QORSHIHII MIDOWGII SOOFIYEET AY AKHLAAQDA IYO DOWLADDAHA KU BURBURIN JIREEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 334

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 7 ปีที่แล้ว +133

    Kan wuxu ibaraya bari hadan madaxweyne noqdo sidaan
    Itopia u burburinlaha mahadsanid xiirane

    • @waayoqofkaatahay7496
      @waayoqofkaatahay7496 7 ปีที่แล้ว +4

      Aniga hadii aan awoodi lahaay in aan ka dhigo madaxweyne hadabo noqo ayaan ku dhihi lahaay sorry

    • @omarabokarmursal1421
      @omarabokarmursal1421 7 ปีที่แล้ว +3

      Horta yaa madax wayne kaa dhigaya adigaaba gumaysi ku jira oo madax daada laguu keenaa meesha laga keenana ma garan kartid ee wn iaka taageernaa oo qabiil ama xisbi baan ku taageer naa hadana asigaa naga cabaad siya oo midkaan u sacab tumaynany maba ahan

    • @MalkaaBeekumsa
      @MalkaaBeekumsa 6 ปีที่แล้ว +2

      Ana wuxuu I barayaa sidaan difaac usii gali lahaa anoo Ethiopian eh

    • @luladasilva9693
      @luladasilva9693 6 ปีที่แล้ว

      Ethiopia mawaxaad u haysataa meel aan cidi udhalan anogoo somali ah baanu ethiopia hadana difaacaynaa ethiopia is in our heart

    • @sooyaalmedia7731
      @sooyaalmedia7731 6 ปีที่แล้ว +1

      a e waxad thy dadka uu ninkan ka hadlayo kkkk dhurwaa dhar ari wata somali ha sheegan yaa axmaar somaali wala yqaan

  • @halloyeelo6480
    @halloyeelo6480 7 ปีที่แล้ว +91

    Xiliyadii Ahmed gurey ilaa Sayidka cadowga somalidu waxu aha amxaarada iyo rer galbeedka lkn 2017 wa daarood hawiye isaaq iyo qabiilada somalida oo la iskaga dhigay kuwo cadow isku ah lkn dhalinyarada an aniga kamid ah oo ku dhashay isneceybka somalida iyo dowlad la'aanta aya isbadal laga sugayaa Wana udhimanaya dadkeyga diinteyda iyo dalkeygaba

    • @dadaalxajicabaswugaadhawun1141
      @dadaalxajicabaswugaadhawun1141 5 ปีที่แล้ว +5

      great somalia our dream nin ragged ayaad tahay pro hadan lays gacan qabsan waxba ma hagagayan

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @zuhaipmohamed8787
      @zuhaipmohamed8787 4 ปีที่แล้ว +1

      nin raGeeed horE u soco

    • @abdis70
      @abdis70 4 ปีที่แล้ว +2

      Hadafkaaga runta kamaad sheegin, hadaf aan run lahayna lama gaadho. Somali yaa burburiyey !?

    • @aminashire1548
      @aminashire1548 4 ปีที่แล้ว +1

      Inzha Allah ilhy wadankeena hayna jaclaysiiyo
      Qalbiyadeenana ha isku nadiifiyo

  • @sukeenahappyyusuuf7607
    @sukeenahappyyusuuf7607 7 ปีที่แล้ว +29

    Walal somali waxan raba ina tariq deda ina barto e noso gali asxpta hata rabto like isar

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 7 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid ustaad Shaqsi Shacabka wax badan u hya.

    • @xaqiiqmedia3780
      @xaqiiqmedia3780 7 ปีที่แล้ว

      Daawo walaal
      th-cam.com/video/EQT6qtvxsPo/w-d-xo.html

  • @siralexoxle9997
    @siralexoxle9997 7 ปีที่แล้ว +44

    Walahi tan hada somaliya ayey kashaqeysaa ilaahay hanaga qabto koley waan kujirnaa

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว

      mahamed jabuuti hada Ethiopian Ayaa saas noo ah waxan u aragnaa walalo halka eey iyaga ka shaqeeyaan isku dirka dadka madaxda ah Iyo burburinta qaranki soomaalia

    • @roobleabdullahi7054
      @roobleabdullahi7054 5 ปีที่แล้ว

      War wll adiga magacaagii meeh Somali hakuudambeyse

  • @saladali5674
    @saladali5674 7 ปีที่แล้ว +9

    Ugu horeen, walal wad mahadsanthy. Hadaba arintaan miyaanay Soomaali ka jirin!

  • @abdis70
    @abdis70 5 ปีที่แล้ว +2

    True and the bases of Somali destruction . Absolutely, brilliant program.

  • @xidaar
    @xidaar 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid radio buuloxuubeey
    Lkn wall barnaamijka noo soo dhamaystir aadbaan ugu baahanahy
    Wan idin barayayna ee noo so dhamaystira waan sugaynaa waayo waa aayeheeni sidaan u lasocon lahayn sirta cadawg mahadsanid

  • @isdajidaganaan2048
    @isdajidaganaan2048 7 ปีที่แล้ว +4

    Waan ogahay GAALADA IN AY QAYAMAYAAN MUSLIMIINTA ILAHEY BAA NOSHEGAY .
    Ilahey halacnado gaalo iyo waxa ushaqeya .

  • @adandhgey
    @adandhgey 7 ปีที่แล้ว

    Subhana'Allah; Waa xaqiiqo dhamaan sidani waa hagarta ay cid waliba u adeegsan intabadan kuwa garandaamoyinka wada damacsan.

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ masha alah ustaad waa xaqiiqo jiro ma no soo badisid ayadon ognahay inad busy tahay hadana waa wax na anfacayo ka bulsho somali ahan dhinaca turjumida no:1 ayaan ku siyey alaha ku siyadiyo fahamkada

  • @salahkanyare1862
    @salahkanyare1862 5 ปีที่แล้ว

    Radio buulo xuubeey ino so badi barnamijyadan mahadsanid.

  • @garashogarasho5202
    @garashogarasho5202 7 ปีที่แล้ว +14

    waa naqshad aad umuhiimah

  • @abubakarahmed2634
    @abubakarahmed2634 5 ปีที่แล้ว

    Itoobiya ayaan isxun ku baabinayaa mahadsanid👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @naasirismaciil2480
    @naasirismaciil2480 7 ปีที่แล้ว

    Waad mahadzan tahay ee fadlan barnaamijkan noo zoo dhamayztir,
    Nooona soo badi barnamijyada
    Thanks

  • @garaadgumow8673
    @garaadgumow8673 7 ปีที่แล้ว +19

    Qufkii ugu horeey ee daawaday mahad sanid sxp

    • @xaqiiqmedia3780
      @xaqiiqmedia3780 7 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/EQT6qtvxsPo/w-d-xo.html

  • @osmanmohamedali9406
    @osmanmohamedali9406 7 ปีที่แล้ว +11

    Xaqiiq. Wa tan dalkyga lagu bur buriyay.

  • @shamsoshiine7964
    @shamsoshiine7964 7 ปีที่แล้ว +1

    Merci beaucoup Buulo XUUBEEY

  • @Muscabeid1
    @Muscabeid1 7 ปีที่แล้ว +2

    MAHDSANID
    ALLE HA KI BARAKEEYO ADUUN IYO AKHIRABA ❤❤👑👑

  • @walalsabriye2103
    @walalsabriye2103 7 ปีที่แล้ว +5

    Appreciated your effort man. It's cream of the crop.

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan ปีที่แล้ว

      It’s cream of the crop maxaa laga wadaa 😂

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy 6 ปีที่แล้ว +1

    Bro aad ayaad u mahadsantahay wllhi, waxaan kaa codsaneynaa inaad casharaanta noocan ah noosoo badisid, si walaalahaaga soomaaliyeed halka laga haysto u fahmaan
    100% ayaad mahadsantahay 👍

  • @bakaarahatv1746
    @bakaarahatv1746 7 ปีที่แล้ว +12

    Waxaa aad kaga codsanayna inaad nooga dhigto qaybata 1aad 2aad 3aad
    Waxbadan ayaan ka fahanay waana Midka Maanta dalkeena lagu hayo
    1caqiido Kala duwana
    2 dad dowladda caqabad ku ah
    2aqoon yarada iyo ku wa kale
    Aan kula kaftamee Gooshi dhasheeda difacatayba waqti fican Waad gelisay kana noo gali kkkkk
    MAHADSANID MIDANE.

  • @abdulahiabdi505
    @abdulahiabdi505 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky sida aad ubararujinaysid shacabkaga arintani wa arin jirta lahubo
    wa siyasada aduunka wakhtigan hada lajogo warhooyay halabaraarugo oo mid halanoqdo midnimadu wagusha dhabta

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 ปีที่แล้ว

    Muqaaalka intaa ka soo badi waad mahadsanthy

  • @issadin8698
    @issadin8698 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Xasan Cusman xaaji

  • @muhammadalisalah3579
    @muhammadalisalah3579 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan ka faiiday brnmjnkan wayo waxu sheegaya wax an hore an uu aqoon WAANA KA FEEJIGNAANDOONA insha allah

  • @cabdiqaadiraxmed1010
    @cabdiqaadiraxmed1010 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal rd buulaxeebeey wallaahi waa mawduuc aad u anfacaya dhalinyaradeena ku mashquulsan qabyaalad iyo inay dhexdooda cadaw isku arkaan ee ilawsan ama moogan cadawgooda dhabta ah .
    Walaal waxaan kaa codsanayaa barnaamijkan oo dhamaystiran inaad noo soo galiso oo aad isku kaaya dhibto

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 ปีที่แล้ว +2

    Nadaamkan Toos Ayuuu Uga Fulay Dalkeena Somalia
    Lkn Waaka Sooo Kaban Karnaaa
    Hal midh hadaan joojino Inaanu Cadow Isu nahay....!!
    Quraankaa inoosheshay inay marwalba inagu maqanyihiin kuwa daalimiinta.. Lkn ay guul daraysanayaan hadaad umidowdaan Calaneeeku Kor. |🇸🇴

  • @salahwadani6707
    @salahwadani6707 7 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll Jazaka Allahu qeyr
    sida wanagsan aad balanta noogu oofisay
    Anaga n3h Allaha noo gargaaro waaba ku jirnaa LAXOWLA LANA WALAA QUWATA ILAA BILLAH

  • @shueybahmed2863
    @shueybahmed2863 5 ปีที่แล้ว

    wooow masha allh wan kaga mahad celinayaa Wll mowduuca aan innba caadi ahyn fadalan into soodhameestir runti wu itaabty mowduuca

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib waye mahadsanid wll xasan

  • @zackahmed8843
    @zackahmed8843 6 ปีที่แล้ว

    thanks radio buula xuubay

  • @jabriilchannal5798
    @jabriilchannal5798 7 ปีที่แล้ว

    Waadbmahadsanbtahay ustaad xassan nooso badi barnamijyadaan oo kale adigoo mahadaan

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb

  • @macaankaislaamkachannel5448
    @macaankaislaamkachannel5448 7 ปีที่แล้ว +5

    Sxb mahadsanid

  • @abdis70
    @abdis70 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan ugu mahadnaqayaa- Idaacadan oo iftiimisay aragti San mundo badan ku boodayey- iyo Burburkii Somalida.

  • @moxameedali7702
    @moxameedali7702 5 ปีที่แล้ว

    Zxp. Barnamijka noosiiwad
    Wabarnamij fiican. Wad mahadsantahay

  • @omarjamaabdilahi9204
    @omarjamaabdilahi9204 7 ปีที่แล้ว +14

    sxp Xassan aad bad u mhdsanthye lkn waxd soo badisaa barnaamijyafa noocass oo kale ah

  • @studioalwacdo3824
    @studioalwacdo3824 4 ปีที่แล้ว

    Thanks you Masha Allah

  • @sharma-somalisomali9298
    @sharma-somalisomali9298 6 ปีที่แล้ว

    Wll in aad noo soo turjunto isku day wax badan ayaa ka baranay waa dhagar aan arag ee nalagu burburiyay ALLE kheyr ha kaa siiyo wanaaga aad qabatay insha allah

  • @abdirizaqabdalle82
    @abdirizaqabdalle82 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 4 ปีที่แล้ว

    waa barnaamij aqligayga iyo fikirkaygaba aad u saameeyey

  • @africansomalimedia2516
    @africansomalimedia2516 7 ปีที่แล้ว

    Jasaka allah Sh.xasan

  • @axmedmuxtqdin9126
    @axmedmuxtqdin9126 7 ปีที่แล้ว

    ILLAAHAY.IDIN.QABAY.CADOWGA.MUSLIMKA.

  • @mohamedamiin7395
    @mohamedamiin7395 7 ปีที่แล้ว

    Jazaakumalaahu qeyr walaalkey xasan cismaan xaaji balse haday casharadahaan badan yihiin noo tarjum inshaa allaah

  • @warsamefaysal7801
    @warsamefaysal7801 6 ปีที่แล้ว

    Waa qorshaha somaaliyaa lugu burburii

  • @osmanabdi7976
    @osmanabdi7976 7 ปีที่แล้ว

    Walal adoo mhdsana barnamijka meel fican oo noka go'ay maad noo soo dhameystirtit adigoo mahadsan wlhi waan kuku tagersanahay hoshaan aad qabatay guul ayaan ku leyahay

  • @bacayoburcaawi4503
    @bacayoburcaawi4503 4 ปีที่แล้ว

    Wll fadlan barnaamijka noso dhamaystir illahay haku barakeeye qaybana nooga dhig 💯👋

  • @ahmedbarre4360
    @ahmedbarre4360 7 ปีที่แล้ว +9

    waa midda Anaga la nagu dabaqaayo hadda , Qofkii caqli lehna waaa uu fahmi karaaaa

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 7 ปีที่แล้ว

    Walahii waa arintaa somalia haysatoo mantaa

  • @2i731
    @2i731 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother

    • @khadariidle1862
      @khadariidle1862 7 ปีที่แล้ว +1

      walhi waa aarin ta dadka somaliyeed haysata maanta waaye

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aad iyo aad ayaad umahadsan barnamijka aad noso jeediso

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 4 ปีที่แล้ว

    thanks wll cilmi ayaad nabartay

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah akhii xayakallah

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ugas

  • @BunkaShowMedia
    @BunkaShowMedia 5 ปีที่แล้ว

    Asc Radio Buula xuubey waxaan ka codsaneyna in naloo dhameestiro Qisada Burburinta dowladaha

  • @salmanrashiid6201
    @salmanrashiid6201 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan nooso turjum hogaa miyihii ugu danbeeyay eee midawgii sofiyet tariikhdiisa

  • @bashirhawaadle6986
    @bashirhawaadle6986 7 ปีที่แล้ว +1

    wlhi somali wa maangab midhan allow inta halkan dawtey u fikiran si qoton oo ay umadooda iyo diintooda iyo dalkoda ku mideeyan barnamijka walalayaal nooso dhameystira aadbad u mahadsantihiin

  • @deeqabdillahiali3125
    @deeqabdillahiali3125 7 ปีที่แล้ว +25

    Wlhi soomali yaab hada qofkii waxa na fahansiin lahaa waaa bobsiiyeen half ayuu inooka dhigay waqti in la siiyo ayay aheed

    • @waayoqofkaatahay7496
      @waayoqofkaatahay7496 7 ปีที่แล้ว +3

      #deeq_kobra waa runtaa sxb waana kugu raacsanahay

    • @deeqabdillahiali3125
      @deeqabdillahiali3125 7 ปีที่แล้ว +4

      sakariye hassan mahadsanid sxb

    • @SumayaIsmail-tv9xj
      @SumayaIsmail-tv9xj 7 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah wax badan ayaa iimuuqday lkn wax ranajY nAyaa inaad dhamays tirtto aqoon yahan

    • @mamaabaadiryare4617
      @mamaabaadiryare4617 7 ปีที่แล้ว +1

      deeq Kobra
      Walle beenta mahan wlhi
      Dhibka naheesto waaa is sugu la.aanta😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @inamaxamed8306
      @inamaxamed8306 6 ปีที่แล้ว +1

      Codka ayuu xogaa boob siinooyaa

  • @moha-hi6dg
    @moha-hi6dg 7 ปีที่แล้ว

    Runtii waxaaan waa cashradii hore loogu soo burburiyey dalkeena anaguna waxba garan waynay insha allah xiligaan waa xiligii dhalinyaradeena somaliyeed ayku midoobilahaayeen aqli caafimaad qaba kana fiyooow reer iyo eex

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 7 ปีที่แล้ว +33

    Waxaad moodaa qorshihi soomalida Loo soo maleegay

    • @ceydiidmahamuud1826
      @ceydiidmahamuud1826 7 ปีที่แล้ว

      ummunabil akram taasi been ma ahan waa asagii oo barta taagan

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 5 ปีที่แล้ว

    Yaaa rabi maxan caksiga ugu fekeri waynay
    Waxan inagaa laynaga Saan isaga bedeli lahayn dhaqankan

  • @sabiroafatah3089
    @sabiroafatah3089 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa u maleysaa inuu somaliya ka hadlaayo allahu akbar ilahayoow qalbigeyna diintada ku sug ☪️❤️💯

  • @Abdisatar
    @Abdisatar 7 ปีที่แล้ว +16

    Dahir Alasow iyo
    Dabcasir waxaadbo moodaa school Ka ninkaan Yuri Bezmenov la dhaho inay kaso bexeen wax doortay iyo meelay umada kaso galeen wax sheegi karo malahan lkn u jeedkooda dhabta ah Waa qaran dumis

    • @xaqiiqmedia3780
      @xaqiiqmedia3780 7 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/EQT6qtvxsPo/w-d-xo.html

    • @Hamse_Fani
      @Hamse_Fani 7 ปีที่แล้ว +1

      Jj

  • @Abdelkader4x
    @Abdelkader4x 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @allinonesomali6144
    @allinonesomali6144 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah arintaan soomaaliya ayay ka socotaa war aan baraarugno somalaay

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllkey waxaan jeclaan lahaa inaad batnamijkan noo soo dhameystirto alle haku barakeeyo wll

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 ปีที่แล้ว

    war umadan dheheyso aniga ugu horeeyay horta qofka barnaamijka kuu sodiyaariyay u mahad celi

  • @cabdirisaaqdeeq4120
    @cabdirisaaqdeeq4120 4 ปีที่แล้ว

    Walaal barnaaamishkaan noo soo dhameystir

  • @hagepodcast
    @hagepodcast 6 ปีที่แล้ว

    fadlan walaal Barnaamijkan Noo dhamaystir runtii markaan Daawaday waxaan Dareemay in dhamaan waxa uu ka hadlayo ina haystaan runtii xalay Oo dhan ma seexan sidaan ooga fakarayay ax somali way guulaysan walaal mahad sanid

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 7 ปีที่แล้ว

    mahad sanid waa arin jira siiba warbaanihta tan galbeedka sxb waxan filaayaa inaad nosoo kordhiso siyasadu waa qiyaano Ama dhagar sax inteeda badan👍👍👍👍👍

  • @hyz2129
    @hyz2129 7 ปีที่แล้ว

    Zxp wad mahadsantahy lkn *qayb kale* inoogo samee soo *turjun* thank u

  • @uniquepersonality8324
    @uniquepersonality8324 4 ปีที่แล้ว

    SubxannALLAH horta tan wax barashada anaga aye ba hadda nahaysta oo dadki caqliyad waxay qabaan school inu waxbarasho sareyo diintina waxan jirin lagadigay oo horumar lahayn
    Wxan iskuul kaso digtay dibad iyo dalba wllhi waxa wadankena ardayda lagu barana waa maskax faluuq
    Chasharo badan oo melay ku socdan iyo halke imaaden lagaranayn waxy kutarayana jirin
    Waa sabata arday badan marky dameyan wax ey sameyan magaranayan ilen aviary madkaxdoda lagu aburay office mukefleh inay faristan
    WALLAHI HADEYNAN ANAGU ISBADALIN ALLA NA NAMA BADALAYO
    لَهُۥ مُعَقِّبَٰتٌ مِّنۢ بَيْنِ يَدَيْهِ وَمِنْ خَلْفِهِۦ يَحْفَظُونَهُۥ مِنْ أَمْرِ ٱللَّهِ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا۟ مَا بِأَنفُسِهِمْ ۗ وَإِذَآ أَرَادَ ٱللَّهُ بِقَوْمٍ سُوٓءًا فَلَا مَرَدَّ لَهُۥ ۚ وَمَا لَهُم مِّن دُونِهِۦ من وَالٍ
    11. wuxuuna leeyahay (Ruux kasta) kuwo ku isbedela (Malaa'ig) oo hortiisa iyo Gadaashiisa ah kuna dhawra amarka Eebe, Ilaahayna ma dooriyo wax dad ku suganyahay intay ka dooriyaan waxa naftooda ku sugan, markuu Eebe la doono Dad dhibna wax ka celin ma jiro, mana laha Eebe ka sokow Gargaare.(surah raad 11)

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 4 ปีที่แล้ว

    Mr Xasan Sxb barnaamijka noso dhameystir si aan ugu biirino aqoonteenaa Maskaxeed iyadoo oo 2 noocba lo isticmaali karo in aad garato Hagarta Cadowgaaga iyo in aad ka feejignaato \mahadsanid in badan ...

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 4 ปีที่แล้ว

    Ala wa nalotashaday runtiii
    Diintena dhaqankeena wadankeena
    Somali ilhy dhibka haka saaro
    Inzha Allah kola kuwii wadanka wax ka badala hanaga dhigo
    Oday 60jir ah wadankeena mustaqbal Uma hayee
    Ilhow no gargaar

  • @keyseaxmed86
    @keyseaxmed86 6 ปีที่แล้ว

    Wallal allah haysinka abaaliyee barnaamijka noodhamaystira

  • @samoaxmed2217
    @samoaxmed2217 3 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkaan wuxuu mudanyahay kuwa manta shegta iney somalida xukumaan in lo shido wxey ilatahay xita hdi aysan fahmin ujeedka kadanbeya uga yaraan iney fahmi lahaayeen in 30sano wx nalabaraayey, yaa allah..

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 7 ปีที่แล้ว

    Walaalkay aad baad u mahadsantahay💯💯

  • @REALLIFE724
    @REALLIFE724 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahiin Radio buulo xuubey sidaad noogu soo gudbisaan waxyaabaha wax tarka uleh umada soomaaliyeed
    Wxnu kaa codsan lahayn inaad nooso dhamaysiin marnaajka inta hadhay
    Mahadsanadiin

  • @princedelsingata9092
    @princedelsingata9092 7 ปีที่แล้ว

    Waa mahad san thin asxaabta oo noo tarjuumtay wlhi waa mida hada naa heysaato waye marka hoore dhinaaca qabilka aye naaga soo galeen hada neh mxey marowyin dhinaaca diinta allaha haa naaga qaabto

  • @abdifatahhassanhashi2391
    @abdifatahhassanhashi2391 5 ปีที่แล้ว

    thnkz lkn sxp kuwo badan kugu dhiri galinaya waa casharo aad uxiizo badan mahadsanid

  • @mahamedahmed9595
    @mahamedahmed9595 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan inoo dameeystir qeebta kale ee video ga wll ado rali ah

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 4 ปีที่แล้ว

    Asc sxb radio bulaxubey mana nacday malmahan mise wad mashquushay wannku xiisne wlhi😘😘😘😘😭

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 5 ปีที่แล้ว

    Ku mahadsanid buula xuubay baraamijka hadaydan dhamaystiri karin nala wadaaga linkga.

  • @akramali5570
    @akramali5570 7 ปีที่แล้ว

    mshallh waad mahadsantahay wll

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 7 ปีที่แล้ว +3

    Dhibaatada INA heesata waa maxay waxaa laqaribay lasoo faragashtay
    #diinteena aad baa loosoo faragashtay wxaa LA inagu dhax beeray ururo diimeed maanta qof wliba wxuu sheeganayaa urur dimeed midaa oo noqotay mid LA inoo soo maleegay
    #waxbarashadeena In laga
    taqaluso in LA arag dhalin
    wxbaraneeso balse looweeciyo wxyaabo kale midaa Waa arin jirta
    Shucuubaha kaliya wx marka hore laga qaribaa
    #Diinta iyo #waxbarashada

  • @abdifatahhassanhashi2391
    @abdifatahhassanhashi2391 5 ปีที่แล้ว +2

    sxp isagoo dhamaystiran majiro miyaa plz barnamijkan waa cajiib

  • @djwarya1139
    @djwarya1139 5 ปีที่แล้ว

    Wan ku slmy wll
    Wxn ku weedinaya an ka codsanena aniga iyo asxaab kale siraha shacabka dhan dhaxdoda isku muqda wadaniyin loga dhigi kara siyasad ahan

  • @ahmedjemale3370
    @ahmedjemale3370 7 ปีที่แล้ว +3

    Ok

  • @one10channel78
    @one10channel78 5 ปีที่แล้ว

    So dhamaystir fadlan

  • @cabdiraxmaanilkacase9540
    @cabdiraxmaanilkacase9540 7 ปีที่แล้ว

    Caqligaan wxaa kuisticmaalay Ethiopia somalia nauntamihii siyaad iyo caydiid iyo qabaaisha

  • @abdihamiidnur8691
    @abdihamiidnur8691 7 ปีที่แล้ว +2

    Pls qeebta labad noo soo tarjun thanks

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 7 ปีที่แล้ว +1

    fadlan barnaamijkaan soo dhameeystir

  • @yussufabdirahman7894
    @yussufabdirahman7894 5 ปีที่แล้ว

    Horey ayaa u daawaday

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 5 ปีที่แล้ว

    Waata maanta somalida haysata wllaahi eega oo u fiirsada qodobkiisa koowaad wuxuu idhi umada sida akhlaaq looga Dilo waxa ka mida
    Diinta
    Dhaqanka
    Lacagta

  • @mohamedahmedjamac2657
    @mohamedahmedjamac2657 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wllo
    Aronkaan waa kan hda soomalida lagu kala geeyey

  • @kawsarjama8543
    @kawsarjama8543 4 ปีที่แล้ว

    Xasan cusman xaji madsanid sxb waxan bartay wlhy waxyabo badan oo Sir ah oo anan ogayn markii hore casharkani waamid aancadi ahayn wayo qofkii caqlilihii waa dalkena sida uyahay ama looqaribay dadkeeni 20kiisano ee lasodhafay

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 7 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamijyka soomalia ka socda hada, lkn talooyinki lagaga bixi lahaa ama lagaga badbaadi lahaa inaad noo soo dayso ayaanu jeclaan lahayn.

  • @dhubofarah1301
    @dhubofarah1301 7 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay sidaad noogu soo gudbissey noona dhameystir fadlan