Aqoonyahano Kasoo Jeeda Deegaanka Soomaalida oo ka Hadlay Xaaladaha ka Taagan Ethiopia & DDS.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 138

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 3 ปีที่แล้ว +4

    Dr. Saadiq and the individuals who have made this possible thank you very much. This is the first step into bringing the Somali people together. waxa ka socda Soomaali galbeed wax loo dulqaadan kara ma aha. Never stop and keep going.

  • @dacarwane4053
    @dacarwane4053 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad ayaan u salamayaa aqoonyahanka uu u horeeyo dictoor saadiq oon si fiican u aqaan iyo dictoor maxamuud ugas ilaajay haydin xifdiyo inshalah

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 3 ปีที่แล้ว

    Salaam, to all somali people, this is the most useful spech

  • @alibashy5146
    @alibashy5146 3 ปีที่แล้ว +4

    We have soo many young people in the country and outside the country ,we just need to be organised and I honestly believe you guys can make that happen .

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 ปีที่แล้ว +1

      ALI BASHY
      COME ON WE WONT YOUTH LIKE YOU

  • @aidarusfarah1
    @aidarusfarah1 3 ปีที่แล้ว +2

    This is very fruitful and awakening meeting. Hope it will continue. I saw kaynan a few times on live interviews. A very intellectual person. Thanks for the video

    • @haboon180
      @haboon180 3 ปีที่แล้ว

      O Ogaden, foolish and senseless people. They have eyes and do not see. They have ears and they do not hear. They have a tongue and they can not speak.

    • @aidarusfarah1
      @aidarusfarah1 3 ปีที่แล้ว

      @@haboon180 I do not understand what are you talking about. I am talking about the substance of this video. You seem angry sis. Cool it down. I am not from that region but I believe the somali region have their own country because they are not Ethiopians. The Ethiopian empire want to control Somalis under the auspice of ethiopianism. Ogaden should be free from the mental slavery.

  • @abdirahmanwarsame7714
    @abdirahmanwarsame7714 3 ปีที่แล้ว +11

    Somali galbeed xoriyad ayeey ubahantahay uma bahna jajuus ethiopia

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah wariye nuur maxamad cabdi kulminta aqoonyahamiinta waayo araga iyo aaraada umada somaliyed kumahadsanid 🇸🇴💚🍇🌹☂️

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Aqoon yahan ka odaagee makanaa bilaa murtidah
      Awr tan loo indhakuuley

    • @mahadshariif1981
      @mahadshariif1981 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedapdilahi3299 cuqdad iyo cudur daagwaa ah ayaa kugu jiree adigu aqoonta aad kufaaneyso maa tan aad xitaa magacii lasixi laadahay baa cudurka ilaahay hakaabixiye.e bal in aad magaca kaliya iska sixi karto iskuday adiga oo mahadsan

    • @haboon180
      @haboon180 3 ปีที่แล้ว

      Somali nationalism wax spirit u ahaa idoor. Idoor ama duriyadii Nebigu qaran casri ah ayey dhisteen(Somaliland), caqligii ayey kala noqotay somalia. Markaa somalia waa calool.

    • @mahadshariif1981
      @mahadshariif1981 3 ปีที่แล้ว +1

      @@haboon180 somali cudurka aad qabtaan idinlama qabto beesha aad magacaabeyso somaliya ayey katirsanyihiin kana wada xamaashaan baasaboorkeedana ay kudhoofaan loogamana xuma waayo waa walaalahaayo iyo gacantaayada midig mahadsanid

  • @dacarwane4053
    @dacarwane4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Arin fiican ayey aqoonyanadani ka hadleen mashalah wadankii wuxuu u baahan yahay badbaado

  • @abdullahiahmed4312
    @abdullahiahmed4312 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo shiiqaala waan taageersanahay shirka in la joogteyo waad mahansantihiin

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 3 ปีที่แล้ว

    masha allh alle ha idin xafido

  • @abdiwaliqubaley2407
    @abdiwaliqubaley2407 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc man shaa alaah

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว +2

    waa positive point ka aad ka hadlaysaan laakiin Dhulka DDS ma'aha Ogaadeeniya oo kalya. umad badan oo kala qabiilo ah tiro dana aan idinka "ogaadeen" yarayn ayaa ku nool "Hawd &reserve area "dadka uu idiin isticmaalayo na waa dadkaas

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa dan ah oo ugu jirta dadkaas in la isticmaalo?

  • @ismaOVERSIZEDSHADES
    @ismaOVERSIZEDSHADES 3 ปีที่แล้ว +1

    True path! Mustafa Axmaaro we r coming!

  • @mallosha.mgeuddi3690
    @mallosha.mgeuddi3690 3 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loo soconayaa

  • @mohameddeek291
    @mohameddeek291 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Dr Sadiq Mohamed Xaaji Nuur ♡

  • @ahmedelmi1237
    @ahmedelmi1237 3 ปีที่แล้ว +1

    waan ka xumahay in aad burburiso waxaan rejeenayaa in aad isku dheeli tirto labaddaada aqooneed ta aduunyada iyo t aaqiro

  • @alibashy5146
    @alibashy5146 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah, really good video.
    Really appreciate what you guys are doing, your doing it for our nation and people.
    Thank you.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 ปีที่แล้ว +1

    knowledge is a power

  • @halimoahmed2529
    @halimoahmed2529 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC ww waxaan sigaara u salaamaya wariye Nuur maamulaha sstv sida wanaagsan ee aad U maamusho .arrinta deegaanka iyo dagaalka in ciidanka yar ee aanhaysano dab Lagudhexdaadyo waa wax xun waxaase kaxun khilaafka siyaa siinta ee u kala dhuumanayaan gaalada markaa waxaa waxaa wanaagsan mucaarad iyomuxaafidba inay danta guud ay uistaagaan mahadsanidindin

  • @dacarwane4053
    @dacarwane4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee dad wanaagsan ayaa jira wali ilaahay ethiopia hay naga xoreeyaan inshalah

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 3 ปีที่แล้ว +3

    Rag sifiican ufikiraya weeye ilaahow khatumada nagu hagaaji

  • @ahmedelmi1237
    @ahmedelmi1237 3 ปีที่แล้ว

    asc iid wacan noociina alle habadiyo aamiin

  • @mohamedjama4360
    @mohamedjama4360 3 ปีที่แล้ว

    Mr. Noor waa waxaan kaa codsan lahaa walaal adoo mahadsan shaxda quruxda badan ee uu aqooyahanku soo qorey sifiican looma wada arko haddii aadan nala wadaagi kareyn noo soo qor mudane waa muhiim.

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 3 ปีที่แล้ว +6

    Wiilasha HAWIY, DIR IYO DAAROOD ee dabka lagu shidaayo waan kaxumahy somaaliyeey kaca maanta hoowshu qabiil waykatagtay waxay taagan tahay qoomiyada somaalida mudaharaad halahaado
    Wiilashii Absame Iyo ISAAQ IYO HAWIYE ee caawa loodilay tigray

    • @daudiali8294
      @daudiali8294 3 ปีที่แล้ว

      XAGEEBAAD KAHADLEYSAA? MAGACA BEENTA OO SHALEY GOBOLKA LUGUMAGACABE ( SOMALI GALBEED ) MIYAA BEENTAA KUU SHEEGEY? YAA KUGUYIRI DIR IYO HAWIYA IYO ISAAQ IYO DAROD AYAA ITOPIYA DEGAN? WAA 9 GOBOL HAL QABIIL AYAA DAGAN, WAA ABSAME LAANDEERE...

  • @aadanmacalingira3747
    @aadanmacalingira3747 3 ปีที่แล้ว +10

    Waan ka Soo hor jeedna ciidanka loo diyey tplf

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +2

      WAXAAN MAQLI JIRAY SAGAASHAMAADKII DERBI DAAROOD MAANTA OO LA TAAGAN YAHAY 2021 IN SOOMAALI NOQOTAY DERB AMXAARO WAA AYAANDARO

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan xaqiiqda in laga hadlo waa waajib, Magaca somaaliya wuxuu ka yimid SAMAALE oo ah IRIR SAMAALE in laqariyo ma aha, dhulkii samaale ayaa la oran jirey wixii ka horreeyey 1850, Somaalidu waa wiil iyo abtigiis laakiin suuragal ma aha in la yiraahdo magaca soomaali lama Yaqaan taasi waa dembi weyn in ummad dhan awoowahood la inkiro. Fadlan xaqiiqda aan ka hadalno oo caqligu ha shaqeeyo. Cidna dhib kuma aha in runta la sheego laakiin waa qaraar

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah halkaa kasii wada

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 3 ปีที่แล้ว +1

    Deeganku badbaado ayuu u baahanyahay wallahi😭🇸🇴🇬🇲

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Caqoodaro waa iftiin daro
      Idhoole na ooda jiidh madaayo Adna ma hadleysaa waà nasiib

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 3 ปีที่แล้ว

      @Kaborooyaan Entertainment
      Deegaan kasta oo Somali ah soo calan ma qaadan, dee waa kii deeganka hadaadan aqoon

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 3 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته هذالقاء ممتاز

  • @maxamedxirsidagexirsi8255
    @maxamedxirsidagexirsi8255 3 ปีที่แล้ว +4

    Kafaideysta oo dowlad madaxa banana noqda

  • @midnimo5015
    @midnimo5015 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahaahow umada midnimo u kayn oo nafahansii waxaan nahay, waxaan isku nahay iyo waxa aan wada jir ku noqon karo

  • @abdirisakjama1876
    @abdirisakjama1876 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ugu ducaynay in la laayo amiin amiiin amiin

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan uga faraxsanehay sida wanaagsan aad U soo ban dhigteen , waxa ay nootahay aqoon wanaagsan dhamaanteen iney shacabku ogaadaan waxa dhacahaya tusaale ahaan dada jigjiga oodhahaye waxaanehey reer Ethiopia ,. Soomaalida waa dadka ugu wanaagsan Africa oodhan.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 3 ปีที่แล้ว +1

    WAA ayaan daro dad somali sh u ETOBIYAANKA hoos jooga

  • @mayo3607
    @mayo3607 3 ปีที่แล้ว +4

    SSTV waxaad ku Mahadsantihiin inaydaan golahan Faarax Macalin kusoo darin. Faarax Macalin aqoon uma laha siyaasada guumaysiga Itoobiya iyo qadiyda Soomaaliyeed ee doonaysa inay xorowdo.

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhalintaradeena in laba cadaw dhaxdooda lagu baa bi’iyo waa nasiib daro😭😭

  • @ahmedelmi1237
    @ahmedelmi1237 3 ปีที่แล้ว

    asc ciid wanaagsan ummadda soomaaliyeed ka baxa beelaha iyo qabiileysiga iskutiirssdda waa toosi doontaan inshaa allaah

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 3 ปีที่แล้ว

    Allah! Rageenii , waa soo laabteen

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Xaqiiqatan rag rag dhalay waa ka hadlay meesha gaar ahaan Dr,saadaq ood moodid inuu aniga iga dhex hadlayo ,inaan anigu hadlayo, waxaan ku dari lahaa walaalayaal arintu reer soomaali galbeed keliya uma taale fadhiga balaadhiya wax garadka soomaaliyeed ee xorta ah u bandhiga ,,,,afeef,,,,, aqoon yahan mid sheegta oon maskaxda xor ka ahayn Looma baahna ,waa qof xanuunsan ilaa la daaweeyana talo maleh wuxuuna ka midyahay kuwa Loo talinayo, maanta arinka taagan waxaa duulaan lagu yahay jiritaankii qowmiya soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 3 ปีที่แล้ว +4

    C/WELI JOOGA HARGAISA. WAAR RAGAN AQOON YAHANKA AHI XAGAY JOOGEEN INTII DADKA DEEGAANKA SOMALIDU AQOON DARO ubaaba ay

    • @mayo3607
      @mayo3607 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal way joogeen. Hassayeeshee Itoobiya dadaal badan ku bixin jirtay inaanay warbaahimta ku hadasha afka Soomaaliga kasoo muuqan. Hadadan lafteda wali tvyada Universal, Horn Cable, Somali Cable etc Haday waraystaan Jigjiga ayaa soo caydhin oo licenseka kala noqon.

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว +1

      Soomaalida cilladaha Ku dhacay waxaa ka mid ah inaynan waxba iska dhagaysan oo qof walba iyo koox kasta qummanaheeda ayaa qoorta ugu jira

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Waar Aqooni matanaa soomaalinimoda iyo diinta kee ku soo horeeyey ogaadeen

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 3 ปีที่แล้ว

      Warbaahinta soomaalidu xor ma ahan Marka ma Facebook live bay soo gali lahaayeen?

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +4

    Horta ABY wuxuu xidhay #C_ILAY
    TEGREA hadu yimado #MUSTAFU_XIDHI
    intaasun ufiirso ETHOPIA TEGAY AMXARO OROMO wlhi blhi tlhi Waa cadawga keliyee ay UMADA SOMALIGA ku hdasha leeday
    #CIIDANKA_DDS_HLKA^AMXAR_LOOGU hiilinayo #CANFAR_HALAGU_DIFAACO

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 ปีที่แล้ว +1

    Sstv and baad u mahadsantihiin, Brnaamijyadan aqoonyahanka deegaanka lugu kulminayo laguna falanqeynayo masiirka iyo xaalada degaanka oo wakhti xasaasi ah maraya.
    Isbedelo badan ayaa soo foodleh sidaa daraadeed waxaa nalooga baahan yahay diyaargarow badan oo loo dhan yahay (Dowlad iyo shacab)

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc doodan iyo bandhigan aqooned waa mid loo bahanyahay, waxaan jeclaan lahaa in wacyo galintaan la sii wado, waayo dad badan oo mooraal jabay ayaa dib u usoo baraarugaya.

  • @sultanyusuf2755
    @sultanyusuf2755 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Alah!

  • @mohamedomer8827
    @mohamedomer8827 3 ปีที่แล้ว

    Goo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Itoobiya dad israba weligeed maahayn ee waaloojajuibijiray dadka boqorada, boqorraduna waxay bixinjireen baad si boqortooyadiisa usiijirto, waana waxa kajira boqortooyada carbeed ee hadda jira
    Saancaddaale waadhib badanahay shaxdana aadbuu uyaqaan

  • @cabdallasheikh9994
    @cabdallasheikh9994 3 ปีที่แล้ว

    Asc wanku farax sanahay doodan waxan odhan lahaa waxalad diyaargaraw oo 100/100/la

  • @nimcoadeyes9668
    @nimcoadeyes9668 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 ปีที่แล้ว

    Markiii aan dhagestey waxa aan ogaadey I aan ahey Wadeni, aad baad ugu mahadsentihiin sida wanaagsan aad fahansiinseen. Love you all and I am coming soon so I can do part.

  • @burhanmahamudburhanmahamud1506
    @burhanmahamudburhanmahamud1506 3 ปีที่แล้ว

    Msha alha

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilhaan Bn doortay ana abiye bn doortay waxad doonaysid madoonayno

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว +1

    Haadir mirre waa waxa uu ka mid yahay dadkii wax ka dumiyay qarankii soomaaliyeed.
    Daahir waa nin itoobiyaanka aad u jecel.
    Daahir iyo dadka la fikirka ah ee itoobiyaan jaceylku madaxmartay waa xaaraan in ay soo fariirtaan meel danta ummadda soomaaliyeed kalagaga hadlayo.
    ninkaa dhakhtarka ah alle ha barakeeyo waa dadka xalaasha ah ee soomaalinimadu ku jirto ee damiirka leh

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว +1

      Adigu maad fah min mawduuca iyo xubinta hadalka waayo Aqligaad ka tahey caydh

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Gumaysiga Itoobiya diid adigoo uguuraya midkale oo caddaan ah, kadaran

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      Ali Hassan
      waa ayo gumaysiga cad ee loo guurayo?

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 maraykan iyo intuuwato

  • @ahmedmohamoud7242
    @ahmedmohamoud7242 3 ปีที่แล้ว

    WAXXAD KA HADLAYSO MAAN (GARAN)

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    International community oo aan meel loogusoo hagaago lahayn ayaa meelkasto taagan. Sambab ayuuna wataa adinkuna baruur baad moodaysaan inuu wato, hadafkiisuna waa inuu idinkala eryo hadduusanba idin xasuuqin, si uu maandeeq umaalo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Qawmiyadda ayaa sax ah waayo islaanimada waa waajibaad qofeed oo qof uun laweydiinayo, middakale islaammidaysan majiro, fasirkeeduna wuubatay

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 3 ปีที่แล้ว +2

    Lama arko qoraalka waa mugdi

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 ปีที่แล้ว

    Nuurow television inaad samaysid ka hawl gal qaaraan nagu soo qor waa in aan helno tv shacab oo minbar noo noqda afka shacabkana ku hadla oo laga baraarujiyo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    waa itoobiya aabeheed fuudka hala cabtee wiilasha soomaaliyeed naaga daaya dabka aad ku shubaysaan

  • @lahiyowmaxamud9702
    @lahiyowmaxamud9702 2 ปีที่แล้ว

    GUMAYSI IYO MIXIISKIISA OO AH SOMli ma xornimaa?

  • @hormuudmediachannel1069
    @hormuudmediachannel1069 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabyaaladi idin-dishay waxaa laga hadlaa masiirka umada DDS oo qabiilkasta kasta umatu muxamed ee somalinimo ku abtirsato laga heelo DDS somalina ku dhan tahay leehna khay-raadka ugu badan Ethiopia 5 gobood oo shidaala 4 wabi ugu wayn yihiin shabeele iyo juba/ganaale dhul beereedka ugu baladhan macdan aan la taaban sida dahabka dhaymanta nooc kasta oo macdan ah milicda xoolaha
    Min 1956 ilaa maalinkaa maanta 2021 Ethiopia waxay lahayd shidaal ayan ka soo saa-raynaa DDS wax ka hirgalayna ma jirto iyada oo aan ognahay Ethiopia baahida ay u qabto shidaal intaas oo dhana waxaa difaacay jabhadihii soo maray DDS loomana kala hadhin shacabka
    Aadna uga Dhul wayn dowlada somalia dherar iyo balac ahaan baaxad ahaan min moyaale xadka kenya ila wabiga awash ee dhax badhtanka Ethiopia ayna ku kulmaan xuduudaha canfar/oromo/ jabuuti waana gobalka sitti xaga ay axmaaro uga jirto wax ka yar 350km tigrayna ilaa 300 waana ku dagaal ka riixaya dagalka canfarta iyo somalida 3 sano ayuu dagaal ku shacabka gobalka siti maxaa loo difaaci la'yahay miyayna somali ahayn waxaaba halis ku jirta caasimada jigjiga meel u jirta 9 km calanka oromiya ayaa ka taagan waxan dhulkii TPLF sii oromiya oo dhanka buuraha ee jinacsani sababna u ah dagalka duleedka ee jigjiga kuna socda dagmada tuli gulled maxaa loo difaaci la'yahay
    Moyaale waa lamid maxaa loo difaaci waayay
    Xukumadan ka talisa DDS ee mustafe hogaamiyo waxay halis ku tahay jiritaan iyo taariikhda/ dhaqanka umada somaliyed

    • @daudiali8294
      @daudiali8294 3 ปีที่แล้ว

      MAXAA KAA GALAY??? MALAHA WAXAN UMALEYNAYAA MAGACA BEENTA EE SHALEY GOBOLKA LAGUMAGACABEY AYAA KU LUGOYE ( SOMALI GALBEED ) MAXAYELEY MABADAGANA SOMALI KALE GOBOLKAASI, AANKAHAYN HAL QABIIL OO 9KAASI GOBOL DAGAN, WAANA ABSAME ALLAH S.W AYAA UGAHILINAYAA HALGAASI AYNU 50SANO KULAJINO CADOWGA, INSHA ALLAH...

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma ogadeen kaliya degamadisa
    Kahadlaysaan mise
    Somaligalbeed odhan
    An qaadano Wanadii
    Ninki odayga ahaa
    Ee ugu horeyay Hadalka
    Wuxu dhahay Qabiil-ka
    Masiirki umada isqaban wayay
    isla hoolki waxa lagaleyay yahay Ogadenia .
    Waa Yaab waaye Wlhi
    Alow Somali qabiilka
    Qaran ugu badal

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      Ogadenia marka laleyahay ama somali galbed wa isla guri gaynti ee ma aha Ogaden hadad ka so horjedo magaca dhulka ee ogadenia maxad isku dhibi tada magac ula bax sameyso xisbi muji meshad dagto

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Waar iga daa yey soo dhaafine waayo Aqlibaan kuba jirin Afkii diid iyo Aqooliite

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Dad badan ayaa u baahan inay kala fahmaan farqiga u dhaxeeya "Ogaadeen" iyo "Ogaadeenya".
      Cidina cid kale ma xaqirayso ee xaq ayaa dadkoo dhan ka maqan ee ha la wada raadsado وبالله التوفيق

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว

      Hada mawaxaa ileedihiin
      Ogadeen magac Qabiila
      Hadii lobadalo ogadenia
      Dhulkii Xagaas qabyaladi
      Mataalo
      Hadiinaan qabyalad kawadin
      Maxa Keenay meesha magaca
      Ogadenia
      Madadka Kudhaqan Somaligalbeed odhan baa ogadeen ah o sidaas darteed ogadenia loodhahaya
      Taasna wamaya
      Sababto ah so.galbed
      Magaloyinka ugu wawayn
      Sida
      Dirir dhawe
      Harar
      Jigjiga
      Nagayle
      Kuwa kaloo badan
      Intuba ogaden madago
      Wana bilicida gobolkad odhan
      Tusale
      Hawiyaan ahay
      Kofurta badankedan
      Dagaa
      Mudug
      Galgadud
      Hiiraan
      Shabele dhexe
      Banaadir
      Kawaran hadaan
      Dhaho HAWIYE LAND
      somali ma isku wadi karaa
      Kutusale Qaata kuwa idingumaysta mayaqanan
      Qomiyad Qomiyad wax kahooseeya
      Ee maxa idinku qomiyadiina ukala saarsaraysaan

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว

      @@zainabkhalif6683
      Been Gumaysigi
      Wuxu ubixiyay
      Ogadenia iyo Howd reverse eria
      Dhulka somaliyed ee kuwarejiyay Ethiopia
      Hadaad xornimo doontahay
      Maad Bulshadada isku wadatid
      Od dhahdid Gobolka Somalida ama Somaligalbeed
      Walal wan isnaqanaye yanan isku cali gariyayn
      Hhhhhhhhh

  • @deeqayusuf3476
    @deeqayusuf3476 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali.ha is raacdo qabiilka iyo ninjacleysi meelkugaadhimeyno
    Soomaaligalbeed ha israacdo aaya hooda haka tashteen wixii dhiigleh oow kaca gobolkiina ilaashada wiilasha yaan loodirin dagaalka abasiniya waxba nagamagelin

  • @jackharrop9738
    @jackharrop9738 3 ปีที่แล้ว

    We need leaders who educators from Somali and abroad not those who learn Abasinian history.

  • @jackharrop9738
    @jackharrop9738 3 ปีที่แล้ว

    Daafi nin kukorey oo aan soomaaliya arag sida Cagjar oo kale in maamul loodhiibo ma,aha dhibka soomaali galbeed wakaas.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Wàar daa odayga

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Hujuumka nafta waadagaal qofka lagaga bedelo masiirkiisa iyo ahdaaftiisa dhaqan, dhaqaale, diin, iyo siyaasadeed ee uuhigsanayo ama awoowayaashiis kusoodhaqmeen. Iyadoo la adeegssnayo qofka damiciisa aan dhinacna udhaafikarin (cabsi iyo shahwaad) prophetic

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Itoobiyaanku waxay uyawaannaan kilili Somali. Iyaguna waxay nadhahaan Ogadenia

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 ปีที่แล้ว

    Saadaq sayid waa anti ONLF Maxamud Ugaas sida uu sheegto waa ONLF Maxay ku heshiiyeen, OWS way joogtaa makhraatiga nool?

  • @abdiwalimohamed7143
    @abdiwalimohamed7143 3 ปีที่แล้ว

    Dadku waxa aad ku hadlaysaan qaarkiin waxba kama fahmayaane luuqadiina oo badhax tiran ku hadla nimanyahaw

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว

    deganka somalida ama ogaden hadba kad u taqaan ingiriis ma gumeysan
    talyaani ma gumeysan frances ma gumeysan,,ethoipia ayay ka tirsaneyd
    oo melilik aya qayb u helay 1884 pertation of africa
    marka laga reebo reserve area and howd oo 1954 ingiriisku siiyey ethoipia

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว

    Kan dharka cad sida shisheeye buu uga hadlin arrinta degaanka. Shisheeye oo keliya buu soo xiganayaa sida aanu isaga waxba kala socon deegaanka oo uu caddaan yahay. Shame on you!

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Gibir alle inlaydinyiraahdo baa badankiin jecelyihiin.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Wax itoobiya layiraahdo majirto. Abisynia ayaa sax ah iyaduna majirto. Waxaa jira Somalia, Oromo, Afar, Amhara, Tigray, Guragi, waleta, binshangul, Gambela etc

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Amhara iyo Tigray ayaa waligood inta kale lahaa welina leh, magacaa Ethiopia-na ula baxay si ay waligood u sii haystaan

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 3 ปีที่แล้ว

    Sstv Wan idinku bogadinaya hawsha aad uhaysan umadina

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 ปีที่แล้ว

    mass grave

  • @mohamedfarah2112
    @mohamedfarah2112 3 ปีที่แล้ว

    Mustafa cajar must go or Somalis are finished.

  • @daudiali8294
    @daudiali8294 3 ปีที่แล้ว

    ETHIOPIA SOMALIDU WAXAAY KULEEYIHIIN 9GOBOL OO AAD IYO AAD UBAACADWEYN OO KHEEYRAAD TIRA BADAN LEH, OO GAAS LEH, OO DUL BEEREED LEH, WAXAA 9KAASI GOBOL DAGAN HAL QABIIL AH OO ABSSME LAYIRAAHDO,,, XAYTAHAY DADKAN SOMALIWEYN IYO WAXAN JIRIN KAHADLAYA MALAHA WAY RIYOONAYAAN.,,,

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Waxa dhulka oromada kasoobaxa ayaa lagunoolyahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Mar walba ma ul iyo xabbad baa waxlagu sixi. Gabaygu munaafaqadda carbeed ayuu cabirayaa

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm 3 ปีที่แล้ว

    Mugdi bad kujirta yaba kuarko

  • @abdirisakjama1876
    @abdirisakjama1876 3 ปีที่แล้ว

    Tigree jijiga way kibirtay waa in aad soo gashaan cagjarna qabataan

    • @aliobake3835
      @aliobake3835 3 ปีที่แล้ว

      Somali galbed waa maskaxada ubaahante in duksi ligeyoo qofkast in kuligod meldher ufikiraayaan

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 3 ปีที่แล้ว

    Waxa wanegsan in somaliya aay lamidooban somalida ETOBIYAANKA

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali wax utara wax lafoole kasoobaxay dooni mayno

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 ปีที่แล้ว +3

    CAR SOMALIYEEY… ka XOROOBA jaahilnimo, Qabiil, & DACIIFNIMO… baniaadamku wuxuu umadda ku kala SAARAA AQOON laakiin ummad taagan BADAWNIMADII baniaadamkku markuu qaawanaa…xaggee u socdaan..?🙈

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Badawnimo waa kan kala garan la diin iyo qabaailada
      Makanaa Aqoon yahan

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Car Adigu ha is garan waayin hana Abtirsanine is sharax

  • @maxamedxasan4769
    @maxamedxasan4769 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow nagaran sii waxaan xornimo u dirir caqligii ayaa wuxuu naga noqdey adiga ree hebel ayaa tahay iyo xisbi hebel ayaad diidantahay

  • @califaarax7333
    @califaarax7333 3 ปีที่แล้ว

    Intay goosan laayeen ayay gumaytii gumaysan jiray siigargaarayaan abwaan dhoodan oo anagu ka reer somaliland ahaan aad ujecelnahay oo ahaa xaq udirir dulmiga neceb wuxuu yidhi (ogaadeen iyo jabuutiba xornimo waa kahartood)waa run oo abwaanku waxa uu oga dadka deganka jooga nooca ay yihiin iyo in aaabay runta isu sheegin

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Cali dhoodaan wax uu Ahaa
      Farta kaliya ee 10 kafarood
      Kaxalaashah Allh ha u naxariistee uducee

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 3 ปีที่แล้ว

    Reer cabdille shiray

    • @hormuudmediachannel1069
      @hormuudmediachannel1069 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaaladi ku dishay waxaa laga hadlaa masiirka umada DDS oo qabiilkasta kasta umatu muxamed ee somalinimo ku abtirsada waan laga heela DDS
      Aad uga Dhulka hada ay dowlada somalia dherar iyo balac ahaan baaxad ahaan min moyaale xadka kenya ila wabiga awash ee dhax badhtanka Ethiopia ayna ku kulmaan xuduudaha canfar/oromo/ jabuuti waana gobalka sitti xaga ay axmaaro uga jirto wax ka yar 350km tigrayna ilaa 300 waana ku dagaal ka riixaya dagalka canfarta iyo somalida 3 sano ayuu dagaal ku shacabka gobalka siti maxaa loo difaaci la'yahay miyayna somali ahayn waxaaba halis ku jirta caasimada jigjiga meel u jirta 9 km calanka oromiya ayaa ka taagan waxan dhulkii TPLF sii oromiya oo dhanka buuraha ee jinacsani sababna u ah dagalka duleedka ee jigjiga kuna socda dagmada tuli gulled maxaa loo difaaci la'yahay
      Moyaale waa lamid

  • @maxamedapdilahi3299
    @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

    Been Wey naa Aaboy been weynaayoo baraq nugulaa hada wey baqanayaan

  • @abdinasirhashi2907
    @abdinasirhashi2907 3 ปีที่แล้ว

    Somali wayo horte ?

  • @abdirizak6867
    @abdirizak6867 3 ปีที่แล้ว

    onlf baad lasootagnte markaa

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 3 ปีที่แล้ว

    Professoradu waa dagaal ogayaal Bd tihin wn nacnay halgan lagu xoogsado caruurtiini keena

    • @mayo3607
      @mayo3607 3 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe Cagjar wiilashiis Nairobi ku raaxaysanaya muu u diro dagaalka xabashida inta hooyooyin gaajaysan wiilashooda uu halaagayo. Allaylehe maanta ina Cagjar baa dagaal ooge iyo umad halaagaba ah

    • @maxamedapdilahi3299
      @maxamedapdilahi3299 3 ปีที่แล้ว

      Digtoor ka ubaa ku dhaw xaga diinta qabiil hadii ladiido maxaa la noqon ee kale