"Somaliland way ku khasaartay wada hadaladii Muqdisho, Somalia-na aqoonsi..." Aqoonyahan Cabdilaahi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 133

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 8 วันที่ผ่านมา +14

    WAA MARKII UGU HOREYSEY EE MMTV BARNAAMIJ SAX AH AY SII DEYSO.
    MMTV HALKAAS KA SII WADA

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 วันที่ผ่านมา +10

    Aqoonsigu waa in aan lagugusoo xadgudbin only kolkaa somaliland somaalia oo laascanood ka dagalamaysa moyee Ethiopia/Djibouti way aqonsanyihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-zr2hs2zq5p
      @user-zr2hs2zq5p 8 วันที่ผ่านมา

      Laascanood is Kathumo State of Somalia 🇸🇴 🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼🇦🇼

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 8 วันที่ผ่านมา

      @@user-zr2hs2zq5p ???

    • @ahmedafrica7276
      @ahmedafrica7276 7 วันที่ผ่านมา

      Miyad hurudaa wll
      Been naftaada ha u sheegin
      Muuse wuu la ambadey siyasadii somaliland

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 7 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedafrica7276 Ma beenba inay risaladay ilhaan cumar siday midaysay darood ahayd congresska maraykanka ayaa xeer sharci ah oo saldhiga millitary u fudadaynayo aqonsiga soomaliland ee waa in dagaal lariday maldahan ? mawaxaa been ah in cidamda badda Ethiopia maanta Djibouti fadhiyaan oo kiro laga qaado ? ma waxaa been ah in darood isticmalayo hawiye oo lilmada jixaaska somali jacaylku been tahay ???

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 6 วันที่ผ่านมา +3

    Yaa af-Somali oha jawaabi Karo macnaha "waxay ahayd wadan for ah 33 sano hast yeeshee wax aqoonsi ah Dunida kamaysan helin"!

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 8 วันที่ผ่านมา +8

    Anigoo ah muwaadin reer somaliland ah waxaan ka codsanayaa wasiirka arimaha gudaha ee JSL mudane maxmed kaahin axmed inuu hoos u eego qulqulka ajaanibta ubadan oromada iyo amxaarada ee soo buux dhaafiyay magaaloyinka dalka sida hargeysa burco berbera borama iyagoo dadkaasi dhib ku haya muwaadinniita dalka udhalaty

    • @MrQawdhan1
      @MrQawdhan1 8 วันที่ผ่านมา +1

      kkkkk walaalaheen baad leedahay hala saaro

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 8 วันที่ผ่านมา

      @@MrQawdhan1 kkkk waad iga qoslisay Walahi waa sida ay dowladeenu aaminsantahay lkn waa unaan abaabulnaa dhalinyaro la dagaalanta oromada

  • @almher8883
    @almher8883 8 วันที่ผ่านมา +7

    He is a very knowledgeable person.
    He should be in the government or the parliament, instead we have the kind of Abib and Batuun.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Why you attacking abib and batuun because they are not isaaq tribe 😂😂 😂😂

    • @almher8883
      @almher8883 5 วันที่ผ่านมา

      @HassanAli-xf8qi , here, you are the only person who is talking about tribe.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@almher8883 somaliland are one tribe isaaq That’s facts.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@almher8883 khaatumo state of Somalia 🇸🇴 = dhulbahante. Awdal state= ciise and samaroon. Somaliland= isaaq only

    • @almher8883
      @almher8883 5 วันที่ผ่านมา

      @@HassanAli-xf8qi , once again, you are the only one talking about tribe.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 วันที่ผ่านมา +3

    MM TV fadlan ogow Sarka reer Somaliland Iyo Xuduudu waa mucayin waxaa Qeexay Sharciyada Beesha Caalamka u ya a la. Waxa Aqoonsi loo raadinayaa maaha dhulka, Xadka Iyo Dadka ee waa in Caalamku la shaqeeyo Dawlada Somaliland. Fadlan fahma dadkana u waadixiya

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 8 วันที่ผ่านมา +4

    KUWII KHIYAAMAADAAS WADANKA U HORSEEDEY AYAA MAANTA IN HOR TAAGAN OO AH XIRSI IYO INA XAASHI. CIRONA KABA SII DARAN OO SOMALILAND MA DOONAYO.
    WAA NASIIB DARO WADANKA KU DHACDEY WAXAANA U SABAB DADKA REER SOMALILAND OO QABYAALAD IYO MUSUQMAADUQA JECEL
    ALLAH KARIIM

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 8 วันที่ผ่านมา

      Hhhhh muse wuu tagayaa heegoy😂

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 8 วันที่ผ่านมา

      Ciro dabadii Xirsi iyo Xaashi ayaa ku talinaya 😂 oydee😊

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mm tv Alle ha barakeeyo ha xafido waa difaaca qaranka insha'Allah

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aqoonyahan waxgarad c/lahi Xusen soo dhig wareysiyada macquulka ah qaran jirka ah INtaad Qaybiye mubrak Aar aqoon ku sheegayso mmtv caawa sax thanks

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +2

    ALLAHA unaxariistee MADAXWEYNE CABDULLAAHI YUUSUF wuxuu ahaa geesi runta aan kagaban.

  • @Hana-si3sk
    @Hana-si3sk 7 วันที่ผ่านมา +2

    markisto Somaliland maaqasare Subhanallah 😢😢

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 7 วันที่ผ่านมา

    Haa haa haa waa sidaase, tani waa warbixin aad & aad u baxsan toogan oo taabagal fiican leh, haddii lagu dhaqmo. Waa bilaahi towfiiq 🙏✌️

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 8 วันที่ผ่านมา +2

    Dhammaan wariyaasha Somaliland wey iibsanyihiin

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 7 วันที่ผ่านมา +1

    WAAR DAGAL LA MID AH KA BANGALADISH OO LAGUMA KALA TEGINE,
    ADDUNYADA WAXAY NAGU TIRIYAAN WADAMADA CIVIL WAR AMA DAGAAL
    SOKEEYE KA DHACAY. WALI BEENTII AYAAD NOO SHEEGAYSAAN.
    MAANTOO DHAN CID KALE (BLAME) GARAYNAYSAAN.

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 4 วันที่ผ่านมา

    The Somali people are very happy and supportive of both Awdal State of Somalia and Khatumo State of Somalia 🇸🇴. Both states are crucial for Somali unity and have demonstrated their readiness for a united Somalia, which brings us great joy to witness this approach. Currently, Somaliland comprises only three cities: Hargeisa, Burco, and Berbera, and it is primarily represented by one clan, the Isaq. Therefore, they cannot claim all of northern Somalia. It is important for this clan to respect peace and avoid creating any new conflicts in northern Somalia.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 8 วันที่ผ่านมา +2

    Maxey ilahey iyo umada been usheegeen 33sano ayey dowlad madaxbanaan aheyn muuse MOA uu saxiisey 7bilood kahor ethiopia waxey kanya iyo turkey kubaryeysaa soomaalia nalaheshiisiiya madaxweyne kusheegii saxiixey waxba lagaweydiinmaayo maxad sheeganeysaa????

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 วันที่ผ่านมา +1

    Koonfur fadlan jooji. Waa Somalia 🇸🇴 Talyaani.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Somaliland jooji waa qabiil isaaq

  • @user-ir3tq3hi8y
    @user-ir3tq3hi8y 7 วันที่ผ่านมา

    Dr Abdullahi alle haku maamuso runta taabtay

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k 5 วันที่ผ่านมา

    Allahu s c w

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t 8 วันที่ผ่านมา +1

    Maahmaah baa tidhaahda khasarahaaga hore fa'ido danbuu leeyahay siyasada arimaha debeda JSL ma degena ha baxaa-degtee daa waynu baran oo mar uun baynu ku guulaysan, lakiin waa inaynu samirka badsano.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 วันที่ผ่านมา +2

    Xirsi iyo Ictisaam ayaa ka danbeeyay in Somaliland ogolaato in Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹 hesho Ictiraafka dawladnimo. Wadani iyo Xirsi fadlan ha dooran. Codkaaga sii UCID ama Kulmiye. Wadani, Ciro, Xirsi iyo Ictisaam waa Cadow.

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 8 วันที่ผ่านมา

      Ma muse jaahil ayad modysa kulmiye meel inoma wado cidi qabyalad ku tagerysa iyaday utala.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 วันที่ผ่านมา +1

    U horeyn mmtv wax la dhagaysan karo macquul ah oo muwaadinimo ku haboon mmtv sii dayso

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 8 วันที่ผ่านมา

    Vert intelligent Man cabdillahi allah yacizak

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 8 วันที่ผ่านมา

    Excetly right

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALILAND MAANTA MABA JIRTO WAAYO SSC WAXAY MAANTA KA TIRSAN TAHAY SOOMALIA WAYNA KA GO´DAY SOMALILAND.
    AWDAL NA WAY KU DABA SOCOTAA.

  • @cabdiqaadirmaxamuud3375
    @cabdiqaadirmaxamuud3375 8 วันที่ผ่านมา +1

    Pro waa dadka wadanku ubaahanyahay ee musuqu suulin lahaa

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 8 วันที่ผ่านมา

    Very interesting 🤔

  • @user-fc6mc8pi2b
    @user-fc6mc8pi2b 8 วันที่ผ่านมา +1

    Why djubti and Moqadishu opposed development of somaliland? B/c if somaliland recognized as country, it will become economic and political center of east Africa.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Somaliland are terrorist group

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waa aqoonyahan garanaaya wuxu ka hadlaaya

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Maxaa qooyahay maskiin adeer ku waalin wax Somaliland layiraado majiro 😂😂😂

  • @samatargahmed
    @samatargahmed 7 วันที่ผ่านมา +1

    Marka aqoontu hadlayso, dhagaha ayaa si fiican ugu boga! Waxa uu ka hadlay aqoonhahanku waa wada xaqiiq inta wax fahamsan ee reer Somaliland oo dhamina ay sidaa uu sheegay Cabdillaahi ula socoto!

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Maxaa aqoon dee adeer 1 qabiil isaaq rabo inuu watanka kala gooyo 😂😂😂 dagaha uma fiicno.

  • @abduge1237
    @abduge1237 7 วันที่ผ่านมา

    Waa nin shaqa tag ah ka fog xaqiiqada. Dhalanteed iyo riyo ku nool.

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 8 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah. Dalka dadkan Haystaa een ka faiidaysanin. waxay la mid tahay Darmeerkii Malbka siday uun.

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 8 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaqland cidna dawladnimo u aqoonsan mayso waa og yahay aduunko inay beel tahay isaaqland

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Anigaa aqoonsi siineeno habar jacel land iyo habar awal land 😂😂😂😂

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 8 วันที่ผ่านมา

    MMTV ASC DOODAAS SIIWADA S/LAND MASAMAYSATAY DIFAACII LOOBAAHNAA WAAD MAHADSANTIHIIN.

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 7 วันที่ผ่านมา

    Wadanka midnimadiisa waa in si dhab ah loo ilaaliyaa .
    Soomaaliweyn sikin kama baxdo maskaxdeyda .
    Waan guuleysan doonaa dhammaanteen idam Alle.
    Guul Soomaaliya

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Adeer miyaa ogeen calanka meesha suran yahay meel 2 saac u jirta burco oog dusheeda calankii 50.000 ciidamada bada Somalia 🇸🇴 loo diyaari oo mardhow saa gaariyaan xeebda looyace 😂😂😂

  • @ilyashanad-xm3tw
    @ilyashanad-xm3tw 8 วันที่ผ่านมา

    kulmiyihii hore waxaa ku jirey waa xirsi iyo Maxamuud xaashi kuwa waxa laaqay

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 8 วันที่ผ่านมา

    ninkanu illahay khayr hasiiyee waxuu Ka hadlayaa exactely waxaan aaminsanahay waana xirsi ninkii waxaa aabaha u ahaa in lagula xisaabtami à waa muhiim

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 8 วันที่ผ่านมา

    Qofkaani muxuu kahadlayaa wixii lawaydiiyaba wuxuu leeyahay magaranayo haddana wuxuu rabaa inuu dad wax u sheego.

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 7 วันที่ผ่านมา

    Aqoonsiga waxaad karaadisayn burburka iyo qaraxa xamar taas ayaana sabab u noqotay inaad khasaaartaan maadaama aad walaaladiin xumaan lajeclaydayn una dirtayn dad qarxiya oo laaya

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 7 วันที่ผ่านมา +1

    Bal waxshigan aqoonyahanka isku sheega fiiriya mudug baa leyskudilaya bal tiina kawaran idinka isaaqa dhaxdiisa yaa oodweyne iyo cali saaid iskudilaya iskadadaa Sool iyo Sanaag iyagoo dhan baa been kasameysan maqnuud

  • @yasinhassan3840
    @yasinhassan3840 8 วันที่ผ่านมา

    Hargaisa ayaa xamarba laga qarxiyAA

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama 8 วันที่ผ่านมา

    EU WAA MIDAWGA REER YURUBE AU DHEH

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 8 วันที่ผ่านมา

    Maanulka somaliland waa sidaa maamul goboleed yada dalka haduuba ugu liidan qalbi xumo iyo qabiil+aqoon yari wada marqaan iyo music 🎶 weliba beesha ISAAQ oo garxajis geesiyada ISAAQ la buusaayo taasi meel laguma gaare Somalia 🇸🇴 dhinac ka raaca intay goori goor tahay.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 8 วันที่ผ่านมา

    WAR RUN TIIS KULMIYA WAX WALAY SOMALI IN U LAHAD LO MAY AHAYAN.

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 7 วันที่ผ่านมา

    PhD aqoonta nabada waxay nagu khaldeen reer galbeedku aqoon inoogu sheegeen

  • @mohamedaliolow5553
    @mohamedaliolow5553 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waa lagu daalay aqoonsi

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Waa run walal 33 sano been ah calankii Somalia 🇸🇴 ayaa suran meel 2 saac u jirta burco oog dusheeda 😂

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 8 วันที่ผ่านมา

    Waa lagu khasaaray wadahadalkii Somaaliya Somaaliland lagashay Albaabkaa waa in aan dib la inoogufurin Miyaanay ahayn kuwii hawada markaynu lasoowada wareegnay Markiiba wada qaatay ilaa aynu dagaal dambe lagalay markay bukaankii kaceliyeen diyaaradii qaadilahayd Waa Wacad qabayaal wacadqayaalna heshiish iyo balan male Soomaaliland guul

    • @mohammedhassen964
      @mohammedhassen964 6 วันที่ผ่านมา

      Kulahaa, Markeynu la soo wada wareegnay hhhhhh!!!! Is maaweeli waligaa...

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 8 วันที่ผ่านมา

    Maanta waxaa soo dhigteen Muwaadin Aqoon yahay wax laga Faa,iido karo ,waxaan idinka codsanayaa inaad inaga yaraysaan kuwa iska hadla Cayda iyo Afkagaado uun la yimaada

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 8 วันที่ผ่านมา

    Exactely waa waxyaabaha loo baahna yahay in aaaaad loogu baraarujiyo dadka reer sld

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 8 วันที่ผ่านมา

    1960 WAXAAD QAADATEEN XORIYAD DAWLADII IDIN SIISAY CADAYNTA KA QAATA KA DIB LOOYAR QABSADA MAXKAMADDA ADUUNKA TAGA MAXAAD INDHAHA ISAGA RIDAYSAAN HW.BAA XAMAR GAYSAY HADDANA MAXKAMADA ADUUNKA HAKA DOONAAN.HADDII KALE UMMADDA BEENTA KA DAAYA OO KA HOR LEEXDA SHACABKA SL ITAGAA DOONANAYEE.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      Wax aqoonsi siiyay qabiil isaaq majiro walal 😂😂😂

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t 8 วันที่ผ่านมา

    Waar ninkan la waraysanayo isma maqlayo miyaa waar silanyo wuu ku qasbanaa in uu shirkaa tago waayo Engiriiska ayaa 2012 ku dhawaaqay in uu somalia dowlad u sameeyo markaa silanyo wuu ku qasbanaa in uu shirkaa tago oo uu ka sheego in ay somaliland tahay wadan gooniya

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 8 วันที่ผ่านมา

    EU maaha sxb waa AU ( African Union). Wariyuhu waa inuu saxaa marka qofka uu waraysanayaa uu khaldamo. Wariye Khibrada taariikhaha waa inaad aad ula socoto si aad u sixi karto Qofka aad waraysanayso.

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 8 วันที่ผ่านมา

    Axadkani xagee kasabaxay😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    WAR WELEGEED CAALAMKU WAXAY SOMALILAND ULA MACAAMILAYSAY SIDA GOBOLADA KALE EE SOOMALIA KA TIRSAN. TAAS HA MOODINA IN AAD AHAYDEEN DAWLAD😂. MAANTANA SOMALILAND WAABA LAGU KALA TEGEY.

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i 8 วันที่ผ่านมา

    Waxa layidhaa runkuma sheege run kuguma ooyo
    Dahir waxu ahaa dublamasi hibo siyaa sadeed oon hadal badan lahayn
    Laakin waxa jabiyay cadow ama kucunay ama kuciideyay
    Karisxun ayadna kula

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +1

    IIDOOR WAGAASH doqonimada joojiya oo ogolaada in aanu idin maamulno.

    • @user-yq9bl3gk1q
      @user-yq9bl3gk1q 8 วันที่ผ่านมา

      Maxaad maamuleysaa xageed ku nooshay

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +1

      @@user-yq9bl3gk1q Doqomada iidoor WAGAASH ee kuwaashay aqoonsi baan rabaa in aanu utalino.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    ALSHABAAB IYO JAAJUUSIINTU WELIGEED WAXAY AHAAYEEN OO HADANA AY YIHIIN ISAAQ😂

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 วันที่ผ่านมา

    Waa in looba furin hadal

  • @waqtilumis3577
    @waqtilumis3577 7 วันที่ผ่านมา

    sxb isaaq dhulka somaliya ha iskaga guuro sababto ah labada daraf doonimayan somaliya kala godo oromada hargaysa dagan 0 Hala galiyo

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 8 วันที่ผ่านมา

    Nolaw

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 7 วันที่ผ่านมา

    Aqoon yahanow xaal qaado. Who is shabab leaders ?

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 วันที่ผ่านมา

    Wada hadalada ha la lalo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    MUSE BIXI SOMALILAND WUXUU KA DHIGAY OO UU U REEBAY QABIIL ISAAQ LA YIRAAHDO.
    RIYAAD KA HADLAYSAAN😂 IYO MAAWEELO

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x 8 วันที่ผ่านมา

    Sovereigntyga kor loohayo?
    Somalia ma maamulka Somaliland tarteed ayay kumeelgaadh u ahayd?ma waxa Muqdisho kadhaca ayaa Hargeisa laga ogaanjiray?oo aduunka ayay wakiil uga ahayd??
    runta ayaa la sheegaa hadii aad title aqoonyahan ku hadlayso.midkale waxaa isutagay oo midoobay labadii gobol ee Italian Somaliland iyo British Somaliland maaha in 2 dawladood midoobeen,ha iskukhaldin waxa aad adigu rabto iyo taariikhda runtaa!Somaliland dhibaatada haysata ayay kow katahay dadka in been loosheego.

  • @isku-dubba-ridnaan384
    @isku-dubba-ridnaan384 8 วันที่ผ่านมา

    haddeer ninkani muxuu inagu soo kordhiyey? In uu KULMIYE MAAGO waxaan ahayn. hebel baa halkaa maray iyo hebel baa sidaa yiri ama yeelay. War waa olole doorasho uun .

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅 ninkaa aad waraysanayso😅horta fiiri muqaalkisa😊

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 8 วันที่ผ่านมา

    2012kii shrkii London ayay Somaliland saxeexday in dawladnimada Somaliya la aqoonsado,ka dibna la soo dhiso dawlad Somaliyeed.Intaa ka dib laysku biiro.
    Laakiin shacabka Isaaq been ayaa loo sheegayay kkkkkk
    Ilaa hadda been ayaa loo sheegaa.
    Siyaasiga Isaaq ayaa ku shaqaysta qiirada qabyaalada kkk
    .

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    WAR NOO SHEEG MAANTA CIDA ISAAQ RAACSAN OO AAD ICTIRAAF U DOONAYSID ?😂.
    NIMANYAHOW DADKA BEENTA KA DAAYA😂😂

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 8 วันที่ผ่านมา +1

    War waligiimba waxaad ka hadlaysayn sheekoy sheeko. Horta Somaliland aqoonsiga ad sheegaysid adiga iyo cid kale ba ugama baahna. Lakiin Somaliland waa dal xoriyadiisa ka qaatay boqortooyada Ingiriiska ah oo Somaliland gumaysan jirtay. Hadaba Somaliland waxay xoriyadodii ka qaadatay England 26 kii June 1960. Sidaa darteed adiga iyo Kan professorska isku sheegayaa waxaad ku hadlaysaan waa " Sheekoy sheeko xarriira shimbir baa dhuustay gafanaa sheegay" You two are hippocrites of the highest order who are hell bent on waging an open war on Somaliland. However that cheap story won't help you come rain come shine. Period!!!

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 8 วันที่ผ่านมา

    Beenta maweeladi miyey soo afjaratey dowlad beynu nahey war aduunka gobolkii waqooyi galbeed buu inoo yaqan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    SOMALILAND WAA GOBOL KA TIRSA´ SOOMALIYA.😂. WELIGEED DAWLAD MA AY AHAYN. HADANA NOQON MAYSO.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 8 วันที่ผ่านมา

    Kani cadow gii lasoo direy ....laftiiisa......

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 วันที่ผ่านมา

    BEEN ISKU MAAWEELIYA. ICTIRAAF AY SOMALILAND HESHO WAA HABEENKII HALAY AHAA OO TEGEY😂.

  • @deeqaibrahim1404
    @deeqaibrahim1404 8 วันที่ผ่านมา

    #MMTV Ardaydii Faysal C Waraabe soo saaray oo aqoonyahan ah miyaad soo fadhiisiseen??😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud 8 วันที่ผ่านมา

      Hhh feysal c.waraabe isagaa badanaa siyaasiyiinta soo saarey

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +1

    Beenta joojiya iidoorow.

  • @abduge1237
    @abduge1237 7 วันที่ผ่านมา

    Been weynaa. Iidoor yaga oo soo jeeda bay riyoonayaan. Somalilan waa koox yar oo gooni goosad ah. Yaa ictiraafaya qabiil yar oo duday.

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 7 วันที่ผ่านมา

    Yaa been dal daley dal madax banan kulaha haye hee xijabta maanta waxa laka bilabo gubul aqansi la siinayo adunka kama jira horta gubul aa tahey taa ogow

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +2

    IIDOORLAND iyo QADHMUUNLAND xagee maamushaa?

  • @user-zr2hs2zq5p
    @user-zr2hs2zq5p 8 วันที่ผ่านมา +2

    HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA VIVA SOMALIWEN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 8 วันที่ผ่านมา

      Xasan sheekh ma iman karaa Hargaysa, Burco iyo Berbera ama Somaliland ba😂😂😂😂

    • @Brobrosissismama
      @Brobrosissismama 7 วันที่ผ่านมา

      KA KAC RIYADA XAMAR IYO KIZMANYO WAA QAYB KA MIDA SOMALILAND DAGAAL ISU DIYAARIYA WAANU IDIN QABSANAYNAABEE😂😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@HassanBasri725 adeer calankiii Somalia 🇸🇴 ayaa suran meel 2 saac u jirta burco oog dusheeda 😂😂😂

  • @nasiib157
    @nasiib157 7 วันที่ผ่านมา

    Fake aqoonyahan wuxuu ogahay malaha

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 8 วันที่ผ่านมา

    Caaac ..waligoood haciyaaane....awrka caynka ugiiji

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 8 วันที่ผ่านมา +1

    Abdilaahi aqoonyahan wayo araga

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 8 วันที่ผ่านมา +1

    Guys stop misleading innocent people of isaq tribe .
    Isaq is one tribe and they can't be independent state

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 วันที่ผ่านมา

    War ader aqoonsigii SSC iyo Awdal iyo garxajis ayaa lantagay lklk

  • @abdiali319
    @abdiali319 8 วันที่ผ่านมา

    Siyaasadda wanaagsanayd ee AUN Cigaal iyo Riyaale waxa leexiyey Xirsi iyo Maxamud oo siyaasadoodu ahayd Somali Wayn. Maantana Wadani ayey ku xoojiyeen in ay Somali wayn u doodaan. Waa Kulmiyihii ay hogaaminayeen ayaa imikana hogaaminaya Wadani.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 วันที่ผ่านมา +1

    FUTOLAND waa dal futoda banaan.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 8 วันที่ผ่านมา

    Daahir Rayaale wuxu ahaa Ninka Somaliland ka dhigay dawlad....
    Xaaraami qudhmay ayuu ahaaa.
    Dameerbuu ahaa cadow ku ah tolkii Samaroon. Cadowgoodii ayuu maamul run ah u dhisay.
    .
    Maamlintuu qabsaday waxba kama jirin Somalikand.Waxay ahayd xafiuska Cigaal oo kaliya.

    • @keyen19
      @keyen19 8 วันที่ผ่านมา +1

      Istagfurullah, ilaahay ka baq. Haduu Dahir Riyale, ilahay kheyr siiyo, wax horseeday.
      Wa nabada ka jirta Awdal oo la oran karo wa deegaanka ugu nabada badan Dhulka Somaliyeed. Oo kolay sameyn weyn sagu ku lahaa, 7 years Madaxweyne ku-xigeen ka ahaa, 9 Sano Madaxweyne, hadana la maaliyay 14kii sano ee ugu dambeeyay nabada u horseeday. Macaa Hadaa kasoo horjeedid gooni goosadka ama xukunkan SL ka jira, wa macquul oo wa qodob. laakin Ha dafirin gartiisa iyo sameynta wanagsaan uu ku lahaa deegaanka ama reer kiisa iyo Somaliland guud ahaan. nabada kaliya ayaa eheen wax loo dhigo.
      Ilaahayna markhaati ka ah oo ajarkeeda u qoriya inshallah.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 8 วันที่ผ่านมา

    Away Laascaanod inta addan yasin Somalida kale.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 8 วันที่ผ่านมา

    Waar Ilaahay ka cabsada oo taariikhdan beenta ah ee aad sheegaysaan joojiya.
    Koonfur oo xoriyada ka qaadatay Talyaani 1954 iyo British Somaliland oo xoriyada qaadatay 1960 ayaa isku noqday dawlad.
    Taariikhda adduunka waxaa ku taal in Ingiriisku xoriyad siiyay Soomaalilaan july 1, 1960 si ay dawlad ula noqoto Somaliland Italia.

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 8 วันที่ผ่านมา

    KUWII KHIYAAMAADAAS WADANKA U HORSEEDEY AYAA MAANTA IN HOR TAAGAN OO AH XIRSI IYO INA XAASHI. CIRONA KABA SII DARAN OO SOMALILAND MA DOONAYO.
    WAA NASIIB DARO WADANKA KU DHACDEY WAXAANA U SABAB DADKA REER SOMALILAND OO QABYAALAD IYO MUSUQMAADUQA JECEL
    ALLAH KARIIM

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 8 วันที่ผ่านมา

      Madaxweynihii ugu jilicsan aan ee ina soo maraa waa Biixi, ee aan gobol walba dab ka oogay, cadowgana inuu jabiyey ileen reer nugul buu ka dhashaye oo afka nool e