Ma Dhacayso In Qaxoontiga Falastiin La keno Somaliland Oo Aynu Aqoonsi Dhaafsano.." Xildhibaan Fure

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Ma Dhacayso In Qaxoontiga Falastiin La keeno Somaliland Oo Aynu Aqoonsi Dhaafsano.." Xildhibaan Fure
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 51

  • @mohamoudabdilleh6749
    @mohamoudabdilleh6749 วันที่ผ่านมา +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا جزا

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllaah Xaqa Allaah hanagu toosiyo inshaAllaah

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falastin.dhulkoda.iyaga.leh.❤❤❤falastin.gul.allah.u.gargar.amin.

  • @CabdillahiSicid
    @CabdillahiSicid วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah Tabarakallah

  • @Afraaah-l3l
    @Afraaah-l3l วันที่ผ่านมา

    Masha Allah khayr Allah kusiiyo

  • @Nuxucumarcige
    @Nuxucumarcige วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid xildhiban

  • @safiaali3140
    @safiaali3140 วันที่ผ่านมา

    Alleh khayr badan ha ku siiyo, oo sidaad xaqa u garanaysana kuwo u garta Alleh ha noo badsho.

  • @Ibrahimshosman-v1h
    @Ibrahimshosman-v1h วันที่ผ่านมา +1

    Aad ayuu u mahadsanyahay xildhibanku
    Sidaa uu sheegay weeye arinku

  • @ShosmanaliShosmanali
    @ShosmanaliShosmanali วันที่ผ่านมา

    الله يحفظك

  • @CabdillahiSicid
    @CabdillahiSicid วันที่ผ่านมา +1

    Halka kagaraq xildhiban Alle haku xafidho inshaallah

  • @maxamedcabdicumarmaxamedcabdic
    @maxamedcabdicumarmaxamedcabdic วันที่ผ่านมา

    Masha alah

  • @siciidaxmed8928
    @siciidaxmed8928 วันที่ผ่านมา

    guuleyso guuleyso xaqa allaah ha ina fahansiiyo

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ilahay haku xafido ictiraf sisan mayno dulmi logeysanayo walaladen falastin inaynu difacno ayey xaq inogu leyihin ilahaw Dirac amin amin amin amin amin

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed วันที่ผ่านมา +2

    Degdega fudaydka iyo hadal kaba yarayso cid cid khasbaysaa ma jirto xaal kuna waa hadal hayn Uune protocol ka Siyaasadeed iyo ka dawladni madana illaali Xildhibaan sow war cad maaha

    • @AsmaMaxamuud-nr8fm
      @AsmaMaxamuud-nr8fm วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq waa sidaa

    • @Qorane-y7r
      @Qorane-y7r วันที่ผ่านมา

      Alle ha jabiyo cadowga islamka falistiin guubaan urajenenenaa ....itiraaf ma dooneynee eynu garab istaagno muslimiinta caalamka sida falastiin iyo somali walaalaheen

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt วันที่ผ่านมา

    Masha Allah, xildhiban Allah yaxfidag.

  • @KayzeMuuze
    @KayzeMuuze วันที่ผ่านมา +1

    Waa sidaa waan qalad wayn inlaynosooqaato hadalkaa

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel วันที่ผ่านมา +1

    WAAR WAXAA CASHUURTA SHACABKA MUSHAHARKA LAGAAGA SIIYAA
    WAA IN AAD KA SHAQAYSAAN
    DANAHA JAMHUURIYADA IYO SHACABKA JAMHUURIYADA
    WAXBA LAGAA WAYDIIN MAAYO
    FALASTIIN E
    SIDEE LAGU HELI KARAA WAXA SHACABKA JAMHUURIYADA MASUULIYADDOODII XANBAARAY
    IN AY KA SHAQEEYAAN UGU YARAAN KA HADLAAN
    IN JAMHUURIYADAN IYO SHACABKA JAMHUURIYADU
    XAQ U LEEYAHAY IN AY HELAAN AQOONSI BUUXA.
    WELI YAA ARKAY DUULKAN AFGENBIGA KU QASADAY DALKA
    IYAGA OO WELI KA HADLAAYA
    AQOONSIGA ALBAABADA KU GARAACAAYA?
    WAA MAYA
    ILLAAHAY GANAAX
    CAAFIMAAD HA KU RIDO,
    MADAXDA ICTISAAM
    FADLIGA HABEENKAN
    JIMCAHA AH,AMIN

  • @mohammedAbdullah-d3j
    @mohammedAbdullah-d3j วันที่ผ่านมา +1

    Falastiin baa la keenayaa waxay ina tusaysaa sidaynu ugu liidano daljacaylka.

  • @SharmoMuuse-x3t
    @SharmoMuuse-x3t วันที่ผ่านมา

    Ala.hakaajisaa.i.siiyo.difaaca.falastiin

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad วันที่ผ่านมา

    WAXAA WAX KU HAADLA WELIGAY MAA MAQLIIN, DAD BAAN MEESHOODII KA RAARAAYAA,,,,ANGA HAANOO KEENIIN USA, DEEJII

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu yaahuu

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade วันที่ผ่านมา

    WAAR WAA FIITOO SOMALILAND
    LAKEENI MAAYO DAD DHULKOODII LAGA QAADO WAA MAYA MAYA WAA FIITO

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan ma,ogtahay dhibkalaguhayo dalka Aad xildhibaan utayo?
    Kahadal dhabaatada SOMALILSND ❤
    Ay somalidu kuhayso
    Kadib cidkale hadambaso
    Jooji caadifada iyo fint abuurida😮

  • @AminaBoon
    @AminaBoon วันที่ผ่านมา

    Dawlada ciro maysqanaan jawaabsha

  • @abdallecarab5631
    @abdallecarab5631 วันที่ผ่านมา

    In yuhuudu dhulka masaakinta qaatan bay rabaan
    Waa inay falastiin dhulkooda joogaan

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d วันที่ผ่านมา

    Asc waxaan o dhan lahaa falastiin haynoo dambaysee ciidanka xuduudajooga dhalinteena dhimanaysa kuwa jeelasha ku qudhbay calooshooda u shaqaysta yaasha ceerigaabo dultunab kahadaloo dhiigeena bad baadiyaa hoyooyinki way goblameen qayb kalena qarka goblan ayay u saaran yihiin agoomihii qiil loomahayo dalkeenana inagoo qudhaa joogayna cid qaxooti oo inarabtaana majirtobaa

  • @salehmohamed-p4s
    @salehmohamed-p4s 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NIMANKA CARABTA AHI IYAGA AYAA ISWASA, OO WAXAY WASAAN WIILASHA OO FUTADA AYAA AY KA-WASAAN DABEEDNA XANUUN-NO AYAA AY KALA-QAADAAN, ISKAMA-NA DAWEEYAAN. DIIDA IN LA-KEENO DALKEEN-NA.

  • @KaderElmi-u1x
    @KaderElmi-u1x วันที่ผ่านมา

    NINKANI WA 20 XIL OO QOF QUDHA AH NOOLOW

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 วันที่ผ่านมา

    Hadii aqoonsi lagu helaayo waa ogol nahay

  • @Shamso_shakaroon
    @Shamso_shakaroon วันที่ผ่านมา

    Somali dad jira ma nihin dhulkeni ayaa lagu tashanayaa moroko cidi uma socote somali dayacan ayaa lo socdaa

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl วันที่ผ่านมา +1

    Ya kugu yidhi waa musliimin 40% waa kiristaan waxaanay kaa jecel yihiin yuhuuda qiiradan yar cidi ma istimaasho e maslxad iyo midab ayaa ayaa la isticmaala aduunka ,adiga adoonعبيد ayey kuu arkaan weliba liita oocawaan qaawan ah falastiitu waa dad ad uxun sidoodaba wayo arena waa u ahay .

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p วันที่ผ่านมา

    Qorshaha trump waa in falastiin somaliland la dejiyo somalina koonfurta laysugu geeyo Allah ha inaga qabto shartooda

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia ka waran oo doonaya inay qabsadaan somaliland??

  • @husseinhandule
    @husseinhandule วันที่ผ่านมา +1

    doofar doofar dhallay dad ka faanaya ayuu amaanaya kaleb

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 วันที่ผ่านมา

    Umada muslimku dhulka ma kala laha, reer falastiin aynu so dhaweyno oo hala siiyo dhul iyo xeeb u gaar ah iyo magaalo ay leeyihin iyo dhul beereed ay leeyihin dabadeedna xukumada qeyb halaga siiyo,

  • @faah-l2d
    @faah-l2d วันที่ผ่านมา

    kan inaga qabtaa oo masajiidka tag ku dhe cashuurtii masakiintu ka dhergay yaa diin kugu haysta ka shaqee danahaa somaliland adeeeer ama na dhaaaaaf

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 วันที่ผ่านมา

    Somaliland adeer dad baa iska leh ee maraykan nin iska hadlay weeyaan halkay masar iyo yaalaan hadaanu ku ooli lahayn saacadaa qudus anagaa haysan lahayn adna wax kalaaad ka sheekanaysaq

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen วันที่ผ่านมา

    Dad islaama somalilaan weerari mayso lama ogola keenimaysaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    Cawligu ha shaqeeyo MEEL dheerna wax la eega ma fiicna in dad kale la INOO KEENO LAGU BEERO DALKA ma ogolin aqoonsigu haduu DALKAAGA IIBI GALO UMA BAAHANIN AQOONSIGAAS

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g วันที่ผ่านมา

    Waar in laga hadlaa in aan qaxooti la inoo keenin .

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 วันที่ผ่านมา

    horta dadkan ma caqli caruur baa war cidna keeni mayse qaylada iska daya aqoonsigana lama dhafasnayo dhiiga muslimintee haduu ka raro meehsooda ma aduu ku daynaya sow adna beri ku raari mayo tan kale ma falstiin ba ainay ku dhimato mooye meel kale u socota wa maya iska daya adoo iska diidadya aqoonsiga somaliland maramrsiiyahaga iska wado ama naga amusa

  • @aafrawaafraw
    @aafrawaafraw วันที่ผ่านมา

    Oromada inaga rara nio carab baad ka sheekaynaysaane imikaynu dhawnahee

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj วันที่ผ่านมา

    Waar waad degdagaysaa xubibin guurtida ka mid ah ayaad tahay waxana ka fiicnaan lahayd adiga oo ka shax. Hadla guurrtida.

  • @JusminMuxumed
    @JusminMuxumed วันที่ผ่านมา

    Wararka beenta ah ee cadowgu wareejinayo iska xambaarta dee waar dadkan maxaa ka siya hadii cid loo rarayo dhowr miliion oo caraba sawta carabi buuxdo oo horta ma yeelayaan kkkkkk waar ka hadal shaqadii guurtidee lala wareegay.

  • @husseinhandule
    @husseinhandule วันที่ผ่านมา

    cawaan weeye kan hadlaya .falastiin waa dad xun oo neceb dadka madoow
    somalida way cayeen .lama keeni karo somaliland waa argagixiso falastiin

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 วันที่ผ่านมา

      Walaal waynu ognahay inay dad xun yihiin oo madow neceb laakin madaama nabi maxamed ka dhashay waa aynu dhul iyo xeeb iyo magaalo u gaara siino si ilaahay inoogu naxariisto aakhiro

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 วันที่ผ่านมา

      ​@@dalaisacgibril5899hahahahahhaha Hahahahahhaha Hahahahahhaha

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 วันที่ผ่านมา

    Waar iska aamus