Sanka iyo abdi haybe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @legendabdalla6235
    @legendabdalla6235 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay qabriga ha u wasiciYo aamin wxana ku soo xsuusta walalkayka marna aha sahipkey atoore oo hestan dhagaysanjirey marwalpa oo jecla wuu tahriibey sanadi 2013 wxana geeradiiza maqaly 2014 mar aan xirna wallahi hestan boskiisa anaa kalay marwalpa wan dhagayta allow u naxiirso sahipkey iyo walalkayka sanka aamin wallahi hestan waa xanuun 😢😢😢😢

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +25

    Gabadha jamaad aa ladhahaa kir lama dhaho
    Aad ayaan ujeclaay fanaankaan wlhi
    Rabbe ha u naxariisto janatul fardows rabbe haka waraabiyo dambigiisana rabbe hadhaafo amiin yaa rabbe

  • @xidigonline8651
    @xidigonline8651 7 ปีที่แล้ว +8

    intii daawanysa 2016-17 haloo duceeyo sanka ilaahay ha unaxariisto

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow unaxariisto cabdulqadir sanka yarabi 😢😢😢 alahayow udibi daaf yarabi 😢😢

  • @updirazhidbashirmohamed6194
    @updirazhidbashirmohamed6194 6 ปีที่แล้ว +1

    AUN Cabdiqadir shiq aLi sanka Fanan qlia allaH Haka naxariisTo MudanE Aad Ban HeesaHaga u jecLaahY runTi❤❤

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 ปีที่แล้ว +1

    Abdiqaadirr sanka AHUN😢❤

  • @cwalimohaz6418
    @cwalimohaz6418 6 ปีที่แล้ว +2

    ilahy ha u naxaristo c/qadir sheikh cali snka alla yar xmak

  • @munimarvisuals
    @munimarvisuals 6 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow mashaallah 😍👏🏿👏🏿 Somalia nolow. Jilad iyo cod cajib ah.

  • @mursalbillaa6322
    @mursalbillaa6322 7 ปีที่แล้ว +14

    How watching 2018

  • @rootidheere4596
    @rootidheere4596 8 ปีที่แล้ว +23

    Qaabka music udhacayo ayab ad ugahelay macalinka musiga. Dauud cali masxaf aya katumay iyo fanankeni reer muqdisho cabduqadir shikh cali sanka rabi naxaristi jano alah kawarabyo wan kutabi dona intaan kadanbeyno qabriga alah kunuriyo

    • @khadardalmar5676
      @khadardalmar5676 8 ปีที่แล้ว +2

      rooti dheere kkkk waar rooti dheere magacaaga waa i cajabiyay

    • @fgnimcaanbalo1950
      @fgnimcaanbalo1950 7 ปีที่แล้ว

      kalkorintahoyada

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      Waxa muusig iskudubadhacaaya ma daa'uud cali masxaf baad kamusoo koobtey ..kk aqoon darooy ba'

  • @farhansandhere3886
    @farhansandhere3886 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees kasta uu qado waxa kadaran suu umujiyo darenkeda alla cajibsanaya allow kunaxariso

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay hawnaxariisto fanaankayga🤲 aadan u jeclaa❤❤❤❤

  • @hamsebarwaani5449
    @hamsebarwaani5449 9 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto
    Isaga iyo inta dhimatay
    We muslimka ahba
    Aaaaamiin

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 6 ปีที่แล้ว +8

    Aun Cabdu Qaadir Shiiq Cali Sanka Alow khabriga Ku khaboji Fanaan Qurux Iyo cod Isku darsaday ow ahay marku dhintay Waan xasuus taa wardhigley ayuu Ku dhintay Ane xamar weyne jogay xamar asey u shidneyd wlhi hotel saxafi xasuus waaye Aun

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

    ALLAAH HAW WADA NAXARIISTO MAXAMED CABDI AAR IYO CABDULQAADIR SH CALI CUSMAAN SANKA ,WUXUU MAXAMED U TIRIYEY GABADH UU JECLAADAY MAGCAABI MAAYEE.

  • @husseinmohamed7573
    @husseinmohamed7573 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaa yarxma cabdul khadir sheikh ali sanka

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 7 ปีที่แล้ว +13

    masraxan amba tiyatir kan waxa la dhaha golaha madadalada iyo mawelaxa #salinka aayay rer Djibouti u yaqana wu ku yala xada #Angela e madalamadax jabuuti

  • @faadumoshiine8680
    @faadumoshiine8680 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto cabdulqadir janno io raxmo alle ha ka warabiyo🤲🤲

  • @OmarmustafIsmail-pc5fj
    @OmarmustafIsmail-pc5fj 10 หลายเดือนก่อน

    2024 inta ila dawanysa❤

  • @ffggycade688
    @ffggycade688 6 ปีที่แล้ว

    Waah waaah ish calaa cod iyo music Allow u naxariso

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 8 ปีที่แล้ว +9

    ilahay ha u naxariisto Dambigiisana ha dhaafo

  • @kuncilhassan2728
    @kuncilhassan2728 6 ปีที่แล้ว +3

    Wanxasusta dimishadisha 2005 wan yara alla ya raxmaa

  • @dawladali5445
    @dawladali5445 3 ปีที่แล้ว +1

    Jannadii Allaha kaa waraabiyo
    Fanan sanka

  • @abdillahiabdiladiif5284
    @abdillahiabdiladiif5284 6 ปีที่แล้ว +4

    Manta Waxan Duco Ahayn Kuma tari-karno Alle Isaga Qafuuru Raxiime Raxmaanku Ha Kuu Naxariisto #ABDIQADIR

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow kuu naxariiso wll cabdiqadir sanka

  • @moowlaanamoowlaana3982
    @moowlaanamoowlaana3982 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah u naxariisto abtigeeyga macaan

  • @abdirahimomar268
    @abdirahimomar268 7 ปีที่แล้ว +5

    Amazing song
    😍😍😍

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 5 ปีที่แล้ว +1

    5/9/2019 الحب وما قتل 😭

  • @alinasirhassan4653
    @alinasirhassan4653 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaaahay ha unaxariiisto. aad buu u cod macaanaa.

  • @aminismail2979
    @aminismail2979 9 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxriisto ... ya Allah ya Rabi .... aaamiiiin

  • @hodanmuse9664
    @hodanmuse9664 6 ปีที่แล้ว

    alla haku naxariisto wle waa fanaan ala maxan xasuusta heestan anoo yarban dhagaysan jiray first fanaan an barto isagu ahaa alla haku naxariisto amiin

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 5 ปีที่แล้ว

    Yaa daawanooyo legend kaan 2019 allow ku naxariiso

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto macalinkaygi afsomaliga

  • @mukhonadif2410
    @mukhonadif2410 8 ปีที่แล้ว +7

    alle ha u naxariisto amen ya rabbi

  • @muxiyadiinmaxamuud6148
    @muxiyadiinmaxamuud6148 8 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaharistoo amine ya rabi

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 6 ปีที่แล้ว +1

    alllow u naxriiso oo u dembi dhaaf amiin aamiin yaa rabi. . heestan anoo yar ayaan saaaxiibtay u qaadi jiray xusus qaaliya ayay ugu tahay

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto fanaan aan heesihiisa jeclahy Ilaahow unaxriiso

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 8 ปีที่แล้ว +1

    alleh ha u naxarito wuxu ah fanan iyo jila

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    Bal eeg qitaar ninja xukumaa wa Abwaan Daud waa caqli buuxa

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 6 ปีที่แล้ว

    Ilahayo uu naxriso amiiin amiiin 👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐

  • @MohamedSiyaad-h1x
    @MohamedSiyaad-h1x 2 หลายเดือนก่อน

    Qurux Dumaroo Aadmi Daawado
    Nabi Yuusuf Dabadii Dunida Timid Baa Saaka Daalacday
    Anigu Doortoo Laabtu Doontee
    Maanka Deeqdoo Dayni Waayee
    Waa Doogiyoo Ubax Dilaacay
    Gugoo Da'Ay Iyo Daruur Hilaacdee
    Diif Baa Qabaayow Doon Doonisteedii
    Dalaan ka Qaadaa La Taag Dareeyay
    Diraac Haweeenoo La Dukaashado
    Deeqsi Aabiyo Hooyo Dihataan
    Saaka Daalacday
    Uurka Dooxdoo Jidh Dubaax Shayee

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 4 ปีที่แล้ว

    Cabdul qaadir shiikh cali sanka alle haunaxariisto waan xasuuustaa geeridiisa waxaan maqlay anigoo dugsi usocda waxaana ladhihi jiray waa uusio noolaaday

  • @qalanjolove7626
    @qalanjolove7626 8 ปีที่แล้ว +1

    allow unaxariiso alle allow udanbi dhaaf sanka Qof qaliyuu ahaa

    • @mukhonadif2410
      @mukhonadif2410 8 ปีที่แล้ว

      Qalanjo Love ameen ameen ameen

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow janatul fardowsa biyaha ka waraabi marxuumka

  • @xarago1960
    @xarago1960 8 ปีที่แล้ว +1

    May Allah bless him....

  • @abdimajiid614
    @abdimajiid614 6 ปีที่แล้ว

    Allah maxuu fanaan yahay love Ku ahay heesihiisa xaqiiq

  • @EbyanAxmadey
    @EbyanAxmadey 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaa yaa Raxma Sanka 😭💔❤

  • @daaalonimo7478
    @daaalonimo7478 8 ปีที่แล้ว +12

    comment Allah haa uu naxristo amiin

  • @suldaanmuniirahmedabdilaah5502
    @suldaanmuniirahmedabdilaah5502 8 ปีที่แล้ว

    waa muniir ahmed abdilaahi cigaal

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    Somalia wa kuwaa sir

  • @maxamedsheekh4478
    @maxamedsheekh4478 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto. Canaan Wayne buu ahaa

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow kuu.naxariiso

  • @muusecabdi5788
    @muusecabdi5788 8 ปีที่แล้ว

    illahay ha u naxarizto fanaan qaaliyuu ahaa real

  • @caaqilyare5772
    @caaqilyare5772 7 ปีที่แล้ว

    Allah yaa raxma sanka nin qaaliya

  • @fadumaaxmed6619
    @fadumaaxmed6619 7 ปีที่แล้ว +1

    allaah ha naxaristo

  • @aayatiinsaid4871
    @aayatiinsaid4871 9 ปีที่แล้ว +2

    ilahy danbigaga ha dhafo

  • @قاسمباوفا
    @قاسمباوفا 5 ปีที่แล้ว

    Naxriis alaah siiyo aad ayaa ujecalahy wlhi markaan yaraa asooka u kaheesayo ayaa malin takay markaas ayaa iku horresay ikuma dabneesay

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 7 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanaan ilaahow kuu naxariiso

  • @FeysalteshomeBaba
    @FeysalteshomeBaba ปีที่แล้ว

    Allah kuu naharesoo

  • @yahyeahmed1299
    @yahyeahmed1299 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow janadaada kawaraabi

  • @maxamedmaxamud6515
    @maxamedmaxamud6515 5 ปีที่แล้ว

    Ninku mabanaadiribaaa

  • @ssafiyomohammed3122
    @ssafiyomohammed3122 9 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin aamiin ya rabi

  • @clahinur3198
    @clahinur3198 6 ปีที่แล้ว

    Allahu yarxam Sanka

  • @abdirizaaqmohamed4689
    @abdirizaaqmohamed4689 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxaristo

  • @fatmadalfac18
    @fatmadalfac18 9 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto marxuumka

  • @nageeyedageeye6366
    @nageeyedageeye6366 7 ปีที่แล้ว +1

    Ma aqaano ama ma garanayo sababta ay sheekhyaadu u sheegayaan,Haddi qof uu heeso ama uu yahay fanaan heesa,haddi intuusan joojin heesaha uu dhinto.
    Ma geli doono jannada,waxuu ballantisu tahay wa cadaabta
    Waad taqaanan sheekhyaada iyo heesaha aynaa isku fiicnayaan wa isku cadow ah.Ma in uu joojiyaa heesaha ka kor intan u dhiman,uu ku soo noqdo tobada.

    • @acmpro5735
      @acmpro5735 4 ปีที่แล้ว

      Janada ma hooyadaba leh mise kii galinayad tahay adigu

  • @omari2837
    @omari2837 9 ปีที่แล้ว

    the 1 and only....

  • @kastam_yare6986
    @kastam_yare6986 7 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku naxariisto

  • @ssafiyomohammed3122
    @ssafiyomohammed3122 9 ปีที่แล้ว +1

    rabi ha Ku naxariisto Ya rabi

    • @abdisalamelmi8625
      @abdisalamelmi8625 8 ปีที่แล้ว +1

      goorma ayuu dhintay abdiqadir sanka ilaahay hownaxariiso ka soo jawaaba dadwaynoow

    • @mohamedozil1794
      @mohamedozil1794 8 ปีที่แล้ว

      Abdisalam Elmi wll Mudo 9 sanadood Ah hdnKu qiyaaso wa mootan yHy
      Inuu dhintay ban JeclHy 2007
      Ale how naxaristee Nur eebo
      Abdiqadir Sanka 😍

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 8 ปีที่แล้ว +2

      Abdisalam Elmi c.qaadir sanka wuxuu dhintau 2004 ki bishi 4aad 12 sano ayuu duuganyahay hada

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 8 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ozil 2004ki uudhintay sanka allaha unaxariisto

    • @norwegianbutorginalafrican4934
      @norwegianbutorginalafrican4934 7 ปีที่แล้ว

      Ugbaad allaha u naxaristo cabdulqadir shiikh cali sanka

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 7 ปีที่แล้ว +16

    Alow kuu naxariso heesahiisa maxaa gabdho kusoo xera geliyay

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +4

      Aden Walayo hada mid maka heysaa hee faataale waadbo tahee

    • @adenosman5768
      @adenosman5768 7 ปีที่แล้ว

      Adiga aa kow ka ah Gabdhaha aa kusoo xera geliyay lol

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Aden Walayo aniga anigaaba raga sooo xiro galiyo sxb
      See cml 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @seyyidomer2615
      @seyyidomer2615 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh xero galiye

    • @deeqasoona1996
      @deeqasoona1996 4 ปีที่แล้ว

      Hada wax xero galis maka dhamatay

  • @monamahamed3678
    @monamahamed3678 8 ปีที่แล้ว

    Allah xaa ku naxariisto

  • @hamdashidde37
    @hamdashidde37 6 ปีที่แล้ว

    Ale ha u naxariisto

  • @faxdiabdirisaq6081
    @faxdiabdirisaq6081 7 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso

  • @salmaismacil4457
    @salmaismacil4457 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhy fanaanka tageero buxa u hyaa

  • @cadnaanmaxamedcarab5688
    @cadnaanmaxamedcarab5688 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakuu naxariisto

  • @sadaampato607
    @sadaampato607 7 ปีที่แล้ว

    allle ha unaxaristo

  • @abdinoorninweyn2076
    @abdinoorninweyn2076 5 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariisto aamiin

  • @abdinazir7990
    @abdinazir7990 6 ปีที่แล้ว

    waaw waaalayaabay

  • @shadimohed7750
    @shadimohed7750 9 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku naxaristo

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    Anigu indhaha ka maqadan Daud Cali Masfax sit

  • @beerlula44
    @beerlula44 5 ปีที่แล้ว +1

    danbigaga Alle hadhaafo

  • @zuhaybzaed9806
    @zuhaybzaed9806 8 ปีที่แล้ว

    ALLH danpga ha dhafo

  • @mhire6415
    @mhire6415 6 ปีที่แล้ว

    Jamaaad

  • @abdullahmateio5856
    @abdullahmateio5856 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow unaxariiso😓😓

  • @qalidxoga8568
    @qalidxoga8568 7 ปีที่แล้ว +1

    alow kunaxa risy fanan somliyet

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 7 ปีที่แล้ว +5

    QoFku Markuu Heesayo Inuu ReeR Waqooyi Yahay Iyo Inuu ReeR koonfur Lama KaLa Garto

  • @guledciiseyarkajecelhoodo2972
    @guledciiseyarkajecelhoodo2972 8 ปีที่แล้ว +3

    kkkk hestan wax ayaan ku xasuustaa

    • @mukhonadif2410
      @mukhonadif2410 8 ปีที่แล้ว

      guled ciise Yarka Jecel Hoodo maxaad ku xasuusataa

    • @norwegianbutorginalafrican4934
      @norwegianbutorginalafrican4934 7 ปีที่แล้ว

      Mukho Nadif ķkkkkkk ha walahi jaceyl a lagu xasusta heestan allaha u naxaristo cabdulqadir shiikh cali sanka

  • @haajiabdi9862
    @haajiabdi9862 10 ปีที่แล้ว

    Rabi ha naxariisto

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 9 ปีที่แล้ว

    ilaah ha u naxariisto

  • @amatalaahhussein4836
    @amatalaahhussein4836 9 ปีที่แล้ว

    alaah haunaxariisto

  • @mauriammauriam4839
    @mauriammauriam4839 7 ปีที่แล้ว +1

    صوته عذاب

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 7 ปีที่แล้ว +3

    Heesta Goormu Qaaday

  • @mahamedabdiqadir6295
    @mahamedabdiqadir6295 8 ปีที่แล้ว +4

    Allash ha u naxariisto

  • @Maxamed-t4k
    @Maxamed-t4k ปีที่แล้ว

    Keerana

  • @naftababyzankaabdulle8817
    @naftababyzankaabdulle8817 7 ปีที่แล้ว

    Amiin yarabe

  • @salmaismacil4457
    @salmaismacil4457 6 ปีที่แล้ว

    illhyaw u naxaristu

  • @saredomohamed252
    @saredomohamed252 8 ปีที่แล้ว +1

    amiin

  • @lilamin7003
    @lilamin7003 7 ปีที่แล้ว

    Amin amin

  • @abdirahmanagmed6585
    @abdirahmanagmed6585 7 ปีที่แล้ว

    alle haku naxariisto😭😭

  • @lilamin7003
    @lilamin7003 7 ปีที่แล้ว

    allah masraxan