qisada waayeeshii banii israa'iil iyo qabrigii nabi Yuusuf CS, maxey ka dalbatey nabi muuse CS?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • FUAD AMIN: Home of islamic studies
    cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
    ______________________________________________________________________________________________________
    fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
    #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
    booqo channelkeyga labaad:
    #horusocod_media : / @horusocod143
    __________________________________________________________________________________________
    daawo muuqaaladeena kale:
    playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
    1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
    2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
    3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
    4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
    5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
    6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
    7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
    8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
    10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
    11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
    12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
    13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
    15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
    17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
    18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
    20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
    23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
    25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
    26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
    27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
    ________________________________________________________________________________________________

ความคิดเห็น • 18

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 22 วันที่ผ่านมา +4

    Walalkey aada umahsan thy walaahi waxaa thy qof qiimo badan saad ino xasuusisay aaqiro waxaan allah kabarya ina aaqiro saano kaleh ugu kulano insha allah adna rabigey haku abaalmariyo ❤salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim nasiib badna qofka nabiyulaahi mahamed caleyhi salaam yiri iweydiso waxaad rabto 😢ilahow adunka maku arkine aaqiro maciisa naga mid dhig yaarabi marka aaqiro latago oo umad walbo nabigeda lakulanto anaga nabiga salalahu caleyhi wasalim noshafecayo somahin waxaan jeclahay ina dhaho adunka kuguma arkin lkn meela laga dhimanen kugu arkay mel lesku arkana meshana ugu qiimo badane midka jeclayow hal mida iga dhimane sima dhece midas ina lakulmo taaso ah allah wajigiisa saan ugu mahad celiyo madamo iga dhigay muslim ilahow wad iaragta wana imaqashaye mahad oodhan adige iska leh iga dhigay muslim adiga kaliya kucabudo nasiib solaguma helo iyo ino alle weyne kula jeclado midas yarabi mahadsanid

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  22 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik wll qaaliya
      Waa runtaa walashey
      Alle hainaga dhigo kuwii rasuulkeena SCW uu u shafeeca qaadi doono

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 22 วันที่ผ่านมา

      @@fuadamindaud amiin yarabi

  • @user-wo2pn5nh9q
    @user-wo2pn5nh9q 20 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha allah ❤allahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 22 วันที่ผ่านมา +4

    Scw scw ❤❤❤❤

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 12 วันที่ผ่านมา +1

    Scw scw scw scw

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 วันที่ผ่านมา +1

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 22 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha Allah hooyo fuad jazakallah khayr

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  22 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik maama

  • @RaahoAxmed-li8jg
    @RaahoAxmed-li8jg 19 วันที่ผ่านมา +1

    m.a wllkey Allah hago sharfo

  • @aminahanichannel9165
    @aminahanichannel9165 22 วันที่ผ่านมา +3

    Alahuma sali wasalim wabarik calaa nabiyinaa muxamed scw
    Wcs wll jazakalaah kheyr

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  22 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 22 วันที่ผ่านมา +3

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sce❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabnahwa4076
    @anabnahwa4076 22 วันที่ผ่านมา +4

    SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤ ♥ SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 22 วันที่ผ่านมา +3

    Fiiri fuad amin daud aabahey wuxuu ahaa mid sadaqo badan oo wanaagsan asoo xanuunsan xitaa wuu soomi jiray qabrigiisa iftiin miyaa aan mar walbo u duceeye?

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  22 วันที่ผ่านมา +2

      Haa wllkay qofkii camal wanaagsan soo sameystey camalkiisa ayaa qabriga ku wehelisaa, beer beeraha janada kamid ah ayuuna alle uga dhigaa qabrigiisa
      Aabe Alle hau naxariistee u ducey mar walba i.a

    • @bashiirFarax
      @bashiirFarax 22 วันที่ผ่านมา +1

      @@fuadamindaud amiin I.a

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 วันที่ผ่านมา +1

    Salalahu caleyhi wasalam