Waad mahadsan tahay Aar! Wadada xaqa ah waa ku taagannahay, adna Ilaahay ha ku tuso. Marka taas laga soo tago waad ku mahadsan tahay sida Soomaalinimada iyo bini'aadanimada leh ee aad u hadashay. Weligaa ka dheerow Soomaali 100% waa isku diin, dadku waxay u maleeyaan inay amaan tahay, laakiinse waa cayda ugu weyn!
Dadka Somalidu imika way fahmeen runta qurafadkii wadada iyo beentay u sheegayeen way fahmeen rabigu ha idiin barakeeyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
itobiya hadan maqlo caro ayaa i qaban jirtay sabb la aan hadase umadaha ilahey wa isugu key mid biniaadan walaladey umban u arka wanaag bana la jeclahy taas waxay ii cadeysay ina jid xaq ah maray ilaah ayaa mahad oo dhan ujeedineyna iyo amaan oo dhan
Waa cajiib in aan anagoo wanaag doonayna dambi ku sifowno. Allaha danta qalbigeena inagu xukumo waayo dad badan oo muslim ah oo u maleeya inay Alle u adeegayaan baa dambaabaysa. Alle waa inagu filan yahay. Idinka agtayda qiimo aad u wayn baad ku leedihiin. Masiixiyiinta Allaa jecel oo ana waxaan idin rajaynayaa guul. @@somaligospelchannel
Xoogaga wanaaga ayaan rajaynayaa inay idin xifdiyaan oo farxad idin siiyaan walaalayaal. Allaha runta ah run ha noqdo oo abid idin la jiro. Amen.
Mahadsanid walaalkayo ducadaada iyo dhiirrigelintaada darteed. Ilaahay adna ha ku barakeeyo, dhinac kasta!
Hallelujah. Aniga Somali masixi ayan ahay ❤
Mahadsanid walaal. Waanu ku faraxsannahay inaad Soomaali Masiixi tahay. Laakiinse, magacaaga marka la fiiriyo dadku uma malaynayaan inaad Soomaali tahay 🙂Waad la bixi kartaa magac Soomaali ah haddii aadan dooneyn inaad kaaga caadiga ah isticmaashid. Adiga oo raalli ah, af Soomaali noogu soo faahfaahi qofka aad tahay, iyo wax ku saabsan Masiixinadaada. Email ahaan noogu soo qor: tvsomaligospel@gmail.com. Mahadsanid.
@@somaligospelchannel
Ok sxb berito ayan email idinku so dira
Amiin wll abdi duale wad barakeysntahy horay soco somalidana aan u duceyna markasto in ay ka baxdo gumeysiga daashaday ee ibliiska
Aamiin. Ilaahay ha ku barakeeyo oo ha Ku ilaaliyo Cabdi Xasan.
Amen
Walaal rabigeena iyo badbaadiyaheena ciise masiix wuxuuyidhi anigu waxan ahay jidka iyo runta iyo nolosha nina aabaha uma yimaado xagayguu ku yimaado Mahe
YOXAANA 15 16. IIDINKU IIMAYDAAN. DOORAAN. LKN. ANA. IIDIN. DOORTAY. RUUNTI. WA. HADAL CAJIIBA. BARAKOOW WLLO
@@haniabdi3306hargeisa adoo joogad xaqiiqda ogatay waad caqli badantahay
hello from Nairobi Kenya
Rabiga ha idin barakeeyo walaalahay Abdi iyo Kawser waan ku farxay inaan wacdigaan iyo amaanta rabiga arko Rabiga magaciisa haku amaanmo. Barakooba oo Rabiga ha idin xoojiyo 🙏.
Alle subxaana watacaaala haku soo hanuuuniyo
Kuligeena waxan nahay aboorekee rabbiga
Walaal ilaah Haydon barakeeyo bahda tiifiigan walaal anigu waxan ahay nin masiixiya waxan joogaa hargaysa 2013kii Ayan masiixi noqda waxan hayaa waxbada oon rabiga ugu markhaati guro riyooyin cajiiba sideen idiinla soo xidhiidhaa aad baan idinkula faraxsanahay
Aad baan uugu. Farxay. Hadalkaaga. Wll. Ana. Waxan. Jooga. Hargaysa waxan. Aaahy. Masiixiyad. Waxan. Qaatay. Rabbi gaa. 2018. Raabi. Haku. Barakoow wllo
Ciise waa rabigay
Somaliyey runta fahma
Ina maryam muusan Ahayn Rasuul Wax Kabadan
Amin. Rabbiga hani barakeeyo
Mahadsanind walaal. Adigana sidoo kale Ilaahay ha ku barakeeyo oo ha ku ilaaliyo.
Ciise masiixoow jacaylkaaga weynaa
Mahadsanid sayidoow
Boqoroow
Kii bilowgii jiray
Alfa and omega 🙏
Calamo ka muqatay ciise waa nabi cs maaha rabi ee Alle ka baq oo ilahay kuso noqo
Walal sidee ku maintay ruux nabi ah oo bini Adam ah baa ku abuuraya🥲
Viva somali christian ✝️ amen
Illaahey raxmaanka ah ha idinsoo hanuuniyo
Diinta islaamka waa diin naxariis nafareysa.
subxaanallaah illaah ha idin soo hanuuniyo
Halleluja Ciise Masiix waa jidka iyo runta iyo nolosha
Ma tobad keeentay
Nabih ciisa waa nabih sidah nabiyadah oo kaleh sidah nabih muusa sidah nabih ibrahim sidah nabih saleban
Sidah nabih huud iyo farkih nabih yakhub iyo nabih isxaaq kuligod waa nabiyo losodiray khabkidih isney baran dintah islaamkah ooy katagan waxeey cabidayan ooy cabidan rabigodih aburay oo risikhah
Markah dad bah ilahaay kadhigey nabih ciisah lakin isguh mudhihin icabudah sidih ilahaay oo kaleh
Markah nabih ciisa c,s, waa nabuh losodiray rer binih israil inuh baroh dintah ilahaay manah dhiman ee waa nolyahay waxuunah sobixin akhirah samenkah waa nah ninkah dilih donah jidal cawir waxuunah kusodagin baytal qudus ee arladah falastin
Wabilahi tifiiq
Ale Hardin barakeeyo
❤❤❤amiin
Amiin amiin amiin 🙏🏼🤲🏼🙏🏼🤲🏼
God bless your all ! God is only One God
Rabbig waa hal wax lamid ah ma jiro
Ilaahay a ku barakeeyo adigana, walaal. Mahadsanid.
Subxaaanalaaah ilaahay ha idin soo hanuuniyo
❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤
❤
subxaanalah alleh haydin soo hanuuniyo
subxnlaaah ilhaw khatuma khyr noogu khatin iyagana soo hadeee
Aniga muslim ayaan ahay bil aadan oo dhan ayaa aaminaad leh ee in dadka la yiraahdo soomali aa tahay
Aaminaadiisa lacaayo waa qalad
Diinta muslimka been haka sheegina
Nasteexo ayuu naga mudan tahay
Wllalayaasha Alaha tuso wadada saxda ah
Waad mahadsan tahay Aar! Wadada xaqa ah waa ku taagannahay, adna Ilaahay ha ku tuso. Marka taas laga soo tago waad ku mahadsan tahay sida Soomaalinimada iyo bini'aadanimada leh ee aad u hadashay. Weligaa ka dheerow Soomaali 100% waa isku diin, dadku waxay u maleeyaan inay amaan tahay, laakiinse waa cayda ugu weyn!
@@hadraawialihussein9789subaxanalah ma diinta ayaadd dhoof kaga baxaysaa
Amen ✝️🤍
Kawsar adiga iyo ninkaaga rabbiga ha,idin barakadeeyo waan idin jecelnahay
Dadka Somalidu imika way fahmeen runta qurafadkii wadada iyo beentay u sheegayeen way fahmeen rabigu ha idiin barakeeyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Amen
Subxanaalah
Ilaheye hayedin so hadeeyo
Allah ha idin hanuuniyo
Souhanallah
Ilaahay haydin hanuuniyo
Amiin abba and our savior ciisa waa ku jeclahay
itobiya hadan maqlo caro ayaa i qaban jirtay sabb la aan hadase umadaha ilahey wa isugu key mid biniaadan walaladey umban u arka wanaag bana la jeclahy taas waxay ii cadeysay ina jid xaq ah maray ilaah ayaa mahad oo dhan ujeedineyna iyo amaan oo dhan
Haye kawaram sacuudiga iyo dalalka carabta dabcan waad neceb tahay
Sababta aad itoobiya ujeclaatay waa in aad isu diin tihiin.
Sababta aad sacuudiga uneceb tahay na waa i uu yahay dal muslimin dagaan.
@@eidhassan6022 waad fahanty walal anaga hadan hanay Muslim cise wa nabi alle iyo adoonkisa iyaga wxay u arkaan ilaahooda
Berka idin xanunaayay isaga idin baantay miyaa😂😂😂alle haydin so hanuunsho
Ilahy hainihadeyo
halaluya wll amen ✝️💌✝️💝✝️💓✝️
Alha sooo hanuuniyo
Subxaanal laah
ilahay hadin soo hanuuniyo
zubxa nallaah
God is almighty
Subxaana Allah
Qof walba waxaa saaran in uu Barto xushmada dadka Kalle oo amiinsan wax kale uu umaleeyo wax laqaldan naftada kabeelaw Marka hore intadan qof xukumiin
Cumar mahadsanid walaal. Soomaalidu hadday baran lahaayeen inay dadka ka diinta, dhaqanka, iyo jinsiga duwan sidooda ku tixgeliyaan iyaguna way is tixgelin lahaayeen oo isu dulqaadan lahaayeen. Inta ay leeyihiin annaga keliya ayaa fiican waxba uma hagaagayaan!
Waa cajiib in aan anagoo wanaag doonayna dambi ku sifowno. Allaha danta qalbigeena inagu xukumo waayo dad badan oo muslim ah oo u maleeya inay Alle u adeegayaan baa dambaabaysa. Alle waa inagu filan yahay. Idinka agtayda qiimo aad u wayn baad ku leedihiin. Masiixiyiinta Allaa jecel oo ana waxaan idin rajaynayaa guul. @@somaligospelchannel
Subxaanalaah
Amen 🙏❤️✝️❤️
And the only thing we
Somali miyaa
Zubxanallah
Nabigeeni ciise aki maysid intaad inkireysko
Sxp biniadam wax ma abuuri karaa isheeg nabi ciise waa ibnu adam
Thnkiz wll. Rabbi haaku ilaaliyo
💕💕💕Praise God. Thank you Jesus for saving my soul 💕💕💕 Sayidow Ilaahayow, qalbigayga oo dhan waan kugu ammaanayaa, Oo weligayba waxaan ammaani doonaa magacaaga. - Kitaabka Quduuska Ah, SABUURRADII 86:12, Somali Bible.
Amiin
Aduunkan waa laga tagayaaye wlal ilaahay ayaa idin abuurtay ciise waa aadmi idinlamida ilhy uu soodirsaday wlal hdaad manta ilaahay kajeesataan isagana maalin buu idinka jeesanayaa la siinoolaan maayo ee ha isku waji xumayn ilhygii ku abuurtay bleas
AllH Ku Soo ha NuuNiYo WaLaaL
ee rabi unoqda
Cod aad u macaan ay leedahay
Ehlu kitaabkoow goormaad diinta islaamka ka noqoteen. Maxadse uga noqoteen?. Waxan rabaa inaan qisadiinaas wax ka ogaado .
.
.
.
.
.
.
Kayaad488@gmail.com
Subxaanallaah ilaahay ha idin soo hanuuniyo
Subxanallah