Walal horta ma marki hore ninkaas nin fican bu ahaa asagana usamray gabdha o asagoo ogaday bu toban sano lasiijogay o usan lagursan lakin gadal buka khaldamay hadii alle u ilmo siiyey inuu xaskisa u usamary intas odhan usan xuman kukhatimin e intay nolyihin uu daysto wanagna kula nolado bay ahayd iyadon ifur oran inu furo wanagiisii buu uman kubadalay iyadana ilahay badalbusiiyayay midka lhayr badan howga dhigo
Abaayo haqoomameyn lacalii kheyr waxaa laga yaabaa in illaahey caruurkaasii midka aad guursatey illaaheyna ka quusan leylka illaahey bari tan nicida markan ka hadlo waasida labo toob oo aad adigu leedahey oo midna cusub yahey midna duug yahey marka kan cusub ayaan xiranaa illaa ay kawasaki duugoban markiise ay wada dugoban kii quruxda udhashey ayaa daneyneysaa marka dumarka markii ay wada duugoban tii qeymo badnaata ayuu ku ururaa aadanuhuna waa daneyste ee yaan lagugu daneysan
Aniga waxan qabaa Ninka marba haduu naag kaa aado inaad daneysato maxa yelay qalbiga wa hal labo ma qaado marka hadan nahay dumarka somaliyeed riyo been ah ayaan ku jirnaa marka riyada halaga kaco qof adiga ku jecel qofkale maba kusoo dhacaayo marbo haduu naag kale ka aado iska tag
Waaa nin bini aadan gabdhooow waligiiin ha isku xirina qof islameed
Masha allah abyo Allah xifdiyo
Masha allah ilaaheey ha ku xafido ruum ninka somalie ah masuulilida maqaadikaro abaayo ilaaheey qalbigeeda ha u qabooyiyo😢😢😢😢😢
Talo walaasha ku socoto haka shalaayin guur so in aad dhahday daacad nimada laguma qasaaro meel kale ayaa ilaahay kaa siinayaa
Astaqfaarta badi laa woola walaa quwata ilaa bilaah xiriirka adiga iyo ilaahay qurxi fiirso waxa dhaca
In aad dhashid kuma xirna ugxantaada , dhiiga caada iyo da daada , ducada badi saliga nabiga❤
Wsc walley intabadan ninja naag lumanoco lkn isgaa isbadalah😂😂😂😂😂
Walal horta ma marki hore ninkaas nin fican bu ahaa asagana usamray gabdha o asagoo ogaday bu toban sano lasiijogay o usan lagursan lakin gadal buka khaldamay hadii alle u ilmo siiyey inuu xaskisa u usamary intas odhan usan xuman kukhatimin e intay nolyihin uu daysto wanagna kula nolado bay ahayd iyadon ifur oran inu furo wanagiisii buu uman kubadalay iyadana ilahay badalbusiiyayay midka lhayr badan howga dhigo
Abaayo haqoomameyn lacalii kheyr waxaa laga yaabaa in illaahey caruurkaasii midka aad guursatey illaaheyna ka quusan leylka illaahey bari tan nicida markan ka hadlo waasida labo toob oo aad adigu leedahey oo midna cusub yahey midna duug yahey marka kan cusub ayaan xiranaa illaa ay kawasaki duugoban markiise ay wada dugoban kii quruxda udhashey ayaa daneyneysaa marka dumarka markii ay wada duugoban tii qeymo badnaata ayuu ku ururaa aadanuhuna waa daneyste ee yaan lagugu daneysan
Asc quruxeey
Ruumiyey raga soomaaliyeed waa xiisoolayaal awalbaa jeceel badan aktiisa oolin oo markuu mid kaliya qaba xitaa jeceel badan iyo naxariis badan toona kuma qanciyo hadeey arkaan xitaa mid mid Illaahey u gargaaray oo reerkiisa jecel doqon beey dhahaan rageena marka xiisahaas maa qaribay oo aysan xaameyn karin oo aysan ku fikireen war qoftaadi hore armaad beri iyadii mudataa ileen xuma iyo xiisaba weey dhacaane aduunkuna waa geeda labadiisa har
Jaceel mayaqaan ganadha cusubna majacla waxa u soo dhoofonaaya in ay ceer qaadato asna biil keeda ka nasto
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso
Ax qalbiyaa ihuray
asc abaayo nin biloo aadan ah loomaba samro boogahaagana loomaba sheego intuu kurabo ladhaqan malinkaad isbadal ku aragtana dee dantaada garo ceeb maaha
Alx mar hadey heshay badal
Asc huno🎉
Waxa rumiyey naagti hore loga si jeesta qalbigu wa hal labo maaha qofku jecelyahay ayuunbu racaa xaqiiqda waxay tahay haddi lagula guursado jacaylka iyo wanaga aad filaysid naftaa ayad been ushegaysa cad.
Aniga waxan qabaa Ninka marba haduu naag kaa aado inaad daneysato maxa yelay qalbiga wa hal labo ma qaado marka hadan nahay dumarka somaliyeed riyo been ah ayaan ku jirnaa marka riyada halaga kaco qof adiga ku jecel qofkale maba kusoo dhacaayo marbo haduu naag kale ka aado iska tag
Aad iyo aad ninba haddu naag aad ka maqasho guurdaaye ninkaasi kaagi mxa waxba wakhtiga hayska lumin.
Ilmaadeerayaal ma minyarooyinbaad tihiiin waan yaabeee nabiguba scw isagoo caaisha ugu jeclaa ayuuu hadana sideed ka danbaysiiyay marka waxan kuu hubaa haduu ninku Mar mid labaad guursado inaanu joogayn ilaa sadex iyo afarba gaadhsiiyo markaa jacaylkiisa maxaa iga galay haduu biilkaygana ka helaaayo caruurtan ku ag korsanayaaye😂😂😂😂😂
Wa sax muhimadu wa in ilmaha laysku korsada nin somali jaceyl wixisa ma ahe waa xiso xisahana wuu dhamada
@@FatimaAli-b7qwlhi wa xiisolayaaal runti
Sorry walhi