" Cabdikariin Mooge isagaa Dalbaday in lagu daro Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye " Afhayeen Buuni.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 220

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 ปีที่แล้ว +16

    Hadad maqashay ama aad aragtay qof been inu sheego shaqadiisu tahy ama arsaaqada so gashaa ay been u sheego ku so gasho waa kan arka somaliyey sbxnalah 😱

    • @shaaficicabdi3994
      @shaaficicabdi3994 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-zt6pt8wx8o
      @user-zt6pt8wx8o ปีที่แล้ว

      kkk waa runtaa, bal qofkaas weyn ee klaga yaabo inuu masaajidda galo, ee haddana is leh Muuse Biixi ka farxi oo dadka qaar cay oo sumcadda ka dil eega.
      Xataa dhaqankan maaha dhaqan hore reer somaliland u lahaayeen in qof l sharaf rido si qof kale loo raalli geliyo waana wax cusub. Markaan fekeray waxaan u malaynayaa in somaliland arrinkeedu uu meel xun ku socdo waayo bal ninkan sida ciyaalka dadka u caayaya ee dawladdii iyo xisbigii dawladdu u sacabtumayaan eega illeyn wey qaban lahaayeen haddii aaney iyagu CIYAALA-SUUQnimada kula socone.

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 ปีที่แล้ว

      Aniga waxay ilathy inuu runshegayo

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 ปีที่แล้ว +1

      @@Sumayo987 horta way iska cadahay inu beenale yahy markan meel soke ka tuso xadhigi busharo baande e u yidhi wasiirka ina kaahin aya u iibiyey watii busharo hoyaded beenisay e ka hadashay bal midkalena aan kaga shege xildhibnki uu yidhi dalku ka baxsadyna ee xidhiban axmed khalif waki ka hadlay tasina waa been marka ninkan ayaaba ah shaqadiisa inu been sheego lkn adigu wad u arki karta waxd donte

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +6

    Kulmiye - doorasho muu qabsane, selection bay ahayde. Wuu dhacayaa kulmiye abti xalkii UDUB martay ka eeg abti !!

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 ปีที่แล้ว

      Walhi wadadii buu haayaa waa rafanyaa kan waga igu baryayaya hhh

  • @slidemaster4335
    @slidemaster4335 ปีที่แล้ว +5

    Abdikarin ka da afkaga been buuran baad tahay. Samada laga doortey Abdikarin.❤❤❤❤❤

    • @Abdullah11407
      @Abdullah11407 ปีที่แล้ว +1

      Waaryaa cabdikariim nabi maahee xishood.

    • @maxamedipraahim455
      @maxamedipraahim455 ปีที่แล้ว

      nio ka xishood dawladda io xisbiga kulmiye

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq ปีที่แล้ว +2

    Allaha ha ku caafiyo waad xanuunsatahaye

    • @abdiahmed737
      @abdiahmed737 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin yaa rabi

    • @m.aden_
      @m.aden_ ปีที่แล้ว

      Amiin amiin

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 ปีที่แล้ว +3

    Kulmiye umadii waad nacsiisay buniyow waanku baryayaaye nadhaaf

    • @zahraibrahim6236
      @zahraibrahim6236 ปีที่แล้ว

      Burning waa suntan kaka ilmaysisa muradka iyo wixi bada kulmiye sokala waa geesi

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว +1

    Buuni waa saaqidkii laga soo eriyay Jaamacada Camuud.

  • @apdiwqhB2804
    @apdiwqhB2804 ปีที่แล้ว +3

    Beenaale beenaale
    5 sano e so socda ayu ku ceshana shaqada mayar nimada ururada lafuraayo 20 33 ayu urur furanaya wa sudan u arko shakhsiyan
    Kulmiye
    Wuu ina daayay bye bye
    Guul mayerka asimada
    Musharax
    Irana guul iyo gobo nimo

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว +4

    Iskahadloow Ina iigare
    Yaa ku aamusiiya buunoow

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +4

    1:15 just say we have no shame. He refuse to take part in the corruption and mishandling of funds. And you know that?

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +4

    Abdi naasir abti tan kaa qaadan mayno, hadalka badan yarayso waad soo macno beelaysaa walaahi !!

  • @khalifhassanmohelmi1598
    @khalifhassanmohelmi1598 ปีที่แล้ว +3

    Mayor Burao UCID buu ka soo baxay 😂😂😂

  • @safiyoahmed391
    @safiyoahmed391 ปีที่แล้ว +4

    Kan horta ma dhuusa meelkasta muxu u dhex taaganyahay

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว

    Thanks so much bulsho tv, hadii hadalka af-hayeenku sidan uu u sharaxayo arinkan gud: a/kariim axmed mooge yahay, waxaa cad in ALLe swt inooga digey a/kariim, waayo bulshada reer somaliland intooda badani waxay u arkayeen xidig inoo soo baxey, waxaaney filayeen in mar uun uu majaraha inoo qaban doono qof aynu u hanweynahay, rajadeenana aynu ka dhex arkeyney, arinkani wuxuu inoo sharaxey shaqsiyada dhabta ah iyo wuxuu a/kariim dad ka yahay iyo weliba hal-adeyga iyo go'aan qaadashadiisa hogaamineed, waxa aan leeyahay cidna wax uma dhimin ee wuu iskeen barey si fudud, ALLe ayaa Swt mahad leh,

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 ปีที่แล้ว +4

    Kan waxaa ka walan Kuwa soo diray walhi ma khajilaan please don’t insult our intelligence idiots

    • @user-zt6pt8wx8o
      @user-zt6pt8wx8o ปีที่แล้ว

      Ninka waddaqnka madaxweynaha ka ah ayaa ku faraxsan oo uu niyaddiisa ku hadlayaa waayo:
      1. Haddii aanu raalli ka ahayn wuu casili lahaa ama waa la beenin lahaa beenta uu maalin kasta sheego
      2. Wuxuu qabaa ducfinnimo maskaxda ah waayo qof buu ku raalli gelinayaa cayda qof kale.
      3. Kulmiye ayuu muujinayaa sawirkiisa xun ee dhabta ah ee ah inuu yahay meel JIRRI iyo ciyaala suuq iyo dad sharafi ka dhaqaaqday iney joogaan sida buuni iyo qayrkii
      4. Waa qof diintu ku yartahay, waa ninka maalin walba sida shayddaanka doonaya in wax dadku ka cadhoodo uu bulshada islaamka ah kusoo dhextuuro

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 ปีที่แล้ว +2

    Geesi qaran buuni allah ha ku xafido

    • @maxamedipraahim455
      @maxamedipraahim455 ปีที่แล้ว

      Amiin ❤❤❤❤

    • @bayle2236
      @bayle2236 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      Futadayda ayaa ka geesisan.

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +3

    Nobody wants to be implicated with this party, and this government. 2:27 strongest disinfectant

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 ปีที่แล้ว

      istaahil I like you 😍 we are garxajis 🎉 and we don't give a shit

  • @lbizzle1504
    @lbizzle1504 ปีที่แล้ว +5

    Dhuuso weyneee

  • @ruqiyaruqiyaibrahim4957
    @ruqiyaruqiyaibrahim4957 ปีที่แล้ว +2

    cabxi kariin moog lamahadalo laangaabka

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk ilaa microphoneku cidna ma diido

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Mudane buuni waxan dhahayaa naga jooji waxan aad mashruuca ka dhigatey. 2.0. Mayorku wuu shaqaynayaa faraha halaga qaado.
    3.0. Wax laga dhigto shaqo maaha arrimahan aad waddaan.
    4.0. Mayorku shaqo muhiim ah buu hayaa dhammaan xisbiyadu faraha hakala baxaan.
    5.0. Dhammaan xisbiyadana waa u dhex.
    6.0. Dadka codka siiyeyna dhammaan saddexda xisbiba way ku jiraan.
    7.0. Halkaasi ku joojiya doodan raqiiska ah.
    8.0. Warbaahintu shaqo kale ha doonato.
    9.0. Warbaahintu yaanay ku mashquulin mayorka caasimadda hargeysa.
    10.0. Mardambe arrimo khuseeya mayorka yaan shaqo laga dhiganin.

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว

    Buuni waa legend beenta masaa riifsada ✍🏾

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 ปีที่แล้ว

    Buiuniyo maayarka hargeysa ka xishood reer maayarka run sheegaya haku qasbin

  • @nimohassan2768
    @nimohassan2768 ปีที่แล้ว +3

    Dadka inkan sodiraya aya kawalan walahi

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c ปีที่แล้ว

    We respect all the parties they are all working for development of our country
    They deal every body equal
    May Allah bless them and make their work easy for them

  • @user-zj2yj6yu7q
    @user-zj2yj6yu7q ปีที่แล้ว +2

    Weli been buu sii sheegayaa subxanalaah
    Mooge waa nin dadka wax u qabtay
    Adiguna been Iyo munaafaqad bad meel la fadhidaa 😃😃😃😃😃

  • @engcrisaaqkabadhe4499
    @engcrisaaqkabadhe4499 ปีที่แล้ว

    Xaarami hadaad maqasheen waa ninkan buuni lagu sheegayo waayo
    Reer walba wicil ayaa ka dhasha
    Wicilkii reerkaasin waakan
    Mudane maayir ha u jawaabin dhumarka ha iska cabaadaane

  • @user-ku3jq2fh3z
    @user-ku3jq2fh3z ปีที่แล้ว

    WalaXawla Walaa Quwata Ilaabillahil Caliyol Cadim, waa lagu yaqaanay ee hadalka is dhaaf dhaafka ah wax cusub maaha. Qof aan qalkiisu sugnayn, mana noqon Karo madax oo sheekadaa waa la soo dhaafay.

  • @Istahiltoon1984
    @Istahiltoon1984 ปีที่แล้ว +4

    Buy yourself some shame….. bankrupt ethically and morally

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 ปีที่แล้ว +3

    Kan been badana😂 beesha dhexe inu isku diro ayuu qandraas kusoo qatayba waxkale kamaba shaqeeyo.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว +2

    Ma qasaba goobta yaal xisbiga dhiiqada 😂😂😂😂😂

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 ปีที่แล้ว +2

    Buniyoow Kahadh Maayirka Caasimada Hadhisee,Laba shaqo iskuma wadi karee.hhhhhhhhhh

  • @abdirahmanyusuf9611
    @abdirahmanyusuf9611 ปีที่แล้ว

    C/kariin waa intelegent
    Imikaad culays bilawdeenba wuxuu amaahday ma qofbaa hooyadii lahayd qarankaa lahaa haday jirtona qarankuu wax ugu qabtay.😊

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 ปีที่แล้ว +1

    Dameer baad tahay la isticmaalo
    Ma .1: hadiii aanu cashuurta umada wax ku dhisin
    Ma lacag aad adigu leedahay
    Ayuu hargaysa ku dhisi lahaaa
    Wad .
    2 ceeb kuma aha in uu cashuurtii umada wax ugu qabto wa waxa loo doortay
    Mayorka
    Adiguna tuug baad tahee kal hadh ninkaas doqoniimada dameeryow la soo adeegsaday

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 ปีที่แล้ว +1

    Wariye ninkani waa beenale maxaad ka warasanaysaa ina timajiniile???

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 ปีที่แล้ว +2

    Buunoow maayarka Burco wuxuu ka soo baxay Xisbiga Ucid yaa tabcaan

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk anagu mahayno c/kariin oo ah kulmiye horta qofkani ma qajilo miyaa siyaasad na mayaqaan wax ladhagaystona masheego

  • @IbrahimCase
    @IbrahimCase ปีที่แล้ว +1

    Ninkan tolkii mee saylici miyuu ka qabsado dadka sharafta Leh yaaab

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +1

    Ina Mooge wuxuu ka baqayaa tolkii.

  • @maxamedipraahim455
    @maxamedipraahim455 ปีที่แล้ว

    fifa ciise muuse reer abti habarwal fifa saacad muuse habarwal fifa kulmiye guul io gobonimo mar kasta mar kale is back muuse bixi cabdi guul io gobonimo abti guul guul guul

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว

    وَفَوْقَ كُلِّ ذِي عِلْمٍ عَلِيمٌ} وفوق كل ذي علم عالم حتى ينتهي إلى الله فليس فوقه أحد ويقال الله عالم وفوق كل عالم فليس فوقه أحد.

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 ปีที่แล้ว +1

    Waaar ka kabax warkaaa xusbiga wadani sadex maayar ayuu ku taaagan yahay beenaale

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 ปีที่แล้ว +2

    Buuni huuno kulahaa "Murashax" 😂

  • @sadiiqabdalla3751
    @sadiiqabdalla3751 ปีที่แล้ว +2

    Niyaw ninkan gabadhuu qabaa ayaan daranaa gogolna kuma qabto gobanimana hadalkeed daa 😂😂😂😂😂 garadaro aan lahayn garasho

    • @drabdifatahali6451
      @drabdifatahali6451 ปีที่แล้ว

      Miyaad la seexaty 😂😂

    • @MadarmohamedMmi-qu2dg
      @MadarmohamedMmi-qu2dg ปีที่แล้ว

      😮 oo mxaa ku tusay gogal xumadiisa miyd la seexanjirty magc ragna wd sidataaye 😊

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq ปีที่แล้ว

    C/kariim shacabkaa raba meel fiicana wuu gaadhayaa

  • @zakiamareh2674
    @zakiamareh2674 ปีที่แล้ว +2

    Hayaaay waaa kii
    beeeentii oo qof ah

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 ปีที่แล้ว +1

    Wr sowtii ugu cod badnaa maayarku plz ma kulmiyenimo ayd ku wada

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @abdisalamahmed1274
    @abdisalamahmed1274 ปีที่แล้ว +2

    Buuni = been cad, ma xishoode

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +1

    Buuni iyo Dubbe marka ay dhawaaqaan baa inoo balana suuqa dhexe ( madaxweyne Deni)😂

  • @abdirashiid6164
    @abdirashiid6164 ปีที่แล้ว +1

    war makii xoolaha ahaad wax way diinaysaa wariye

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 macaaac macaaaac macaaaaac macaaaac macaaaaac macaaaac macaaaaac macaaaac macaaaaac

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 ปีที่แล้ว

    فليعلمنَّ الله علمًا ظاهرًا للخلق صدق الصادقين في إيمانهم، وكذب الكاذبين؛ ليميز كلَّ فريق من الآخر.

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 ปีที่แล้ว

    Tuug beenale cadho alle hakugu dhacdo macaaaac macaaaaac macaaaac macaaaaac macaaaac macaaac macaaaac

  • @keysefarah2789
    @keysefarah2789 ปีที่แล้ว

    Hadaad sidaa u jecledenayden
    Mayar Mooge
    Maxaad ugu diideen markuu iska soo sharaxay Xisbiga Kulmiye???

  • @shakuudabdi7453
    @shakuudabdi7453 ปีที่แล้ว +1

    Buuni waa qadamada muuse

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahahaha kani waa nacas beenale ah nijaas uraya waar waxan gudaafada ah maxaa dadka looga qaban waayay.
    Waa nacas maxishoode ah oo aan waxba ka xishoonayn waxaa caloosha buuran ee nacaska ah ee qudhmiye umada ku soo dhex wudhmiyay dadka halaga qabto

  • @MadarmohamedMmi-qu2dg
    @MadarmohamedMmi-qu2dg ปีที่แล้ว

    War buuni mxaa wxaso hadala kugaliyey hdiiba ina mooge idn dafirey miyd tidhahdiduun waayahe waasax imikna qalad dhacay weyi wxii ninka nookeny magacisas imikana ngama mid ahabe asalamu caleykum

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q ปีที่แล้ว +1

    talo odaynimo buuni soo jeedi

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 ปีที่แล้ว +1

    Waar samaroon siciidow ilmaaderayaal inankan yar ee dhacdhaca badan naga qabsada dee from ciidagale

    • @engRaajix
      @engRaajix ปีที่แล้ว

      Maskaxda ayuu ka bukaaa

  • @user-zt6pt8wx8o
    @user-zt6pt8wx8o ปีที่แล้ว

    Nin reer burco ah ayaa dameerkiisa u bixiyey BUUNI markuu ka yaabay doqonnimada iyo sharafdarrada qofkan QODAALKA ah ee Muuse BIIXI dadka sharafta leh kusoo diro.

  • @ibraahimawil1413
    @ibraahimawil1413 ปีที่แล้ว +1

    Buuni calooshii lacayaar sixirkii jeeganta ayuu cabey ee ninka dabiiba waayo waxa u lacagta ku qaataa mushahar xaran ah hadi u odhanwayo xilka laga qadaya

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Kulmiye yahan aaad ku Tasbiixsanayso, garanmeynee.
    Mayor Mooge Umadda ha u Shaqeeyo.

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 ปีที่แล้ว

    waraysi maha ee waa qudbad wariyuhu waa dhagayste

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 ปีที่แล้ว +2

    Kani Ilaaha iyo aadmi toona Kama Xishoodo

  • @CabdishuurbelediZalmacab-ce3ny
    @CabdishuurbelediZalmacab-ce3ny ปีที่แล้ว

    Kulmiye ma xisbibaa mise waa urur
    Dadka ma caqligooga ayaa la caayayaa .

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxani horta miyaanu reer kadhalan illeen way qabsan lahaane ma garac baa wuxu?.
    Waar hooy waxaasi raganimo maaha.
    Waar ninkaa magaciisu waa qaaliye afkaa huurada leh kadaa.

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 ปีที่แล้ว

    waxaad halkan ku caddeysay in Madaxweynahu aanu Dimuqradiyadda jecleyne ee waxa uu isagu damco uun la yeelo mar haduu Maayir Mooge uu ka dhigay Cabdukarim, Soltelcona daaqadda ka saaray siduu imikaba daaqadda uga saaray Dimuqraadiyadda SL lagu majeeran jirey MARKHAATIGAAGU ha jiro

  • @salebanabdidjama7004
    @salebanabdidjama7004 ปีที่แล้ว

    inaa lilaah waar qof arsaaqadiisii noqotay beenta dad sidiisa bin aadam ah inuu kaga haybadaysto waa sharaf dhac iyo sacsacnimo inaa lilaahi kanookale waligay maa n arag subxaan allaah waar ninyow illahay ayaa deeq bixiyee illahay waydiiso arsaaqad aan karaamada kaa qaadin miyaanad nin rag ah ahayn laa xawla walaaquwata ilaa bilaah

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 ปีที่แล้ว

    Ina mooge wuu khaldamin inu xisbiga galo may ahayn hadu nac naclaynayo. Waa nin aan tagero lakin meel uun haku eekado.

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 ปีที่แล้ว

    Hantidii dadkaa sidaa loogu naaxay aakhiray xiisaabi taalaa

  • @ismaelabdourazak6277
    @ismaelabdourazak6277 ปีที่แล้ว

    Kani wuxu meel kaga dhacay dadka uu kaso jeedo aqoonti lagu ogaa , War Toloow kani inoso qada melaha ha iska fadhiyee , wayo inama matali karo runti. Waa qof markaste la isticmalayo.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waa aamus oo xishood c/Karin welgii lagama maqaylin ma oran xisbigiisa ayaa noqday qashin oo aad rabaan inaad isku dhistaan

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h ปีที่แล้ว +1

    Comments ayay ka muuqataa taagerada kulmiye. La idin nac

  • @kaafi2166
    @kaafi2166 ปีที่แล้ว

    Dameer Ciyay wxba ma dhaantid

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 ปีที่แล้ว

    Kani waa Madd waalan isga iyo Qoyskooduba markaa Oggaadda waalida waa lakala Dhaxlaa oo waa Hiddo qaarkeed shame of you waar ka xishood dadka kaa Aqoonta badan walaahi inaadan gaadhi kareyn Mayor Cabdi kariim adiga iyo inta waalan ee gurigiina joogta .

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 ปีที่แล้ว

    Kulmiye wuu isku dayey inuu jiito mayorka. Wax xun maaha, haduu idin diidey.
    Kulmiye waxwalba miyuu ka dagaalami?

  • @icanbarofaasaco2881
    @icanbarofaasaco2881 ปีที่แล้ว

    Waarhooy aakhiro ha ilaawina maatadii waad dhibteen waxna Uma qabataan shicibkiina waad isku dirteen oo qabyaalad baad dhexdhigteen illahay waxaan u aydiinayaa inay shicibu intay is raacaan ay dhamaantiin inta xukunta waqtigan ay banaanka uga tuuraan xukumada shacbkuna u fhiibtaan dad umada nabad dhex dhiga shiciboow qof walba suaasha aakhiro ayaa sugaysa

  • @user-zt6pt8wx8o
    @user-zt6pt8wx8o ปีที่แล้ว

    Talow kan hooyadii maxay ka shaqayn jirtey, bal ciddii taqaannaa hasoo sheegto waxan waxa dhalay waayo xadkuu ka baxay beentiisii iyo dullinimadiisii.
    Bisha August 2023 waa beentii lixaad ee uu meel lasoo fadhiisto. waa shaydaanukl-insi.

  • @abdulkadirwarsame9519
    @abdulkadirwarsame9519 ปีที่แล้ว

    Kani wuu ka aradanyay xaga dadnimada
    Moogana inuu ladeguu rabaa

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 ปีที่แล้ว

    Kulmiye wuxuu daba ininku waaa yar ka xishood

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 ปีที่แล้ว

    war fanka iyo nacamlayota iska daa su aasha ka jawab

  • @aymenmhmed9606
    @aymenmhmed9606 ปีที่แล้ว

    Truely speaking

  • @ahmedosman91
    @ahmedosman91 ปีที่แล้ว

    D'amertume Germain hayga divisée waliba way sii qururuf leedahay nin baa laga hayay

  • @salebanabdidjama7004
    @salebanabdidjama7004 ปีที่แล้ว

    cabdikariim afkaaga ka dhowr waayo waxaa jira dad aanad gaadhi karayn kabahoodana ku dhoo

  • @hassanhirdi1200
    @hassanhirdi1200 ปีที่แล้ว

    Kan cali xaraare ayaa sheegay waa nin xanuunsanaya ilaahay ha caafiyo oo miyirkiisii hawsoo celiye hadal kale ma laha

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani wuu
    Xanuundanyaan
    Waana mujri doqona

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 ปีที่แล้ว +1

    Buuni maanta run buu sheegay anigu wan qiimeeyaa dadka waxaanan ahay taageerayaash ugu waaweyn ee Maayarka lakin AbdiKarin wu deg-degaya. Waxan Insha Allah wad noqon donta Madaxweynaha dalka anigo ku jecel....

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 ปีที่แล้ว

    Anigu kulmiye ma jecli mana taageero.
    Laakiin dadka soomaalideena oo dhan kolba qof baa loo waashaa.
    Waa doorkii mooge hadda.
    Waxaan xasuustaa bari farmaajo loo waashay oo la odhan jiray.
    FARMAAJO II GEEYA.
    KKKKKKKKK.

  • @cabdixakiim718
    @cabdixakiim718 ปีที่แล้ว

    Ma qasab baa goobta yaal,
    Goodbye jaaw gacallayaal,
    Geestaad doontaan u qaata oo,
    Gamuuran, gam oo qayaxan.
    Gamuuran, gam oo qayaxan.

  • @user-zj2yj6yu7q
    @user-zj2yj6yu7q ปีที่แล้ว +1

    War ninkan dabalilif ka ah Yaa wax u sheega been badanaa😅😅😅

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 ปีที่แล้ว +2

    beenaale maxad hada kuwa dhintay u xaadiriseen hadad kawar haysan

  • @faroolesalaan1595
    @faroolesalaan1595 ปีที่แล้ว +1

    Buuni isagoo wadaad ah oo maasajid tujiya sida lay sheegay ayuu jeclaaday inuu xisbiga kulmiye kolba been ka sheego qof masuul ah ayuu masjidkii uga soo baxay qof janada ku dhow buu ahaa markuu masjidka boorame joogay lakin iminka wuxuu u ban baxay xaga naarta u dhow ileyn mar walba been buu sheegayaaye

    • @kayse1153
      @kayse1153 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk mooge alle mooyee aadame umabaahna kulmiyena waa kudaaye

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 ปีที่แล้ว +3

    Wàa runtii buuni

  • @AliAbdi-uq7rf
    @AliAbdi-uq7rf ปีที่แล้ว

    Ninkan buuni waa benaalaha sanadka ninkan muuse gooja cade how diro cago baruurka ah

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 ปีที่แล้ว

    Waaryaa ina moogow haka abaal ka dhicin xisbiga kulmye ee sababta u ahaa inaad maayir noqoto.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Mashruucani wuxuu ka dul qarxay cabdikariim ahmed mooge.
    2.0. Haddaba cabdikariim ahmed mooge waxa doortey shacbiga somaliland.
    3.0. Xisbiga waddani wuu ka soo baxay.
    4.0. Sababtuna waxay tahay shaqsigu waa inuu ka soo baxaa albaabka xisbiyada jira xilligaasi.
    5.0. Waxa codka siiyey dhammaan shacbiga somaliland.
    6.0. Shacbigaasi oo ka tirsan dhamnaan xisbiyada dalka sida kulmiye waddani iyo ucid. 7.0. Haddaba dhammaan saddexda xisbi waa u dhex mudane cabdi kariim ahmed mooge.
    8.0. Dhammaan bulshada somaliland waa u dhex mudane cabdi kariim ahmed mooge.
    9.0. Mayarku wuxuu hayaa hawl qaran oo dhammaanteen ina anfacaysa.
    10.0. Haddaba halaga daayo mudane cabdi kariim ahmed mooge waxaad tahay kulmiye, waxaad tahay waddani, waxaad tahay ucid.
    11.0. Inaga joojiya mashruucan aad dul saarteen mayorka caasimadda.
    12.0. Waxan dhahayaa mayorku ha inoo shaqeeyo ee faraha ka qaada.

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 ปีที่แล้ว

    Adiguna dameerow higso faraska doolaal daba soco magaadhide

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 ปีที่แล้ว +1

    Buuuni geesi runta yaqaan ah weeyi

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      Futadayda qadhmuun ayaa ka geesisan.

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Buuni tuug dhiiga shacabka caba ayaad tahat ..
    Marka somaliland lagu dagaalamo September 2023 .
    Xgee ayaad tagi

  • @user-ov6pr6rs2u
    @user-ov6pr6rs2u ปีที่แล้ว +1

    tani yaab badanaa .anigu waan aamusay.