HASSAN GANTAAL iyo IDIL AYRUUSH - U SHEEG SHEEG (OFFICIAL VIDEO)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #trending #video

ความคิดเห็น • 280

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +20

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢😢😢😢❤

    • @BasbaasCade
      @BasbaasCade 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waa sax scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @BasbaasCade
      @BasbaasCade 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @FaadudoFaadumo
      @FaadudoFaadumo หลายเดือนก่อน

      Scw scw

    • @AbduSalam-kq7tk
      @AbduSalam-kq7tk หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤😂🎉😢😮😅❤❤😮

  • @hodhare961
    @hodhare961 2 ปีที่แล้ว +23

    Walaashay waad qurxbadantee allaah xasuuso oo is astur.🎉😊

  • @madaale5465
    @madaale5465 2 ปีที่แล้ว +65

    Si kasta oo aad oga hesho heesta oo aad u jecelaatay dadka ka soo muuqanaaya marna ma arkaysi wax ka macaan qowlka eebe subxaanahu watacaalaa ee qur'aank kariimka ah

    • @mohamedrage7689
      @mohamedrage7689 2 ปีที่แล้ว +1

      Meeshan ale miyaa lagu xusaa maxa niga qaldan

    • @madaale5465
      @madaale5465 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedrage7689 goob walpa wa yaala magaca alle ee wll alle diinta Mcn keeda haku tuzo

  • @shukriahmed5838
    @shukriahmed5838 ปีที่แล้ว +3

    Laba re izaaqa marku hesayn manshal🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

    • @ahmedgray7309
      @ahmedgray7309 9 หลายเดือนก่อน

      Asharaftuna ma reeer isaaqbaa

    • @XuseenNuuradiin66
      @XuseenNuuradiin66 4 วันที่ผ่านมา

      Inanta abtiyaal baan unahay 😂❤waa asharaaf

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 ปีที่แล้ว +1

    2:12 intaas malaha. 1000 jeer waan ku soo cesh ceshtay Mansha Allah.

    • @melxungalee5976
      @melxungalee5976 2 ปีที่แล้ว

      LEGENDSKA KALIYAA KU FAHMI KARA😆😆

    • @hanadali6155
      @hanadali6155 2 ปีที่แล้ว

      @@melxungalee5976 Waad ila socotaa sow mahan 😂😂😂

  • @abdiabdillahi9360
    @abdiabdillahi9360 2 ปีที่แล้ว +3

    Fanku waa naxariis waligaa hayso fanka Soomaaliyeed.

  • @SuldanRugJaceyl
    @SuldanRugJaceyl หลายเดือนก่อน

    War ha la ii radiyo idil ayruush ❤

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha 2 ปีที่แล้ว +6

    fanaanta Reer isaaq. Buurta idinku casuumaynaa

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Gantaal fannaanka ugu codka macaan uguna labiska xun fannaaniinta Soomalida.

    • @abdimaow1517
      @abdimaow1517 22 วันที่ผ่านมา

      Labis mataqantiid

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma ku galbiya jigjiga qurux eyy🥰🌏

  • @abduwelixareyd
    @abduwelixareyd 2 ปีที่แล้ว +15

    Heesaha waxaa ka mac Qur`aanka kariimka ee qowlkii Eebbe

  • @MohamoudJamamohamed-q3j
    @MohamoudJamamohamed-q3j หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ wan kujecelahay

  • @marishmoge5028
    @marishmoge5028 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha m.a nodaha 🇬🇲🇬🇲

  • @cabdulahi1689
    @cabdulahi1689 2 ปีที่แล้ว +11

    Makuu galbiyaa jigjiga qurux 🇬🇲🥰🥰

  • @abdiwahaabmahmed1330
    @abdiwahaabmahmed1330 2 ปีที่แล้ว +1

    qofkii ugu horeeye ahay pin tageeero buux ahay

  • @CabdiNasir-w4d
    @CabdiNasir-w4d 19 วันที่ผ่านมา

    Wakaa idil siidaa❤❤❤

  • @dhilintamaantachannel7332
    @dhilintamaantachannel7332 2 ปีที่แล้ว +10

    igee Xamar iyo gudaha sool guri daraawiisheed ❤️

    • @AmaanFany
      @AmaanFany 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤asksr

  • @Gaadh_haye_Info
    @Gaadh_haye_Info 11 หลายเดือนก่อน +1

    Top 🎉

  • @shacniadan8069
    @shacniadan8069 2 ปีที่แล้ว

    Wad Qurux badan tahy balse fcnn lahyda adigo Jirkagan Amanada ah Astura wllshy

  • @bigbroofficial5560
    @bigbroofficial5560 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan qarashka heesaha kagala iyo isma lahan inta dawata waxaan ku dhihi Cabdow abwaan Fican raadso iskada heesahan Aad gurigaga ku sameysato

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว +3

    Boqortooyada reer isaaq🇬🇲 oo is heshay wax kle 🔥🙏

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 2 ปีที่แล้ว

      Calankaas yaa ka xaday 😂😂😂 war 🇸🇴 dheh nio

    • @hamzaabdiwahabibrahim5143
      @hamzaabdiwahabibrahim5143 2 ปีที่แล้ว

      NIN RER CABDILE IO NAG ASHRAF AAH FAAN JECELAA HORTA JAHILINTA JAHUUR

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 2 ปีที่แล้ว

      @@hamzaabdiwahabibrahim5143 maxaad u qaylisay? 😭

    • @nabiihanasriin9426
      @nabiihanasriin9426 2 ปีที่แล้ว

      @@hamzaabdiwahabibrahim5143 madaaa reer abdile ka dhigay 😂😂

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxay khaamtu sawta mustafayashi ciyarsiyay manay toosayn tolow ilen way ka washe🤤🤤

    • @MuniirAbokor-i9s
      @MuniirAbokor-i9s 4 หลายเดือนก่อน

      War magaca no dhig belo ku qaday maad nasaha tidhaahdid intad warka cadayso yaa lacag kugu leh

  • @ዋሎየዋነኝከዉቦች
    @ዋሎየዋነኝከዉቦች 2 ปีที่แล้ว

    Jalu wocun syihon fexarin new mayet Ene kwankwam alakim zinbye now yemi komibet

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaa faxane gabadhu waa DHAMAYS. Anyway heestu wàa beyond imagination. Best of Sep2022.

  • @HooshYare
    @HooshYare ปีที่แล้ว +2

    Way garoweguri daaròd❤❤❤❤

  • @fatimamohamed3610
    @fatimamohamed3610 2 ปีที่แล้ว

    kii heesta sameeyay muxu ulajeeda somali wayn ee xamar iyo sool isu racinayaa somali wayn miyaanay shanta somalieed la odhan heesta waan ka booday hassan gantaal waan taagera la kiin heesta iskamuu shandhan, hadaanu ku racsanayn.

  • @ciyaalxamarofficial8565
    @ciyaalxamarofficial8565 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhulka Daarod kaliya tirinooysa Soomaaliya ma dhulka Daarod kaliya Qabyaalada iska daay fanan ayaa tahay?

  • @asmakhadiijo3982
    @asmakhadiijo3982 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +4

    Gacalo ma tagna Gurdumi Nogob💚💙❤️

  • @Muniir__Official302
    @Muniir__Official302 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa cml galatha mexee dahaan Another level keep going

  • @hassanguhad6275
    @hassanguhad6275 2 ปีที่แล้ว +1

    gabadhu waa reer tuulo'

  • @Rageedii
    @Rageedii 2 ปีที่แล้ว +7

    Laxankaan waxaa aad ugu soo bixi lahaa kiin jamac iyo gantaal. Otherwise waa beautiful voices, great melody, hot beats and stunning visuals. Thanks again Gantaal.

  • @bashiiraxmedsaleeban8867
    @bashiiraxmedsaleeban8867 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees maahe
    Lkn view bay leedahay

  • @digirfilmsandvlog9275
    @digirfilmsandvlog9275 2 ปีที่แล้ว +5

    Maku lis lisa gelo dhalay maku gelbiya jig jiga qurux ❤❤❤

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 ปีที่แล้ว

    Abwan Ceeesh calaa ceesh Holahiisa maa Baankan la Keeney

  • @Abdirashidmuhumed502
    @Abdirashidmuhumed502 2 ปีที่แล้ว +5

    Gurdumi NOGOB❤ nogob dawo❤️❤️

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 ปีที่แล้ว +2

    NACALAA SHAYDAAN KU YAAL 😍

  • @ዋሎየዋነኝከዉቦች
    @ዋሎየዋነኝከዉቦች 2 ปีที่แล้ว

    Ahun Enkwan Tigre ager Raya alamaxa mekina yemi gebet nuro widi new Enkwan Tigre ager mecem temlisew silxan Ende mayizu Ergexena neg be agracew selam yehunu inji

  • @apdikerimibrahimi7641
    @apdikerimibrahimi7641 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestii dhaantay ka dhigtay tani

  • @ዋሎየዋነኝከዉቦች
    @ዋሎየዋነኝከዉቦች 2 ปีที่แล้ว +1

    Be ag selam yihunu Ene na anci jalmaro sile felege adelam hulum betenka bet new yemi cohowu Eraya alemaxa Esi bilewu Aya salifum

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 2 ปีที่แล้ว +5

    Gantaloow
    Back-gaas 99.9%waa iga gadanyahay

  • @mohamedkhadar192
    @mohamedkhadar192 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees la igu tagay weeye horay usocda mid kalana waad idinka sugaynaaa

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 2 ปีที่แล้ว

    N dareen awy 😅😅

  • @najiibguure1866
    @najiibguure1866 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow hees shidan Gurdumi wanukahaynaa ugaas

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw gabadh qalanjaa ma ogaadeenbaa

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah. Talow idil ma la qabaa waxaas lama dhaafi karee

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 ปีที่แล้ว

    Eber waaye waa la gacan galay 🥱🥱🥱🥱🥱🥱🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆

  • @abdishukriomar3705
    @abdishukriomar3705 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan way iga gadanthy.
    Garissa iyo wajeer ka so qabo eryaha oga mcn

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 2 ปีที่แล้ว

    war hayaaay gabadha badhi waynaa alla ii duuba 😃😃😃😃😃

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 2 ปีที่แล้ว

    Ilkaha qadawga leh dhexda madagtaa waa nuucyadi gabdhaha lagu sheegay waaaw

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +1

    Naa kadaa way kula durugtay is daba qabo wakhtigaa socdee ka joog ilkaecasey

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasanow qof itaaal leh igakeen meesha ayrush dabadeeda mafiirinkarnee

  • @abaasibraahim9431
    @abaasibraahim9431 2 ปีที่แล้ว +1

    Keeb goung sxb

  • @inshirfow8830
    @inshirfow8830 2 ปีที่แล้ว +1

    Wah waxaas ayaa hees layiraahdaa

  • @samiiralfa
    @samiiralfa 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesta wa iga gadan tahay

  • @mahamedadem8204
    @mahamedadem8204 2 ปีที่แล้ว +1

    Musigaaga cabjiiba heesaga oo dhan

  • @zakibashir7558
    @zakibashir7558 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagta dabo mcaana m.a😂😂🖐

  • @apirahmanmohametthusseinma9737
    @apirahmanmohametthusseinma9737 2 ปีที่แล้ว +1

    HEESTAN NIMCO DAREEN KULA QAADI LAHAYD MAXA KU DHACAY

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhahayga miyaa mise waxbaa ii muuqmuuqda 😂😊

  • @zeidalisangaap6364
    @zeidalisangaap6364 2 ปีที่แล้ว

    Markaas baa lagu leeyahay Sanaa ninku qabaa

  • @abdulkaadiryuusufbakaal6826
    @abdulkaadiryuusufbakaal6826 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaan back lama oran karee magac haloo baxsho😁😁

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala naa xubnaha aad ruxayso iyo timaha qaawan walee xisaab baa dambeysa towbad keen huuno

  • @sayyesmarkocadeey3673
    @sayyesmarkocadeey3673 2 ปีที่แล้ว +2

    Aloow noo dhaaf hablaheena 💕💕💕🔥

  • @GAANI.
    @GAANI. 2 ปีที่แล้ว +2

    Makuu lislisaa Geeelo Dhalay❤️✌️

  • @abdihilowle1170
    @abdihilowle1170 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa hess iyo bar wll gantal download ufasah yaqeee

  • @Moha.haashi527
    @Moha.haashi527 2 ปีที่แล้ว +1

    wax kale waaye heesta

  • @naasirmaano3799
    @naasirmaano3799 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii fanka

  • @ismailgalbeed7385
    @ismailgalbeed7385 2 ปีที่แล้ว +1

    Shariifadu way is lulaysaye wa side hhhh❤❤

  • @maahirjamaal5488
    @maahirjamaal5488 2 ปีที่แล้ว +1

    Cagdheertii Qumanayd baa is heshaY😂✌

  • @abaadirmahamed3129
    @abaadirmahamed3129 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk ogaadeen kii oo heesii bartay

  • @JubbaFilm
    @JubbaFilm 2 ปีที่แล้ว +1

    Waakaa horey u soco Gantaal!

  • @bilewadani8496
    @bilewadani8496 2 ปีที่แล้ว +1

    Bastoladaha ayaa idilay idiley

  • @damaashaad5483
    @damaashaad5483 2 ปีที่แล้ว

    Waxaasi siijeed miyaa 🙄caan hayga dhiginina liketa iga ilaliya

  • @yuunismaxamed1870
    @yuunismaxamed1870 2 ปีที่แล้ว

    Keep going xassan gantaal waa xidig waxba laga qaban karin

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 ปีที่แล้ว

    Hestaa hal legend unbaa coments ka bixinaye ma xassan gantal baa qarsh uu qore😂😂

  • @عبداللهمحمد-ب8ر
    @عبداللهمحمد-ب8ر 2 ปีที่แล้ว

    Hees iyo bar musikada labiska laxanka dhesha😍🥰😍😍

  • @barkhadadam2085
    @barkhadadam2085 2 ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah inantu waa khayraad dabiici ah.

  • @inadari3254
    @inadari3254 ปีที่แล้ว

    Naagta way Tagtay haday Hees kula Qadaye

  • @CabdigaJaarka
    @CabdigaJaarka 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haarrccvvu😮😢😢😢😢😢😢😂😂❤❤❤❤

  • @ninouptown9118
    @ninouptown9118 2 ปีที่แล้ว

    Camera Manka Madaxa Aad ii Saaran thY Pruh

    • @aastaboy
      @aastaboy 2 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @Rageedii
    @Rageedii 2 ปีที่แล้ว

    1:06 Editorka sho wuu hilaamamay.

  • @ahmeddayr9751
    @ahmeddayr9751 2 ปีที่แล้ว

    MAKU GALBIYA JIGJIGA QURUX👏🌹
    GARAAD WIILWAAL ANIGA DIYAAR U AH✍️
    Wow💯💯💯💯

  • @kingpheezle
    @kingpheezle 2 ปีที่แล้ว +1

    My guy 🔥🔥🔥

  • @xaajibanaadirbanaadiri3497
    @xaajibanaadirbanaadiri3497 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah walalaha aan kala dhicin love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @SarahNagudi-dm3dd
      @SarahNagudi-dm3dd ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 2 ปีที่แล้ว +3

    Idiley wllo heestaad kaga shidantahay

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +2

    Jawaabta waxaa i qancisay( garaad anaa diyaar u ah) hees iyo badh

    • @ahmeddayr9751
      @ahmeddayr9751 2 ปีที่แล้ว

      Garaadkii jigjiga wiilwaal weyan 🥰

  • @nimconimconuura2274
    @nimconimconuura2274 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaahuur teeday iyo waxay dhalen 🇬🇲🔥🫶🏻❤️

  • @face_king1
    @face_king1 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxb heesaha nocan waqal iyo Abdi askari mid udhiib
    👌🤙

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 ปีที่แล้ว +2

    Man sha allah legendär gantaal iyo ayruush 👊🤙🤙🤙🤙✅✅✅✅💯💯

  • @cabudi1779
    @cabudi1779 2 ปีที่แล้ว

    walee tan dad badan waa cawirtay yaa soo fasaxay

  • @deeqkassim4454
    @deeqkassim4454 2 ปีที่แล้ว

    Qofa wa gaboowdi markan ka dib

  • @Abdirahmaan23
    @Abdirahmaan23 ปีที่แล้ว

    Fananin an kufano

  • @cabdulcabkey1681
    @cabdulcabkey1681 2 ปีที่แล้ว

    Laba qof oo isku qalman .karabaha sitha laskugu duufte qosol igu dile

  • @mohamedAli-hd3qq
    @mohamedAli-hd3qq 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka gurdumi on fire 🔥 🎉

  • @sheikhshuceyb5479
    @sheikhshuceyb5479 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha waa ina adeertey ii ilaale xasanow dhashii culumada wye asharaaf

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva og

  • @nuuribrahimali4750
    @nuuribrahimali4750 2 ปีที่แล้ว

    Inaba cadi mahe idil ilen ciyarta qob ka ciyarkana melbay iska dhigtay

  • @gulledkenyo1147
    @gulledkenyo1147 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow xasan gantal 🎹

  • @apupakar_nuur
    @apupakar_nuur 2 ปีที่แล้ว

    waaryaahe ma abwaan la aaan ba kuheysa waa xay heesahan 900 oo jeer aad iskaso daba qaadeyso

  • @abdinasir7006
    @abdinasir7006 2 ปีที่แล้ว

    Ayrush cod jidh iyo jiniyad intuba way kugu dhan yihiin