DULMIGA IYO CUQUUBADA XUN EE KA DHALANAYSA || Sh Maxamed Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.พ. 2023
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 49

  • @Really2025
    @Really2025 ปีที่แล้ว +2

    Illaahayoow naga badbaadi Halaaga. Umadeenana Allaha XAQA tuso. JazaakaLaahu khayr Sheekhay.

  • @faaraxcabdi324
    @faaraxcabdi324 ปีที่แล้ว +3

    Muse bixe illaahay haka qabto umada somaliyeed

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 ปีที่แล้ว +6

    mashaa allah' ilaahay muuse biixi umada ha ka qabto

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Maxamed cumar Dirir Illahay janatul Fardawsa hakugu abaal mariyo

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 ปีที่แล้ว +4

    Muxadaradan waa 2021 kii labo sano kahor lkn xaqu waa xaq, waa waa waaqic taagan marwalba, oo maanta waxa ka socda Laascano waa dhulkoodii hadana waxa loo burburinayo oo dhiiga loogu baneystey waa dhulkaas loo diidan yahey iney sida ay rabaan iney ugu noolaadan, Subxaanallaah, Xasbunallaah Wanicmal Wakiil, Illaahow u gargaar reer Laascaano

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj ปีที่แล้ว +5

    Waa khudad ku haboon xilliga kasta oo dulmi dhacayo . Jaza'aaka Allahu khayra fi dunya wal aakhira alfa marah

  • @fadumomohamed2656
    @fadumomohamed2656 ปีที่แล้ว

    Mansha Alllah

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah
    Sheikh moxamed comar dirir xafido Allah

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Shiekh Barakallahu fiik. Wacdigaada Allah nagu anfaco. Aamiin

  • @fmg63772
    @fmg63772 ปีที่แล้ว +1

    M

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheikh muhamed dirir jasakumalah qeyr ilahay ha xifdiyo from ceelhur insha

  • @itaqillaa
    @itaqillaa ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLaah sheikh Mohammed ehlu tafsiir

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว +1

    Shiiq, muuse mooryaan iyo tolkii wacdi waad u sheegtey, hadeey wacdi iyo waano wax ku qaadanayaan, Adigana Allaaah ha kaa ajar siiyo,

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว

    Asc. Masha. Alaah. Ilaah. Qeer. Hakusiiyo.

  • @ahmedmaalinosman6710
    @ahmedmaalinosman6710 ปีที่แล้ว +1

    2021 dii waaye

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว

    Wa muxaadaro hore

  • @anabbile386
    @anabbile386 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @fizaabdosh1999
    @fizaabdosh1999 ปีที่แล้ว +1

    culumada somaliyed iyokuwa kaleba alahaxafido inanjeclano onxaqoda ilalino imanka ayaykamidtahy

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhyada haladaayo yasn la ina rogina

  • @rodaahmed8830
    @rodaahmed8830 ปีที่แล้ว +1

    Csw csw csw

  • @abdirahmanfarah4928
    @abdirahmanfarah4928 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow faanbadanaa 2023 ma ku celin karaa

  • @maryanl804
    @maryanl804 ปีที่แล้ว +1

    War jooga dadka komintiga qoraya culumada daaya khaas ahaan culumada waqooyi waayo mnta dowlad diin rabta ma jirto wlhi qof walba asagaa la waydiin wuxu sameyay

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    waa waxah ay ku dhaqmayan labadah fircon ismacil geleh iyo museh iyo xasan dhiqoh?

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 ปีที่แล้ว

    Shiikh dirir dulmiga caam ahaan ka hadashaye maxaad toos Ina Biixi ugu odhan weyday waar dulmiga jooji?

  • @2daysago_
    @2daysago_ ปีที่แล้ว +2

    Somalilaand ka jooga. Wadadii Somalia ayaad cagta saarteen hada. Dulmi meel lagu sameeyo aduunka ayaa loogu soo dadajiyaa. Amni dambe waa isdayn doontaan. Xasuuqa joijiyaa dowladiina muse biixi ka qabta dantiina kujirtaa.

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว

    Wacdigiina waan jecelnahy culimooy lkn marnaba runta umasheegtaan fartana bulshda uguma fiiqdaan qofka dulmi wadaha ah idinka oo og garanaya, hortiina oo dhiiga lagu daadonayo ayeydaan sheegi karin

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ปีที่แล้ว

    Muuse maadhar umada Allah ka qabto

  • @umu.sharaxbiil1543
    @umu.sharaxbiil1543 ปีที่แล้ว

    goormuu ahaaa warkaan

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 ปีที่แล้ว

    U sheeg muuse juudaan

  • @OmarAli-gr2cf
    @OmarAli-gr2cf ปีที่แล้ว

    War shiikhow coldon marki lahaystay mahadline dulmigii galalanta iyo khanisnimada somaliland lacag ta kurabto waadadkii sayidka ee kofe delay aya kadagalanay

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 ปีที่แล้ว

    Waarn ma caad ma reer sooL mise muuse ya duuL man ya Laduumiyey

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 ปีที่แล้ว

      Hadaadan garan karin hadaba dadka ka dhegeyso, inuu muuse dulmi cad ugu duuley Laascaano oo uu magaaladii madaafiic ku garaacey laayay waayeel, Dumar, caruur, dad iyo xoolaba wuu burburiyey, hadan weli arkeyn dulmigaas wll raadi caafimad waayo wax baa qaldan, muuse iyo intii dulmigaa ugu gargaarto af iyo adin iyo xooloba, ogow Illaahey marna cafin maayo… aakhiro iyo aduunba, siduu muuse uga tashanayo aayahiisa maxaa u didiey reer laascaano iney xaqaas helaan, mise madaafiic baa lagu garaacayaa, Xasbunallaah Wanicmal Wakiil 😮😮😮😮

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur ปีที่แล้ว

    WAXBA MUXAADAROIYIN HORE DIB HA U SOO CELIN FALAADHI GILGILASHA KAAMA HARTO. SH DIRIR & SH MUSTAFA CIMAAMADII AYAA KA DHACDAY DULMIGA LOO GEEYSTAY REER LAASCAANO IN AY KA HADLAAN. ALLAHA SXWTC AYAA OG QULUUBTOODA WAXA KU KALIFEY IN AY KA AAMUSAAN BALSE DAMBIGOODA & KAAYAGABA ALLAHA DHAAFO AANAN KA AHEYN DAALINKA WEYN DILAAGA WEYN MUUSE JAAHIL, INA KAAHIN, NUUX BAASTO & HORGALKA WEYN EE JIDHKIISA KA GANACSADO INA ALI KOORE.

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 ปีที่แล้ว

    Tuug beenaale ah weeye Dirir. Reerkiisa iiddoor buu la saftey Gumaadka ka socda Laascaanood

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte ปีที่แล้ว

      Ma mar uu wax xadayay baa goob joog u ahayd waa adiga shiikh dhan oo kaa cilmi badan Tuug ku sheegayee, Diintaadu qabyaalad haday tahay dee jahligaaga fagaaraha ha la imaan Dadkana ha wasakhayn

    • @sundusahmed3174
      @sundusahmed3174 ปีที่แล้ว

      Subhana Allah.Culumadu wa Awliah ALLAH ,Ha Dulmin Wallahi.Wa sida Shikh Mustafa oo lo Dulmi saare.Walaal Culumada Qabil Naqan wa ka Suulan.Subhana ALLAH.

    • @yartadheer800
      @yartadheer800 ปีที่แล้ว

      Shekha ha caayin ilaahay ka xishoo

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 ปีที่แล้ว

      Afku ku qalocay culinada quranka macnaynaysa ha caayin

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 ปีที่แล้ว

      Daarod waa yuhuda Somali la dhex dhigayo qawlka Illahay adeerka siyad bara ku halagsamay oo beeniyey Adna afka ku uri aad culinada ku tagayso

  • @ya3746
    @ya3746 ปีที่แล้ว

    Waxba hanoo sheegin
    Shiikh xaqa daboola
    Yahuuuuu

  • @ya3746
    @ya3746 ปีที่แล้ว

    U sheeg reerka ku
    Abtirsato waa waajib
    Gaaladii xaqa ka hadleyso waxa reerkaga sameynayo
    Hargeysa joogta maxa
    Afkaaga ka xirey xaqa