Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 03 11 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @sucdiahmed6341
    @sucdiahmed6341 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allah xaqa ayuu ka Hadley shiikh Ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo Aamin.

  • @naleye1
    @naleye1 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh Cusman waxan kugu jeclahay runta aad noshegeesid waxa tahay qofka kaliya somalida runta usheego walahi. Masajida hadee runta kahadli layeen dhibatada aan kujirno mahore ayaan ka bixilaheen dhibka aan kujirno sheikh ilaheey haku xafido. ilaheey ha u naxariisto Somalida ku dhamaday qaraxii dhacay

    • @siyadyussuf4665
      @siyadyussuf4665 ปีที่แล้ว

      Ar muu ninkas ilkacas yahay, cudamada Eritrea weydina sheikh.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh dadka ha la heshiisiiyo ayaan la isku ziriin

  • @sucdiahmed6341
    @sucdiahmed6341 ปีที่แล้ว

    Sheydaan ayaa nagu imtixaaney. XafidakaAllah.

  • @saytyunali9995
    @saytyunali9995 ปีที่แล้ว +1

    Saryun Ali

  • @Cadar49
    @Cadar49 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah ilahay shacabka cabsidii wuu ka qaaday Al sheydaan ugus na weey iska qaban toonaan insha Allah ilahay somali ha guuleeyo tuug mafia da ah na hadhabargooyo Amin yarabi

  • @fatimamashaallahyouguysdoi4690
    @fatimamashaallahyouguysdoi4690 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallh sheikh usuuli ❤❤❤❤❤

  • @mohamedsufi3497
    @mohamedsufi3497 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Abdiaden7
    @Abdiaden7 ปีที่แล้ว

    Sh labarkiisa xageen kahelaa. Please

  • @Hikma855
    @Hikma855 ปีที่แล้ว +1

    Khawaarijta yaa culimo u ah, kitaabta khawaarijnida lagu faafiyo waa kuwee?

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 ปีที่แล้ว

    Shiiq mhdsnd xqa umada shegezd allha ka ajarsiyo wa fcnnd shiqyda klena ine kaso hdlan ddka muqdisho jogto bararujiyan si ay iskga qbta codowga mrwlpo dilayo dadkna badankoda wa kuwo amusan dulmiga ka amusan

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 ปีที่แล้ว +1

    Hurmuud iyo Bank salaamay ayaa lacagta baada Lagu shubaa waliba warqada rasiidka ku qoran dowlad seey u ogeen funaafiqiin xamar Ka buuxo