Allah u naxaristo 😢 Lkn anaga halyeyadeena hadii qisoyinkoda sidaan oo kale film laga sameyn lahaa intaan weykasii calool xuma badnan leheyd sharaf aduunka kala tagen allaha u raxmado dhamantod 😢❤😢
walahi waxa jira geesiyaal aan waligood aan gaban mar baan daawaday laakin waa awoodi waayay fahmida filimka thanks my borother👩✈👩✈🧑🚀🧑🚀 maclin dugseed baa kadifaaci kara dalkiisa waa cajiib magacaga ramadaan ha u qaadan bishan aan ku jirno😃😃
Acterka Cumar Mukhtaar Ku Jilaaya Waxaa la odhan Jiray Anthony Quinn Wuxuu ahaa Gaal Waliba Haystay Kaatooliga Wuxuu Bakhtiyey 2001 Miilaadigq. Isku Soo Duuboo Filimkan Oo Lagu Kala Jilay Liibiya Iyo Maraykanka Waxay Acteradu Ahaayeen Gaalo Ujeedka Filimkuna in Cumar Gaalo Ka Guulaysatay Ayey Ku Soo Gaabiyeen.
Allahu akbar ☝🏾😭❤️
Anfacey ❤
@@sudeys00 707ip770ip70ip77😅
@@sudeys00 😅p
8p
@@sudeys00 6:55
Afurka meeqa ka dhiman 😆
Like iisar
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
😄😄😆😂✌
Meeqaa dhiman😅
4saac iyo badh ba idhiman aniga😅
@@Independent-girl16:00😅
LIBAAXA SAHARA CUMAR MUKHTAAR 🦁 ILAHY HAU NAXARISTO🥰🥰🥰
Amiin
Nabiga igula sali scw❤
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
Scw ❤
Masha Allah ❤❤😮😢😢
Allah u naxaristo 😢
Lkn anaga halyeyadeena hadii qisoyinkoda sidaan oo kale film laga sameyn lahaa intaan weykasii calool xuma badnan leheyd sharaf aduunka kala tagen allaha u raxmado dhamantod 😢❤😢
Noosoo badi flimada oo kale nin sida cumar muqtaar oo kale😞👏
Ilaahay dhamantena janada hanoo wada kulmiyo aamiin yaarabi
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
Amin walaal
Allah akbar ❤
cumar mukhtaar libaaxii sxaraha oo waliba macalin dugsi ah waa layaab wlahi oo bilaahi oo tlahi cumar mukhtaar geesi buu ahaa
walahi waxa jira geesiyaal aan waligood aan gaban mar baan daawaday laakin waa awoodi waayay fahmida filimka thanks my borother👩✈👩✈🧑🚀🧑🚀 maclin dugseed baa kadifaaci kara dalkiisa waa cajiib magacaga ramadaan ha u qaadan bishan aan ku jirno😃😃
Sxp qisooyinka nabiyada noo soo geli, wll waa bil Ramadan .sidii bramadankii hore aad inoo soo gelin jirtey ❤️🙏🏻
DIINAT ILAHAYI. HA NAFAHINSY0❤❤❤❤😊
tlye waku wata ani gar io gardaro😇❤️
رمضان مبارك🌙❤
Cumar mukhtar ❤❤❤❤ waxan aad u jeclaa gabayadii uu tiriyaye waliban gaalad wan ku garaadsadey gabayadiisii
Ramadaan kariim ❤❤🎉🎉
Soo badi waakahelay wallahi ❤❤
Ramadaan mubaarak🎉
Wll walahi yarantaydii ayaad isoo xasuusisay 2013kii ayaa laptop kadawanjiray hada wantawaday xasoos ayad igalisay 😢 thank you❤
Isku mid baa nahnay 2013 laptop 💻 ban ka dawaday anoo yar 😢
Wll aniguna 2004tii ayaan dhiishka daawan jiray
Kula Mid baan ahay I think waxan Dawaday Dhoor Jeer 2009
Anoo aad uyar baan dawaday 6-7 ah mrwalbana wan jeclhy inan ku celceshado
Kaaga sii darane waa hado cabtan maajid aan codkii si Ku maqlyo 🥰golden voice 🎉
Beenta Daa Adoo yar Mobile xaafadiina muusan yaaline 😂😂😂
Abdihaliim wll qisadii qalid binu waliid nosoogali 🌷💞🥰🥰
Ramadan mubaarik 😍😍😍
Ramadan mubarak Asxaabta ❤️🕋🌹🥰
Sahabiiyadi sumaya so qado 😢😊
Nosobadi cabdil xalimo walahi, wajeclahay filimadadaa. Nosobadi💗💗💗💗
Gesiyadii somalida noguso dar plz plz plz plz ❤❤abowe plz plz
Waa qiso aad u macaan
Libaaxa saxaraha illahow unaxariiso
Sxp soo badi geesiyaasha islaamka tariikdooda
MASHALAH ☪️ 🕋 ❤️
Ya allah ya Muhammad 😢😢😢 ya rabi😢❤
Yaa muhamed ha odhan waa dambi
Waan ku salamay captain majid proh
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤Q
ALLAHU AKABAR ❤❤❤ ALLAHU AKABAR ❤❤❤
Captan majid zxp malin to malin makugu adkatay🥺
xoga cules ayaa jiro lkn wan isku daya inaa dib usoo celiyo daily vedio
Maalinle soo dhigaan maalin chanelka jiil media soo galiyaan maalina chanalkaan ayee soo galiyaan
Alaah ha unaxariisto
Fast 🙋♂️
M.A Allah ha u Naxariisto Cumar El-Mukhtar
AFUR AYAN KUSI SUGEYNA 👍👍
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
Soobadi geesiyaasha Aduunka 😢😢😢
Waa qiso macaan
Asacol kaafi😊❤
Waan xanuun Sanahay isoo docooyo 🤲
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤Q
Ilaahay haku caafiyo
@@cumarcabdullahi7392 aamiin sxb
Wll ilahay waydiiso ilaahay haku cafiyo❤
allahu akbar😢🙌🏻
Cumur mukhtaar allah unaxariisto😢😢😢
YA ALLLAH
SALADAHA
SOONKA
DUCOYINKA
ALLOW NAGA AQBAL ❤😢
🎉🎉🎉😂❤❤
Allah unaxaristo suldaan armed gurey
Cumar muqtaaq😢😢
Ramadaan Mubarak ❤
Away dadki qeerka jeclaa🥰🥰
Soo badi 🎉
😭😭waa la daldalay
Acterka Cumar Mukhtaar Ku Jilaaya Waxaa la odhan Jiray Anthony Quinn Wuxuu ahaa Gaal Waliba Haystay Kaatooliga Wuxuu Bakhtiyey 2001 Miilaadigq.
Isku Soo Duuboo Filimkan Oo Lagu Kala Jilay Liibiya Iyo Maraykanka Waxay Acteradu Ahaayeen Gaalo Ujeedka Filimkuna in Cumar Gaalo Ka Guulaysatay Ayey Ku Soo Gaabiyeen.
Geesi gesi dhalay ayuu aha wlhi❤
Alaah❤❤❤❤
qofkii ugu hore yaya 🥰😁☝☝
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
😄😄
M.a wall horay usoco😊❤
Allahu akbar💖
5
Qisada saddam Hussein noo soo tabi bro 🙏
Mansha Allah
Zxp Alle Dario Video yadaan oo kale noo soo bari wll
😢😢😢😢am zorrrrrry
Allahu akbar 😢🤲
M.a❤
Genesis garage waa yay
Halyeeey dagalamey ❤🎉
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
Next pls 🙏 Ahmed gurey❤
Allahu Akbar ❤
Afurka south Africa wa lajokaa❤
Waw libax
Ramadaan muubaarak❤
Next birth of a beauty ku xiji please😢😢😢😢😢❤❤
Talye noo soo badi
Waxan ku rajena 1.m I.a zxp
Comantigii ugu horeyey❤
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤Q
cadowga dhabtaa aan leenahay bacda shaydaan waa reer Galbeed, waa inaan ka aargoosanaa, sidee uga aargoosanaa, mahan inaan maatadoods iska leeno sidoo da oo kale, bale waa inaan kitaabka iyo sunnada u labaanayaa midnimadeena quweenaa
My bbe wan kuxiisey seytahay adi 😩🖐️
Sxb anaa u horeyo😊
Qofta labad adigaa wayeh
Waxaainoosoosaartaakhisoxiisaleh😇💖
Allahu akkbar
Filinkan anoo yar ayaan daawan jirey waliba cd kudaawan jirey😁 si fcnvaad usoo koobtay wll wuu dheeraa filinkan
Ramadan kariim
Please sadam xuseen noo soo dhig🙏
I am the first
Ramadan mubaa8❤😊
Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤E
waa ku mahdsanyahy wll madama aad tarikhdan noso khulasaysay
Allahu akkubar
Masha Allah shugran
Alah agbar
Macalinkii hogaamiyaha ahaa lpiaaxi saxaraha liibiya
Gumeusigii somalia soogali
Iska sax taariikhida zxp
Flim fcn waye
Asc kabtanka warka hdaan kuu sokobo sheekadaan sayid maxamed cabdule bey is shabahdaan couse sayidka Asigo yar buu quraaanka dhameyay dadkan quraanka wuu beri jiray macalin iska dheh xitaaa englishka xiligii gumeystaha sayidka iyo iyo ciidamadiisa oo kasoo jeedeen geska Africa englishka waa ay ka soo horjesteen xitaa ceelasha biyaha waa lagu dhibay xitaaa diyaarado waalagu duqeeyay sayidka da,diisu waxa ay aheed80 sanojir asigo eh baa 30sano oo xaasid nimo aan dhihin kro iyo qaraar ayenglisha ku qaraaree syidka wyeh 1925 bey xukumeen xa siga sun bey ku buufiyeen 25 janaayo ee 1925 tii buu geeriyooday zayidka Allah unaxariisteee iyo intii muslim eh maka waxa aaan usoo qaaty qalad ha iifahmin kabtan 💯💯👏❤️
Taariqda cumar mukhtar wxey kutalaa buuga history ga ee f4❤
Ramadan mubarak
Mussolini ayan manta iskolka ku dhiganey 😂
Ya Allah
😢
Cumar muktaar raxima hulaahu tacaalaa
1891 dheh nio😂😂
Keep going captain maajid