Buuga 'DHAMAADKA ADUUNKA' muxuu ka hadlaayaa | soo koobid | XOG BAAHOYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @xogbaahiye1
    @xogbaahiye1  ปีที่แล้ว +2

    BUUGA WAXA AAD KA HELEYSAA:
    ●Hargeysa Iqra books kala xiriir (+252 63 4125122)
    ●Muqdisho Hud Hud kala xiriir (+252 61 7778251)
    ●Garoowe Dhigaal kala xiriir (+252 905 297166)
    ●Jig jiga Aayatiin kala xiriir (+251 96 167 5918)
    ●Bosaso waxaad ka heleysaa Maktabadaha kala ah Risaala, Beder iyo Saxansaxo
    ●Wajaale, Gabiley iyo Boorame waxaad ka heleysaa Aayatiin kala xiriir (+252 63 4334756)
    ●Hargeysa Aleen books kala xiriir (+252 63 4011700)
    Hadii faahfaahin aad rabtid ani igala soo xirir what's upka (+252907460808)

  • @alone4ever241
    @alone4ever241 ปีที่แล้ว

    Wxan jeclan lha wll ina ad ka dhigto buga app cml si dadka africa an jogin ugu faidestan mahdsanid

  • @maxamuudxuseen6092
    @maxamuudxuseen6092 ปีที่แล้ว

    M.a qoraaa

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 ปีที่แล้ว +1

    Yurub baan joogaa wll sideen ku heli karaa

    • @wiilbari6124
      @wiilbari6124 ปีที่แล้ว

      Iqra la xiriir iyagaa wax kuu farsameynaaya hadda yurub buugteena ma taalo

  • @dadqaad
    @dadqaad 10 หลายเดือนก่อน

    Sxp xaye ka hela bokan

  • @Maaan_12
    @Maaan_12 ปีที่แล้ว

    Hud hud baa iidhow halka baan kasoo qabsan waana soo eegi doona i.n

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhan mxaa usaartay thumbnail ka xu

    • @xogbaahiye1
      @xogbaahiye1  ปีที่แล้ว +1

      Waa akhristayaasha ila soo xiriray oo ayaa sawirkaa iisoo diray

    • @simanmaxamed1434
      @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว

      @@xogbaahiye1 oky

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      ​@@xogbaahiye1 madma asturnen ina adeegsato ma fcnayn ama ina photoshop kuso farsameyso ayay ahyd oo xijab uso xirto intad wajigeda so qadato

  • @saadaqyare9996
    @saadaqyare9996 ปีที่แล้ว

    Sxb buuga kismayo mayaala

    • @xogbaahiye1
      @xogbaahiye1  ปีที่แล้ว

      Wlle maktabada muqdisho la xiriir waa laguu keenayaaye