"qofka yiri Waxaan caabudayaa ilaah aniga ii eg, "Sheekh Mxamuud Dheere"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxuu inkirayaa sifaadkii Allah Caza Wajal , sifaadka Allah Naftiisa ku sifeeyay Rasuulkiisuna صلى اللّه عليه وسلم kusifeeyay inaad usugto macnahoodana layaqaan , leexid la'aan , iyo diidid la'aan ,iyo qaabayn la'aan iyo weliba tashbiih la'aan , waa inaad saa urumayso , Urumee oo umar siday Kitaabka iyo Sunaha ugu soo arooreen ,

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. Waa sheekh caalim ah.

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 2 หลายเดือนก่อน +1

    نثبت مااثبته الله ورسوله

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 2 หลายเดือนก่อน +1

    قل إن الذين يفترون على الله الكذب لايفلحون

  • @jirdegooye1405
    @jirdegooye1405 2 หลายเดือนก่อน

    Tolaw in ummad fikiraysa oo caqli iyo cilmiba leh in ay dhagaysanayaan ma ku darsaday xisaabta.
    Wax aan cidi odhan ayaa uu leeyahay waa la yidhi, sidee looga rumaysan warka uu sheegayo.

  • @axmedjibril2385
    @axmedjibril2385 2 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله يارجل من قال إن لله لحية

  • @zola2487
    @zola2487 2 หลายเดือนก่อน

    Iska hadal kolley waa lagu radinayaye

  • @cabdiraxiincusmaan8318
    @cabdiraxiincusmaan8318 2 หลายเดือนก่อน

    ILAAH WAJI DAD LEH, INDHA BADAN LEH, HAL DHINAC LEH, HAL SHANSHO LEH, HAL CAG LEH. GACNIHIISU MIDG KALIYA AY KU TIXANYIHIIN, SHAQSI KA FOOLXUN OWSAN JIRIN AYAAD AAMINTEEN INUU YAHAY ILAAH,
    WAR CAQLIGU HA SHAQEEYO OO BARTA KUTUBADA CAQIIDADA. ILAAH HA LA QADARIYO XAQIISA. SUURADA LA YIRAAHDO AL-IKHLAAS MACNAHEEDA BARTA, ILAAH WAX LAMIDA MAJIRAAN.

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 2 หลายเดือนก่อน +2

    السلف الصالح رحمهم الله لم يكون يؤلون صفاات الله تعالى ولهذا اشتهر قول امام مالك أمام دار الهجرة رحمه الله تعالى (الاستواء معلوم، والكيف مجهول، والإيمان به واجب، والسؤال عنه بدعة.
    فدل جوابه رحمه الله على أمور ثلاثة وهي:
    الأولى: إثبات الصفات الله تعالى من غير تأويل ولا تسبيه ولا تعطيل كما قال تعالى (ليس كمثله شيء وهو السميع البصير) تاملوا هذه الآية جمعت بين النفي والاثبات٫ فاثبتت لله السمع والبصر اثباتا يليق بجلاله سبحانه تعالى, ونفت ان يكون سمعه وبصر كسمع وبصر المخلوق.
    . الثانية: تفويض الكيف الي الله تعالى.
    الثالثة: كراهة السلف للخوض في آيات الصفات)

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 หลายเดือนก่อน

      فلا يخفى على ذي لُبٍّ وفهم أنّ عقيدةَ أهل السُّنَّة على خلاف ما عليه هؤلاء المدّعون النجديون التيميّون، حيث يجب بإجماع أهل الإسلام تنزيه الله عن المكان والجهة والتحيز.
      وفي كتاب «شرح حديث النزول» يسمي ابنُ تيمية اللهَ جسمًا (والعياذ بالله)، فيقول([84]): «قد يراد بلفظ الجسم والمتحيز ما يشار إليه بمعنى أنّ الأيدي ترفع إليه في الدعاء».
      ويقول ابن تيمية([85]): «وأما الشرع فمعلومٌ أنه لم ينقل عن أحد من الأنبياء ولا الصحابة ولا التابعين ولا سلف الأمة أنّ الله جسمٌ أو أنّ الله ليس بجسم، بل النفي والإثبات بدعة في الشرع».
      فالوهابية حرفت نصوص القرآن الكريم وفسّرت كتاب الله تعالى بما يوافق أهواءَها وهاجمَت مَن فسّر الاستواء بمعان لائقة بالله واتّهمت من أنكر هذا التفسير بأنه جهميّ. ولا أدري كيف تنظر الوهابية -يقول المؤلف جزاه الله خيرًا - إلى إمام أهل السُّنَّة الإمام البيهقي([86]) رحمه الله، هل يعدّونه جهميًّا أم لا؟ فقد قال الإمام البيهقي في كتابه «الاعتقاد»([87]): «يجب أن يُعلم أنّ استواء الله تعالى ليس باستواء اعتدالٍ عن اعوجاج ولا استقرار في مكان ولا مماسة لشيء من خلقه لكنه مُستوٍ على عرشيه كما أخبر بلا كيف بلا أين بائنٌ من جميع خلقِه، وأنّ إتيانَه ليس بإتيان من مكان إلى مكان وأنّ مجيئَه ليس بحركة وأنّ نزولَه ليس بنُقلة وأنّ نفسَه ليس بجسم، وأنّ يدَه ليست بجارحة وأن عينَه ليست بحدقة، وإنما هذه أوصاف جاء بها التوقيف، فقلنا بها ونفَيْنا عنها التكييف، فقد قال: {لَيْسَ كَمِثْلِهِ شَيْءٌ} [الشورى: 11]، وقال {وَلَمْ يَكُنْ لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ} [الإخلاص: 4]، وقال: {هَلْ تَعْلَمُ لَهُ سَمِيًّا} [مريم: 65]، أي لا مثلَ له تعالى ولا شبيه.
      بينما ينقل الإمام أبو جعفر الطحاوي([88]) في عقيدتِه المشهورة إجماع الأمة على تنزيه الله عن الحدّ بقولِه([89]): «تعالى (أي الله) عن الحدود والغايات والأركان والأعضاء والأدوات ولا تحويه الجهات الست كسائر الـمُبدعات».

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 หลายเดือนก่อน

    Waa hadalkii Jahmiyo oo si barax tiran loo yiri......
    Maqal iyo aragna maad dhahdaan la siin maayo khalqigaba waa la siiyaaye?
    Sida gacan oo iskugu sheegay indhana iskugu sheegay ayow maqal iskigu sheegay....

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxuu inkirayaa sifaatka Allah , Yadul Allah gacane ma aha kulahaa. Oo marka quraanka ma luqad aan la fahmeyn ayuu ku qoranyahay. Nin ILaahey ku been abuurtY bini aadam inuu ku been abuurto wax lala yaabo ma aha.

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh Yes waa runtiis maxaayeeley adiga caqligaada waa jiran yahey waxaad u baahan tahey in lakawiyo marka hore macnaha la garaaco ma fahmi kartid
      Waxaa ku xaarey caqligaada mujassimah

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirizakFarah-wg4tb Cida mujasimada ahi waa adinka, marka hore waxaad suureysateen in Allah hadii sifaatka ( Asaga u isku sugay ama rasuulka uu u sugay ) loo sugo in Makhluuq uu u ekeenaayo ( tashbiiha iyo tajsiimka caqligiina ayuu u hormaray) Waxaa tihiin qowm fitrada ka hawalaaday oo caqliga looga xaaray, saa awgeed ayaad sifaatka Allah u inkireysan, waxaa idinku marganaya Aayadaha quraanka iyo axaadiithka rasuulka salahu caleyhi wasalam maxaa yeelay intaad is leedihiin Ilaahey nazaha ayaad Sifastkiisa inkireysan ama macnaha aad ka leexineysaan( oo aad ku xanbaareysaan macno cid idinkaga horeysay aanan jirin, cid ku fasirtayna aanan jirin hadey ahaan lahaaed saxaabada ama taabiciintaba ama culimada salafka ).

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirizakFarah-wg4tb Tajsiimka iyo tashbiihi adinka ayuu caqligiina ka buuxaa, marka hore ayaad waxaa suureysateen hadii Allah loo sugo sifaatkiisa ( uu asaga isku sugay ama rasuulka uu u sugay) in khalqigiisa uu u ekaanaayo, saa awgeed waxaa idinku marganaya aayadaha quraanka ah iyo axaadiithra rasuulka salahu caleyi wasalam, intaad is leedihiin Allah nazaha ayaad inkireysaan sifaatkiisa, cida caqliga iyo fitradaba looga gaadshay oo looga xaaray waa adinka.

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 หลายเดือนก่อน

    Abul xasan markoo dhahayay way inkireen muctasilo Yadda Alle ma waxay muctasilo inkireen Qudro ama nicmo? May ayagaaba yadda ku sheegay qudro ee tee inkireen waa tan uu wadaadkaan inkirayo....
    Shinbir shinbirkeeda ee la duushaa....

  • @CrisaaqIsmaaciil-md2rx
    @CrisaaqIsmaaciil-md2rx 2 หลายเดือนก่อน +1

    لو سكت لجهله لكان خيرا لهم .

    • @cabdullahicadde7640
      @cabdullahicadde7640 2 หลายเดือนก่อน +2

      اسكت انت اولا لانك لاتفرق بين العلم والجهل

  • @cabdiraxiincusmaan8318
    @cabdiraxiincusmaan8318 2 หลายเดือนก่อน

    WAHAABIYO IYO YAHUUD WAA ISKU CAQIIDO, YAHUUD DIBI AYAY CAABUDEEN, WAHAABIYANA MAKHLUUQ JASAD AH SIDA DIBIGA OO KALE AYAY CAABUDAAN. FARQI MA ARKO ANIGU, TOOWXIIDKA ISKA SAXA WAAHAABIYOOY OO ILAAHEEY BARTA

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน

      Warkan ma hubtaa
      Rabiala hortageysaa

    • @omaryuusuf5510
      @omaryuusuf5510 2 หลายเดือนก่อน

      Hadalkaagan maanta maalin aan ahayn ayad mirihiisa guran doontaa, hadii aad ka toobad keenin. Dad muslimiin ah inaad ku tilmaamto yuhuud ilaabay lacnaday xad gudub intaa le'eg ma arag runtii.

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay 2 หลายเดือนก่อน +1

    أما يستحي من ألله ؟
    كيف يتجرأ هذا الكلام

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน

    Suufi kheyr lahayn baa tahay iska aamus yaa shiici

  • @zola2487
    @zola2487 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta iskada nin weyn ayad tahey suufi been kama xishoodo