Soomaaliya Oo Soo Bandhigtey Lix Qodob Oo Ay ku Heshiiyeen Masar, Ereteriya Iyo Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 10

  • @omarmohammed-ft3mk
    @omarmohammed-ft3mk 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah, wa war ufcn nabad galyada geeska Africa

  • @mahamedtiibo3167
    @mahamedtiibo3167 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Idaacada runta sheegta ee iska diiday riyo maalmeedka kkkk

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    TV-ga Xamar u warama.

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa tv ga kaliya ee sican uwaranta

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay soo daayaan wararka khayaaliga ah waxa layaab leh idaacad ama tv loo tashanayo oo hadana buunbuuninaya saab doorasha dabadeed waanu iska qaban

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bakh bakh iyo biyo col dhaanshey iga dheh taasi waxay Suura geli kartaa haday Erritrea ku celiyaan Ethiopia ilayn iyagay ka soo yeedhay ha la illaaliyo midnimo e

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idaacadan faqashta u shaqaysa ey saab wa ina ls banadow xaraanta cadowga u adeegta

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Riyada walaal kakac😂😂😂😂

    • @AbdifataxAli-k2k
      @AbdifataxAli-k2k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤