Qisada sacada waxan ka aqriyey kitabka layiraa "ملهمون " ......... ......way I farxad galisey markan akhriyey in an European ka kaga horeyney xadarada 🦋❤
Mahadsanid ustaad Runti nin adag buu ahaaa bagdaad waxay aheeday maktabada dunida hala maanta ay tahay London taarikh islaamka raaxo leh way soo martay
Allahu akbar wllhy wali niyadayda kama bixin kalbu ruum waxan Ku dhigtay taarikhdiisa dugsigii hoose haaruuna rashiid wuxu ahaa geesi kalbu ruum wali maan ilaawin ilaahy Muslimiinta awoodoodii haso celiyo aaamiin aamiin aamiin
Geesiyaasha Muslimiinta wan iska farxaa markii laga waramo wallahi SubhanAllah
mash allah🥰🥰
Masha allaah Haaruun Arrashiid Raxiimullaahu idimka alle S.C.W
Masha allah. Allaw unaxariso. Allaw noso celi gesiyaal sidi harun rashido kale
Mid kamida Geesiyadii isaamka haarun al Rashiid😥
Alle hakaa raali noqdo 🤲
Alle ha unaxaristo Haruun Arashiid🤲🏻😭
mahadsanid wllqali sidaad tariikhdaani Muslimka inoo soo xasuusisay wanan kugu bogaadinaya
Alle janadiisa qaaliga ah haku abaalmariyo Haaruun al rashiid mahadsanid wll cumar inshaar
Asc walah dhamaan. Alah hanaga aqbalo soonkena. رمضان كريم جميع المسلمين.
Alle haku barakeeyo wll cumar inshar taariikhda hoggaamiyaasha muslimiinta inoo soo badi❤🖐🙏
Allaahu akbar.
Mahadsanid Ustad Omar
Omar inshaar maclankeena cida ku fraxsan love sara💖💯
Illahay haka'raali ahaado
Haruun al rashiid 🤲🤲
شكرا لك يااخي
Omar inshar xaqiqdi illahay darti ayan u jeclahay walalkay omar
Allaha ku xafido aqliga maskxadana allaha ku barakeyo
Maxa Gesi So Maray Musliminta
ALLAHA Ha U naxaristo Harun Al Rashid
Allaah ha unaxariisto haruun iyo muslimiinta oo dhan
يا من لا يزال ملكه ارحم من يزول ملكه
قالها هارون الرشيد عند ما يموت
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته
Wll ku sali nabiga scw
Muslimiinta mar waliba ayaka ayaa sareyna hadii Kitabka Allah ay kudaqmaan. InshaAllah mar un Gaaladho waan qabsani doona
Allaha u naxariisto haaruun arrashiid
Maxa Geeesi soo maraY Islamka 🥺♥️Rabi yarxamaK🤲🏻🥺
Fadlan comment hakU soo ordin ee DhagaYsO Wax bdn waad faiidi inshallaH🤍
Aad io aad
Adigana maanta waxaad ku heyda waanu goi somaliland waa dal kala goynta umad muslimiin ah
Ma ujeedaa farqiga idiin dhaxeeyo🤐🤐
Oohada maxad noo gu so qoraysay commentiga
Hhhhhh wlh wa runta ani ayad ika hadalasa
8bilood kadib baan daawaday
Haruurana rashiid hore uman maqal lkn
Waxan ogaday markii furitankii koopka aduunka ciyartii ugu horaysay uu kufuray wariyaha reer Tunisia ee cismaan shuali ❤❤
Sidasoo kle shp waan soo baadhay😍💯
ماشاءالله سلطان المسلمين هارون الرشيد رحمه الله تعالي❤❤🤲🤲🤲
Walaal inoo soo badi tariikhaha haliyayaasha islaamka ee aduunka soo maray mahad sanid 🙏🏽❤️
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞
Mahadsanid, Ustad omar
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
أخي عمر إنشار ♥️♥️♥️♥️♥️
Maasha allah cajiib walhi ilahay islaamka kor ayuu ka yeelay.
Allha u naxaristo waxu aha geesi😭
Walaal cashar ayaan ku qaatey
Maasha allaah sidaad usoo koobtey
Maasha Allah great
Alle ha u naxariisto isaga iyo intii muslim ahba.
Ramadan Mubarak omarow huno tariikha noocan nooso badi fadlan 🌹
Thank You Ustaad Omar Inshaar🙏
Wcs wr wb
Mahadsanid wllo🥰❤👍
جزاك الله خيرا اخي
Mansha allah wa nin aan tariikhdisa radinayey
Mansha allah walal omar
Masha allah aqoonyahan horu soco.
M.a Wll cumar allaha kuxafidi😍
First view ahay.
Ramadaan Mubarak
TEAM OGAANSHO
Cumar inshar wll Taariilhda Bisandiiniyiinta noosoo diyaari insha Allah wll mahadsanid
Taariikh cajiib ah dhabna ah mahad sanid macalin hory usoco
Mnsha allh Muuqaal cajiib ah, Mahadsanid Ustaad Omar. Ramadan Mubarak...❤️
Qisada sacada waxan ka aqriyey kitabka layiraa "ملهمون " ......... ......way I farxad galisey markan akhriyey in an European ka kaga horeyney xadarada 🦋❤
Masha'Allah ogansho waxaan ku bartay haarun alrashiid schoolka
Ramadan Mubarak all Muslims
Mahadsnid Omar inshaar ❤️
Keep going ogaansho
Keep Going brother Omar Izhar
Omarow inoosoo ducee hdaan reer muqdisho nhay rabi magaalda hanoo xasiliyee shukran
Mahdsanid ustaad cumar , ustaad vedio salaaxul diin al ayuubi ka hadlayay ma tirtirtay
Asc waad ku mahad santahay tariikhda islaamka from doha
Mahadsanid ustaad
Runti nin adag buu ahaaa bagdaad waxay aheeday maktabada dunida hala maanta ay tahay London taarikh islaamka raaxo leh way soo martay
Wll cumar noo soo badi taarikhoyinka رمضنان كريم) انشاءالله)
إن شاءالله saasa loo qoraa wll
Diinta Allah swc qofkii ka run sheega wuu hubaal inuu Cizi ku noolan doono.
Masha allaah islamku wuu ku noqon sidiisi dadaalku na wuu socdaa
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
Allah soonka iyo cibaada ha inaga aQbalo dhamaanteen
Allow❤Soonka 🤲 Salaada Naga Aqbal🙏
Mnsh ilhay cimridheer hakusio sidad noga faidaysey🌹🌹
Shukran wllo soo badi
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allah idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏🙏
Zxp mcn ama wll noo badi qisada muslimiinta🥰🥰🙏
Allah u Naxariisto Haaruun Al Rashiid
Cumar sxb Barnamij ka soo samee taariikhda Daraawiish
AFUR WNGSN haday afurkaada 15 daqiiqo ka dhimanthy like iisaara 👍👍
Sxb sidii uu ku bilaaban jiray barnaamijyadaadii hore hadey macquul tahay 🙏🙏
Allaah ha unaxaristo janadisana firdawsa ha geeyo wuxuu ahaa halyeey iyo khaliifkii islaamka ee gesinimada iyo waxqabadka musliminta ku caanka ahaa
ألله يرحمك يا أمير المؤمنين هارون الرشيد
wixii IGA danbeeya like saara
Walahay ilaahybaan ku dhaartee Omar inshaar waxbadan kaa bartay
Aniga ugu horeyo yeey
Xayaysiin Ganacsi halke kalaso xidhiidja omer
رحمه الله تعالى رحمة واسعة
Masha Allah waa hogaamiye kudayasho mudan runtii
ALLE HAINAGA AQBALLO CAMAASHA RAMADAANTA
جزك الله خير الجزاء رمضان كريم
رمضان مبارك
Horu u soco wll omar
Inshaa allaah waxaan rajeynayaa in kanaalkaygu sidaadoo kale noqdoh
Pin ii saar omarow.
Shukran ustaad 🙏💓
Ogaansho channel Cilmiyeed wllhi Aad baan wax ugu faidna wllkiena Cumar inshar
Asc Ustaad wa mawduuc inbadan aa kaa sugaayey waxa fiicnan lahayd inaad kasoo bilowdo abu jacfar almansuur oo Taxane aad nooga dhigto Insha Allah
Thanks cumar inshaar
Cajiib. Thanks 🤩
Masha allah
شكرا اخي الكريم عمر
Assalamualaikum Warahmatullahi Wabarakatuh walalyal
Allahu akbar wllhy wali niyadayda kama bixin kalbu ruum waxan Ku dhigtay taarikhdiisa dugsigii hoose haaruuna rashiid wuxu ahaa geesi kalbu ruum wali maan ilaawin ilaahy Muslimiinta awoodoodii haso celiyo aaamiin aamiin aamiin
D.dhexe 9aad wll
@@siraadmohamed2420 maye shanaad ban ku dhigtay
Malaha wan ku kala duwanen manaahijta
@@siraadmohamed2420 ha waynu waynu Ku Kala duwanahay manaahijta
Nabiga ku saliya scw
Waku salaamey asalamu aleykum omar
M.A wll cumar waa mowduuc aan ka heley
Alle hakubarkeeyo
Go forward Ustad Inshaar
ALLAH u naxaristo geesi yashi islamka so maray
soo badi walal omar
Salaxu diin al ayubi iyo harun al rashiid
Labo hogamiye ooo ilahy aqli maamul
Gesinimo siiyay alle haka raali noqo ❤❤😥
Illaahay hawnaxariisto haariuna rashiid
We love Ogaansho hormar wacan wlal Omar inshar
Asc wan ku salamayaa aragti fog hore u soco walal igu qaaaaaali ah
Omar inshaar ku taageeraa bro harun rashid suldaankii ugu fiicnaa khilaafadii cabaasiyiinta