SANAAG AYAA LAGU TOOGTAY NINKA SAMATALISKA AHAA EE DHULBAHANTE WAXAANA DILAY NIN KA TIRSAN SSC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahey ha u naxariisto odeygaa nabadoon ka ah ee la dilay. Dhulbahante iyagii baa is dilaya😢

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idinku maanta qaata codka harti oo wax ha idiintaro codka waynaga iibiyeen ee namaysiinin

  • @CQAADIRXUSEENJAAMAC
    @CQAADIRXUSEENJAAMAC 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay haw naxariisto marxuun samar you imaan saadiqa ehladiisiina haha siiyo

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaniawaafaqash waahuwan waasoomaliweyn

  • @maxamedcali6920
    @maxamedcali6920 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhidar unkad kiciyayow mahadaad sootoostey waxay 2017ka ad kashekaynayso 7doba sanalaga joogaa waxad kuwareegeyso

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo ayay immika usoo socdaane maxaad dawladda ku eedaynaysaa sowdinkii lasocday

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee saw iyagu jabhadooda may raacin oo calan may taagan maxaa nagalay dhiigooda saw kayagii bayba daadiyeen oo ku maqan😂😂😂😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badhaaciska basan iska daa oo wax tayo leh ka hadal fiqi fuleye hawiye iya dagan daglka iyanay kula jiren huwnta oo way la safnayen marka maxa naga galay xita yaay midh iska reebin sama talis ku laha adeer ma cawaan iya samo talis taqan😂😂