Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Eedo Culus U Jeediyay Xukuumadda Somaliland

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 19

  • @yonismusefarah3661
    @yonismusefarah3661 5 ปีที่แล้ว +3

    siyaasiga dhabta ah waa ninka dareenka dadkiisu qabo ka hadla ee runta ka sheega waxa jira xili dadkiisu runta ka cabsado. horay u soco siyaasi abgaal.

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

    Thank u so much. Sannag ma haystaa siyaasi abgaal oo kale oo sidaa tafka n talkative ka ugu hadla. I agree with him 99%. Ceergaabo, badhan, iyo laascanood na we need some one like him. Oo siyadada runta ah ka hadla.

  • @mohamudawmuse701
    @mohamudawmuse701 5 ปีที่แล้ว +2

    Mxaan cunaa

  • @cumarcali7662
    @cumarcali7662 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxba laga qorimaayo marks aan xilka hayo awdal waa wadhadha marks kalena hhhhhh

  • @jamacmaxamed306
    @jamacmaxamed306 5 ปีที่แล้ว

    Umada ka xishoo

  • @qubqac9544
    @qubqac9544 5 ปีที่แล้ว

    SAABTV WAA KU SHUBO

  • @sgs9351
    @sgs9351 5 ปีที่แล้ว +2

    Xaar cune weyn

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

    Xalaal maaha Somalia; xalaal maaha somali land: xalaal maaha Pl; hadaba maxaa ummada soomaliyeed ee
    dhibta iyo burburku ragaadshee, xal u ah. yaaAllah.

  • @skrtube237
    @skrtube237 5 ปีที่แล้ว

    Kan xaaraantii umada ku xanuusaday ee hadana umada soo hor fadhiya wllhi waa la toogan lahaa haday umadani tahay umad dhiig leh

  • @MohamedAhmed-xq1dq
    @MohamedAhmed-xq1dq 5 ปีที่แล้ว

    Abgaal waa nin ma talaya hanka iyo himilada dadkiisa. Dhawaan waxbadan ayaa is badali

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir Abgaal miyaanu Ahayn ninkii xaaraanta cunay 😁.
    Markii xil dambe lagu Aammini waayey Ayuu caytamayaan.

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

    Beeshe dhexe ee mareexaan:
    Beeshe dhexe ee isaaq
    War see la yee lama
    Beeshe dhexe ee majeerteen
    War see la yeelaa
    Beeshe dhexe ee abgaal
    War see la yeelaa
    Sidee somali qaran u noqon kartaa
    Maanta oo gaalo amxaar iyo cadaw kasta aan u jabnay ma garan eaynay isku Dan ahaadaa, heshiiya.... heshiiya
    Dhimatay maandeeq xamar baa lagu dilay
    Hargeysana lagu aasyaa
    Axunkana waa jabuuti iyo jigjiga

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 5 ปีที่แล้ว

    S/land gees ka gees lama wada lahaa kayeedheysa marka s/landta ictirafka iyo wada hadalka somaliya radineysa waa tee wager

  • @xuseenciise3713
    @xuseenciise3713 5 ปีที่แล้ว +2

    xaaran cune markaad dhamaysay xoolihii agoomaha ayaad xanuuzatay Gobalka hanaga ceebayn

  • @khalidcawil9432
    @khalidcawil9432 5 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir abgaal awal farmaajo ma telefanka ayuu kaala so hadlay ?
    Halka iiga so waran wasiir

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 5 ปีที่แล้ว

    Waar na dhaaf Mariko Madaxweyne Muuse waxba kuu dhiibi waayey ee uu ku handaraafey ayaad Niic da haysaa waxyàhow , maxaad markii aad Xilka haysey uga hadli weydey xaqa ay Awdal leedahay ma kooma ayaad ku jirtey Haàa haaa mise imika ayaad dhalatay waxaad tahay Dhaan - Dhaan aan waxba kala garaneyn oo ciyaaya lax baad tahay Reer Awdal na kaa caqli badan .

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 5 ปีที่แล้ว

    Nacas iimaan laawe ah hadiiii xogaaa laguu dhiibo waad aamusi lahayd

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Cismaan beeshr dhexe baad tahay
      Runtaa kuu muuqan jaahil na wa tahay
      Aan garaad badan lahayd

    • @axmedcismaan6497
      @axmedcismaan6497 5 ปีที่แล้ว

      @@ragemsaid8697 adeer maxaa dhacay anaga hanoo macanayn tuugan beelna anigu kama hadal adigaa waxaasi kugu qufulanyihiine