Fadexada Hadalkii Faysal C/ Waraabe & B. Buir madow oo difaaca adag xidhay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 63

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    From Hargeysa we love ur channel guys Allah yaxfidkum

  • @luulsharib
    @luulsharib 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Jama Galad Walee waa geesi xaqa ku adima 🥰🥰💯💯
    Guuleed yare salaan sare 🎁🎁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Duq Faysal maxaa maanta laga sheegey?
    Allow ceebtayada iyo tan Muslimka astur oo khaatumada noo suubbi!
    آللهم آمين!

  • @seed3966
    @seed3966 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc aw jaamac maantuu weligii ugu run badnaaa ✅✅✅

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 23 นาทีที่ผ่านมา

    FAYSAL WAA RABAAYAD AY LEEYIHIIN KOOXDA MUUSE .
    THANKS FROM HARGEISA

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CABDIRAXMAAN CIRO GUULEYSO❤. HADA BEELAHA DEGAN BARIGA BAA BADBAADIN KARA SOMALILAND 😊

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha allah faysal muse waa mid waa runtaa kkk

  • @luulsharib
    @luulsharib 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mar hadaad aragto qof ceebtiisa banaanka loo soo saaro waa qof ceebaha dadka ku mushquul sanaa marka Faysal Allah ayaa ceebeeyay 💯💯

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Feysal inuu fataal hore ahaa raaci

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faysal waligiiba basaas ayuu ahaa

  • @jirojogow
    @jirojogow 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    wan kaa diidney, waa faysal faruq oo aqli laguma hayo, inuu caytamo moyee waxba mesha kuma hayo weli qabiilka hawiye oo ay wada dhashen oo wali aad u caayaa

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAC SAC hadad maqasho wa Ogaden Jaahila o sidii eeyda Ciyaya. Ummad ISLAAM oo aanay Aqoon & Aseil midna ku lahayn ku Hunqaac. Leh. XIKMAD ALLAAH idin Siin wuu sax Sanaa.

  • @luulsharib
    @luulsharib 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadka Faysal iyo Muuse horjooge u yihiin Allah bay lee yihiin!

    • @ahmednouh7670
      @ahmednouh7670 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muuse iyo Faysal midna ma gadhide tulada amison kugu adon sata ama amxara madaxa kaga tagan qof xora ma tihid faysal iyo Muuse dad xora ayay madax uyihiin😅

  • @Maxamuud-bx1cl
    @Maxamuud-bx1cl 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ogadenaw somaliland bilaa habar awala waa carab bilaa shidaala

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc jamac waan idin salaamay waad asiibtay somali waa walaal asc

    • @hasanmaxamed-mh8cc
      @hasanmaxamed-mh8cc 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faysal.waa.saaqid.siyaasadeed.markaa.macno.badan
      Ma.laha..xanuun.ciro.ah..ayaa.ku.dhacay

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan ka qaadnay Jamaac

  • @Maxamuud-bx1cl
    @Maxamuud-bx1cl 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadenaw Somaliland bilaa habar awala waa waa carab bilaa shidaala

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nacaas

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal waa faaruq

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAYSAL WELIGIIS NABIIB BUU AHAA ‼️. DADKANA AFKUU U MACAANINAYEY. DOOFAR KAAS BAA RABAY IN UU DAD HOGAAMIYO

  • @NuuvOdowaa
    @NuuvOdowaa 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan idin salamaya jamac and saxiibka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Feysal waa saaqid siyaasadeed

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta xor noqda ogaadeenoow Faysal lama gumaystee

  • @MohamedAhmedsyl
    @MohamedAhmedsyl 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayga axmed bashir e duuf kaleh dabka saarara barnamika denmbe cayda xamse dayn waaye plz

  • @Maxamuud-bx1cl
    @Maxamuud-bx1cl 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadeenow wXaydaan garanayn haka sheekaynina idinku dhulkiini meelkusheega

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal wu ceebobey ileen xisbiba ma leh e wuxu u olaleeya muse, wa saaqid siyaasaded, buurmadaw wa caqliga isaaqa

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 39 วินาทีที่ผ่านมา

    Hadal kiinu saaka laf laga tuuri maayo lakin maxaad U xaasidaysaan in kalmada BOQOR BUURMADAW DHAHDAAN

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAYSAL WAA NIN WAALAN

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta waxa la moodaa inuu waashay Jaamac Galad.

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faycal cali warabe xisbigisa maxa ladaha ?? Faycal cali warabe markas odaygu xalkisu maa magiis iyo garaarac ayuu kudambeyay away oloolahisu dorshada xagee mareya 😢😢😢

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma Faisal Faaruq war haka waalin

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BOQOR BUURMADAW DOORKAAN WUU DIIDAY HADALKII SAC GEBILEY OO AHAA NINYAHOW MUSE GARGAAR OO FAANI😂

  • @warsamesiratmadia
    @warsamesiratmadia 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Jamac Galad iyo Guled

  • @safiyaali8502
    @safiyaali8502 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2024 qof isaaq ah
    Aaminad iyo sir midna malle
    Bal eeg nin weyn oo boqor sheeganaya oo hada
    Hadal ama cod qof usoo duubey soo qarxinaya 😂
    Waa yaab iyo amagkaag 😂😂😂

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal wuu fashilmay oo wa afhayinka x biixi

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAYSAL FAARUQ WELIGII WUXUU AHAA JAAJUUS KA TIRSAN KULMIYE❗️ OO DIIDANAA IN GARXAJIS MADAX NOQDAAN. ALA KASHIFAY😂

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buurmadoow hooyadii caaye dad xun

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal iyo Muuse Waa labo ciilan qamuunyo dabinta is gooya.

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hebelkaa waraabena waa daciif dadnimadu ku yartahay awood uma laha inuu muuse kahoos baxo

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAR UMADA
    NABAD
    GALIYA
    AY AY LOWAYAY
    KADHINTAYASHA
    BUKA
    QARAC NIMADA
    WAD KASIMANTIIN
    IDINKA
    IYO GARAADALAD
    SHEGAYSAN

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxay madow waa dulaal meesha ay lagashoba wuu ka daba galaa waa turufatoore aan xishoon

  • @afrorichgroup6014
    @afrorichgroup6014 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jaamacaw seexo habeenkii oo wajahada inagasooyara habee

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horta adigu miyaad Faruurneyd fanax hooseedse malahaan jirtey, farangaago iyo kamas na ka waran

  • @zakariyefarah-je3hd
    @zakariyefarah-je3hd 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqor byrmadoow ninbuu kaligii abbaaray lkn jaamac baadi beel dhan oo sheikh iyo sharifba leh ayuu caayy taasi idinma muqato miyaa caqli cagdheer mida kle burmadow loma so dhawayn jwapti usiyay jamac badi lkn Dana siyaasadeed ayaa loosoo dhaweeyy iyo siduu ugu ololayn lahaa

  • @iiDFaarax-fn1bm
    @iiDFaarax-fn1bm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac galad aad iyo aad ayad umahad santay

  • @nurhirsi4912
    @nurhirsi4912 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BAL EEGA SIDA AY AFSOOMAALIGA UQORAYAAN.
    AFKO NOOLAYAAL

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaad jaamac qabiil dhan buu nasab dhiman Ku sheegay
    Hal qof oo daarood ah oo raali gelin ka bixiyay ma jiro
    Idina Hal nin oo lacaayay haa ka hadlaysaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUSE WAATUU U DIIDEY NOLOL HABARJECLO IYO GARXAJIS😢. REER GEBILEY COD HA U DOONTO WAATU CARBIYEY OO UU DHISAYEE😂

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CAGDHEER FAQASH LAHEYSTAYAAL BAATIHIIN
    ENG FAYSAL CALI WARABE WAA XOR DALKISA KU NOOL LAMANA GUMEYSTO SIDIINA

  • @moxaammadaxmad-is3sc
    @moxaammadaxmad-is3sc 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 9 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiKareem-b6c
    @AbdiKareem-b6c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar sland raali kama ahayn cayda raali gelin kabixi

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac Galladoow caddaaladda ha ka fogaan, Garaad Jaamac hadalkii uu ISAAQ oo dhan ku duray ee uu inangumeedka ku sheegay, maxaad u sheegi weydey? ka jawaab su'aashaa...??

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhh asagu matartamayo

  • @CabdirahmaanCumar-s9v
    @CabdirahmaanCumar-s9v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac.beenaale

  • @NuuvOdowaa
    @NuuvOdowaa 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan idin salamaya jamac and saxiibka