dhamaadka haasaawihii silsilad maanseedka ee la magac baxay (Iphone11)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @omarjama9918
    @omarjama9918 4 ปีที่แล้ว +1

    marka hore salaan diiraan magacygu waa cumar jaamac oo jooga belguim si gaara waxan ugu mahad celinayaa qaybta bbc somali marka labaadna waxaan aad iyo aad ugu hanabalyaynayaa ayaan kaaba caydiid iyo walaakay abwaan cabdiraxaan darajo oo hadaanu dhalinta nahay na tusay in wali ay jiraan shaqsiyaad xigmadaysan oo suugaanteenii iyo xiiseheedii iy xamasadeedba so celiyay waan idin hanablayyanayaa waliba asi bilaa turaana ayaa loo habeyay

  • @Muraajaco1
    @Muraajaco1 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa suugaan uu degan yahy habdhaceeda iyo luuqduba

  • @saalahmohamed1068
    @saalahmohamed1068 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalahwalal

  • @samiaxusen1386
    @samiaxusen1386 4 ปีที่แล้ว +2

    Midh ma ku idhaa willow
    Marwadada inan noqdo
    Malin kula damashado
    Marwalba ku agjoogo
    Marraa waaxid ana rabee
    Ma i aqbalaysaa mandhaw🙈❤

  • @manomaxamed9516
    @manomaxamed9516 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah

  • @gudonmuse9625
    @gudonmuse9625 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcha Allah mcha Allah

  • @nadacumar4164
    @nadacumar4164 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh wxbka dhacay wn indr salaamay labadiina ilmadeerayaal

  • @Muraajaco1
    @Muraajaco1 4 ปีที่แล้ว +1

    Silsilada waxbadan iyo humaag fiican inaga gudbunaysa🤣⚘

  • @anascabdisalanac6700
    @anascabdisalanac6700 4 ปีที่แล้ว +1

    waaa

  • @qaalidhalad3012
    @qaalidhalad3012 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha AllAh

  • @jamacxoosh.1575
    @jamacxoosh.1575 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanso cajiiba

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 ปีที่แล้ว

    Shalmada huwo

  • @nimcomaxamed8640
    @nimcomaxamed8640 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @nadiiramohamed9333
    @nadiiramohamed9333 2 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @nimcomaxamed8640
    @nimcomaxamed8640 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sabahm.h9399
    @sabahm.h9399 4 ปีที่แล้ว

    Waar inankaa anaabasiinya inan uu u qalmaa