"Taladii Dalku Nin qudha ayay ku ururtay "Siyaasi Duur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 44

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 วันที่ผ่านมา +8

    Hadalka ugu runta badnaa xaalada somaliland dhab ka Hadalka Ex wasiir duur waa caaqil waxgarad ah masha allaah

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waad iga qiiraysiisay ....Allah subxanahuu Watacaalaa kalmadaa haynagu anfaco...aamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 วันที่ผ่านมา +4

    Duur waa caqligii isaaq oo qof ah ❤

  • @Mahamadelmihersi
    @Mahamadelmihersi 5 วันที่ผ่านมา +2

    Siyaasi duuur ilaahay caafimaad iyo cimri dherer Haku suiyo

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ex maayer Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 6 วันที่ผ่านมา +3

    Mashs allah Ruun badaanaaaa ninkaanii wale waa Geezi Geezi ka ragay
    . Guuuleeyso.

  • @user-tu5rs5pq2o
    @user-tu5rs5pq2o 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xaqiiq

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 5 วันที่ผ่านมา +2

    Cod dheerbaad wax ku sheegty, ninkaas gudoomiyaha guuurtida halaga dhigo

  • @shamishussein9447
    @shamishussein9447 6 วันที่ผ่านมา +2

    WAA RAGEEDI

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ex Wariir duur waxaan ku xauustaa sidii uxaliyay dhibaatadii ka dhacday gabilay iyo ceerigaabo oo uu ugu runta ukala sheegay odayaashii dagaamadas

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 6 วันที่ผ่านมา

      BACAAC

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 6 วันที่ผ่านมา

      Hawadii waa lasoo celiyay

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 5 วันที่ผ่านมา

      Heego run marabtee cashuurtaa idinka go aysa ayay ileeyiin miyaana arsaaq kale illaahay waydiisan

  • @HalahalaYaahala
    @HalahalaYaahala 5 วันที่ผ่านมา

    Good information that’s true Walee wan u riyaaqay taladadi Waaad u. Qalanta madaxwayne ilaahay hanooga ka dhigo aamin

  • @shiinecawed4760
    @shiinecawed4760 6 วันที่ผ่านมา +3

    Waar dadkii caadiga ahaa ninkaas baa ka nool

  • @MohamedAhmed-ie4nd
    @MohamedAhmed-ie4nd 5 วันที่ผ่านมา +2

    Afkaaga caano lagu qabay.

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 6 วันที่ผ่านมา +2

    Taliska naflacaariga naxashka saaran ee kibray tuura tuugta

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 5 วันที่ผ่านมา +1

    Durow inadeer awal kahadha oo dad ugu liita cirana waxan leyahay taladu waa talo garxajis

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hero muuse

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay sheegayaan
    Laysu joojin maayo
    Cashuurtayaday cuni jireen
    Huwan weeye
    Cadawga gudaha..iwm.
    Waa arimaha qarankeenii fashiliyay

  • @u.j7332
    @u.j7332 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waar ilaahay baa Boqore hadalka iska hagaaji oo kalmadan boqor eed ku celcelinayso jooji

  • @shiinecawed4760
    @shiinecawed4760 6 วันที่ผ่านมา +3

    Weldone Ex minister

  • @faysalburco9655
    @faysalburco9655 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dalku taluu ubaahan yahay 2bada dhamba waxaa ku xinanu waa dadkeeni cidkastoo gacanta ku haysaana ha ilaaliso

  • @user-vg4vl8fn9b
    @user-vg4vl8fn9b 5 วันที่ผ่านมา

    Wan qabayo waxan ku darsalan laha in xusbiyada laba un laga dhigo labadana dawlada wadaglaga dhigo

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 6 วันที่ผ่านมา +1

    B. Buurmadow baa warka oo dhan idiin dhiibay oo idn yidhi wiil aad abti u tihiin oo hogaan noqday hadaad aragtaan waad dagaalataan oo tii Cigaal na waan ogonaym. Gunbaadvtihiin weeyi!!.

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 5 วันที่ผ่านมา +1

      Caruur badthy dadku way is dhalan ader lkn edeb daro cidna laga yeeli mayo ninkan so ki abtiyashi xabad la dhacayey ma marku kursiga fadhisto ayu abti yelanaya waxa garxejis hoday abtiya loyhy muuse wuu ku ambaday talada somaliland

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ninki hadal wanaagsanaa ma waxyibuu akhriyayaa. Jah sidaa uu sheegay weeye reer somalilanow si kasta oo aynu qabiil iyo qof jeclaysi ugu jirno waxaad ogaataan in qofkaa aad qaranaka dhaafsatay aanu ku jeclayn oo danayste yahay oo uu ku iibsanaayo adiga iyo wadankaba

  • @mustaphayonis7201
    @mustaphayonis7201 6 วันที่ผ่านมา +3

    Duuroow dadka .ma waxaad leedahay musuqmaasuqii ayaa lanaga qabtay hakugu koobnaato xaaraanta aad ku yabooheyso baadigoobkeedu miisaaniyadu dadkay wada gaadhi jirtey ayey taladaadu kusoo ururtay op wasiiradu awood ay dhaqaalaha ku musuqmaasuqaan ayey lahaan jirtey subxaanallaah adiga iyo inta kula aragtida ah ayey ku koobantahay

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 5 วันที่ผ่านมา

    Maxamed duur caraale madaxwayne xaqa

  • @abwaanbaandheeye6226
    @abwaanbaandheeye6226 5 วันที่ผ่านมา

    War is hubuso kkkkk Wasir Nuuru carale

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 5 วันที่ผ่านมา

    Horta qoladan GX ee ina wareerisay
    Maxay ninkan u soo Sharaxi waayeen ?

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 5 วันที่ผ่านมา

      Maxaa kaagalay ninkaanu sharaxayno kiina managaa kuu soodooray?

  • @guutaale
    @guutaale 5 วันที่ผ่านมา

    I ras aad sheegtay waa inta Wadani kusoo kordhiyay dalka. Yaa cadawga dalka kusoo duulay u hiilinayay.
    Heedhe Sooleey haydiin codayso

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 5 วันที่ผ่านมา

      San dule ayey kugu thy

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ma wasiir baa lagaa dhiwayay

    • @waayo__aarag1
      @waayo__aarag1 5 วันที่ผ่านมา

      Nio sida raga uhadal dalbu ka hadlaya iyo umada iyo qabyalada ee xukunban raba mu odhan sida raga aya hadalka la miisama melxun waxpa lagama eego ninkan waa rijal colado badan so baqtiyay marku wasirka aha oo wax so qabty marka ama si qabyaladaysan uhadal ama aragtii uhadalo hadalka adleday marka hore qiyas

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 6 วันที่ผ่านมา

    Waa RUNTAA , SOMALILAND WEY XIRTEY , ISKAERYA TALISKANE MAFIAGA EE UGDAADSSANE.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 วันที่ผ่านมา

    Nikani Isaaq maaha.
    Isaaq run sheegaya kani ka hor maan arag
    500 maxbuus baaa laga haystaakkk
    Way dafiraan in la soo eryaday.
    Buuqba buuqbay ku dhaafaankkk

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 6 วันที่ผ่านมา

    Qurbo joogta noocana Muuse ri luntayna ma weydiiyo, kuwa qurbaha ka yimid ee halkan wax u soo diontay waa kuwii nolasha ka dhacay!!.

  • @khadraasker5958
    @khadraasker5958 5 วันที่ผ่านมา

    yaa ciiray????

  • @EsseBookh
    @EsseBookh 6 วันที่ผ่านมา

    😅😊

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 5 วันที่ผ่านมา

    EX Wasiir Duur wuxuu ku fiicnaa musharaxa waddani walaahi inaan loo kala hadheen nin raggeedkan lakiin macal asaf Ciro ayay tolkeen G36 noo keeneen ilmaadeerayaal ninkan noo keena codkana na waydiiya bilaa caleek