Daawo Riwaayad cusub Naag xun reer madhaqdo prt 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
    ★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 166

  • @fanaxyare6974
    @fanaxyare6974 3 ปีที่แล้ว +3

    Mar lahilmaamay hasoo dhigina intay xamaasada jirto

  • @dahirahmed9271
    @dahirahmed9271 3 ปีที่แล้ว +1

    Qasal fariid baad tahay guulayso saxib

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 3 ปีที่แล้ว +5

    Ha layso duceeyo waan jabnahayeee

  • @maahiryare8370
    @maahiryare8370 3 ปีที่แล้ว +5

    Xamdi Abdi raxman Ex deriska xalaasha

  • @sacdiyoosmail297
    @sacdiyoosmail297 2 ปีที่แล้ว

    Habar fajiisata ah
    Taatika badanas

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep going Qasaal tv

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 💕💕❤💚🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @ippo-bz1mw
    @ippo-bz1mw 3 ปีที่แล้ว +10

    Doqoon Nabi mosa habaray nin hanti haysta aye heshay oo sodoh wcn aye heshay 😊 waxso nmcoyn Marko ilhy siiyay aye sanka tagtay🙄 been maahan qoofka mrko nimcada ku fadhiyo Maa dareemo, 😔

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 3 ปีที่แล้ว

      Maya huuno sodoh fiican lamahelo waxan waaruwaayad

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننن

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 ปีที่แล้ว

      @@shukrimajiid5002 wey jirtaa sodoh fcn se waa yaryiin

  • @mulkimohamedahmed6427
    @mulkimohamedahmed6427 3 ปีที่แล้ว +6

    Riwayad Aan inbdn sugayey
    Thanks

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Walashey fadlan subscribe iisar mahadsanid xabiibti

  • @cabdifataaxmaxamed5163
    @cabdifataaxmaxamed5163 3 ปีที่แล้ว +4

    sxb qasaal laba bilood ka dib mad wax fahmaysaa 1:38 8:08 13:10
    hooyo iyo walaalaba wa goob 9:47 11:44 15:09
    bahalkii; 17:47

  • @layloluula7299
    @layloluula7299 3 ปีที่แล้ว +5

    Alawiilkan dartisanufirsada filimka jilinkisan kahela hore usoco

  • @zhamsa_nalka4388
    @zhamsa_nalka4388 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa riwaayad xikmad wadata

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @caydidcali4970
    @caydidcali4970 2 ปีที่แล้ว

    Maaha Allah

  • @mariamali1399
    @mariamali1399 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdishukri waa really actore

  • @shukrialigamaar7769
    @shukrialigamaar7769 3 ปีที่แล้ว +4

    wlh ruwaayadan caadi maaha qeyta 3aad waa sugi la,ahay caadi maaha qasaal horey usoco

  • @abdirauf7210
    @abdirauf7210 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal atariishatha sanka Maa kaxiran walahi waan unaxay ninyoow mid iladashay ayaa sas ah mashalah cafimadka allaha nasiyo ee NOO sobathiya

  • @SAMADOONMEDIA2040
    @SAMADOONMEDIA2040 3 ปีที่แล้ว +2

    Digsii karaayo adinkaa soo dhaxa galay kulahaa hhhhhhh

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta riwayadan la socota like sara😅😂🥰

  • @Ogaalmaaltv
    @Ogaalmaaltv 3 ปีที่แล้ว +4

    Sodohdu waa dadkii hore ee nadiifta ahaa

  • @sacdiyazaytun1577
    @sacdiyazaytun1577 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah ninkeyga hooyadis ma sas ula dhaqmi kara💙

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa waxay sodohdan dahabka ahi manshlh yaa sodohday sidaas ka dhiga

  • @nordaacad2108
    @nordaacad2108 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh riwayadan inab cadi ma ahan 😀😀

  • @fadumocabdimanshaalaahmaha8976
    @fadumocabdimanshaalaahmaha8976 3 ปีที่แล้ว +10

    kkkkkk goormaa lasoo daayaa labada qeyboodba waan soo dawadey naagaha sida loo jilleyna waa dhab sodoh manoqon wali lakin mid badan oo saas ah maxaanu aragney😂😂

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نن

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Fadumo abaayo fadlan subscribe iisar

  • @hodanhassan1883
    @hodanhassan1883 3 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib weeye part 3 sugaynaa umulkhayr usoo badi dhadhan bay u yeeshaye

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh, Alla riyada caadi ma aha

  • @HanuuniyeOfficialChannel
    @HanuuniyeOfficialChannel 3 ปีที่แล้ว +5

    War naagta iska fur
    Waan ogahay iney Riwaayad tahy
    hadana Waan Xumaanayaa wlhi
    Ciil ihaaya Naag hooyady saa ula hadleysa

    • @bashirfarahaliali2626
      @bashirfarahaliali2626 3 ปีที่แล้ว

      Adiga hadii naagtaada hooyadaa saa ula Hadasho maxaad yeeli lahayd?

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk cadi mahana

  • @fanaxyare6974
    @fanaxyare6974 3 ปีที่แล้ว +3

    Part 3 sxbyaal

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نن

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 3 ปีที่แล้ว +3

    Hodan baan xiiseeyaa wan iska jeclahy gabadha

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 3 ปีที่แล้ว

      waa ceejinlahaa saan unecbahay say wax u jisho

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 2 ปีที่แล้ว

    cilaan madow sunta ku jirto kalay arag!..janelka soo boqo.

  • @youngsheeno8942
    @youngsheeno8942 3 ปีที่แล้ว +5

    Hodan walahy atrisho dhameestiran waaye kusoco sister

    • @umamuctazem162
      @umamuctazem162 3 ปีที่แล้ว

      Hhh wr abdiyare meshan mjogta😁😁

  • @maamuuscabdi3790
    @maamuuscabdi3790 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi hooyad ayaan wakhtiga ugu badan ku bixinaya hadan guursado naagta aan guursado madaxa kaga istaagaya hadan guursado

  • @rumansharif246
    @rumansharif246 3 ปีที่แล้ว +2

    Ixtiram daranaa wiilka hooyadii kasoo agkac kulaha Hala cunine

  • @khadijamohamed7752
    @khadijamohamed7752 3 ปีที่แล้ว

    ASC Umu Ahzab Noolow

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 ปีที่แล้ว +4

    Qaybtaa 3 Sadeexad fadlan 🙏💗

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa'allah walalkey fadlan subscribe iisar mahadsanid

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk I miss u my team

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 3 ปีที่แล้ว

    Sifiicanbad ujisheen qisada flimka.

  • @mustaqbalchannel6310
    @mustaqbalchannel6310 3 ปีที่แล้ว +2

    gabadha mamada kumatalaysa very goog si fiican ayay ujishay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo fiican

  • @ibrahimareesa352
    @ibrahimareesa352 3 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadan waan kuhaystaa zaaid

  • @zalma1437
    @zalma1437 3 ปีที่แล้ว +1

    Mamadan sheekada haysata ani iyo wllhy naagta abe qbo sida ngu smyso wye

  • @sahranor118
    @sahranor118 3 ปีที่แล้ว +2

    alla naaga qaar goodkeda ma qoodmo. naagtu hadeey ninkeda jeceshahay hooyadisna iyo familygisa dhaan madaxa ya saarata xita hdeey xunyihin wyo waa laga keensada xita hadeey sodoh xun tahay, dadku ma wada siina. soodahdeyda hadal xuun iska dhafe dhiib uma quuro wayo wa hoyadey oo kaalay, asba sida u hooyadisa u jecelyahay yan anigna u jeclahay

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 3 ปีที่แล้ว

      @@carafey3113 sory maxay ku dhehaan abaayo

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 ปีที่แล้ว

      @@haniahmed3481 wax lagu farxenin koley meshan ina Ka shego Ayana Rabin

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 3 ปีที่แล้ว

      @@carafey3113 ku ducayso in ilaahay qalbigaaga ka masaxo wll qaali isku day inaadan xasuusan

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 ปีที่แล้ว

      @@haniahmed3481 abayo wxs ma aragty WA hilmami waye, waxe igu noqotay nabar o kale💯 lkn hire iskaga wada noloshayda wxa Ka Raba abayo Inad iso duceysid muradkeyga ino ilahay I sahlo ina ilahay ducadina I aqbalo laga yaaba iso ducey xbbti

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 3 ปีที่แล้ว

      @@carafey3113 hye abaayo wlhi abaayo aniga wakhtigan xaalad adag baan ku jiraaa aan cida ii ogayn waayo ninkii I qabay baa I furay anoo jecel markaa abaayo Ana iso ducee adna isku day inaad ilowdo maxaa kaa galay waxay ku dheheen nin ku jecel hadaad haysato ilow abaayo reerkaagana dhaqo ❤️

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +3

    waar cabdishugri ma xanuusatay waad baabaday

  • @istarlinfarah8861
    @istarlinfarah8861 3 ปีที่แล้ว +4

    Walee habartii meel bay saartay

  • @umamaxamedofficial8670
    @umamaxamedofficial8670 3 ปีที่แล้ว +5

    😢🙏🙏Wll plz subscribe isaar wanku barya wll ifka lagu yahy wllo 3k igaarsiya iika badanba waa ii awoodan plz codsi wlltinimo ah itaxgaliya codsi keyga

  • @mansurali4474
    @mansurali4474 3 ปีที่แล้ว

    Wale nocanokale daqiiqad ila majogten yurdhe lkn waxa jira nago nocano kale ah inlahubsado is ka fican

  • @mustafhassanhussein5772
    @mustafhassanhussein5772 3 ปีที่แล้ว +5

    wey dhacdaa qoftan okale waa lidka naceb

  • @mayaaas5132
    @mayaaas5132 3 ปีที่แล้ว +3

    SPEAK THE TRUTH ALWAYS!!

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Xididka ma la isu keen.

  • @xakiimoibrahim4983
    @xakiimoibrahim4983 3 ปีที่แล้ว

    Awe2

  • @muxiyocabdi665
    @muxiyocabdi665 3 ปีที่แล้ว

    Riwayadan ilaa qaybta 100 inooso wada wan jeclahay siday u matalan iyo hadalkooda

  • @xamdicabdixakiimxasan5026
    @xamdicabdixakiimxasan5026 2 ปีที่แล้ว

    Comments

  • @mahadshuuke4817
    @mahadshuuke4817 3 ปีที่แล้ว

    Farhan Hussein

  • @laylaibrahim4991
    @laylaibrahim4991 3 ปีที่แล้ว +15

    Asc walalaheyga islaamka ah ilahey swt dartiis subscreib igu saara❤️❤️❤️

    • @filsancalifilsan3858
      @filsancalifilsan3858 3 ปีที่แล้ว

      Insha Allah

    • @cabdirahmaanjamamadar7830
      @cabdirahmaanjamamadar7830 3 ปีที่แล้ว

      @@filsancalifilsan3858 1

    • @maxamedyare6510
      @maxamedyare6510 3 ปีที่แล้ว

      @@filsancalifilsan3858 ģùq 7p110

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 ปีที่แล้ว

      Abayo waan Ku Saray iso ducey ino ilahay arimaheyga I sahlo ino ilahay ducada I aqbalo laga yaba e iso ducey waan Ku saaray mahadsanid❤️🤗

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare♥️♥️♥️🌹🌹🌹👍👍👍

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Shukri jkkkkk

  • @maxamuud9559
    @maxamuud9559 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣c shugri salaan sare

  • @muminokhayre3103
    @muminokhayre3103 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @issakeyissakey3021
    @issakeyissakey3021 2 ปีที่แล้ว

    Issakey Issakey
    123456789

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 3 ปีที่แล้ว

    Hodoney mamada dhaaf kkkkkkkkkkk

  • @Booska1
    @Booska1 3 ปีที่แล้ว

    Macalimu Chanel subscribe halagu camaamada asxaabta

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Intii kuxiran qolkan yutubkeyga subseskreb isara 🙏🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌❤️❤️👌❤️❤️👌

  • @umukheyr8689
    @umukheyr8689 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going qasaal tv

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 3 ปีที่แล้ว +5

    Caloolxumo waye

  • @aminajama7691
    @aminajama7691 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Qasaal tv

  • @fardawsahassan6958
    @fardawsahassan6958 3 ปีที่แล้ว +3

    wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub soboqota fardawsa

  • @fanaxyare6974
    @fanaxyare6974 3 ปีที่แล้ว +12

    Teedkle ruwaayada waxay kusoo cantahay hees laanta hadalka fasiixa afsomaliga saxda ..qaabka jilinka waa 100 dhinac kasto ...keep going

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Huray usoco anigane isoo booqo like subseskreb wakusaray adiguna like subseskreb isar

  • @liibaancumarcalasow5999
    @liibaancumarcalasow5999 3 ปีที่แล้ว +3

    Noo soo badiya ruwaayadan fadlan mahadsanidiin

  • @farhiyaabdi2711
    @farhiyaabdi2711 3 ปีที่แล้ว +4

    Hodan oo balaayo ah waa markii ugu horeysey hhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 3 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan hodan ila xiriiriya 🙏🙏🙏🙏

  • @Qisooyin12797
    @Qisooyin12797 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahay somaliyeed subscribe isaar khayr alaha kusiiyo

  • @lamaarag7581
    @lamaarag7581 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ka helay riwaayada runtii xaqiiqo jirta ayay kahadlaysa

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 3 ปีที่แล้ว +3

    ,😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @amalinali6040
    @amalinali6040 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka wa la raba hoyadi lama rabo wa caqliga nagaha qaar

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going Qasaal tv

  • @qadroaliisaaq7914
    @qadroaliisaaq7914 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @cadnaanali7354
    @cadnaanali7354 3 ปีที่แล้ว

    Naaaag xafad madaqii kartooo waaa Somali saaay iskuu racdaaay

  • @لاحكمالالله-ش1ص
    @لاحكمالالله-ش1ص 3 ปีที่แล้ว +2

    Waraa tima qurac saaxiib ruwayad markaa dhameesid midkale bilaaw dhoor moocduuc haisku furin

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @bashiirmohamed4101
    @bashiirmohamed4101 3 ปีที่แล้ว

    Maxay afka u qabanaysaa maanta dhan islaanta gabadha wah

  • @saciidachannel5818
    @saciidachannel5818 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabey isaara subscribe

  • @sharashara1928
    @sharashara1928 ปีที่แล้ว

    Lik sara

  • @nuurokamas3944
    @nuurokamas3944 3 ปีที่แล้ว +1

    Ugh 🙄 the tourists were in

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 3 ปีที่แล้ว

    Waxan wabeen marmar moye intabadan sodoh iyo dumashiyada xun badana hablaha laqabo dulmiya badana lakin sodoh wanagsan wayjirta sodoh fican alaah hanasiyo

  • @mukhtaryasin7112
    @mukhtaryasin7112 3 ปีที่แล้ว

    Hoyo

  • @noorkahussain7521
    @noorkahussain7521 3 ปีที่แล้ว

    Qasal ok

  • @abdirahmanjama6508
    @abdirahmanjama6508 3 ปีที่แล้ว

    Hey

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa sugaayay filmka 🙉

  • @siimaa5307
    @siimaa5307 3 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayadaan wa jecalahay💞💞

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllky qaybt 3

  • @waarunabdullahi6400
    @waarunabdullahi6400 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk abdishukri

  • @najmamohamed4262
    @najmamohamed4262 3 ปีที่แล้ว

    Hoodan isku doqban nahy

  • @khadrasiciid2325
    @khadrasiciid2325 3 ปีที่แล้ว

    Maraxa.maraxab

  • @amalcabdi889
    @amalcabdi889 3 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @umulkherabdi5643
    @umulkherabdi5643 3 ปีที่แล้ว

    Asa a

    • @mandeqhuss4907
      @mandeqhuss4907 2 ปีที่แล้ว

      Vvvvbbjkkgkjvbökkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @mandeqhuss4907
      @mandeqhuss4907 2 ปีที่แล้ว

      Zihniyet bu ne 🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈🌈

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +2

    qosol iga badan kkkkkkkkk 🤪

  • @sscboy3547
    @sscboy3547 3 ปีที่แล้ว +3

    Sodoh iyo gabadh laqabo goormay heshiinayaan tollow

    • @mahamudfarah1862
      @mahamudfarah1862 3 ปีที่แล้ว +1

      Anagaba heshisaa nahay

    • @sscboy3547
      @sscboy3547 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamudfarah1862 mansha alah wa wax fiican

  • @alasowking6874
    @alasowking6874 3 ปีที่แล้ว

    hodan how i can get that lady i need her contac plz help me somali

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن