Shacabka Xasan sheekh Oo Karbashay Sharmo Boy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 215

  • @MuscabAhmed-z2r
    @MuscabAhmed-z2r หลายเดือนก่อน +38

    رواه البخاري ومسلم. وقال صلى الله عليه وسلم: من شرب الخمر لم تقبل له صلاة أربعين صباحًا، فإن تاب تاب الله عليه، فإن عاد لم يقبل الله له صلاة أربعين صباحًا، فإن تاب تاب الله عليه، فإن عاد في الرابعة لم يقبل الله له صلاة أربعين صباحًا، فإن تاب لم يتب الله عليه، وسقاه من نهر الخبال. أي صديد أهل النار .

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe หลายเดือนก่อน +32

    عن ابن عمر رضي الله عنهما قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم( كل مسكر خمر وكل مسكر حرام ) "رواه مسلم"
    Xadiiskana wuu shegaya wax kasto manka dooriya iyo khamrigaba waa xaaraan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery หลายเดือนก่อน +26

    Sharma boy waaa ninka kaliyen wato gar iyo gardaro lpx keep going xasan dhulka ladhac

  • @ayubomar-fl6wy
    @ayubomar-fl6wy หลายเดือนก่อน +4

    Shabacka dalxureeye is not easy🥰🥰🙏💪💪💪👏👏👏👏

  • @HamiSare
    @HamiSare หลายเดือนก่อน +9

    Guri barwaaqo muqdisho ayan kaso salamaya heesta jeazy boy
    Reaction kaso bixi ❤

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil หลายเดือนก่อน +4

    GURI BARWAAQO WUXUU UGAYLAY X ,SHIIKH WAALIDII UU KA QAADAY SOOMAALILAND MOU ITOBIYA WELINA WAALIDII AY KU JIRAAN ISU HABAR WACANAYAAN SOOL DAAROOD IYO HAWIYE SOO SOCODA WAAN IDIN SUGAYNAA GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL ❤❤

  • @CAANAMAWAYE
    @CAANAMAWAYE หลายเดือนก่อน +4

    Xadiis baa odhanaya :qofka faalalowga wax waydiiyaa 40 cisho salaad lagama aqbalayo : xadiiskaas baan hubaa anu ee kaa qamriga ma maqal anuu kolayba 🎉❤

  • @NajaxDhamac-n9d
    @NajaxDhamac-n9d หลายเดือนก่อน +4

    Guri keep going bro

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi guray wa wax garad 👏👏

  • @abdimajiidomar7607
    @abdimajiidomar7607 หลายเดือนก่อน +5

    Dal xuureye Ciyaal Xamar 🇭🇹🌆

  • @Cadar49
    @Cadar49 หลายเดือนก่อน +6

    Xasan Shiiq Maxamuud President 🎉🎉🎉🎉

  • @NajaxMohamutt
    @NajaxMohamutt หลายเดือนก่อน +30

    Reeer dhan buu kaga ohiyey sharma 😂😂

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam หลายเดือนก่อน

      Reerkii oo edila buu dhiiga saqa jaanka kukiciye😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 หลายเดือนก่อน

      Maxo Ka qaadi karaa madaxweynaha yarkaas dayacan

    • @SaidMuhidin-z1t
      @SaidMuhidin-z1t หลายเดือนก่อน

      1m 2days ku geey

    • @Sisfatimahaji
      @Sisfatimahaji หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhh haa walaahy😂

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

      Wabaaa abgaal dameer bahahin

  • @CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir
    @CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir หลายเดือนก่อน +6

    Viva Sharma Boy 💪🏻🔥

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 หลายเดือนก่อน

    maashaa allaah Dharma waa taajir bussinessman adoonsada oo shaqaala ah muzembik

  • @Jaangari
    @Jaangari หลายเดือนก่อน +1

    Heesta big moha riagshan ka soo bixi❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o หลายเดือนก่อน +5

    Sharma k sharma cidna ma gaarto adeer cida baahan wa ooyi karnaaa🙏❣️

  • @SAKERIYE_33
    @SAKERIYE_33 หลายเดือนก่อน +2

    GURI BARWAAQO. TOP LKIN RIWAAYADIHI SO CELI OO QAAR KALE SOO BILAW

  • @MaxmedBashiir-q3h
    @MaxmedBashiir-q3h หลายเดือนก่อน +2

    Jeazy boy heestiisa reagshin kasoobixi

  • @sacdiyaquen7183
    @sacdiyaquen7183 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo wlhy waan kuwataaa brother

  • @yonisosman3784
    @yonisosman3784 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo awal adan maga dumar la baxday barwaaqo inaa dadka la qaraamayay ee qaxootiga ahaa ee elatariyanka ahaa naguso dhistid dadki wadanka laha ee somalida ah wax ka shaga waa ayaan daro

  • @BeerDilaacshe-t1x
    @BeerDilaacshe-t1x หลายเดือนก่อน

    Gurow heestii maxamed maame ayaan ka sugayna❤

  • @AbwaandiiC
    @AbwaandiiC หลายเดือนก่อน

    gurow Rection ka soo bixi maxamed maame🎉❤

  • @Galkacyomedia
    @Galkacyomedia หลายเดือนก่อน

    Masajidka wuu galaa laakin tuubo raac buu kasosameyaa meeshaad😇😇😇

  • @abdullahiaden-tu9tg
    @abdullahiaden-tu9tg หลายเดือนก่อน

    forty days
    If anyone drinks wine, Allah will not accept prayer from him for forty days, but if he repents, Allah will accept his repentance.

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 หลายเดือนก่อน +9

    Xamar car imaw bay kuhayaan xamar ayagii baa qarax olalaya oo yaban ninka 🇺🇸 baa ushidan 😂😂
    Mideda kale nin jab soo maray baa aduun laga waraystaa sharma nolow 🤴🏽🥷

    • @GoofadheBoy
      @GoofadheBoy หลายเดือนก่อน +1

      Allaa ruun badaniidaa😅😅

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud หลายเดือนก่อน +1

      😂xamar Hadad aaminsan tahay in Hawiye uun ku dhinto Qaali Waad buktaaye Allah haku caafiyo

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน +1

    Xashka.

  • @Abdirahmankhalif5696
    @Abdirahmankhalif5696 หลายเดือนก่อน +1

    Gureeyow heesta jeasy boy ku xiji caawa

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 หลายเดือนก่อน

    Heesta maxamed maame reaction dareen ayey wadataa❤😂

  • @ciisemahad-g5h
    @ciisemahad-g5h หลายเดือนก่อน +1

    War yaa alle yaqaan
    War ciyaal xamar waa ceeboobeen ciyaak xamar qabyaaladii ba gashay mise kuwa dambe tuulada ka yimid
    War inta isla yaabtaan
    1 xasan musan masjid kabo la galin
    2. Musan xabaalo gaal u sujuudin
    3. Muusan abbi gacmaha ka dhunkan
    4. Muusan dhulkii wadanka gadan iyo masaakinti qaxin
    5. Muusan qabriyada qufan
    War nimnyahaw xaqiiqda yan lga leexan

  • @SaidMuhidin-z1t
    @SaidMuhidin-z1t หลายเดือนก่อน

    Guuri barwaqo dhanka Sharma uu u egyahay

  • @joharanur3260
    @joharanur3260 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan sheikh khamrada waa cabaa. Soo baar

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน +1

    100% Sidii xilka looga qaadi lahaa madaxweyne musuqmaasuqa dalka madaxweynaha u yahey.

  • @Eng-abdirahman252
    @Eng-abdirahman252 หลายเดือนก่อน

    Guray qori cas qori cas dhalay 😂😂

  • @aliahmedsheikhdoon1129
    @aliahmedsheikhdoon1129 หลายเดือนก่อน +1

    ey ey dhalay sharma boy qabyalad oo qof ah. abgaaloow somali idinkaa ugu badan ee madaxweynha difaacda

    • @stylewoman9090
      @stylewoman9090 หลายเดือนก่อน +3

      Mxa lagadifaacayah marunta diidanthy wlle??

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน +1

      Sharma boy legend

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

      Abgaal masagawa xasaskoda.iyo gabdhohoda haka xoreystan horta.masagawa cawaanta.bushashaka iska guba uf

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 หลายเดือนก่อน

    M. Biixi wuu tagay. Ku soo dhowaada muqdishu. Madaxweyne Ciro liin dhanaan kuma siinayo ee soo dhowaada.

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368 หลายเดือนก่อน +10

    sharma❌️ hawiye ciile✔️

    • @HamiSare
      @HamiSare หลายเดือนก่อน +2

      Hawiye haku fuulo saliid qumbooy

    • @bashiircabdi1856
      @bashiircabdi1856 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน +1

    2. Codka Kalsooni La'aanta
    Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.

  • @MohamedMuuseshiine
    @MohamedMuuseshiine หลายเดือนก่อน

    So soco siraadey😂😂😂😂😂

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan sheekh waa tuug Tuug dhaley 😂😂

  • @abdikhaliqabdisalaam9006
    @abdikhaliqabdisalaam9006 หลายเดือนก่อน +2

    Mj above the law.

    • @FaisaMusse-b4r
      @FaisaMusse-b4r หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 if you think so

    • @abdikhaliqabdisalaam9006
      @abdikhaliqabdisalaam9006 หลายเดือนก่อน

      @FaisaMusse-b4r come on are you in country or out side of the country.
      Your answer tells me the truth.

    • @FaisaMusse-b4r
      @FaisaMusse-b4r หลายเดือนก่อน

      @@abdikhaliqabdisalaam9006 outside

  • @MuxiyadiinMuuse-h1n
    @MuxiyadiinMuuse-h1n หลายเดือนก่อน

    Haboonyo marwaan kasoopxubreaction😮😢😢🎉😂😂😂😂❤❤❤😅

  • @Mustafa-p6o8s
    @Mustafa-p6o8s หลายเดือนก่อน

    Sharma vs hawiye 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdiwahidess
    @Abdiwahidess หลายเดือนก่อน

    First comment guro madax dagsiga wa isaga bahanahay 😂

  • @mtaakilo6096
    @mtaakilo6096 หลายเดือนก่อน

    First😊

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน +1

    3. Tallaabo Garsoor
    Dhaqdhaqaaqyada musuqmaasuqa ee uu sameeyo madaxweynaha waxaa looga doodi karaa maxkamadda, inta badan iyadoo dacwad laga xareeyo maxkamadda sare / Aqalka sare er dowlad goboleedyada ama hay'ad kale oo garsoor oo heer sare ah iyo Dowlad Goboleedyad Gudi.

  • @MG_elkacaso1
    @MG_elkacaso1 หลายเดือนก่อน

    Yaa kudhahay gaal usujuud @sharma Boy libaax anigu xataa waa diiday sujuudaas hhhh😂😂😂

  • @SayidCabdiwali2023
    @SayidCabdiwali2023 หลายเดือนก่อน +5

    sharma boy ❎ hawiye ulleeye✅

    • @shucaybmooha7827
      @shucaybmooha7827 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh, hadaad asalkaaga ilawdo waa iska sidan Nin ciilan baa tahaye sharma saw maaha ninkaan eeyaha muqdisha ka soo ag qaadnay hawiye waa ciil tire

    • @HamiSare
      @HamiSare หลายเดือนก่อน

      Hawiye ma hoyadda ayuu dubeeye
      Ina dhiiilooy

  • @Abkaligiiduul1871
    @Abkaligiiduul1871 หลายเดือนก่อน

    War guri barwaqow awoowe masaajid jacayl kamaaha ee masaajidka dadkuu ka soo cayaaa awoowe😂😂😂

  • @Qaaje917
    @Qaaje917 หลายเดือนก่อน

    Adeer guri barwaqow so wada bax maxamed siyaad bare ba ka xanaaqdee adigabee😂😂

  • @MuxiyadiinMuuse-h1n
    @MuxiyadiinMuuse-h1n หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo is. Ot eased barcelona Liverpool burao somaliland 😅😢

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน

    5. Afti ama dib u yeedhis.
    Nidaamyada qaar ayaa ogolanaya in afti ama dib u yeeris, halkaas oo muwaadiniintu ay si toos ah ugu codeeyaan in madaxweynaha xilka laga qaadayo.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 หลายเดือนก่อน

    Anoo xasan shiiq is xigna baa wllhi ku taagersan sharma boy iftiiminta xaqiiqda qabti quute gun weye mida kale wll guray ciwaanka muuqaalka iska sax munaafaqaa waxa taageeray waa kuwa qabyaalad iyo munaafaqnimo biyo dhigtay ee shacabka haw gafin xalaashaa

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh หลายเดือนก่อน

    Sharmo shacabka masaakiinta ah oo caruurta iskuulka ku maqan u daba maray hoygoodii ay ku noolaayeen oo badii ka gatey kuwaasuu difaacayaa lkn aqli maleh

  • @abdiaziizahmed4007
    @abdiaziizahmed4007 หลายเดือนก่อน +5

    Markano kle sharman wataa😂

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน +1

    6- Milatari ama Afgembi (lama talin)
    1- Wadamada qaar ayaa la kulma faragelin ciidan si meesha looga saaro hogaamiyayaasha musuqmaasuqa, laakiin tani inta badan waxay wiiqdaa dimuqraadiyadda waxayna horseedaa xasillooni darro.

  • @MaahirAden-x8e
    @MaahirAden-x8e หลายเดือนก่อน

    Dhaga dhac adeer ciyaal xmr is not easy 😂😊

  • @MuxiyadiinMuuse-h1n
    @MuxiyadiinMuuse-h1n หลายเดือนก่อน

    Kalhudbadeeya😂😂😢😢😅😅❤😊

  • @Abdinasir413
    @Abdinasir413 หลายเดือนก่อน

    Sharma xaq ayuu uleeyahay

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน

    6. Cadaadiska Caalamiga ah.
    Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 หลายเดือนก่อน

    kan qamri sheegaya isagaaba cabsan

  • @saiddheeredheere9072
    @saiddheeredheere9072 หลายเดือนก่อน +2

    Khamri xabagle iyo khamrikale ayaa jira malaaaa

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo sxb ninka waad utuubo raacdy😂😂😂😂

  • @fatimaapdisamiic2082
    @fatimaapdisamiic2082 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 viva sharma

  • @Nimcosiciid-f6u
    @Nimcosiciid-f6u หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @DUWE-1
    @DUWE-1 หลายเดือนก่อน +1

    War nio af Somali xumidaa waaxay Sharma fasaxa war ciyaalka xamar ku nool inay sidii aydii uqayliyaan ma ahane tabar kalay hayaan

  • @BeerDilaacshe-t1x
    @BeerDilaacshe-t1x หลายเดือนก่อน

    Gurow heestii maxamed maame reaction ka soo bixi

  • @AyaanSuldana
    @AyaanSuldana หลายเดือนก่อน

    Waa tuug xasan

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 หลายเดือนก่อน

    Hawiye turub baray

  • @mrdemon-yf8dy
    @mrdemon-yf8dy หลายเดือนก่อน +1

    Heesti maxamed maame reaction ♪♪☚

  • @souhaibahmed3986
    @souhaibahmed3986 หลายเดือนก่อน +1

    Sharma k sharma kulaayso bro

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 หลายเดือนก่อน

    💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @MuscabCabdisalaan
    @MuscabCabdisalaan หลายเดือนก่อน

    Second

  • @kingamoore780
    @kingamoore780 หลายเดือนก่อน

    Hawiyihu show waa wada Indha beel hal wil bay kamudaharadayayn

  • @AabeMacaan
    @AabeMacaan หลายเดือนก่อน

    waan joga 776🇸🇴🇸🇴

  • @alinuur9541
    @alinuur9541 หลายเดือนก่อน

    Maya wax aad ka xishoonee malahan , hadaad cabto , waana uraaa , dadka dhamna weey kuusoo urayaan .waa baqti.

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 หลายเดือนก่อน

    Jareer cismaankoodii xitaa waa soowateen teedakale kuwaan bil waa kuwii markuu muuse biixi karbaashaayey sharma boy usacbinaayey maantana waa caayaayaan sharma boy waji maleh asagaa kuusheegey waligaaba horcarar

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI หลายเดือนก่อน +1

    Guroow waa cilmi dhagood qofka khamriga caba camalkiisu wuxu bursanyahay intay sakhradu ku jirto lkn meelna kuma taalo 40 cisho😂😂😂

  • @suhaybdhamal2612
    @suhaybdhamal2612 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi pro

  • @HamdaHamdagurey
    @HamdaHamdagurey หลายเดือนก่อน

    Dhiishta reer burco ayunba fahmaya😂

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa madaxwayne soomaaliyeed
    Laakiin waxa uu gaystay.
    ● Qabri la faagayo
    ○ Muqdisho gaajo loo dhiman
    ● Guryihii dowlada gatay
    ● musuq baahay
    ○ Xasan waa in maxkamad la saaraa

  • @niini7270
    @niini7270 หลายเดือนก่อน

    Shamso xaska jeasy boy

  • @YoonisAli-y4y
    @YoonisAli-y4y หลายเดือนก่อน

    Guriyow siyidka wad kacaronaysa wa noocme dee😂

  • @TaaniBeksi
    @TaaniBeksi หลายเดือนก่อน

    Ninkan sheekada tuugsiga urogayaa xasan sheekhbuu u eegyahay barnaamujyadaada waxaankalosocdaa magaalada borama

  • @awkealiawkeali510
    @awkealiawkeali510 หลายเดือนก่อน

    Qudbaadu Lkn waa nocee zxp dad ayuu kacyaye

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน

    4. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.

  • @abdikaremali8287
    @abdikaremali8287 หลายเดือนก่อน

    Fast

  • @Kingmoha001
    @Kingmoha001 หลายเดือนก่อน

    Sharma boy Vs jareerta hawiye 😂

  • @MaryamaabdiasisYusuf
    @MaryamaabdiasisYusuf หลายเดือนก่อน

    Xasan baahane😂😂wa la karbaashaya

  • @Nimcosiciid-f6u
    @Nimcosiciid-f6u หลายเดือนก่อน

    muyi

  • @CabdisalaamFarxaan123
    @CabdisalaamFarxaan123 หลายเดือนก่อน

    Dalxoreèyè lama taabtaan ŵye😂

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 หลายเดือนก่อน

    Bulaacada adayba hada kaasoo socotaa 😂😂😂

  • @adeshroza4159
    @adeshroza4159 หลายเดือนก่อน +1

    Qamriga io qamarka wa xaaran waye ee slada waxba kama gelin😂😂

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 uu tanaasulayaa

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 หลายเดือนก่อน

    Xaraabo miuran baad tahay....ku soco.......

  • @cabdiriisaq
    @cabdiriisaq หลายเดือนก่อน

    Kama hayo filinkaa

  • @apdizamedbulzhaawi43
    @apdizamedbulzhaawi43 หลายเดือนก่อน

    Masajid siyasad lagag hadlayo wali maanu arage wa side macnuhu gurow

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 หลายเดือนก่อน

    Adoon adoon ku faanaya waaba aduunyo gadoon😂 Hawiye waa bartay qabyaaladii iyaga soomalida ka caafimaad qabay😅

  • @MohamedAliNur-j5b
    @MohamedAliNur-j5b หลายเดือนก่อน

    hade maxuu masajidka ka sheegaa😂😂

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A หลายเดือนก่อน

    Kabaha hadey nadiif yihiin masjidka waa lala gali kara weliba waa lagu dukan kara oo diiniyan wax diidaayo maleh laakiin qof walba wixii uu geystay aya ka horeeyo wanaag iyo xumaanba

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 หลายเดือนก่อน

    (خالفوا اليهود فإنهم لا يصلون في نعالهم) waa xadiis rasuulka scw uu leeyahay yuhuuda khilaafa kabaha kuma tukadaane dee ilmaadeerayaal xasan hadduu ku tukaday sunno ayuu soo nooleeyee Ma diintiibaa ceeb noqotay subxaanallah 😅