Waraysi waxbarashada iyo nolosha Turkiga ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @drabdirahmanguure6894
    @drabdirahmanguure6894 2 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Mohamed iyo GudomiYe Abdulahi Tahaliil aad ayad u mahadsantihiin sida hufan ee ad inoogu sharaxdeen runti si wacan ayu inogu sharxay GudomiYaha 🙏.

  • @fardawsaxareed9158
    @fardawsaxareed9158 2 ปีที่แล้ว +2

    walahi waa arin aan ku farxay , alhamdulilah illahey haidinka awaalmariyo .....aniga wxan raba inan barto kuliayad architecture wxaana u maleynaya inan doortay wadankii iigu fiicnaa turkey 🇹🇷 💖

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      soo dhawaw abaayo waxaad nagala sooxiriiri kartaa +905075674336. booqo www.askuni.com si Aad nog badan u hesho.

  • @sadikhassan1616
    @sadikhassan1616 3 ปีที่แล้ว +5

    Aad bad ugu mahadsan tihiin shaqada aad uhaysaan ardayda askuni

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @fardawsamohamed7083
    @fardawsamohamed7083 2 ปีที่แล้ว +1

    waan idin salaamay waxbarasda turkiga qaybta islamica ka warama

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      jamacadaha Turkiga kaliya hal kulyad ayay dhigaan oo ıslamic studies ama islamic science la dhaho inta badan kulyadaha islamiga ma dhigaan. sidoo kale hal iyo labo jamacad ayaa haayo islamic economic and finance. wixii fahfaahin ah nagala sooxiir: +90 501 346 18 00. mahadsanid

    • @fardawsamohamed7083
      @fardawsamohamed7083 2 ปีที่แล้ว

      @@askunicomwaad mahadsantihiin

  • @mohadalmaryare285
    @mohadalmaryare285 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanidiin

  • @mohamedalipromedia1740
    @mohamedalipromedia1740 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc marka hore wad mahadsantihin askun wana inaga mahadcelinaya dadalka aa inoheysan ardahan waxanraba wll arday somaliyed ban ahay kunol Mogadishu wll waxanraba wll cafiimadka wll ina igagasacidan banraba iyo xog kamid ah cafiimadka wll jawab bam idinka sugaya askuni shaqada inoheysan wana idinku mahadcelinaya mashallah allah haidin wadaxafido kuliigiina

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      asc mohamed adiga ayaa mudan fadlan nagala sooxiriir +905550774336 si aan xog badan kuu siino. Mahadsanid

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar2343 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantihiin waxbadan ayaan kafaaiday gudomiye tèşşekuller

  • @raxweynpoi3562
    @raxweynpoi3562 10 หลายเดือนก่อน

    Fuculty of computer science malaga hela turkeys inaan imaado rabaaye❤

    • @askunicom
      @askunicom  10 หลายเดือนก่อน

      haa gudomiye wadka heli kartaa sian fahfahin dheraad ah kaga sino nagalaso xirir whatsapp +905523974336 numberkan insha allah

  • @mohamedaliyousof8871
    @mohamedaliyousof8871 3 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahasanthy askuni
    Course aviationka
    Noogaso samee
    Lacagaha iyo qaybaha uu uqaybsamo
    Ama macluumad kusaabsan
    Fadlan

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      Mohamed waa laguu heli karaa kulyadda aviation management ayada oo sanadkii 2500$ ama halmar la bixinaayo 5000$ shanta sano. Wixii fahfaahin ah fadlan nagala sooxiriir +905523674336. Mahadsanid

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 26 วันที่ผ่านมา

    Dugsi sare class 12 hadii aan ka helo jamacad ma ugudbi kara

  • @sumayah.
    @sumayah. 2 ปีที่แล้ว

    Asc askuni wan idin salamay gudomiyeheena waxan ahay arday rajaynaya sanadkaan in uu imaado Istanbul waxan rabaa inan barto interior design meeqa ayan ku baran karaa jamacadaha private ka ah❤

  • @kamal-hassan
    @kamal-hassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Askuni,
    Waxaan ahay arday jooga dalkii, waxaan ku hami weynahay in aan dalka Turkiga jamacadeyda ka dhigto. Waxaan rabaa kuliyadda Computer Science - ka in aan barto. Fadlan waxaan doonayaa in aad howshaas ii qabataan.
    Luuqada Turkigana ma garanayo, marka arinkaas sidee lagu maareynkaraa.
    Aad ayay muhiim iigu tahay xogtan wll, Jawaab ayaan idinka filayaa,
    Mahadsanid.

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      wcs soo dhawaaw waxaa laguu heli karaa computer engineering iyo software engineering, si aan xor badan kus siino xafiiskeena kuugu dhow ayaad nagala sooxiriiri kartaa:
      ISTANBUL: +905523674336, +905550774336, +905075674336
      MOGADISHU: 7766, 0613363603, 0613363604
      HARGEYSA: 518900, 63 4451500, 63 3933444
      GAROWE: +25290-5444000, +252 61 8622793, +46790429518
      BAYDHABO: +252613736676, +252614873626
      GALKACYO: +252 61 5484149
      BALADWEYNE: 0613601040

  • @samsamaxmed5078
    @samsamaxmed5078 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll aniga waxan ahay arday ku nool dalka somali waxana ahay fasalka 10aad waxana raba in wax barashada ku dhamesto dalka turki ee wll ee sojwab fadlan wll

  • @abdihamiidomar4943
    @abdihamiidomar4943 2 ปีที่แล้ว

    Zxb cilmi nafsiga sanadkii waa intee jaamacade ugu fiicanna oo lagu baran kara?

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 ปีที่แล้ว

    Dugsiga sare Lacagta waa imisa Ustaad

  • @enghiigsifog3145
    @enghiigsifog3145 2 ปีที่แล้ว +1

    S.c wall marka hore waad ku mahadsan tihiin warbixinta qiimaha badan ee aad nala wadaagteen,
    walaal waxaan arday jooga magalaada Hargeisa waxa wixii dhammanaysa jaamacada oo ku jira sanadkii ugu dambeyey aniga baranaya kuuliyada Architecture ka waxan jecelahay inaan dalka turkiga ka soo diyaariyo master degree , sidaa darteed architecture master ma ka helayaa turkiga?

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      wcs Eng soo dhawaaw waa laguu heli doonaa weliba english ahaan. halkaan ayaad ka heli kartaa iixii fahfaahin ah waad nala sooxiriiri kartaa www.askuni.com/search?type=3,4&name=architecture&ordering=name&education_language=2

  • @تامينتاج
    @تامينتاج 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantihiin visaha imisaad ku dirtaan lacag ahaan

  • @ilyaasosman1570
    @ilyaasosman1570 2 ปีที่แล้ว

    Wll international relations information keeda oo dhameystiran Ayan raba waliba qiima ugu jaban hadii la helayo madaaas wll

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      asc ku soo dhawaaw askunicom, halkaan ayaad ka heli kartaa dhammaan jamacadaha haayo kulyadda aad dalbatay. www.askuni.com/search?q=International+Relations&country=1&education_language=2. wixii fahfaajin ah nagala soo xiriir: +90 501 346 18 00. mahadsanid

  • @nazicabdullahi
    @nazicabdullahi ปีที่แล้ว

    C.I.D ma laga helaa wall qiimahooda jawab kaa suga🎉😊

  • @cabaascabdisalaan8392
    @cabaascabdisalaan8392 3 ปีที่แล้ว

    Asc aad ban idankag mahdcelineynaaa hdan nahy ardyda somliyed waxaan u baahnaa kuliyada geolgy inte ku heli karaa

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      Asc Cabaas si aan xor badan kaaga siinno jamacadaha dowladda ee haayo kulyadda Geology fadein nagala sooxiriir 02129126570 . mahadsanid

    • @cabaascabdisalaan8392
      @cabaascabdisalaan8392 3 ปีที่แล้ว

      @@askunicom numberkn aad isheegteen whaspp malah fdln mid whaspp leh iso dirs aaad bn ugu baahnahy mhdsnid

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      @@cabaascabdisalaan8392 asc waa renta numberka line-ka Ayaan kuu soodirnay walaal whatsap ahan waxaad nagala sooxiriiri kartaa +90 552 547 43 36. mahadsanid

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 2 ปีที่แล้ว

    Sideen kuula xidhiidhnaa jabuuti qofkii jooga

  • @aliabdullahiali3407
    @aliabdullahiali3407 3 ปีที่แล้ว

    Azc wll electrical engineering wa Meqa marka an ku dhiganyo English

  • @axmedxuseen3274
    @axmedxuseen3274 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal software engineering mala heli karaa oo English ah

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      Ahmed was laguu heli karaa oo sanadkii jamacadda ugu jaban 2000 USD ayay ku bixisaa. wixii dog dheeraad ah fadlan nagala sooxiriir +905523674336. mahadsanid

    • @axmedxuseen3274
      @axmedxuseen3274 3 ปีที่แล้ว +1

      @@askunicom walaal hadii aan arday ahay oo jaamacadda arel dhigto waliba an jiifto meeqo ayaa igu baxaysa bishii

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      @@axmedxuseen3274 Asc ahmed qiimaha jamacadda sanadkii waa 2950$ halka jiifku ka bilaabanaayo 2500$ wixii fahfaahin dheeraad ah fadlan nagala sooxiriir +905523674336. Mahadsanid

    • @axmedxuseen3274
      @axmedxuseen3274 3 ปีที่แล้ว +1

      @@askunicom walaal hadii aan arday ahy meeqo dollar ayaan magaalada ugu noolan karaa yacni jiifka

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      @@axmedxuseen3274 nolosha ardayga waxaa ku filan magaalooyinka waa weyn sida Istanbul 200-250$ (waxa ay ku xiran tahay qaab nololeedka ardayga). mahadsanid

  • @fatimaisse1052
    @fatimaisse1052 2 ปีที่แล้ว

    architecture waa imise 4sano

  • @mahamedyuusuf6254
    @mahamedyuusuf6254 3 ปีที่แล้ว

    Asc Askun kuliyada chemical engineering ama mechanical engineering Oo bachelor ah meqo ayan ku heli karaa jamacada garka lo leyahay markan ka baranayo .

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      Asc kulyadda chemical engineering sanadkii 3000 dolar ayaa laguugu heli karaa. waxaad nagala soo xiriiri kartaa +905523674336, +905075674336. mahadsanid

    • @senoritahamda1417
      @senoritahamda1417 2 ปีที่แล้ว

      @@askunicom asc walal waxaan ahay hooyo ilmo haysto joogtana dalkii waa aniga iyo2carur ah aan dhahay marka meeqa ayaa lagu baxeysa carurteyduna waa 4jir iyo 5jir mahadsanid

  • @abdirizakfaysal3516
    @abdirizakfaysal3516 2 ปีที่แล้ว

    International relations master mala helayaa

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      Asc waa la helaa dhammaan jamacadaha haayo halkaan ayaad ka heli kartaa www.askuni.com/search?type=3&name=International+relation&ordering=name&education_language=2. Mahadsanid

  • @Zaki__7483
    @Zaki__7483 2 ปีที่แล้ว

    Pilot ma laga heli kara?

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      asc soo dhawaaw waa laguu heli karaa. halkaan ayaad ka heli kartaa jamacadaha english ku haayo iyo qiimahooda www.askuni.com/search?q=Pilot&country=1&education_language=2. wixii fahfaahin ah nagala sooxiriir +905075674336 ama nagu soo booqo xafiiskeena kuugu dhow. mahadsanid

    • @Zaki__7483
      @Zaki__7483 2 ปีที่แล้ว

      @@askunicom jamcada public ah oo bixiya ma jiran wll?

  • @aminfasail573
    @aminfasail573 2 ปีที่แล้ว

    International relations mala helayaa

    • @askunicom
      @askunicom  2 ปีที่แล้ว

      Asc waa la heli karaa master, bachelor iyo PhD intaba. Wixii fahfaahin ah nagala sooxiriir +90 (501) 346 18 00. Mahadsanid

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว

    Master national security turkey Malaga hrlaa

    • @askunicom
      @askunicom  3 ปีที่แล้ว

      asc Duran waan ka xunahay kulyadda aad soo dalbatay ma heli karno laakiin waaxan heli karnaa kulyado kale oo security Ła xiriira. wixii fahfaahin dheeraad ah nala sooxiriir inha allah +905523674336. Mahadsanid

  • @fatimaisse1052
    @fatimaisse1052 2 ปีที่แล้ว

    architecture waa imise 4sano