Wareysi Xiiso Badan - Boqorka Dhaantada Axmed Budul Ismaaciil - BBCSOMALI | 04 September 2014

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Waxaa dhowaan Somaliland socdaal ku tegay
    kooxda hiddaha iyo dhaqanka ee dawlad
    deegaanka Soomaaliyeed ee Itoobiya.
    Kooxdaasi waxay ciyaaraha hiddaha iyo
    dhaqanka ka tumeen Hargeysa iyo magaalo
    dekeddeedka Berbera oo ay booqdeen.
    Hogaamiyaha kooxdaasi Axmed Budul Ismaaciil,
    oo ah abwaan isla markaana aad ugu caan baxay
    ciyaarta dhaantada, ayaa waxaa wareystay
    weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.
    .................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

ความคิดเห็น • 5