HEES CUSUB 2018 (HA IGA RAAGIN MACAANEY) NUUR KALSOONI OFFICIAL VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Balanbaalis studio muqdisho somaliya

ความคิดเห็น • 469

  • @cabdiheeloofficial6489
    @cabdiheeloofficial6489 6 ปีที่แล้ว +108

    boqorka codka muqdisho adiga ah cid kugu haysatana MA jidho walalkay hore u soco

  • @nasirdiyad7628
    @nasirdiyad7628 6 ปีที่แล้ว +96

    Meeshaan MUQDISHO waaye wlhi like ha iga baqiilina hadaa muqdisho quruxdeeda jeceshahay

  • @user-sz1sx8gc7n
    @user-sz1sx8gc7n 7 หลายเดือนก่อน +14

    Heestan Yaa Soo radiye 2024 xasus qofba ku xasusta D❤😢😊

  • @sammyboy3806
    @sammyboy3806 6 ปีที่แล้ว +41

    Woow hess macan igadeh asxabta jacelka unugul like igu qabta ✌

  • @bishaarcali3563
    @bishaarcali3563 2 ปีที่แล้ว +23

    Wow heestan tiktok ayaan ka soo raacay nuur kalsoni another level 👌💯

  • @hamdixiis4596
    @hamdixiis4596 6 ปีที่แล้ว +41

    Style 100👍🏻
    Codka 100😘
    Quruxda100👨🏻‍🚒
    Comero 100📹📷
    Well done

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +9

    Hestan 2yrs ban raadinayey😭Habeen aan safar ahayn oo London kaso baxney Oo Paris usoconay baa darawalka noo daarey❤️😍

    • @nuurmaxamed2149
      @nuurmaxamed2149 4 หลายเดือนก่อน

      Gari ma laga daray ama dayarad😅

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurmaxamed2149 gaari😂anigu diyaarada wan ka baqaaye kkkkk

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurmaxamed2149 gaari😂anigu diyaarada wan ka baqaaye kkkk

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurmaxamed2149 Gaari😂anigu diyaarada wan ka baqaaye kkkk

  • @maryanruun2910
    @maryanruun2910 5 ปีที่แล้ว +26

    Hestn maxan radshe😓😓 ugu danbeen waan helay❤❤😍

  • @raysalwasaare9603
    @raysalwasaare9603 5 ปีที่แล้ว +5

    heestan xaan kuxasusty jaceykgii hore oo isoo diry lkin nasipaaa naka diry had a wxauu kunolyhy qardho ana muqdisho

  • @lakiibrahim1773
    @lakiibrahim1773 2 ปีที่แล้ว +3

    Dayday badan kabacdi waan helay heestan ereyo ayaa kujira cajiiba
    jacayl kuwii isoo dhigay
    mcn awgaa hurdada maladoo
    eebadiisay haleeshee
    Mcn idaryeel aragagan uxiisee
    Agjoogaagan raba kaama maarmee
    Aduunbay naftu kurabtaa
    Each caa hees dareen ah😚😚😙😙😙😙😙💔💔💔💔💔
    Halisbaan galee idaryeel

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 2 ปีที่แล้ว +9

    Heestan oo in badan tiktok ka ku dhex arkay hada hili wayay ayaan hada helay
    Nuur kalsooni other level 💯

  • @abukaradem8051
    @abukaradem8051 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan si qaas ii tabaneeysaa runti coz mcnteyda io aniga laba qaradod kala jognaa waa u diray runti we ka heshay i really like dis song💕💕💕💕💕💕❤❤❤
    Luv bae❤❤

    • @deqamahamed6787
      @deqamahamed6787 4 ปีที่แล้ว +1

      💋💖💋💞💋💞💞💞💋

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว +21

    wll nuur kalsooni codkan halkeed kula nolayd wlahi codaa kugu dhamaday fananka one love 🌷🌷🌷🌷🌷🌷fanan yar yaroo cod xunaa na warerisay yakhii 😂😂😂

    • @shaarkeyrugcadaaga2908
      @shaarkeyrugcadaaga2908 6 ปีที่แล้ว

      casha qaali
      Axyaaa caaisha
      Wad asiibtay waa fanaan cod buuxa leh dadka.sidaas uma wad fahmaaan

    • @raxmarooda371
      @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว

      shaarkey Rug cadaaga ma ila aragtay

  • @walaalraajaa7427
    @walaalraajaa7427 ปีที่แล้ว +4

    Maanta anoo keligey aan qaadaayo leen is arkey weliba anoo leh JACEYLKA WUU ISOO DHIGAYEE MACAAN OWGAA HURDABA MALADO😢😢❤

  • @queenxilka5488
    @queenxilka5488 6 ปีที่แล้ว +11

    Ha iga raagine mcney
    Kaaley ii imaaw
    Xamr soo aad igu soonoqo
    Indhaha kudoorte ii imaw
    Wadnaha uroontee kaale ii imaw
    Wow heestaan waxadba mudaa inee ani iyo bbegega naga hadleeso
    Come back xmar bae
    I miss u

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 5 ปีที่แล้ว

      xilka kiin bea isodhaqso wali sidi bey nafta Ku sugeysa alpi❤️❤️🌹🌹

  • @zuhraabdullhi9118
    @zuhraabdullhi9118 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan xamar liga soo diray 14yrs ma arkin xamar anooyar kasootagay mana kufikireenin xamar mardhaw aaad lkn hada yaaaku duuliyo dabeel cml taganhy, qalbigaga qof xamarjoogo aaad saaasdhan ukala fogtihin siinee isma leheeen 🙈 insha Allah wan Ku soscda xamaray xamar cadey😍😍😍

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 6 ปีที่แล้ว +97

    Muuqaalkan haduu flim hindi ah ku xasuusiyay like ha ila dhaafin.

  • @haldorzaid2283
    @haldorzaid2283 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ugu danbayn waan helay heestan 😢😢❤❤

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 5 ปีที่แล้ว +12

    Heestan markii igu horeysay waxan ka maqlay anoo bajaaj saran saa u radinaye sedex bil kadib helay🔥🔥👌

    • @sahraali131
      @sahraali131 4 ปีที่แล้ว

      Waa ku daashay miyaa 😂😂😂

    • @nadarmahamud9107
      @nadarmahamud9107 3 ปีที่แล้ว

      @@sahraali131 𝚑𝚊𝚊 𝚜𝚒𝚜🤣🤣

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣ani le iso waydin lahed

    • @GODOL24
      @GODOL24 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga 2O19 ayaan arkey hada waxan heeley 2022

  • @asiaamoonabdullahi8235
    @asiaamoonabdullahi8235 4 ปีที่แล้ว +3

    Nuur abuukar nuur nuur kalsooni reer waberi asalow nollow my Bro inta nollo jirta cod mcn reer magal nimada waa wax lo dhadha reer waberi aa u thy ✌✌✌yaa ila dhagesanaa heestan 2020 👂👌

  • @gangdufle6255
    @gangdufle6255 6 ปีที่แล้ว +84

    Inta heestan ka heshay like isaar

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 5 ปีที่แล้ว +13

    Alla Heestan Saaaan uraaadiye😭
    Ugu danbeyn waa heley 🥰

  • @muxumadismaciil3398
    @muxumadismaciil3398 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waxkale aniga waad I deeqdoo uurkeygaad ku talaa

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +5

    Qaabka lo duubay heesta qurux wye muqdisho cadeey wa ku xiisay ano yar igu dambesay 🇸🇴💙

  • @maxamedmustafe8931
    @maxamedmustafe8931 ปีที่แล้ว +6

    Inta tiktok kaso kuso aragty 😆

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 6 ปีที่แล้ว +9

    Waleee malinkii videogan waaan ogaaa hore usoco bra nuur kalsooni way igagadnthy heestn

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 2 ปีที่แล้ว +3

    From tiktok inta ila mida aan idin arko 🤣🤣🤣

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 6 ปีที่แล้ว +22

    Codka #100
    Duubista #100
    Gabdha #80
    Musikada #99.5
    Laxanka #100
    Erayada #80
    Hore usoco sxb

  • @CabdulahimaxamuudMacow
    @CabdulahimaxamuudMacow 2 หลายเดือนก่อน

    Heestii ugu hereysay ee reer somaliland aan dhageysto the best song and music😊❤

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 2 ปีที่แล้ว +4

    22/7/2022 from tiktok hadii ad iga dambeysay like 👍 iska saar

  • @hooyadedjecel2497
    @hooyadedjecel2497 6 ปีที่แล้ว +12

    xabad colaad fanan la dhaha u cod eka misse anay ila tahay😉😂si kastaba nice song😍

    • @kingabdirizakmukhtar
      @kingabdirizakmukhtar 6 ปีที่แล้ว +1

      beauty laddy ani xadaa habad ayaan umaleyay malaha laxanka ayuu usaaray isdhahayba

    • @aasiyoaxmedaasiyoaxmed1825
      @aasiyoaxmedaasiyoaxmed1825 6 ปีที่แล้ว +1

      beauty laddy aad ayuu ugu Cod egyahy

    • @insaaniofficial
      @insaaniofficial 6 ปีที่แล้ว +1

      Laga yaabee
      Lkn nuur kalsoni legend hore waaye

    • @abdullahimahamud3559
      @abdullahimahamud3559 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi aniga ayaaa u heeste Inuu Habbad muuse Yahay

    • @queensuuban7477
      @queensuuban7477 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllhe warunta Marka radinaye xata xabad ban kuqore😂😩

  • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
    @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว +14

    Qof ayaan aragiisa tabaya wlhy ilhaw igu sin qofkaas my heart 💓💓💓💓

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland ana isku maleyey ina irafineysid

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      wadani somaliyed adigba wyn mlaa qofks

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland waba anigan u maleya beel fog haka raadin😍😍

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      wadani somaliyed sidaasba wyn 💝

    • @qaysargaldogob5189
      @qaysargaldogob5189 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland inader wad helaysa shoodhahaga insha,allah

  • @cabdirahmanilkacase5480
    @cabdirahmanilkacase5480 2 ปีที่แล้ว +3

    Kaama maar mee odon bey naftu ku ogaalatey axsan hees wllkey nuur kalsooni ❤️✊🥰

  • @hooyomcn5210
    @hooyomcn5210 2 ปีที่แล้ว +3

    Hestan waxe e ledahey gasus gaar igu ah laga bilawo 2018 ilaa 2022 😭😭🔥

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan 3 years aa raadinaayay hada ayan helay laxanka ax🥰🥰🥰🥰

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 ปีที่แล้ว +3

    2023 hadii soo booqatay mar kle adigoo faraxsan ❤❤❤

  • @hodonkhaliif7974
    @hodonkhaliif7974 ปีที่แล้ว +2

    2023 inta dhageesa doonto😢😢

  • @shamsoali1273
    @shamsoali1273 ปีที่แล้ว +3

    heestan weyga dhex bax day jaceel ayaa isoo haya malaha 😢😢

    • @xayleyare6962
      @xayleyare6962 ปีที่แล้ว

      Walaagu soo haayaa markaas 🤣😂

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 6 ปีที่แล้ว +13

    kaaalay ii imow like isaar 😍

  • @abdirahmanismail9086
    @abdirahmanismail9086 ปีที่แล้ว +4

    Dadka kusoo arkay heestan tiktok ta ee halkaan yibi Like 👍 😮

  • @munaasheenomunaasheeno5357
    @munaasheenomunaasheeno5357 6 ปีที่แล้ว +21

    Ha iga raagin mcney kaalay ii imow xamar soo aad igu soo orod OK Bbe Diyaar waaye riyada iska yareey kuu imaanaa hees iyo suubis

  • @ShaaficiLove
    @ShaaficiLove 6 ปีที่แล้ว +3

    Wooooooow hees inaba caadi ehen waye Heestan

  • @maxedjamamaxud2865
    @maxedjamamaxud2865 2 ปีที่แล้ว +24

    Heestan 3 years raadinyaayey ugu finally waa helay 😓😓

    • @Ikram__
      @Ikram__ 2 ปีที่แล้ว +2

      Me too 😍

    • @fadumojini4340
      @fadumojini4340 ปีที่แล้ว +1

      Sidokle wlh

    • @amiinoahmed6297
      @amiinoahmed6297 ปีที่แล้ว

      Hadn dhagaysan call me

    • @maxedjamamaxud2865
      @maxedjamamaxud2865 ปีที่แล้ว +1

      @@amiinoahmed6297 waa iso xasuusisay 5month kamaqnaa😂😂

    • @Sactuush
      @Sactuush ปีที่แล้ว

      sidoo kle 💔🥺

  • @user-yb8yi4mx8h
    @user-yb8yi4mx8h 6 ปีที่แล้ว +4

    Best song wlhi
    Hore u soco huno 💖

  • @MindMeldMedia94
    @MindMeldMedia94 6 ปีที่แล้ว +2

    Inkastoo afsoomaaligeyga uusan eheyn 100% balse waa kaliya fanaanka aan ereygadiisa si fiican u fahmo🤣👍

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan wuxuu u cod egyahay fanaanka weyn shimaali axmed shimaali

  • @suxuunta1duusha
    @suxuunta1duusha 6 ปีที่แล้ว +1

    Waw mashalah mr Saami cade
    Best clip ever
    Tnx

  • @wadani1237
    @wadani1237 6 ปีที่แล้ว +37

    Hayay .hees iga dheh like ta igu qabta asxabey inta heesta ka heshay

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว +3

    War ileen fanaaniinta aan caanka ahayd qaar baa cod leh walahi dadka loo baahan yahay caan manoqdaan😭😭😭 balbalaarka caan noo ah kano kale waaakaas👐👏waxaan kugula talin lahaa nio saad kuso caan bixi laheed raadi walahi cod uniqe ah leedahay waxaad isku cod egtihin xabad muse colad

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 2 ปีที่แล้ว +4

    Nuur kalsooni is on fire every year.🔥🤟🏿🤍

  • @sarasdemha456
    @sarasdemha456 4 ปีที่แล้ว +3

    Wale hestan waan radini jirey wiilka qaadey mudo lkn manta heley 👌👌

  • @MindMeldMedia94
    @MindMeldMedia94 6 ปีที่แล้ว +6

    Really I have full respect full Nuur came on 💪💪

  • @maanbila2198
    @maanbila2198 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw wax kalle wallhi sami cade wallkey guuleyso nuur kalsoni hambalyo yaqaayow

  • @alichinoofficial5947
    @alichinoofficial5947 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow he sound like xabad muuse I thought it was him in the first place keep going bro 👌

  • @cabaasibrahincali4939
    @cabaasibrahincali4939 6 ปีที่แล้ว +5

    Argaaga ayan uxiisahy ag joga ayaa rabaa wah wah waxba ka dhacahy nuuuur kalsoni epw hor mar wacan

  • @saacidaxmed3875
    @saacidaxmed3875 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah axsan hees iga dheh ereyada ayaaba ka daran♥️♥️♥️

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestan waxbadan ayaa radinayay finally mnta helay ❤🕊

  • @abdikhaliqhussein4247
    @abdikhaliqhussein4247 6 ปีที่แล้ว +7

    hees igu soctaa ani intay ku socoto like

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 6 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow hees mcn weyan wlhi ana u qiray iyo muqal shidan carya cayo o qarar hayaa

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 6 ปีที่แล้ว

      balanbaalis studio tnx my king xifdakallah

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 6 ปีที่แล้ว +1

    Saami cdde ugaas waad kala kicise fananinta muqdisho raxmanka haku Xafido

  • @raage4231
    @raage4231 2 ปีที่แล้ว +3

    Ha iga raagin MacNeiy kAley ii imaw xamar soo aad igu soo noqo indhaha ku dorte igu soo noqo Emotional Song
    Alle dib Hanoo kulmiyo nolosheydiyy
    Calafka ha igu kaa daro
    Date=18-September-2022
    Time 00:05 saqdhexe
    Day= Habeyn isinin soo galeyso
    Waxn rajynaya Anoo gabdha aan jeclhy isla nool inaan hestan dib u dhagesano angoo Isla nool 🥹

    • @Daacibilan8617
      @Daacibilan8617 ปีที่แล้ว +1

      Ma heshay qofka ku haminysay

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 ปีที่แล้ว +5

    Codka 100
    Vedio 100
    Stelka 100
    Jiliinka 100
    😲 👏👏😍

  • @abdullahimahamud3559
    @abdullahimahamud3559 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan iyo Habad muse aad ayeey iskuugu cod egyihiin

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw masha alah boqorka codka nuur kalsooni cid kuguheysato maleh mogadisho ada leh huuno m.a codka

  • @user-bx8wj6qt8c
    @user-bx8wj6qt8c 6 หลายเดือนก่อน

    Ha Iga Raagine mcnoww kaly ii imow Garowe so Aad Igu so Noqo indhaha ku Doorte i imow wadnaha u roontehe Kly Iimow😢

  • @salmaansaid7802
    @salmaansaid7802 6 ปีที่แล้ว +5

    best song &style fanan xamar kasobaxay kanbaba arkay😂😂

  • @user-lh5xj9st7z
    @user-lh5xj9st7z 6 ปีที่แล้ว +1

    xamar caday muuqeda ideqa tolahi top nice codku balnbalis hore u soco walky

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 6 ปีที่แล้ว +4

    waaw axsan Muuqaal iga gadan yaqay isha baxarka Clip Beautfull Drictor By Saami Cadde Waad ka baxsateen heestaaan ha iga raagin macaaaneey xamar kaalay imow

  • @mkmohaa8432
    @mkmohaa8432 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta astan Tv qaraxo ku aarkti fanaankan soraadhisi like ta igu sharfo

  • @shaarkeyrugcadaaga2908
    @shaarkeyrugcadaaga2908 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw waaaa
    Heees iyo bar vidio clip aan caadi ahayn nuuur kalsooni
    Fanaaan fanaaninti dhulka la galay horay u soco

  • @mohamedfazulofficial6526
    @mohamedfazulofficial6526 6 ปีที่แล้ว +1

    Second best director of somali after @Haataf abdi

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +7

    Waw asal kalay iska arag hore usocd wacan 👌👏👏

    • @kingabdirizakmukhtar
      @kingabdirizakmukhtar 6 ปีที่แล้ว

      asal dhalad faraxsan 😂😂😂halkana ma jogta

    • @mohamedabdi2694
      @mohamedabdi2694 6 ปีที่แล้ว

      asal dhalad faraxsan tarafiga you tubeka ✋ gacanaan kuu taga✋✋✋✋

  • @lululakiinantajeclfanankaa6478
    @lululakiinantajeclfanankaa6478 6 ปีที่แล้ว +2

    wazaas hes laga dhaha iYo cod iYo istel wah wah nuur kalsooni like i saar plz 💋💋❤❤❤😍😍

  • @abdirizaakwadani4254
    @abdirizaakwadani4254 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah asxbkeyda qaalu nuur hore u soco

  • @cabdiraxmancumar1419
    @cabdiraxmancumar1419 ปีที่แล้ว

    Hes wacn wye from tiktok 😮

  • @user-yf7mu5ws9s
    @user-yf7mu5ws9s ปีที่แล้ว +1

    Heestan wlh wan iloowiway markaysobaxday iilahada2023❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse5026 5 ปีที่แล้ว +1

    fanan dyrsn aa thy bro waan ku ragresnhy hees kala kacsn 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💗💗👌💚

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 6 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waye way iga gadan1 tahay walahi waa hees aan horay loo arag codka iyo kaxankaba waa kuwa cajiiba horay usocod wanagsan

  • @abdishakurmohamedibrahim6823
    @abdishakurmohamedibrahim6823 10 หลายเดือนก่อน +1

    After 5 yrs mantan dhagesanaya wali nur kalsoni legend

  • @kingibra967
    @kingibra967 2 ปีที่แล้ว

    Aragaagan u xiisee ak joogaadaa rabaa

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 ปีที่แล้ว +18

    After two years you are legend. fannaan Nuur 💯🙏🙏. Long life

  • @yoonisraage9842
    @yoonisraage9842 2 ปีที่แล้ว +1

    hees wey dhaaf tay

  • @Realman03
    @Realman03 6 ปีที่แล้ว +13

    Hees iyo bar intii igu raacday like

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 5 ปีที่แล้ว

    Waley inuu fanan cod mcn yhy sxb horay

  • @ahmaduk3605
    @ahmaduk3605 6 ปีที่แล้ว +9

    The
    Best
    Song
    100%100

  • @kingalwaysking3042
    @kingalwaysking3042 6 ปีที่แล้ว +8

    XABAD COLAAD U COD EKAA NINKAN
    HDA ILA ARKTY LIKE SAAR HEE WA BILA BEESO😂😂💪💯👂👀

  • @shakrabeyashmoha2998
    @shakrabeyashmoha2998 6 ปีที่แล้ว +3

    New style fananita konfureed... hadaan sax sanahay LIKE SAR

  • @zakicade8978
    @zakicade8978 6 ปีที่แล้ว +2

    Keeep going bwe mcn cadowgaa uhees bwe

  • @nawaalmohamed6160
    @nawaalmohamed6160 6 ปีที่แล้ว +2

    King ❤️waaberi

  • @adnanhaji1422
    @adnanhaji1422 6 ปีที่แล้ว +4

    Fanantiita somalia Goormee iska dhafyaan maksar inay ku hesaan Nour kalsoni heataan waa ku fashilmay wlh Hesta waa Jilay Waa shidantahy blse codka makasr cadi ah waye Hesihiisa kale marka la fiiriyo Codlka farqi udhaxeya Ma waxaa jira fanaan Suuu rabi u heesoo oo Codad badan ukeydsan yihiin🙄

  • @Ensuldaan
    @Ensuldaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan mudo raadiyeyba Cawada waan helay

  • @mafahmin8174
    @mafahmin8174 ปีที่แล้ว

    Hees iyo bar Wlhi Inaba caadi ma aha heestaan

  • @user-ii9pj3qu2n
    @user-ii9pj3qu2n 5 ปีที่แล้ว +2

    heestan sauradiyay Lee😍😍😍😭

  • @Nouradien_Ahmed
    @Nouradien_Ahmed 6 ปีที่แล้ว +1

    Kalsoooni pro waaka baxsaty 😘😘😘😂😢⚽️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamudadan1771
    @mahamudadan1771 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan aan raadiyay kadib heestan wan helay

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud4706 6 ปีที่แล้ว +3

    Ax wn ka xumaHaY
    40k paa iGa zoo HoreeYeY
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    InTa iGa danpaYzuun Like HaYla
    Dhfina zHp

  • @qaalihassaninahassan8932
    @qaalihassaninahassan8932 6 ปีที่แล้ว +14

    Wilkan igeeya amantisa iqadee halko joga Somalia weyn igeeya hal amana ha igu soo tuuree😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @kingalwaysking3042
      @kingalwaysking3042 6 ปีที่แล้ว

      qaalina Ina Hassan ha iga ragin mcney kly ii imaw 😁😂😂😂💯💪

    • @qaalihassaninahassan8932
      @qaalihassaninahassan8932 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed jeez HDii hhhh anig wilkan lee rabaa😂😂😂😋😂😂😋😋

    • @insaaniofficial
      @insaaniofficial 6 ปีที่แล้ว +1

      Diyaar waaye
      SUBSCRIBE LIKE SHERE

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 ปีที่แล้ว

      qaali hassan Ina hassan only qofta lo heesayo hada ka qurxan thy markas janis ledahy si kle ka sabar lee 😂

    • @asiaamoonabdullahi8235
      @asiaamoonabdullahi8235 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo adigoo heysato ay ila thy qalbi funaan aa lagu soo dhaweynaa vilaberiya ama dag mada waberi aa ka heleysaa kkk

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 6 ปีที่แล้ว +3

    Wooow hees shidan waa nur kalsoni🙋

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 6 ปีที่แล้ว +37

    Best vedio drictorka wow iga gadan yahay brother sami wey shidan tahay asxaabta like igu qaatay saar like inta ka heshay

    • @Realman03
      @Realman03 6 ปีที่แล้ว +1

      BALANBALIS STUDIO PATO hhhhhh saalim kuma hayo adiga bro

    • @maahirali4207
      @maahirali4207 6 ปีที่แล้ว +1

      BALANBALIS STUDIO PATO

    • @BalanbalisStudioPato
      @BalanbalisStudioPato 6 ปีที่แล้ว

      Walalkeyga aan aad ka u jeclahay kal iyo laab cadow kuma arko insha alaah

    • @sareeye2899
      @sareeye2899 6 ปีที่แล้ว

      Waan ku heesta fanaanka waaa taageera

  • @abdallamohamedhassan8929
    @abdallamohamedhassan8929 6 ปีที่แล้ว +1

    Nuur kalsooni fanaan culus hory usoco sxb sare