walaashen waxey ka Faaiiday saliga Nabiga ﷺ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #fisancafifa

ความคิดเห็น • 99

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah S.A.W ❤️ ya Habiba’Allah ya Rasuula’Allah ❤️ S.A.W ❤️ anigu waxaan bilaabay saliga Habibuna S.A.W ❤️ ka dib fadliga Rabbi, Filsan qaali oo sobob u ahayd oon ka helay dhiiri galin wayn, iyo qisooyinka walaalaha sharafta leh, murugo waad is daynaysiin hadaad laasinto ku salinta Rasuulka S.A.W ❤️❤️Baraka’Allah Feek quruxeey 🤲🤲🤲🤲

    • @umasihaam6576
      @umasihaam6576 ปีที่แล้ว +4

      Asc abaayo nalawaak abaayo qisooyinka

    • @umasihaam6576
      @umasihaam6576 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo aniga ooweeso qabin ma aqrinkaraa salliga nabiga sallallaahucaleyhiwasalam❤❤

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 ปีที่แล้ว +3

      @@umasihaam6576 haa habibti

    • @nuuraalinoor3630
      @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +1

      mashaAllah tabarakallah my sister which siga were you reciting mcny thanks.

  • @idilahmed4449
    @idilahmed4449 ปีที่แล้ว +9

    Subhan'Allah our beloved Prophet Muhammad Sallallahu alayhi wa sallam ❤️ ❤️❤️😍 JazakAllahu khayr sister filsan❤️

  • @nadiifamohamed8470
    @nadiifamohamed8470 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل على محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @carabAbdi-v8d
    @carabAbdi-v8d 11 หลายเดือนก่อน +2

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @كنقدوةحسنةللجميع
    @كنقدوةحسنةللجميع ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين.

  • @deeqagopey1580
    @deeqagopey1580 หลายเดือนก่อน

    Asc ina cafimad qabtan rajay nay inashalh salallaahu calayhi waa salm

  • @duniyoahmed659
    @duniyoahmed659 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah kheyr Allah haku siiyo abaayo noosoo Gali gabadha 11 jeer ku riyootay nabiga

    • @nasraabdirahman
      @nasraabdirahman ปีที่แล้ว +1

      Masha allah abaayo

    • @ayeeshalias3126
      @ayeeshalias3126 ปีที่แล้ว

      @duniyaahmed abyo wan ku baryin ii sheeg waxa kaa caawiyey inaad aragto nabiga iyo sidaad ugu salin jirtay

  • @qabarxaaji3405
    @qabarxaaji3405 ปีที่แล้ว

    Abaayo masha alah ku xafido noo soo badi quisada saliga nabiga s c w

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah walaashey qaali allaha ku barakeeyo walaalaheey isoo duceeya dhibaatooyin baa igu furan

  • @sheekhmustafe3333
    @sheekhmustafe3333 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw salalaahu calayhi wasalam 💝💯💖💔❤

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah barakallah ❤

  • @NimcoMohmed-w8q
    @NimcoMohmed-w8q 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤❤

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 ปีที่แล้ว +1

    Sax wlhi abyo masha allha alxmdulilaah alxmdulilaah allhuma salli waasalim cala muxamad sallhu caleyhii wasalam

  • @hooyohomeschool
    @hooyohomeschool ปีที่แล้ว +2

    Jzk khair walaal qaali !! Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah abaay saliga nabiga sida saxda ah e loo dhaho isoo qor tnks

    • @riyahabdi568
      @riyahabdi568 ปีที่แล้ว +2

      Allahuma salim walim cala sayidina mohamed

    • @ladancabdi5899
      @ladancabdi5899 ปีที่แล้ว +2

      Allhuma sali calaa muxamed wacalaa ali moxamed kama salayta calaa ibraahima wa calaa aali ibraahim inaka xamdun majiid

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaha ❤️

  • @maxamedyonis8476
    @maxamedyonis8476 ปีที่แล้ว +3

    Salallahu caleyhi waslam ❤❤❤❤❤

  • @fafigohar5153
    @fafigohar5153 ปีที่แล้ว +3

    Sallalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 ปีที่แล้ว

    Allahuma sali wasallim calaa nebiyinaa maxamad

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah aallaha ku sharfo xabibiti inshallaha 💕💕💕💕🙏

  • @liyaomars
    @liyaomars ปีที่แล้ว +2

    صلي الله عليه وسلم

  • @HibaaqHibaaq-b3p
    @HibaaqHibaaq-b3p 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @Qaali_qalbi
    @Qaali_qalbi ปีที่แล้ว +2

    Salalahu caleyhi wasalam ❤️

  • @shukrimuxudin4611
    @shukrimuxudin4611 2 หลายเดือนก่อน

    ❤️

  • @fadumoahmedali4022
    @fadumoahmedali4022 ปีที่แล้ว

    Mashah abaay waa ku xiisey

  • @bilalhawo
    @bilalhawo ปีที่แล้ว

    Masha allah salalahu caleyhi wasalam

  • @kaysekaise5177
    @kaysekaise5177 ปีที่แล้ว

    Manshalaah waa ku salaamay habo qali

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa Allah ❤❤❤❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xifdullah xabiibti qaali Thanks ❤️

  • @fathiaabdi3755
    @fathiaabdi3755 ปีที่แล้ว

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @MunoCaliCabdi
    @MunoCaliCabdi 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminaIbrahim-rv6sn
    @AaminaIbrahim-rv6sn ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @nimcomahad7559
    @nimcomahad7559 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alhah abayo Alha kuxifdiyo

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 ปีที่แล้ว +3

    Ana malin wa rajena ina qiso kula so wadago

  • @luulsalax474
    @luulsalax474 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo wxn ahay gabar kuxirn jannaalkada wxn kacotsanaa adiga iyo wllha kuguxiran 2 muraat ayaan leyahy isoduceeya wxn jogaa Somalia wxn ahy hooyo hesata 3 caruura hadan leh uurkii 4 culees ayaa iheesta cashiradada wx badan ayaan kafa iday allxmdulillaah

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my sister Filsal, abayo which siga was she reciting 11thousand Ibrahimiya is difficult for me mcny

  • @zeinababdi1115
    @zeinababdi1115 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jasakalaahu kheyr abayo

  • @niciimasiciid7477
    @niciimasiciid7477 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah 🥰🥰❤

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Masha allah barakallah scw scw
    Wcs abaayo masha allah mcnto yulayso waligaa 😘😘😘😘😘

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHUMA SALI CALI SAYDINA MUXAMAD 😭🤲

  • @Siman2213
    @Siman2213 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo ❤️

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you sister

  • @googleinternet9168
    @googleinternet9168 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo siiqaday akhrisay gabadha???
    Fadlan iisoo jawaab

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 ปีที่แล้ว

    Wll mah ka ibrahinaya mise siqoyinka kalee

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeyr abaayo

  • @FalaatiinAhmed-hl2ut
    @FalaatiinAhmed-hl2ut ปีที่แล้ว

    M.a 🥰🥰

  • @amranito25
    @amranito25 5 หลายเดือนก่อน

    Nosobadi abayo

  • @missjano8249
    @missjano8249 ปีที่แล้ว

    Asc filsan waxa u bahna cream canada aya laga helaya iso sheg

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 ปีที่แล้ว +6

    Abayo nooso gali gabdhala mental health kadawoobay inshallah. Mahadsanit

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 ปีที่แล้ว +2

    Asc habo linkiga telegramka nosodig

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 ปีที่แล้ว +7

    Asc abay filsan saliga 10 kun makan ibrahimika ayeey akhrisey abayo mise midka Gaban...

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 ปีที่แล้ว +1

      Abyo dadkan iney siqada so raciyana wacan wa warer wlh san

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 ปีที่แล้ว +4

      Asc niyada ayaa ugu mihiimsan iyo yaqiinta, Ibrahimiga ayaa ugu wanaagsan, adoo intaad awoodo ku wardinaya ayaad, midka gaabana wax badan ku wardin kartaa, S.A.W ❤️, markaad ku salinayso Rasuulkeena Sharaf badane waa in ay kaa tahay jacayn aad u qabto Rasuulka S.A.W ❤️

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 ปีที่แล้ว

      @@marwobuni9872 salalahu calayhi wasalam shukran abyo

  • @saynabxuseen3525
    @saynabxuseen3525 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll csw

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 ปีที่แล้ว +2

    Jasakallah kheyr abyo❤️🫶

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abaayo mcn

  • @deqomohamed9037
    @deqomohamed9037 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw❤❤

  • @madaorganics4642
    @madaorganics4642 ปีที่แล้ว

    Scw❤️❤️❤️

  • @fadumocali8350
    @fadumocali8350 ปีที่แล้ว

    waanku tebnay filsaney

  • @ramlahajir6889
    @ramlahajir6889 ปีที่แล้ว

    Masha allh SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @asmamohamed1534
    @asmamohamed1534 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaa iskala yaabay salaa ibraahimiya markaa bilaabo stress ka wuu igu sii bataa kadibna waan joojiya

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว +1

      abaayo macquul ma aha ee siiwad sheydaan wayee waana kufududaane isgaa kusii furfurayo welwelka lkn hubal wad qaboobee hada sii wad

    • @Dhigow
      @Dhigow ปีที่แล้ว

      Istaqfuralh abaayo waa iga qoslisay anoo kaftamaayo ma runbaa mise joke any way shaydaanna iska naar abaayo

    • @asmamohamed1534
      @asmamohamed1534 ปีที่แล้ว +1

      @@Dhigow abayo wlh run waaye kaftan ma ahan hada waa joojiye one week kahoraa igu dambesy lkn sheydaanka ku nacsiinayo marabo inaa kufaa,idid ani xitaa waa is ogahy dikri faa,ido mooye dhibaato inusan lehenin

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      ​@@asmamohamed1534wad qaali

  • @hamdijaamac-6433
    @hamdijaamac-6433 ปีที่แล้ว

    Wllo ila so xidhidh please

  • @zakidahir3285
    @zakidahir3285 ปีที่แล้ว

    Maharajah abaayo

  • @lajecelnaftauroon2498
    @lajecelnaftauroon2498 ปีที่แล้ว

    Abayo inte naga aday

  • @nimcoibrahim4502
    @nimcoibrahim4502 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @nastexonastexa5929
    @nastexonastexa5929 ปีที่แล้ว

    Plz numberkaqga plz abayo waa imuhiim walhy arin Baan karabaye

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

    Groupka ngu dar byo

  • @HibaaqHibaaq-b3p
    @HibaaqHibaaq-b3p 8 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @NimcoMohmed-w8q
    @NimcoMohmed-w8q 9 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw❤❤❤

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fatumoabdi8145
    @fatumoabdi8145 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @sumayaali7952
    @sumayaali7952 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @adoontiialle3147
    @adoontiialle3147 ปีที่แล้ว

    Scw

    • @iqroaxmedbisle6811
      @iqroaxmedbisle6811 ปีที่แล้ว +1

      Maasha alaah alaah alaah ku xafido aduun iyo aaqiro waad noo faa ideesaa mar walbo jasadaada Jano alaah kadhigo isha alaah abaay qiso aan rabaa inaa kula wadaago lkn xagee kaa kaga soo xariiraa abaay ii soo jwb