl dhibkan kaso maray hadan meeshan ka sheegi laha ilmada dadku maysan ceshteen 😢😢qoftan dunida ogu jeclayay farxad iigu nolow 😭😢

    • @miskiabdimohamad6746
      @miskiabdimohamad6746 3 ปีที่แล้ว +1

      Ax😰kula mida ahay. Allah Qalbiga haku dhayo🤲Farxad warta ha kusiiyo wll Iska samir wad helin qofkaygii Sanado dhan qalbiga ka xanunsan jcyl & Dadbah sas ban ka qaday😰✍️✅💯🥺😰😰😰😰😰😰kili nimo waa nolol wlhi

    • @aadancnaasir2710
      @aadancnaasir2710 ปีที่แล้ว

      @@miskiabdimohamad6746 dhib ban jecayl kaso maray lkn hada dan kamaba lihi wlhi xirirna kuma dagdago ila hadanolol mcn oo single ban iskaga jira alx 🥺🤗

  • @muniramohamed4102
    @muniramohamed4102 3 ปีที่แล้ว +66

    Xaaladan anaa dareemaya hada 😓😭😭😭
    Nafaad laba diblaysoo
    Farxadii u diidaa
    Dabiibkeeda raadshaa
    Qalbi aad dulaysoo
    shalay kuu dirnaabaan
    Dabarkii ka furayaa
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Axdigeeni dumisoo
    Wanaagii ka durugtay
    Hadaan kuu dirnaa shalay
    Maanta kuma daneeyoo
    Kuumaba damqanayee
    Ka durduro lahashada 😭😭

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 3 ปีที่แล้ว +8

      Sry abayo macn kula daremya wayo waxa tahy gawar somaliyed

    • @maxamedcabdiqaadirsalaad7315
      @maxamedcabdiqaadirsalaad7315 3 ปีที่แล้ว +5

      Hada aniga ayee ihesataa sidan cml jacel wllhi waa xanuun badan

    • @hamdiok1751
      @hamdiok1751 3 ปีที่แล้ว +3

      😰😰😰😰

    • @hanadcrahmaan2786
      @hanadcrahmaan2786 3 ปีที่แล้ว +5

      Munira Mohamed wll is adkeey waa dareen dabeeshii watee mid kula daadaheeyo dareen kula wadaagaa adi kuu damqadoo dumar kuu sareysiiya dookh kula daa daheeya daaim kugu beegiye digriga alle iyo sunada daaimo

    • @alnuurialnuuri6426
      @alnuurialnuuri6426 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi sheekadan waa isoo maray lkn waa xanun

  • @azmaalove8426
    @azmaalove8426 4 ปีที่แล้ว +37

    😭hesstaan nimcaan inu qadhaa mudhi jeraay😥adigoo i dilayaan ana ku damqanaya😭

  • @amiiraamiin6361
    @amiiraamiin6361 4 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi nimcaan ban moda yay lkn markan magaceed qory jamal onkod ban helyba horee uu soco hilaac 2

  • @lakiali2253
    @lakiali2253 3 ปีที่แล้ว +6

    Nafaad laba diblaysoo farxadi udiidaan dabiibkeeda raadsha qalbi aad dulysyaa shalay kuudirnban dabirki kafurya 💔🥺😭

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 4 ปีที่แล้ว +31

    Heestan wxnba ku arkay filimkii Dan iyo jacayl qofka sidayda usoo raadiyay like haygu ogaysiiiyo😭😭😭

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว +5

    Ahla hees iyo cod , darwiish jamal onkod 🇸🇴👑🇸🇴 boqorka codka

  • @amiirasaylici2633
    @amiirasaylici2633 4 ปีที่แล้ว +10

    Jamal onkod❤😘fanan qrux iyo cod isku darsadey

  • @maxamedaxmed3326
    @maxamedaxmed3326 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adigo idabayan Ana dacad kuu ahoo .....Oo Darenka lugu dhibo Adigyo dadnimada 😏fav song 🤕19/12/2023

  • @omars4629
    @omars4629 4 ปีที่แล้ว +18

    This song is so heartbreaking😭♥️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +5

    Ana Dacad ku ahaaa 🙂😌

  • @aadancnaasir2710
    @aadancnaasir2710 ปีที่แล้ว +2

    qofka dunida ugu jeclayey farxad iivu nolow 🥺💔
    nafa laba diblayso farxadii u dida dabiibkeda radsha
    qalbi aad dulaysa shalay kuu dirnaaban dabarkii ka furaya 💔🥺
    axdigeni dumiso wanagii ka durugtay hadaan ku dirna shalay Manta kuma daneyo ka durduro lahashada 🤕🥵
    🥺🥺💔

  • @qoshwannaag63
    @qoshwannaag63 3 ปีที่แล้ว +4

    For instance Jamal has the Queen's voice 👌....yet this song is so heart-rending

    • @mohamedkoronto7538
      @mohamedkoronto7538 ปีที่แล้ว +1

      Waa haben jimce ah waa 16 Jun 2023 saacaduna tahay 03:19 pm waxan jogaah garawe heestaan waxay igu leedahay xasuus iigaarah markan dhagaystana qalbigaygu wuxuu dareemaah kalinimo

    • @Salmo1Sacdiyo5-xu3fe
      @Salmo1Sacdiyo5-xu3fe 10 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedkoronto7538 insha allah

  • @amiirmaxbuubqaal1450
    @amiirmaxbuubqaal1450 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow nio Cod ,
    Mcna Ma Nimcaan Cabdirhmanba
    Mnshllah Axya Cod mcal ereyo❤❤

  • @jimaleabdullahi2000
    @jimaleabdullahi2000 ปีที่แล้ว

    Hesta waa miid aniga ii tilmantii caku jaceyl an ku hungowi barehore ayn diib uxa sustay

  • @hoothoahmed2147
    @hoothoahmed2147 4 ปีที่แล้ว +4

    Hal hees inaay soo wada qadan nimcaan ayaan jecla waayo saayid bay iskugu cod yihiin

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 4 ปีที่แล้ว +3

    fanankeena jamaal onkod fanka kaliya tagero isagiyo matankiza coda nimcaan❤❤🥰🙏👍

  • @amalabdullahi6309
    @amalabdullahi6309 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax Allah cod mcna inanku masha Allah 😭❤️😍😍🥺🥺

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waamaya.iyaaah khatraaaaayjamaad sedexaad sacdiyo xaashi doqoney maa ii malaysay yarta xaastiis ooridiis

  • @basharoabdullahi7804
    @basharoabdullahi7804 4 ปีที่แล้ว +2

    Codbaa ilaah kumaneestay mashallah

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 3 ปีที่แล้ว +2

    Haddii dookha lagu naco lagu daadsho cashaqaa oo dareenka Lagu dilo darajo iyo hog lugu hubsado Ama duuniyo lugu xiro
    Adiga yo dadnimadaa

  • @mohamedhusseinmohamedfurre5114
    @mohamedhusseinmohamedfurre5114 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa iga hadlaysaa taan xaqiiq walhi😭😭😭😭😭💔💔

  • @dahaboliahabdi9077
    @dahaboliahabdi9077 3 ปีที่แล้ว +5

    I love this guy

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 4 ปีที่แล้ว +1

    walee nimcan hilaac u cod ekaa mashallah

  • @abdirahmanalizankaofficial8059
    @abdirahmanalizankaofficial8059 4 ปีที่แล้ว +13

    Nimcan ayan u malayn jiray xAqqdo axsan fanan

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +2

    abtigay qlia alle hyka daayo ❤❤❤❤

  • @ubahhayaan6000
    @ubahhayaan6000 3 ปีที่แล้ว +3

    Nafaad Laba Diblaysoo
    Farxadii Udiidaa
    Dabiibkeda raadshaa....😭💔

  • @zahraibrahim7244
    @zahraibrahim7244 4 ปีที่แล้ว

    Jamal onkod iska nolow wllo cod iyo baadh iga dhee 🥰🥰

  • @canabatto3328
    @canabatto3328 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw codka nimcan hilaac iyo heesta damqashada

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan u dhagasan jiraya heestan inaan ku ilobo qofka aan jecelay lkn waan kusii damqan jiraya mudo sanada ma dhagaysan 2022 ayaa igu danbaysaya cawan dhagtaystay sidiiban udamqanaya u ilmaynaya xanuunbadana qalbi nabar soo gaadhaya ma bogsado 😢 2024 /4/25

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah brother guulayso axya cod ♥️♥️♥️

  • @suahybmaxamed5067
    @suahybmaxamed5067 2 ปีที่แล้ว

    Nafaad laba dib layzoo farxadii udiida dabiibkeda raadzha qalpi dulayzo ax🥺
    marbaan xaladan zo maray🥺✌️

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว

    Nicmaal walaalkiisa mii seecamal waaye codkaa idilay 🎤🎤🎤🎤🎧🎧🎧👌👌👌

  • @qaalimaxamuud1881
    @qaalimaxamuud1881 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤ jcl wajira wana jiri jiray ❤❤. Lkn ❤dadka haderah❤mafahmikaraan

  • @xafsafaysal6908
    @xafsafaysal6908 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani Nimcaan Mahee Waa Jamaal Onkod La Hayso

  • @roodamohammed8815
    @roodamohammed8815 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah aad uu codmacanyhay wiilka

  • @mustafka1237
    @mustafka1237 3 ปีที่แล้ว +2

    Fankii dayaxa dushiisa ayaad la tagtay saaxiib. #AnotherLevel 🙏😊🙏

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว +5

    Umu imran Abdalle may abaayo nicmaan ma qaadin wiilkaankan ayaa qaaday waa isku cod lee

  • @xamdimaxamed5780
    @xamdimaxamed5780 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla Nimcaan uu u cod egyahay

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxaa Sameeyey Abwaan Da.yar Ina Maxa.ud tuwanti Sigis Ooreer Sool Ah Oomidho Sareeya Weliba
    Laxankuna Waa Qaasin Macruuf
    Musig by Cabdiraxiin Axmed Carab

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 4 ปีที่แล้ว +9

    Oo ha da ma dhabaa ninkaan nimcaan ma ahan miyaa ,
    Wlhi status hesta kusoo arkay nimcaan hilaac adigoo i dilayaa aa ku qoray youtubka wilkaanaa isoo baxay yaaab cawa 😂

  • @muunazhacni4385
    @muunazhacni4385 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimcan hilaaci Laabad2 iga dheh codkii hiilac ayuu Leeyahay

  • @ahmedcarab6868
    @ahmedcarab6868 4 ปีที่แล้ว +5

    Best song🎤🎧

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +1

    Adigooo idabayaaan ana daacad kuu ahay anoo kugu danseegaad adna igu durdurisaa💔
    5/12/2022

  • @romatom7505
    @romatom7505 5 ปีที่แล้ว +7

    Hees Shidan 🏆🏅

  • @shariifomuqtarshariifomuqt1419
    @shariifomuqtarshariifomuqt1419 2 ปีที่แล้ว

    Nafaad laba dibleysoo farxadii u didaa dabiibkeeda raadshaa qalbi ad duleysoo shaley ku dirnaa baa dabarkii ka furayaa allow amuuraha sahal

  • @nadiifoabdi3108
    @nadiifoabdi3108 4 ปีที่แล้ว

    Nimcan radinayay maba ahanba masha Allah isku cod eka

  • @boolkacade800
    @boolkacade800 4 ปีที่แล้ว +1

    Dumar wllhi garasho maleh geesi baa gablamay

  • @drottnin
    @drottnin 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimcan miyaah 😃😀😀😀

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Magacay naanaysahaysaabiirikhatraaaayjamaaad caday yarta.ooridiis gabadhaiyaaah

  • @mandeeqxassan6849
    @mandeeqxassan6849 5 ปีที่แล้ว +5

    I like it

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 ปีที่แล้ว

      Jamal Onkod heesta darmaan baan u jeclahay heesihiisa

  • @inaahmed3651
    @inaahmed3651 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah walalkey

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 ปีที่แล้ว +5

    Adigoo idabaYan ana dacad ku ahaY anigo ku dansegad ana igi durdurisaY😭

    • @ubaxaxmed7484
      @ubaxaxmed7484 4 ปีที่แล้ว

      Masha allhh walahi wan kayaby wilkan nimcan hilac ma walala talow bala hala iga jahil bixiyo

    • @lakiahmed731
      @lakiahmed731 4 ปีที่แล้ว

      @@ubaxaxmed7484 maya wll maaha mid waa reer boorame midna waa reer sool isku gobolba maahan

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 4 ปีที่แล้ว

    Alla dhowr bari nimcaan ahaan ayan uheysata heestan wlhi unbelievable mise waa wllo

  • @inaahmed3651
    @inaahmed3651 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep rocking abowe 😘😘❤️😰❤️😰😰

  • @mariasaleban7137
    @mariasaleban7137 4 ปีที่แล้ว +5

    Jamal onkod nolow❤❤❤❤❤❤fanan hodmcn

  • @maslaxdeeqsi3919
    @maslaxdeeqsi3919 4 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac ayan moday lkn mahin masha allha ish cala fanan

  • @inaahmed3651
    @inaahmed3651 4 ปีที่แล้ว +8

    Nimcaan wlhi iskucood yihiiin

  • @craxmnabshir
    @craxmnabshir ปีที่แล้ว

    Wayo wayo thank.z jamal onkod

  • @Abdishakurdaauus
    @Abdishakurdaauus 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac ban so xasuustay heesihii macanaa lakin codkiisa isku eeg yihiin waxan oran laha hees kamida nimcaan leeyahay so qaad

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว

    Adna igu ducnaatahee
    MAAHA
    ADNA IGU DUL NAAXDEE
    SAAS WAA BOSS

  • @laylaabdi5085
    @laylaabdi5085 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq qiisan heestan aanay igu dhacaday ax ax ax

  • @izumi4954
    @izumi4954 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiiilow onkod 💕

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 4 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa hees tani anay i khusaysaa

  • @monamodelproduction2016
    @monamodelproduction2016 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan Fanaanka Heesban Udhiibanayaa Plz Igusoo Xidh wll qali Thanks🙏 Erayada top🙏Codka ka daran 👌

    • @museweli
      @museweli  4 ปีที่แล้ว

      My Instagram @Museweli 👋

  • @mowliidabdihirsi3130
    @mowliidabdihirsi3130 4 ปีที่แล้ว

    Nin culus jamal nimcan ayaa ucod ekaatay

  • @suadoabdirizackmayow4113
    @suadoabdirizackmayow4113 4 ปีที่แล้ว +2

    ar kan nimcaan hilaac u cod ekaa

  • @hiraabchannel
    @hiraabchannel 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw masha aallh nimcaan yare

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa 4 ปีที่แล้ว +1

    Wanba yabay hestan waxan uhastay nimcan in uu qathay wax badan ayan rathiye .

  • @mariasaleban7137
    @mariasaleban7137 4 ปีที่แล้ว +3

    Adigo idabayan anaa dacad kuahay😭😭

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว +2

    Ar hilaac ayaan umaleeynaayey

  • @ubahabdi1310
    @ubahabdi1310 2 ปีที่แล้ว

    Wlh hestaan mela bdn ayey tabneysa ax ax 😭😭😪

  • @najaxnalka5457
    @najaxnalka5457 3 ปีที่แล้ว

    Nimcal cod malable masha Allh 🥰🥰

  • @ridwanahmedahmed5007
    @ridwanahmedahmed5007 ปีที่แล้ว

    Tageraa kuahy 🥰🥰🥰🥰🥰💖💪

  • @indhoosman3338
    @indhoosman3338 4 ปีที่แล้ว +4

    Heesta waxan Modayyy in uuu qaaado nimcaan hilaac

  • @deeqowaxmed9444
    @deeqowaxmed9444 4 ปีที่แล้ว +2

    Plz walaalayaal talo ama tusaale shaqsi aad jeceleyd leesku ilowsiiyo ila wadaaga adinko mahadsan

    • @foziaabdul1787
      @foziaabdul1787 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay isku xir oo samirka badi wll

    • @deeqowaxmed9444
      @deeqowaxmed9444 4 ปีที่แล้ว

      @@foziaabdul1787 thanks

    • @amiinhussein5947
      @amiinhussein5947 4 ปีที่แล้ว

      Waxaas la isku ilowsiiyaa 5qof adigo barto waayo qof kali unoqoto wuu ku dubtaa plz 3 ama 5 xiriir sameey qofki hore xumaantiisa mooye wanaagsi iska ilow

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 3 หลายเดือนก่อน

    In Kismayo Countyside with friends from Jubaland Ministry of education in 16/05/2024 17:01:00

    • @Khaliil123
      @Khaliil123 3 หลายเดือนก่อน

      In Entebbe, Uganda 🇺🇬 attending Conferences there 27-30 May 2024. It's 30th May 2024 feeling love and lonely

  • @ashrafhakiimi436
    @ashrafhakiimi436 4 ปีที่แล้ว

    Cod iga dheh jamal onkod iyo nimcaan mala kala bixin karo

  • @hanaabdi5380
    @hanaabdi5380 4 ปีที่แล้ว +1

    Adaadiiday nalolosha saamihii kaa durke

  • @ramadanaxmed6520
    @ramadanaxmed6520 4 ปีที่แล้ว +1

    maanta dhan nimcaan aan heesta ku raadiniyey waaba isku cod egyihiin

  • @awilhassan2143
    @awilhassan2143 4 ปีที่แล้ว +2

    Dumaroow wallo yaa idin ka dhacwoon Hadab
    Max rijaal kagag cabadiseen😓😓😓

    • @aaminasalah806
      @aaminasalah806 4 ปีที่แล้ว +1

      ina raggow ma idinkaa dabyar shidayah markaas😆😆😆

    • @awilhassan2143
      @awilhassan2143 4 ปีที่แล้ว

      @@aaminasalah806 dadku isku mid maha ee wax u jeeday inta meeraysiga rag kula jirta 🤣🤣🤣🤣

    • @preciousfatxi4920
      @preciousfatxi4920 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh lama kala yareesto lkn dumarku way idinka nugul yihiin ogaada ragow

  • @AhmedAli-qb8np
    @AhmedAli-qb8np 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan 2

  • @calixabadmuhamed5297
    @calixabadmuhamed5297 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimcaan hilaac leeh modaa

  • @mohamedaliabdi1123
    @mohamedaliabdi1123 4 ปีที่แล้ว +2

    Best song

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 4 ปีที่แล้ว

    Anigay iga hadlaysaa heestaan wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sayidmaxamed8244
    @sayidmaxamed8244 4 ปีที่แล้ว +8

    Nimcaan Hilaac wlhi modayey lakin manta ogady

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi Nimcaan hilaac ayan moday qoraalkan Amini wayay

  • @ahmedshire1383
    @ahmedshire1383 4 ปีที่แล้ว +1

    100% ayuu u cod macaan yahay

  • @yusufhamud425
    @yusufhamud425 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhab ahaantii nimcaan ayuu u cod eegyahay taageero ayaan u ahaa nimcaan hadana fanaankan ayaa kusoo biiray waayo wuxuuba iila mid yahay anoo dhagaysanaayo nimcaan!!!

  • @isralsrabintuibrahim536
    @isralsrabintuibrahim536 4 ปีที่แล้ว

    Jamal onkod noloshu,kumaxumatsoo

  • @hoodoxuseen2637
    @hoodoxuseen2637 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan waxay isku cod egyihin nimcaan hilaac

  • @zainabali9078
    @zainabali9078 4 ปีที่แล้ว +1

    Nafaad laba diblaysoo farxadii u diidan dabiibkeeda raadshaa😭😭😭

  • @adenyussuf5344
    @adenyussuf5344 8 หลายเดือนก่อน

    Very true it happens

  • @maxmedsuruur3375
    @maxmedsuruur3375 4 ปีที่แล้ว

    Midho qaali ah oo laxanwaayay iga dheh

  • @faraxcabdisamad7159
    @faraxcabdisamad7159 4 ปีที่แล้ว

    jamal onkod axsan fanan