Madamo xisbigi wadani ee somalia iyo wadamada lagarabka ahi caawinayen SI ay kursiga usaran u ku gulaystay dorashadi Somaliland o kulmiye o aragtida goni isutaga iyo mou ga ku kakanaa Laga gulaystay Ethiopia waxa khasab ku noqotay inany wadani o ah gaadhin xamar Laga darawalinayo any waxba la xidhidhine daralkisa la heshiiyaano laxaalaan
Bal Aygan ega MOUga iyagoo xisbi ah ayaa gudidii madexweyne Bixi u saartay ayaa u gaysay oo kala hadashay markaa waa beenaale, kadaab, Aygan AAKHIRO u dira.
Benaalahan maxa kasoo saraysaan awdal state ayuu u sheqeaya ilahay uunba wax cadaba jaahiil afsomaliaga garanayn haljee laguu cadaabi jiray cuqdad ba wax walba ka yeedhsiinaysaa muse biixi media hortiisa iyo abiye hortisa ayuu ka sheegay wuxu kira bada sland ku badalanayoo waan is dhaafsi dhaqale doqoni wataa wado inoo heshay reer slandnow
Waar kalabkan wasiir khaarajiga lagu sheegayo ee Ciro magacaabay waa Somaliweyn ee meesha ka erya, waa huwan waa Awdal State. guri dadka waa weyn lagu xanaaneeyo ayuu xafaayadaa kaga bedeli jiray dadka waayeelka ah ee aan socon karin waxaanu ku jiraa dambigii tuuganimada ah walaweyntu lacagta wadanka ka dhacay.
Barbara saylac bulahaar somaliland ceerigaabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allah manshallah 💚
Hassan Huuraale waxa gacanta ugu jirta Xamar iyo Jowhar inta kale gacan uguma jirto.
Waa caadiye hakulmaan Mar Hadii soomaalilaan beel daresay jaaniskaa 😮😮😮
Reer Somaliland iyagaa halkaa isdhigay markay doorteen Cirro mustaqbal koodiibay ku rideen god .
INSHALLAH KHAIR 🎉
Weligeed somalia ictirafi meyso Somaliland ee wakhtigina haiska luminiina ee mareykanka iyo masar soo doweeya period
Insha allaah guul Somaliland. Illaahw jabi oo fashili dhagaraha nacabka iyo cadawga Somaliland no maleegayaan. Aammijn
Inshallah khair 🎉😅❤
Dolada cusubna maxaan Aamusiyey ,ma intaan baxeen, nin somalia italya ah intaan ibinayo ayaan sugaysaan😂😂😂
Markaynu badalay ninsoojeeda ee aynukuhurda ku badalay maxanurabnaa sowmaaha khuurodheer dadyahowtoosa
Khiyaano😂😂
Arabsiyo.news.dad.eaalan.oo.kontinarkujira.ayuu.uwaramaya.
Adeer.iskadaaya.hadalka.wax.ictirasf.ahimajirin.itopia.kumayhayn.xasan.sheekh.masnta.uu.udhameeyay.iibkii.bada.lacagtiina.imaaradka.ayaa.ushubays.dhulki.iyo.badiiba.waalafasaxay.
Isbadal Doon here U go Cida cuuna hadaba ooya mustaqbalkiin waa taad gacaanta U galiseen nimaan SLand baa aan aminsaneeyen
Somaliland iskamarqaama ileen marhoree wadanii heshiis ayuu djibouti kugaleey ee hurdadaa qadiradaa kujiraa weligiin
Xasan garguutheh Iyo teamkisu mou Somaliland iyo Ethiopia dhexamay ayaa walay Wlee oo Dr Abiye Ahmed ayaa shabaqiiss fcn ugu dhecen
Hassan Xabaale Qote Wale Dhooqo ku jiraa Masar iyo Ethopia Somalia ma wada keni karo bal waaynu arki halkey ku danabso riwaydan uu matalyo Hassan Xabaale Qote
Siyaasad xumada Ciro bal wakaase nacasku haka hadlo
Waxay ila tahay inaanay Itoobiya ina aqoonsanayn balse ay doonayso inay hab khiyaamo ah danteeda inooga dhamaysato... Taasna waxa cadayn u ah oo aad ku garan kartaa sida ay isla wakhti yar gudihiis ay Soomaaliya ugu xidhantay.
May wll waxaan lagu heshiin cidina is kama qaadato oo waakii 2safaaradoodba balaadhiyay abay lkn Waxa dayacay oo madmadaw geliyay dawladan cusub Etopiy na Shakibaa galay markay jabuutay tagged
😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkk istaqfurullaah
Madamo xisbigi wadani ee somalia iyo wadamada lagarabka ahi caawinayen SI ay kursiga usaran u ku gulaystay dorashadi Somaliland o kulmiye o aragtida goni isutaga iyo mou ga ku kakanaa Laga gulaystay Ethiopia waxa khasab ku noqotay inany wadani o ah gaadhin xamar Laga darawalinayo any waxba la xidhidhine daralkisa la heshiiyaano laxaalaan
Bal Aygan ega MOUga iyagoo xisbi ah ayaa gudidii madexweyne Bixi u saartay ayaa u gaysay oo kala hadashay markaa waa beenaale, kadaab, Aygan AAKHIRO u dira.
War waxani wa bulshit 😂😂😂😂😂tuug😂😂😂😂😂indhihiisa ayaa arkaa😂😂😂😂😂😂
Benaalahan maxa kasoo saraysaan awdal state ayuu u sheqeaya ilahay uunba wax cadaba jaahiil afsomaliaga garanayn haljee laguu cadaabi jiray cuqdad ba wax walba ka yeedhsiinaysaa muse biixi media hortiisa iyo abiye hortisa ayuu ka sheegay wuxu kira bada sland ku badalanayoo waan is dhaafsi dhaqale doqoni wataa wado inoo heshay reer slandnow
Wsc wsc
Bada.saylac.iyo.lughaya.wa.loodhameeyay.lacagtina.uuqaatay.dadkahakaqarin.adeer.xasan.sheekh.uudhamaystay.lacagtiii.muuse.doonaysyna.uuu.qaatay..somalilland.awdal.itioipa.iyafaaleh.somalilland.eay.kudarsanaysaa.
Dibnohoo gar gargariiira iyo gan gaga waxa keena been walle somaliland waa loyanaaa alla kareem 😢
Hassan sujud miyu cirka eeg ayu kubedele😢😢😢😢😢
Waligiiba hadhusdhusleeyo waatan kabihiina kadhaadeen timihiin kaillaawey dawadii madoobeys.Waligiina masaxeexi karo bad aanu laheyn.😅😅
adiga ma somalia tahay maxaa ka gala y aad noogu xayaysiinaysaa
Waar naga daaya hoosaasinta nio
waar. wasiirkan. lug. baa. u. laaban. ee. halayska. jiro
Reer somaliland iska imaansado isbadalki ee waka😂
😂😂😂😂😂 waar mee nin kii xaar caydiid 😂😂😂😂 suti guuuus 😂😂😂 Hadii Aanu nahay sacad muuse Af hayeen Ayuu noo Ahaaye 😂😂😂 Halkii wuxuu noo galay xaar mooge 😂😂
Waar kalabkan wasiir khaarajiga lagu sheegayo ee Ciro magacaabay waa Somaliweyn ee meesha ka erya, waa huwan waa Awdal State. guri dadka waa weyn lagu xanaaneeyo ayuu xafaayadaa kaga bedeli jiray dadka waayeelka ah ee aan socon karin waxaanu ku jiraa dambigii tuuganimada ah walaweyntu lacagta wadanka ka dhacay.
😂😂😂😂 waar mee nin xaar caydiid,suti xaar,😂😂😂 iyo xaar caydiid Ayaa fashiliyay siil kii hooyadii 😂😂 muxuu fashilin ilaahay baa wax fashiliyee😂😂😂 Baryaha maan Arag wuxuu fashiliyo miyuu waayay 😂😂😂 Hadii Aanu nahay sacad muuse Hadalka xaar caydiid waanu ku seexanaa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland uma hayno berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
2.0. Waxan dhahayaa hal kilometer maad dhahdid wallaahi inaan marnaba ciddina oggolaaneyn in berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
3.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay dooneysaa inay weerarto xuutiyiinta xidhayey baabul mandab.
4.0. Maxa noo keenay inay berriga iyo badda lughaya iyo saylac xabashidu qaadato muddo 50 sanno ah.
5.0. Ujeedkaagu wuxuu yahay inaad kursiga ku soo noqoto oo kelliyaatta.
6.0. Berriga iyo badda iyo dalkaba midnaba dan kama lihid.
7.0. Kursigana ku soo noqon meysid waad ku guul darreysattey hoggaaminta dalka iyo dadkaba. 8.0. Waxanad billowday inaad ku gadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac 100.0 million oo doollars.
9.0. Taasi oo ah xaqul qallamka aad ku bixineyso berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
10.0. Lacagta 100.0 million ee doollars ciddaad ka qaadaneysaa waxay tahay dawladda tuugada ah ee UAE/DP World oo horaba u dhacday tacriifadda dekedda berbera.
11.0. Waxay qaadataa 100% tacriifadda ka soo baxda dekedda berbera.
12.0. Waxan ku dhahayaa meesha dhaaf tuug xun baad tahay oo tuug dhalley.
Niyow maxaa idinka qaldan😂 umada beenta ka daaya heshiis kiina waa laga noqday mou hada waxaa isku xidhan xasan ismaaciil iyo abey ahmed, waxaana godoon ku jira somaliland dhamaan dadka siyaasada u dhuun daloolaa way ogyihiin xaqiiqada😂😂😂
Beenaale.dadka.kadaa.beenta.oo.ilaahay.ksbaq.waxajira.usoogudbi.xasan.sheekh.badii.saylac.uu.iibiyay.