Qorshaha adan Madoobe ee Garoowe: Qaylada Abdirahman Abdishakuur iyo Mushaarka oo hoos loo dhigay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 8 หลายเดือนก่อน +2

    alle ha ka qabto sharkooda dalka

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว +8

    Caqliga alla kaama qaado ina wadani 💕🇸🇴❤️🌺👌🏾

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc Hussein Waxan Ahey Zxbida Ku Xiran Barahaga Bulshada Dalka Alle SWT Ha'inobadbadiyo Amiin

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 ปีที่แล้ว

    Jeeb barista Hassan sheikh!
    🙉 xidhibaaniinta Siyasi jeeblayaasha ah,waa barlamaan laaluush ka dherkay oo xaraan quudayaal ah. Waana tuugo caan oo ma dherkeyaal ah oo xishood iyo diin lahayn oo dawlada iyo shicibka Soomalia hantidooda si bayaan u dhaca.Maanta ayagaa foodda iska tooganaya.
    🤲🏻Allow isbedel 🇸🇴 kan u keen
    Aamiin Allahu musali calaa Mohamad.

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 2 ปีที่แล้ว +3

    asc wllo HUSSEIN jamac illaahay haku xifdiyo yaarabbi illaahay wadanka nabad casaleed allaha nooga dhigo yaarabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞🥰🥰🥰🥰🥰🥰💙💚💜💜💜❤❤💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 2 ปีที่แล้ว +2

    DAWLADDA AYAX IYO ABOOR
    WADDANKA ILAAHEEY HAKA
    QABTO. (AAMIIN)

  • @SuperWeheliye
    @SuperWeheliye 2 ปีที่แล้ว +1

    Love your analysis akhi Hussein

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 8 หลายเดือนก่อน +1

    waa in puntland erido aadan madoobe waa ninkii xasan dhiiqo ku taageerayey dastuur bedelka ee yes manka ah waa jaajuus waa la waraysto waxa uu u socdey waayo ninkani ma aaminsana waxaan pesso ahayn..

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka iyo dalka allaah ha badbaadiyo waxaa muuqda dayac badan

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma dherge baahan weli miyusan dhergin rer bahane illaahey aya idin deeqi karo abar kama jirte hoteelo ayu raba inu ka dhisto 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷

  • @farxiyo2391
    @farxiyo2391 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy ayaxa iyo aboorka wadanka qabsaday hanaga qabto 🤲

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 ปีที่แล้ว

    Xasan muauq iyo kooxdiisa Allaah wadanka haka badbaadiyo.

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdirahman abdishakur waa tuug ku qarabaanayo ma gaca umada Somaliyeed

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 2 ปีที่แล้ว

    ASC waa runta ugaas haadii aduunka Waxa laga helo ay yarato kuwi illahay ka qadaya imanka maxa dhafaayan illahay ha naaga qabto kuwan iyo kuwa la midka ah Isha Allah Isha Allah

  • @fataha1
    @fataha1 2 ปีที่แล้ว

    Labadii xaqdaro ku heshiisaa Maalinta
    Xaqa ayey Is Arkaan .Allaha ka qabo
    Mooryaanta dowlad ma ahee Umadda.
    Yaa Rabbi

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 7 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🙏♥️🙏🏼💚💚💚💙💙🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadan madoobe Waa Adey makhnuud ah

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadan madoobe waxaa hayo
    Nabsigii uu ka galay Beesha
    Mareexaan ilaahayna waxaan
    Ooga rajaynayaa in uu ceeb kala
    Kulmo garoowe

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaarabi wadanka nabad nogadhig

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku faraxsanahay aadan madoobe in wax loo diidey

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

    Caasumada soomaaliya way u dhamaatay

  • @cabdirashiiddubbad2611
    @cabdirashiiddubbad2611 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal waad mahadsantii intiina jecel wanaaga somalinimada maxaa loo cambaarayn waayey mxwayne x sheekh ninkaan lagu eedeyay in uu katirsanyahay argagixisada oo laayey saraakiil badan iyo shacabkii somaliyeed oo aan la koobikarin weli uu sii wato gumaadkii umada halaga hadlo insha alaah

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wadaniga dhabta ah , wasida aad u falanqeysay ,
    Balaayo xalad degdega hagaliso damul shabaab wbt.

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha alah waxaa kusaran maskax cajiba maywa malinti wadankayga ukudhacay gotka waxa laydortay madaxwene jariifah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LOVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIKED

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 2 ปีที่แล้ว

    Adan madoobe harido dowlada

  • @halimaomar9258
    @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว +1

    Mushaarkooda maxaa naga galay ayagaa xasan doortay kaxaaxaabiyahee

  • @Somalitravel
    @Somalitravel 2 ปีที่แล้ว +1

    10:00 I think it is facing for him

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว

    Insha Allaha way dhamaan sixun wax ushege waxaa la arkijiray dhalinyaro kahadasha arimo wadankoda kuhormariyan dhalinyaro been ookuligod kabaladar hostaga Sida kan warwadankaan ama wuu hormari ama Badooguuraysaa baabi in dhalinyarada iyo shaydaamada aadkamitahay oodhan sidii gedeskii dadka ayaa laydagad gadan ooninkasta oosomali ah waxaalagu gadi 2dolar illaahay waxaan kabaryenaa sixun quudkuraadiye dagdag. Ufashilmo oomeelwalbo diido dawlada timaada kanayaa utaagan xumanted uf

  • @cqadirmaxamedali6845
    @cqadirmaxamedali6845 2 ปีที่แล้ว

    GEESI GEESI DHALAY

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibanada halaga dhimo lacagaha musharkoda.

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 2 ปีที่แล้ว +1

    Meesha ha iska joogo hee ,, maayland ninkaas mar horey deeyrisey..

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    SHARE

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidi sayaasad xumo inti eey ku mash quul San yihiin Ithobiya io Kenya ayaa qeeb sahesa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Xagee loo raaca dowladaan anaga waa ku wareernay

  • @farahali
    @farahali 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaar cusub baa bilaabatay????

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes labdii qaa 'inimo uheshiisa si dhab bay xaqa ugu coloobaan ama isaga hor imaadaan miyay soomalidu dhihi jireen .what goes around comes around. Ilahayoow isku dir tuugada burburisay dowlad nimadi la shoodhisay 5 Sano dii maxammed candullahi farmajo joogay waxwalba way Kala daadiyeen kuwaan tuugsiga iyo maxaan cunaan kucaanbaxay 6 bilood gudahooda yahuudoode.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว +1

    Emirates ayey saaxib la yihiine Damjadiid wax ha Tarto ileen iyagaa u ordaayaye iyo masar marka kooxdii Damjadiid meel cidla ah ayey kusoo dhacday dowladnimo in la caaytamo oo dano gaar ah lasameesto dhibkey leedahay waatan jawaabteeda in meel cidlo ah maanta dowladii kor usocotay ay kusoo dhacdo sorry idinkaa halkaa is dhigay damjadiidey

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIVES

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb

  • @KaltumaAden-ps3bz
    @KaltumaAden-ps3bz ปีที่แล้ว

    . . Ok😅😮❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadan madoobe waa danayste waa dal ba,aw yaa ku leh

  • @raaqiyasalmaan9226
    @raaqiyasalmaan9226 2 ปีที่แล้ว

    Halaga jaro mushaharadka gaajo ha u bakhtiyeen iyagaa nimcadii iska daadiyey

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxman bad gate wa cabadaya wa tuug qof aaminaya majirto war abaar haday jirto damiir aad dadka masakinta ku tuugsanayso miyaad siin lahayd ileen xaram wad ka dharagtaye

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    SHORTS

  • @abrahmnur5480
    @abrahmnur5480 2 ปีที่แล้ว

    War FOREX - kii aaaway aad sharixi jirtay faashilow - SIYAASAD somaliyeed iyo maalyacnigeeda cid u baahan baa iska yaree yare!!!

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 ปีที่แล้ว

    Waxa aad dadka ka dhaahdhicinaysaa la rabo in isbaaro loo dhigto Garoowe Xasan Sheekh, ninka dhiganayana uu yahay Sheekh Aadan Madoobe, oo ay weheliyaan labadiisa guddoomiye ku xigeenno, sababtu tahay in uu yahay nin musuqmaasuq iyo wa is-dabamarin badan , taas oo ka dhigaysa Xasan sheekh dhibbane, ay tahay in aan wada taageerno. Teeda kale, waxaad sidoo kale weerartay C/rixmaan Cabdishakuur, oo rabay in dalka la galiyo xaalad degdeg ah, waxaadna tilmaantay sida madaxweyne Xasan arrinkan gurracan uga fikiray iyo sida waddaniyadda leh ee uu iskaga diiday. Saaxiib labadan arrimood ee kore iyo sidan aad uga hadashay waa wada marin habaabin aan sax ahayn
    Haddaba, saaxiib waxaad tahay nin Damul jadiid ah, lana safan Xasan Shiikh. Waxaanse Ilaahay ka rajaynayaa in lasoo af-meero xaajadiisa, sankana laga geliyo Mooshin kulul, oo kursiga looga tuuro. Fadlan, ha noqon daamul-jadiid is qariya, ee noqo isbeddel-doon, ku dhiirran in talada dalka laga tuuro Xasan iyo qawlasatada la shaqaysata ee uu ka mid yahay C/rixmaan C/shakuur iyo weliba wuxuushta kale ee tirada badan.
    Ugu dambayn, Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe, midkoodna dalka iyo dadka wanaag uma hayo, balse haddii ay dirireen waa mahad ilaahay, waxaan sugnaa waa mooshin lagu ridayo Xasan Sheekh ama raysalwasaarihiisa.

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 2 ปีที่แล้ว +1

    Mushar yaa bixinaya ma kooxdan moryanta oo alshabab ka la shaqaysata ayaa mushar bixinaysa war dalkan xassan dhiiqo markii uu yimid dowlad nimadii aan 5sano arkaynay mesha way ka baxday sorry

  • @abdirashid3431
    @abdirashid3431 2 ปีที่แล้ว

    War waa kaa dhamaaday,warkaaduna wax ma bedelin,maxaad isu daalinaysaa?kkkkkkkkkkkk

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 ปีที่แล้ว

    CBB caafimaad qabta oo warkooda la dhegwysto ma jirtee wax kale ma heysaa adiga iyo kuwa kugu xiran ee warkaaga dhegeysta idinkaa daali doona waqti ma dhowa ee maalmaha xisaabsada

  • @abdihafit6080
    @abdihafit6080 2 ปีที่แล้ว

    Agoontii farmaajo weli miyey barooranayaan 15 mey taariiq xusuus mudan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LEGETA

  • @cabduqadirali8394
    @cabduqadirali8394 2 ปีที่แล้ว

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa u ogaaladay inuu putlan yimaado ma aqonsani barlaman iyo dowlada xamar from qardho dowlada putlan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @saalimahmed9000
    @saalimahmed9000 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk ( dameer aan saaranahay dhuusadiisu waxba naga dhimi meyso), dowlada Qatar waxay wax siineysay ina gumeedyo ciil qaba sida adiga ,fahad,farmaajo iwm

  • @cabdirashiiddubbad2611
    @cabdirashiiddubbad2611 2 ปีที่แล้ว

    Kaasi waa laba shaatile m salaad umada alaha kaqabto waa hadii uu yahay sida loo sheegay

  • @abdirashid3431
    @abdirashid3431 2 ปีที่แล้ว

    Hadiiba adiga aad noqotay falanqeeya siyaasadeed,siyasadey xaalo qaado

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 ปีที่แล้ว

    Garoowe somaliya ma ahan miyaa
    Dadkaan caqligooda saan waaye, saanaa somaali lagu wada yahay kawar.
    BAARLAMAANKA SOOMAALIYA Meelkasta waa dagi karaan amnigooda oo qatar ku jiro.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LOVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LEGETA