Gulled Simba | GUFAACO | (Music Video) 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Don't Forget to like, comment, share and subscribe
    Audio and video is copyright dont repload

ความคิดเห็น • 6K

  • @abdinouraskari1848
    @abdinouraskari1848 6 ปีที่แล้ว +28

    Nabigiina muhammad ku saliya scw scw scw inta nuslimka ka ah

  • @abdullizmail7438
    @abdullizmail7438 6 ปีที่แล้ว +488

    ❤لا اله الا الله محمد رسول الله😍

  • @suhaibmedia4825
    @suhaibmedia4825 6 ปีที่แล้ว +1427

    Guuled simba big fanaan an haatuf like saar inta iga danbayza qazab maaha wa codzi uun

  • @liibaanburhaan611
    @liibaanburhaan611 ปีที่แล้ว +53

    dhashii gedo iyo waa geed curdinoo
    i love you my tolkay reer gedo from cabudwaaq diini power🇱🇺🇱🇺❤️

    • @falischika6221
      @falischika6221 ปีที่แล้ว +3

      Wagardhac power 👑

    • @MrXamaraawi
      @MrXamaraawi ปีที่แล้ว +2

      We love all sade ❤

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 11 หลายเดือนก่อน +3

      Tnx ina adeer from howrarsame❤

    • @daganahmedbolisoficial
      @daganahmedbolisoficial 9 หลายเดือนก่อน +4

      Thanks ina adeer❤❤from urmidig

    • @kingrj3592
      @kingrj3592 8 หลายเดือนก่อน +1

      tnx inadeer from talxe

  • @yuyumo6162
    @yuyumo6162 6 ปีที่แล้ว +860

    Inta quraanka jecel😍 like ha ila dhaafina heesaha inta jecel nh ilah ha na so hanuuniyo amiiin dhaha wllyl plz😎😎😎😎😎

  • @aidenyx7568
    @aidenyx7568 6 ปีที่แล้ว +179

    wlhi like waligay ma hekin 😢 iisara Somali maxamed 😢👈🏻

    • @anisalucky4629
      @anisalucky4629 6 ปีที่แล้ว +1

      Wllo callaa cal badnidaabe😢😂😂😂😂like waan kusaaray😂😂😂

    • @aidenyx7568
      @aidenyx7568 6 ปีที่แล้ว +2

      Anisa lucky 😢😢😢👈🏻😂😂😂😂😂😂😂 shukran ilahay ajar iyo xasanaad haka siiyo 😂😂😂😂

    • @anisalucky4629
      @anisalucky4629 6 ปีที่แล้ว

      @@aidenyx7568 😂😂😂😂😂😂😂😂shib lee iga dheh ado mar kale calaa calaayo yaa ku arkib😠😂😂

    • @aidenyx7568
      @aidenyx7568 6 ปีที่แล้ว +2

      Anisa lucky haye 😂😂😂 mar markale hadaad igu aragto anoo meelahas qadhabanaya 😂 ii dulqaado

    • @anisalucky4629
      @anisalucky4629 6 ปีที่แล้ว +1

      @@aidenyx7568 haye wllo😂😂😂😂😂😂

  • @amiirabintuhaji6648
    @amiirabintuhaji6648 6 ปีที่แล้ว +111

    inta quranka jecel liketa sara heesahana neceb

  • @ozlemhuroglu6106
    @ozlemhuroglu6106 4 ปีที่แล้ว +488

    Form 🇹🇷
    Anyone 2020 🔥

    • @Norawarsame
      @Norawarsame 4 ปีที่แล้ว +5

      Merhaba abla😍🙏

    • @ozlemhuroglu6106
      @ozlemhuroglu6106 4 ปีที่แล้ว +5

      @@Norawarsame ❤🙏🏼

    • @queenqatra6494
      @queenqatra6494 4 ปีที่แล้ว +6

      ozlem huroglu welcome sister 🥰❤️🇸🇴🇹🇷🇹🇷🥰❤️

    • @ibrahimaliali2894
      @ibrahimaliali2894 4 ปีที่แล้ว +2

      N

    • @ahmedabdikarim1
      @ahmedabdikarim1 4 ปีที่แล้ว +2

      Merhaba am somali❤❤❤

  • @kazzimvlogs2393
    @kazzimvlogs2393 6 ปีที่แล้ว +435

    Inta hooYo Jacel like ii saar 👍

    • @Mohamedamiin04
      @Mohamedamiin04 6 ปีที่แล้ว +2

      Qof weyna wa tahay ilahay kalamkisina like ayad ku radinysaa hees dhexdeedi
      Ilahy ka xishoood

    • @abdirahmanmohamoud6543
      @abdirahmanmohamoud6543 6 ปีที่แล้ว

      Neef xoolaad tahee hadalka ilaahay meelkasta lama keeno like baad ku doondoonaysaaye qudhun wax dhintay

    • @kazzimvlogs2393
      @kazzimvlogs2393 6 ปีที่แล้ว +2

      CaruurTa HadalKooda ma DaneYo 😕

    • @princessssucaad8792
      @princessssucaad8792 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqadiribrahim8227 war isku xishoow ada ka daran ha caayin hooyo

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 ปีที่แล้ว +179

    *nabiga ku sali scw allow kii dhaafa gacmaha ka Jar* dar alle like usaar 💯

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +2

      Scw ❤

    • @FAAD21
      @FAAD21 6 ปีที่แล้ว +2

      Naarta jaxiima Ku rajena sxb nabigena suubanay scw xaad halkan ukene

    • @aymaanalisheekhmadar7911
      @aymaanalisheekhmadar7911 6 ปีที่แล้ว +1

      @@FAAD21 fahad dadka narta hala jeclan adba cid kulama jecla e hno wana laga raba un wanii dadka

    • @FAAD21
      @FAAD21 6 ปีที่แล้ว

      Sagal walashey haye

    • @moonlightgirl9910
      @moonlightgirl9910 6 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @apdikaniali9516
    @apdikaniali9516 6 ปีที่แล้ว +157

    Wixii alle ka cabzada💓like

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 ปีที่แล้ว +1040

    Inta quraanka jecel like isaara

  • @MohamedAbdi-md8ox
    @MohamedAbdi-md8ox 6 ปีที่แล้ว +1926

    Simpa army

    • @khadarhna6289
      @khadarhna6289 6 ปีที่แล้ว +8

      Scw

    • @baxnaano1436
      @baxnaano1436 6 ปีที่แล้ว +21

      bro. alle muxu aqliga kaaga qaaday.
      kala saar hdlka aad had dhahdy iyo meelaha qaar aad kusoo qoreyso aan ku habooneen

    • @nasriinmohmedmoalim5422
      @nasriinmohmedmoalim5422 6 ปีที่แล้ว +8

      maxamuud bile adam sax walhi been ma aha like jecyl lee ugeesay nabiga mohmed scw meel walba usoo dhigayaan sunadiisa mee ku dhaqmaan hadee run sheegayaan allaaaaah yahdiik

    • @jama253
      @jama253 6 ปีที่แล้ว +6

      xoolayahow tii ku dhashey way kugu qasaartay

    • @abdinasirshiko4564
      @abdinasirshiko4564 6 ปีที่แล้ว +2

      ina Qoorgaab wcs

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 ปีที่แล้ว +802

    *Gufaacada roob gariiray habeen*
    *Goortay gobo'diisa gaadhi dhulko oon*
    *Ku gaylamo milgo raaxana heyn*
    *Galool gunda weyn gaddu u lulaa*
    *Gamuunka jacaylku ii gilgilaa*
    *Oo oo go'doomay*
    *Dartaa waan gardiyayaa*
    *Ka goostay gayaan*
    *Waan gees marayaa ahaa*
    *Gebley talada*
    *Ku gowda hayaa aah*
    *Gaadh baan is idhaa is idhaa*
    *Dib baan u gurtaa*
    *Oo oo waa waa*
    *Waan geediyayaa waa waa*
    *Waan guura socdaa waa waa*
    *Waan soo gananno waa waa*
    *Waan gaabinayaa*
    *Way gurman leydee waan*
    *Is gaabayaa*
    *Giraan xidhan baan*
    *Ku guud ordayaa*
    ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
    *Hablaha geyigey u gaarisantahoo*
    *Dhaqanka gobanimay la gaartahayo*
    *Dhashii gedo iyo waa geed curdino oo*
    *Ninkaan ka garaabin muu garaninee*
    *Eeryo guri wacan guulow nagu beer*
    *Oo oo Goortaan arkay baa*
    *Qalbigu godladoo*
    *Heesiyo gabay baan*
    *U gado fuuloo oho*
    *Garaadkiyo maankii way gadatee*
    *Cakuye gocashaa*
    *Gocashada halkeen ka galaa*
    *Oo oo waa waa*
    *Waan geediyayaa waa waa*
    *Waan guura socdaa waa waa*
    *Waan soo gananno waa waa*
    *Waan gaabinayaa*
    *Way gurman leydee waan*
    *Is gaabayaa*
    *Giraan xidhan baan*
    *Ku guud ordayaa*
    Ereyadii Abwaan Ahmed Antar
    Hadaa lyric ku cajabiyay like isaar

  • @abdulahiali1701
    @abdulahiali1701 6 ปีที่แล้ว +28

    Woow dhashii Gedo iyo waa geed curdun ah like hadaad reer gedo tahay ama daarood ismaaciil😍💪💪💪💪

  • @user-xd9lp4ft2n
    @user-xd9lp4ft2n 5 ปีที่แล้ว +368

    عاشق الاغاني الصوماليه .. من اليمن ابو نووور .. تحياتي لكم يا غاليين 🌠🌠🌠🌠❤❤❤💙💙💙💛💛💛💛💚💚💚💚💜💜💜💓💓💓💔💔💔💖💖💖💕💕💕

    • @ololhudeifah8606
      @ololhudeifah8606 5 ปีที่แล้ว +6

      يمن الله حفظكم يا أهل اليمن.
      أنا من الصومال بس عندي أصوله اليمنة .. داروذي تاج من فوق رئيس💯💯✔👍

    • @ololhudeifah8606
      @ololhudeifah8606 5 ปีที่แล้ว +3

      قبيلة المهري داروذي

    • @user-xd9lp4ft2n
      @user-xd9lp4ft2n 5 ปีที่แล้ว +4

      ونعم فيك يا غالي ... ولك اجمل التحيه والحب والوفاءءءء .. 🌷🌷🌷

    • @ololhudeifah8606
      @ololhudeifah8606 5 ปีที่แล้ว +3

      @@user-xd9lp4ft2n حبيبي قلبي والله

    • @ololhudeifah8606
      @ololhudeifah8606 5 ปีที่แล้ว +4

      @@user-xd9lp4ft2n علي راسي اخوي كريم

  • @maxdar11
    @maxdar11 6 ปีที่แล้ว +127

    HAATUF STUDIO AAD AYAAN UGA HELAY SIDUU UDOOBO MUUQALADA HAMBALYO ZHP
    INTA ILA ARAGTAY LIKE II JUMLEEEEEEYA

  • @qaaliluul3415
    @qaaliluul3415 6 ปีที่แล้ว +119

    Dhashii gedo iyo waa geed curdun wow 😮 Dhashii gedo anaa ah wlhi gulled simba thanks wllky ❤️💯

    • @aishaadan3658
      @aishaadan3658 6 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍

    • @ubahleilkacase1095
      @ubahleilkacase1095 6 ปีที่แล้ว +6

      Mareexaan Girl
      inan gedo ah Iidhaafa
      kkkkk😀😀😀😀😀

    • @mocalaale4263
      @mocalaale4263 6 ปีที่แล้ว +4

      Mareexaan Girl viva mr family ❤️❤️❤️🤔

    • @nabiilfuad4257
      @nabiilfuad4257 6 ปีที่แล้ว +3

      Mareexaan Girl waan ku salamy malaha heesta adiga ayaa laguu qaday 😂😂😂😂😂😂😂

    • @qaaliluul3415
      @qaaliluul3415 6 ปีที่แล้ว

      deeq walasowfa haaa ana laiqaaday😂

  • @amiirqays1274
    @amiirqays1274 6 ปีที่แล้ว +871

    hooyo macaan haddaad jaceshahay like ta ha ila dhaafin 😎😎😎😎👈

  • @umuhadiya5088
    @umuhadiya5088 5 ปีที่แล้ว +45

    Quraanka kareemku hadii aad jeceshay like is aarwan

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 6 ปีที่แล้ว +765

    The Super Star Gulled Mohamed Bulle great comeback sxb guulayso. Ahmed Cantar caadi maaha allaha daaye. mucjisadii nabiil iyo maftuux cadceed shaqo adag baad qabateen. Haataf Abdi big respect abti. new revolution

  • @zermahdi8817
    @zermahdi8817 6 ปีที่แล้ว +75

    Somali maxanadey hadaad allh jecezhihiin liketa haila dhafina 😍

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 6 ปีที่แล้ว +34

    Hablaha Gayigey❤️
    U gaarisantahoo❤️
    Dhaqanka Gobonimo❤️
    La gaar tahoo ❤️
    Dhashii gedo❤️
    Iyo wa geed cundina Oho❤️
    Legand ❤️❤️Teamsimba

    • @munaali3324
      @munaali3324 6 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallah

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว +1

      Hablaha gedo amanta wa uqalmaan

    • @ikkyyikkyy5520
      @ikkyyikkyy5520 6 ปีที่แล้ว +1

      adan ali waa runtaa Thanks wll.👌🏼

  • @wardiina-ahmadey2252
    @wardiina-ahmadey2252 ปีที่แล้ว +511

    Let's see who is here 2024 😂

  • @abdullahiarfa9043
    @abdullahiarfa9043 6 ปีที่แล้ว +23

    Dhashii Gedo Iyo waa Geed Curdinooo Ninkaan kagaraabin Muugaran😘😘😍👌👌👌👌👌👌

  • @rtruth2951
    @rtruth2951 6 ปีที่แล้ว +315

    29/8/2018 weyan inshallah sanadkan sanadkisa waxan rajeynaya Qof walpa oo Muslim Ah halku tigsanayo ino gadho inshallah hestana goni bay ii tabanaysa 🤕😭😭💔💔💔💔

    • @shukriaxmed6132
      @shukriaxmed6132 6 ปีที่แล้ว

      The truth Amiin adigana waxad hiigsaneyso alle hakuhu guleyo thnks

    • @AragsanBillaBeautyandcosmetic
      @AragsanBillaBeautyandcosmetic 6 ปีที่แล้ว

      The truth aaamin wll inshalh

    • @sacidaabdi6946
      @sacidaabdi6946 6 ปีที่แล้ว

      The truth amiin amiin adine sidoi kle ilahey dalkeno nbdne ha nagu garsiyo

    • @cajaboaragsan6843
      @cajaboaragsan6843 6 ปีที่แล้ว

      Insh allh wll mcn aamiin

    • @Kushaano
      @Kushaano 6 ปีที่แล้ว +1

      Bil ayaad dib inoo celisay

  • @abdulmohamud4673
    @abdulmohamud4673 6 ปีที่แล้ว +152

    Simba is back inta tagirsan like isar my ppl 💕

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 5 ปีที่แล้ว +269

    Dhashii gedo dhalad marexan❤️❤️🙌
    gedo halkay xudunteyda ku duuganta ❤️❤️gulleed keyga cashaqa 😘👏👏👏👏😍😍😍

    • @fatimabiixi4413
      @fatimabiixi4413 5 ปีที่แล้ว +2

      I LOVE THOMAS MILLER

    • @fatimabiixi4413
      @fatimabiixi4413 5 ปีที่แล้ว

      😚😚😚😚😚😚😚😎😎😍😍😎😎😍😎😎😎😎😎😍😍😍😍😍😍😘😘

    • @fatimabiixi4413
      @fatimabiixi4413 5 ปีที่แล้ว

      💪💪💪✌✌✌✌💪💪💪💪✌✌✌👄👄👄👄💋💋💋💋💋💋👊👊👊👊👊👄👄👄👏👏👏👏👏👏👂👂👂👂

    • @fatimabiixi4413
      @fatimabiixi4413 5 ปีที่แล้ว

      💚💚💚💚💓💓💓💓🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤💣💣💣💣💣💣💤💤💤💢💤💢💫💫💫💫💬🖤🖤🖤💌💌💌💤💤❣❣❣❣💝💞💞💞

    • @fatimabiixi4413
      @fatimabiixi4413 5 ปีที่แล้ว +1

      I miss Amir hanan😍😍😍😘🤝🤝🤝🤝👊👊👊👊👏👏👏💋💋💋💋

  • @Kushaano
    @Kushaano 6 ปีที่แล้ว +537

    Adigoo daawanayaa Muuqaalka Commentiga ma akhrineysaa? Jawaabta HAA ma tahay Like ii saar 😂😂

  • @xamsedaney8548
    @xamsedaney8548 6 ปีที่แล้ว +224

    HEESTA LYRICS KEEDA IGA QABTA
    GUFAACADA ROOB
    GARIIREY HABEEN
    GOORTEY GOBODIISA
    GAADHEY DHUL ROOB
    U GEYLAMO MILGA RAAXANAHEY
    GALOOL GUNDO WEYN
    GADDUU U LULAA
    GAMUUNKA JACEYLKU
    II GIIRAA
    OOOOO GO,DOOMEY DARTAA
    WAN GAARDINAYAA
    KA GOOSTEY GAYAAN
    WAN GEES MARAYAA
    GIBLEYEY TALADA
    KU GOWDA HAYAA
    GAADH BAN IS IDHAA
    DIB BAAN UGURTAA
    OOOO WAAA WAAN
    WAN GEEDIYAA WAA WAAN
    WAN GUURO SOCDAA WAA AWN
    WAN SOO GANAA WAA WAN
    WAAN GAABINAYAA
    WEY GURMAN LEYDEE WAAAN
    IS GABAYAAA
    GIRAAN XIDHAN BAAN
    KU GUUD ORDAYAA
    LIKE IGU QABTA

    • @Qaaaafo
      @Qaaaafo 6 ปีที่แล้ว +1

      Lkn afsomaligaaaaan fasiraad fiican ayuuu u baahanyahay aydaa noogu dar sxpow

    • @ridwaanahmed2413
      @ridwaanahmed2413 6 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid sxb xamse

    • @hamseahmed2768
      @hamseahmed2768 6 ปีที่แล้ว

      Good job

    • @hibobare6815
      @hibobare6815 6 ปีที่แล้ว

      Guleedsimbaaxlaacod mnshllh

  • @SOMALILIVE-TV
    @SOMALILIVE-TV 6 ปีที่แล้ว +45

    Hablaha geyigey u gaarisantoo
    Dhaqanka gobanimay la gaartahayo oo
    Dhashii Gedo iyo waa geed curdinoo oo
    Ninkaan ku garaabin muu garanine
    Eeryo guri wacan Guulow nagu beeg
    the super star gulled simba iyo haataf abdi big respect ... best song 2019 ....

    • @yuyumo6162
      @yuyumo6162 6 ปีที่แล้ว

      Inta quraanka jecel😍 like ha ila dhaafina heesaha inta jecel nh ilah ha na so hanuuniyo amiiin dhaha wllyl plz😎😎😎😎😎😎

  • @ayanmohamed972
    @ayanmohamed972 5 ปีที่แล้ว +104

    🥰🥰Gedo🥰🥰 home sweet home thanks for the song Ina adeer

  • @Kkurbo377
    @Kkurbo377 6 ปีที่แล้ว +134

    Inta allah iyo rasuulkisa taqaan like saara
    Nabi Mohamed Scw💖💖💉🔐

    • @aswanmohamed5549
      @aswanmohamed5549 6 ปีที่แล้ว +1

      Doqon BAAD tahay rasuulka heesaha Ka dhex qaad isha scw waxaa uu Ka sharaf badan yahay danbiga iska daa waxaa like ha Ku raadin

    • @ubaxsalad2817
      @ubaxsalad2817 6 ปีที่แล้ว

      ❤️💕

  • @maxamedxasan7907
    @maxamedxasan7907 6 ปีที่แล้ว +42

    Dhashii gedo iyo waa geed curdinoo
    Ninkaan ka garaabin muu garanine
    Gar iyo guri wacan guullow nagu beeg. 🔥👌

  • @cabqariaadam3750
    @cabqariaadam3750 6 ปีที่แล้ว +380

    Heesta Cusub Ee Gulled Simba Aa Soo Baxdaa Maqlay Anoo Bajaaj Saaranaa Soo Galay TH-cam Like Ma Iisaartiinoo Kuwa Ethiopian Ahaa La Xifaaltamooyaahe 😁😁

  • @biglion8031
    @biglion8031 4 ปีที่แล้ว +33

    Hada thy dhalad ah rer gedo like isaar
    Viva mr ❤❤❤❤❤

  • @moamerica9670
    @moamerica9670 6 ปีที่แล้ว +128

    Cmntiga hadad akhrinayso sidaydo kle like isaar
    Dhaqanka gobonimo la gartooo💍

  • @Shankarcade
    @Shankarcade 6 ปีที่แล้ว +142

    Ar ilaah idinku dhasrshe like igu kasbeeya❤🙏

  • @abdultimooz7699
    @abdultimooz7699 6 ปีที่แล้ว +28

    wa gobti gedo guri barwaaqo hadii ay dad somaliyed kugu wayn yihin like isaar aqyaarta

  • @somricatv5761
    @somricatv5761 5 ปีที่แล้ว +23

    Horta Quraanka iyo heesaha maxaa isku keenay?? Dadka soo qoraaya inta Quraanka jeceloo like igu qabta. Miyaanay danbi galikarahayn?

    • @Ukhti_miim2
      @Ukhti_miim2 3 ปีที่แล้ว

      Yo guys dadka quranka kuqarabto ayago heeso dagesanayan like aya wada sartin kaan runta kahadlayo naa masartin maxa idinka qaldan. ❤️ keep up the good 😌 comments!💙

  • @xubiabdullahi.4118
    @xubiabdullahi.4118 6 ปีที่แล้ว +116

    viva gedo 💞 HOME💞💞💓💯waa mesha xudunteyda ey ku duuganthy 💓💓💞u xisy thli💞tolkeygiyow🙋💞 somalia hanolato 🇸🇴❤️🇸🇴

    • @nimogaraar9584
      @nimogaraar9584 6 ปีที่แล้ว +1

      Xubi bae team Arizona thumbs up for more videos

    • @xubiabdullahi.4118
      @xubiabdullahi.4118 6 ปีที่แล้ว

      Nimo Garaar queny diyar wyo adn team Arizona miyaa tahy

    • @nimogaraar9584
      @nimogaraar9584 6 ปีที่แล้ว

      @@xubiabdullahi.4118 adunka adaaa kugujeclahay makuaroosa leylo xubii

    • @xubiabdullahi.4118
      @xubiabdullahi.4118 6 ปีที่แล้ว

      Nimo Garaar ala wllo wàabo itaqnaa gabr miyaa tahy mise will WYO magac gabr ayaa kugu qorn

    • @nimogaraar9584
      @nimogaraar9584 6 ปีที่แล้ว

      @@xubiabdullahi.4118 wiil aaan ahay leylo xubii

  • @simanzimanooz870
    @simanzimanooz870 6 ปีที่แล้ว +28

    Awwww Gulled Simba 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 -> qalanjo Gob Ah Dhashii Gedo HAda tahay😘😘😘😘

  • @fartunadontiialle2288
    @fartunadontiialle2288 6 ปีที่แล้ว +305

    Inta alle jecel like isaara

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 4 ปีที่แล้ว +112

    Yaa ila dawanaayo 2020☝️
    👇💙👋

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว +84

    Muqaalkii ugu qurxda padna Wllhi
    2018 🤩** Malamahan Somalidii weysoo noladeen wllhi Muqaalo qurux padan Alfanan Gulled Simba On Love Zxp Muqaalka intii ka hezhaY Like me

  • @sucdilucky9785
    @sucdilucky9785 6 ปีที่แล้ว +86

    Dhashii gedo 😍😍
    I love this song 😘

    • @diamondluul
      @diamondluul 4 ปีที่แล้ว

      Sucdi Lucky very sweet eh 🤔

  • @Tafo775
    @Tafo775 6 ปีที่แล้ว +86

    Reer Deutschland 🇩🇪 Reer Sweden 🇸🇪 reer Denmark 🇩🇰 reer Norway 🇳🇴 like ta ha ila dhafina Netherlands 🇳🇱 England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 gacmihiina ama teedka u fura like 👍🏽👍🏽👍🏽🔥🙏🏽

    • @caashoabdullahi2196
      @caashoabdullahi2196 6 ปีที่แล้ว

      Tut tut mir leid rer österreich🇦🇹🇦🇹 ayaad i lowday markas like waad heli laheed 😁😁😁🤣🤣

  • @MohamedAmiin-ug3ph
    @MohamedAmiin-ug3ph 7 หลายเดือนก่อน +13

    let's see who is here only 2024😅

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 6 ปีที่แล้ว +27

    Haataf noleeyaha fanka abwe waan ku tageersanahy walee simpa quruxda fanka like isaara ciyaal comti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @soflyrey5962
    @soflyrey5962 6 ปีที่แล้ว +77

    I like somali songs and i listen everyday ❤️ I love u from Morocco 🇲🇦

    • @Waarre
      @Waarre 6 ปีที่แล้ว +2

      Welcome to Somali Music🤗

    • @azizahassan9308
      @azizahassan9308 6 ปีที่แล้ว +2

      بتفهميها؟

    • @positivebeyond6297
      @positivebeyond6297 6 ปีที่แล้ว +1

      Love back from Somalia 🇸🇴😘 habebtii

    • @soflyrey5962
      @soflyrey5962 6 ปีที่แล้ว

      Aziza Zoya 😂 لا ‏إن شاء الله بتعلم

    • @soflyrey5962
      @soflyrey5962 6 ปีที่แล้ว +2

      Samira's Kitchen thanks ‏ حبيبتي💕

  • @haboon1139
    @haboon1139 6 ปีที่แล้ว +18

    intee u xiisitay gulled simba 😢😢😢😢wlhi u xiisa ani

  • @zamiiroupdynuur9095
    @zamiiroupdynuur9095 5 ปีที่แล้ว +73

    Dhamaan soomali maxamed waa idin salaamay alla jecliyaa soomaalida allo idin daa meel walbo oo dunida ka joogtaa ku noo laada farxada qalbigiina kheerka ku badiya alle idnka baray inee naarta idin ka xoreeyo dhamaanteen aamiintana waxagiin
    My dadkeyga soomali maxamed ilove you 😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍

  • @AyanAli-zn3dc
    @AyanAli-zn3dc 6 ปีที่แล้ว +17

    I never comment on videos but this is the best Somali singer in modern days ❤️💜💜 can not compare with him any other singer with him 🖤

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 ปีที่แล้ว +285

    ar dadkan xaasisana ii firiyaa noh 😔😔😔😔😔😔

    • @xasanmaxamud9937
      @xasanmaxamud9937 5 ปีที่แล้ว +1

      Quuen Ali hhhhhh ar ufiriya hambalaha gayiga wayeeee 😂😋😂

    • @halimabarud6124
      @halimabarud6124 4 ปีที่แล้ว

      caaaac

    • @Xescov
      @Xescov 4 ปีที่แล้ว +1

      Wakujeda 😋😜

    • @JIHEEYECHANNEL
      @JIHEEYECHANNEL 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku jeeda

  • @awilahmet790
    @awilahmet790 6 ปีที่แล้ว +9

    Reer burco like ya ku booba waa mizkiinkiye 😍

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +14

    from Saudi Arabia Riyadh 2020 .bisha8.6. guled sinba love you so much my dhiga vive boqorkeyna allow ino kaxafid🇸🇴🇸🇦💪💪👑👑😁😍💐😁🤗 🙈🙈🏃🏻‍♀️

  • @asmadagan9353
    @asmadagan9353 6 ปีที่แล้ว +47

    Like isaara inta Muslim ila ah hadii kale

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +26

    War waan so daahay like na siya yaqey waan so ordee libaax guleed 🙋 wixii iga danbeeyo like isiiya

  • @hamuddahir3426
    @hamuddahir3426 6 ปีที่แล้ว +213

    Dhashi Gedo ❤️. Gedo Hada kasojeedo like saar 👍

    • @abdulahiak1116
      @abdulahiak1116 4 ปีที่แล้ว +4

      From gedo salaan sare 🤚🤚🤚👋

  • @Walana-cx8oj
    @Walana-cx8oj 5 ปีที่แล้ว +9

    I want to see your eyes 😭 love this song and never get bored of it ❤️❤️❤️❤️🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾

  • @idirizmire3191
    @idirizmire3191 6 ปีที่แล้ว +74

    Legand guled simba back again wixi marexana like kuqabta fananka kliya an kufano hadan nahay marexan

    • @sahrazahmed8941
      @sahrazahmed8941 6 ปีที่แล้ว +2

      Mareexan miyaa wllo

    • @rajoacademy9643
      @rajoacademy9643 6 ปีที่แล้ว

      Qabyaldu ma ficna lkn wa isaaq

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 6 ปีที่แล้ว +2

      Wiilka rer abtiga u nahay e an so sarnay mad ku fanaysaa😁😁

    • @thequeen-kn4bq
      @thequeen-kn4bq 6 ปีที่แล้ว +1

      Xidiga reer hargaysa

    • @hamzegaaz6774
      @hamzegaaz6774 6 ปีที่แล้ว +1

      Idiriz Mire mareexan 😙😙😙

  • @dekadegan2551
    @dekadegan2551 6 ปีที่แล้ว +11

    inta gabadha wajigeda sugaysay like isar 😍😍 best song

  • @physalphicane4296
    @physalphicane4296 6 ปีที่แล้ว +12

    From southern part of Africa really like this song intiii jecelow like isaraaa

  • @junkook9
    @junkook9 2 ปีที่แล้ว +5

    Gulled Simba nin kaliya aan hesihisa aan la dhacay dhamantod ma kala dhacan super

  • @muusealphaofficial3216
    @muusealphaofficial3216 6 ปีที่แล้ว +41

    Waxan ahay Qof igu hore ee daawada video gulled Sxb hore u soco 👏

    • @zaynabmaxamed836
      @zaynabmaxamed836 6 ปีที่แล้ว

      gulled maxamed siba intan garaneyn waaa nin reer gado ah oo reer sado ah

  • @haikumashquulin2150
    @haikumashquulin2150 6 ปีที่แล้ว +11

    War heestu macaana waaba ladhacay 😍😍😍😍😍 love guled simba

  • @dafemuya3471
    @dafemuya3471 6 ปีที่แล้ว +112

    Loving the music from Kenya

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว +1

      David Muya welcome bro kenyan our brothers🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 6 ปีที่แล้ว +1

      David Muya one love our brothers we love Kenya people

    • @naimaahmed5260
      @naimaahmed5260 6 ปีที่แล้ว +1

      David Muya
      Kenya 🇰🇪 ma country nimemiss
      Pokea salamu nyingi kutoka 🇬🇧

    • @naimaahmed5260
      @naimaahmed5260 6 ปีที่แล้ว +3

      Wakenya watu wangu siwezi sahau joh 😭😭😭

    • @abdimaalikalimohamet9247
      @abdimaalikalimohamet9247 6 ปีที่แล้ว +2

      @@naimaahmed5260 hhhhh oo Hda hadow kusojawapo mxd dhahee war bal tano kale Swahili nojajabsane

  • @rayanita.beauty.channel9511
    @rayanita.beauty.channel9511 5 ปีที่แล้ว +112

    Amazing song woww 😇keep up brother 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴❤️💙❤️💙🥰😊😜🙏

  • @sherom6597
    @sherom6597 6 ปีที่แล้ว +72

    Qofkii comments ka aqrinaaya isagoo heesta dhagesanaya like ha ila dhaafin 😂👍👏❤😘📍

    • @ifrahyussuf7587
      @ifrahyussuf7587 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk qofkasi waa aniga

  • @mohammedabdillahimouse5118
    @mohammedabdillahimouse5118 6 ปีที่แล้ว +33

    Legend is back hore u soco simba
    Nabiil mazuul ka laxamada
    Haataf mazuul ka Editing ka
    Keep going RijaalO 😍

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 6 ปีที่แล้ว +11

    😍 Gulled bulle Kuu XiisneY WaLaaLo Welcome
    heestu Way Ika GadantahaY 🍇
    from Hargeisa Sonaliland

  • @sihaamqurux5737
    @sihaamqurux5737 4 ปีที่แล้ว +55

    2020 inta Ila dawatay like isiiya

  • @mounamohamed677
    @mounamohamed677 6 ปีที่แล้ว +8

    Guleid yare day ❤️💯
    Dadka laguma indho bateee sida guleed ba marka lagu tababa xabad heeso hit ah lasoo tuuraaa 😂🤚💕

  • @AhmedAbdiGurey
    @AhmedAbdiGurey 6 ปีที่แล้ว +37

    Gulled simbaaa soo dhacayaaaa after one year oo uu hurdaya 😂😂😂😂😂😂😂😂. First niow magciisa marka la arko sidaaaa saaa loo soo ordaaaa iga daaa ciyrta deee😂😂😂😂😂😂😂

    • @anababdilahi8569
      @anababdilahi8569 6 ปีที่แล้ว

      Anigaba ka mida dadka so orday😂😂😂

    • @aftahabdirisak5947
      @aftahabdirisak5947 6 ปีที่แล้ว

      Wad isasoo uruursateene 😂😂Reer sheikh isxaaq isma balan sadaan ismana waayan 😂Hala hala nio

    • @FAAD21
      @FAAD21 6 ปีที่แล้ว

      Galin cidla weye heesta ma nuureso

    • @khalidmohamedabdillahi478
      @khalidmohamedabdillahi478 6 ปีที่แล้ว

      Hadaad Isaaq Tahay Like Ii saar

    • @FAAD21
      @FAAD21 6 ปีที่แล้ว

      Adne hadad waceysle tahay like saaar😂😂😂

  • @hodanahmed6810
    @hodanahmed6810 6 ปีที่แล้ว +42

    Maanta daawwadaha koowaad baan noqday like iisaara bal

  • @hooyomacaan2649
    @hooyomacaan2649 5 ปีที่แล้ว +8

    My blood gulled hablaha gayiga u garassntahe dhaqanka gobonimo la gaar taheye gabdhaha gado 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🙏😍my blood gado

  • @taxtax1280
    @taxtax1280 6 ปีที่แล้ว +198

    Inta gabdhaha sharaftoda in la ilaaliyo jecel like saar wllo adoo mahadsan...

  • @khaderaden1237
    @khaderaden1237 6 ปีที่แล้ว +427

    Lyrics Gufaaco
    Gufaacada roob gariiray habeen
    Goortay gobo’disa gaadhi dhulka oo ku
    Gaylamo milgo raaxana hayn
    Galool gunda wayn gaduu u lulaa
    Gamuunka jacaylku i gilgilaa ❤️
    Oo go’domay dartaa waana gardiyaya ka goostay gayaan waan gees maraya Gebley talada ku gowda hayaa
    Gaadh baan is idhaa is idhaa
    Dib baan u gurtaa
    Oooooo waaa waaaa
    Waan geediyayaa waaa waaa
    Waan guura socdaa waa waa
    Waan soo ganano waa waa
    Waan so gabinayaa
    Waan gurmanlaydee
    Waan is gaabaya
    Giraan xidhan baan ku guud ordayaa
    Hablaha geyigey u gaarisantoo
    Dhaqanka gobanimay la gaartahayo oo
    Dhashii Gedo iyo waa geed curdinoo oo
    Ninkaan ku garaabin muu garanine
    Eeryo guri wacan Guulow nagu beeg
    Goortaan arkayba qalbigu godladoo
    Hees io gabay baan u galo fuuloo
    Garadkii io manki bay gadatee
    Cakuyo gocasha
    Gocoshada halken ka gala
    Like saar hdad ka heshay lyrics ka
    Wd ku mhd sntahy intad qorLkan akhrisay 😎😎😎

    • @faraxsaneahmed5068
      @faraxsaneahmed5068 6 ปีที่แล้ว

      Dj moha tnx2 g0peey 👌

    • @princeupdiazizinaxaji6099
      @princeupdiazizinaxaji6099 6 ปีที่แล้ว +1

      Gulled simba add ban Ku tagera sxp sare wlhi muqalahada waan jeclahy mida kale waad luuntay eee hesa sobadi guul sxp

    • @sofiahalake9939
      @sofiahalake9939 6 ปีที่แล้ว +1

      I don't Understand it but Iove it can someone translate in English plz

    • @khaderaden1237
      @khaderaden1237 6 ปีที่แล้ว +4

      Sofia Halake sorry 😐 sorry i can not speak English well

    • @hamzaaden2038
      @hamzaaden2038 6 ปีที่แล้ว +1

      Wankufaraxsanahay commentiyadha dhan ineey saan ahadhan Ayan jeclaan lahaaaa thanks bro for the lyrics....💟💟💟

  • @mohamedamiin3812
    @mohamedamiin3812 6 ปีที่แล้ว +47

    Dhashii gedo iyo waa geed curdunoo ninkan kagarabin muu Garanoo #gedogang✌🏻

    • @feisalroble6331
      @feisalroble6331 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasteho Kulane yeeey gedogang

    • @mohamedamiin3812
      @mohamedamiin3812 6 ปีที่แล้ว

      Feisal Roble inta majogta habo🤣🤣

    • @Kushaano
      @Kushaano 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhashii Gedo

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 6 ปีที่แล้ว

      Gabadha hoyo Deeqo wakutagnhy gedo hada maqashay maiskeentay

    • @mohamedamiin3812
      @mohamedamiin3812 6 ปีที่แล้ว +1

      adan ali haa ina Hooyo gedo hadan maqlo waa bas wan bururaa 🤣🤣

  • @fatahbare5706
    @fatahbare5706 5 ปีที่แล้ว +120

    From Saudi Arabia 🇸🇦 I love ❤️ this song

    • @yacquubmohamed6476
      @yacquubmohamed6476 5 ปีที่แล้ว +2

      Somali ba tahay dhesha ciyarta ka daa

    • @Thegreat965
      @Thegreat965 4 ปีที่แล้ว +1

      Sucuudi hooyadiis anaa wasa
      Heshiis ma nihine nadhaaf kun jeer hooyada wase

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +3

      Yaahuu sacuudiga nabad nagama dhaxayso maryo weynta xun

    • @geletoz
      @geletoz 3 ปีที่แล้ว +1

      Fatax bare habartaa siilkeed carab anaa waso

    • @calasow8893
      @calasow8893 2 ปีที่แล้ว

      kk

  • @dreamrealitytraumenwirklic3028
    @dreamrealitytraumenwirklic3028 6 ปีที่แล้ว +233

    I am from Eritrea but the music very interesting🤙super 🤙🤙🤙🤙

  • @yemaniofficial23
    @yemaniofficial23 6 ปีที่แล้ว +17

    Simba hadii aad ila tagyertid like ii saar👍

  • @sojanasaalah2778
    @sojanasaalah2778 6 ปีที่แล้ว +6

    qofka 38 wa ani miss you simba in badan our legend war like-Ta ha ila baqeelina munasabada simba oo so rogaal celiyee awgeed 😍

  • @calafcalafcalaf3845
    @calafcalafcalaf3845 5 ปีที่แล้ว +10

    Giiraan xiran baan ku guud ordayaa! Big Somali.. wow. I would tell the new Somali singers to try and emulate Guled for these beautiful big Somali words in this songs.

  • @dhoowrsansidahooyadeed289
    @dhoowrsansidahooyadeed289 6 ปีที่แล้ว +90

    mareexan girl gado love you gobti an ka dhashay gado xudunteydaa taal👌🖐💕💋❤

  • @salmanuur867
    @salmanuur867 6 ปีที่แล้ว +125

    Mareexaan my tolkeey jcliyaa gado😘

    • @siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167
      @siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167 5 ปีที่แล้ว

      Halimo Abdullahi asc wllo waan ku salaamay waxan kaa codsanaya inaad igala soo xidhiidh. Facebook. Maftuux oday qaran ayaa iigu qoran

    • @fartunmalin7039
      @fartunmalin7039 5 ปีที่แล้ว

      Snusdndbebeufqbusb2is

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 6 ปีที่แล้ว +316

    Reer gedo haddii tahay like isaar plz waa dhulki aan ku dhashay bardheere💓💓💓💓💞💞💞💕💕💕💕

    • @xaawoxaawo-dy1vd
      @xaawoxaawo-dy1vd 5 ปีที่แล้ว

      keep

    • @Paris-cz7vw
      @Paris-cz7vw 5 ปีที่แล้ว

      maahi

    • @mohamedabdikheir369
      @mohamedabdikheir369 5 ปีที่แล้ว

      Amiino Dahir xafada kaskey 💪🏾

    • @teg2132
      @teg2132 5 ปีที่แล้ว

      💗💕💕💚💜💋💘❤👌👍💋👀😍😍😘😗😚

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 5 ปีที่แล้ว +14

      Ma ihi lkn waa dad aan jeclahay Geesiyo ka dhashay From Laascaanood ani

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 5 ปีที่แล้ว +249

    Gabadh mareexaana waligay soconaysa man arag bal hada melaha jogtam like isara marexan lugaynaya searching

    • @cAt-lh8wb
      @cAt-lh8wb 5 ปีที่แล้ว +1

      Intee ku maqnayd

    • @aminoali5930
      @aminoali5930 5 ปีที่แล้ว +3

      Curyaan MA nahy saxiboow

    • @diamondluul
      @diamondluul 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Abti Doon 😜

    • @inaahmedabdi2592
      @inaahmedabdi2592 5 ปีที่แล้ว

      Hhh aduunka waxba kaa maqane hadaadan arkin gabdhihii

    • @aminoali5930
      @aminoali5930 5 ปีที่แล้ว

      @@inaahmedabdi2592 waa sidaa powe

  • @alihussein4549
    @alihussein4549 6 ปีที่แล้ว +9

    Heestan hadad isla waqtigan in badan Ku ceshaty like isaara 😍👌🏿👍🏿

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 ปีที่แล้ว +140

    ❤️💋 Mareexaan Girls❤️💋

  • @anhaarofficial8058
    @anhaarofficial8058 6 ปีที่แล้ว +41

    Inta qaranka jecel Bal like ii saara WA walashiin somaliyed ❤🌸💯

  • @najmanuura9354
    @najmanuura9354 5 ปีที่แล้ว +3

    Gulled simba fankaaga cadawgiisa mayaro lkn ha ujoojin.
    Hestaan marka arkay afar maalin kadib waan waaye. We love you Gulled simba fankaan adaa leh codkaaga ku jogtaa 💞💞💞

  • @najuuulove4642
    @najuuulove4642 6 ปีที่แล้ว +123

    Heestan waan sugi waayay wlhi Ilaaahow simbe calaf iigu dar 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄 war aamiin iidhahdee kole ninku waa guur ujooge

    • @asiye717
      @asiye717 6 ปีที่แล้ว +6

      Najuuu love amen byo waliba minyarada iga yar 😂😂

    • @maprukajoqor9119
      @maprukajoqor9119 6 ปีที่แล้ว

      Amin hablaha oo dhan Aya KU riyoda aniga lakin Maya lakin wan tagera bas

    • @Asli256
      @Asli256 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk cidla yuu jacayl ka heline u kaadi sis😂😂

    • @Waxtar
      @Waxtar 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 kal iyo laab baan u qoslay 😂😂

    • @ubahleilkacase1095
      @ubahleilkacase1095 6 ปีที่แล้ว

      Najuuu love
      Minyarada 4 ayaa Kugu ducayny 😁😁😁😁😁

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 6 ปีที่แล้ว +35

    Guleed Simba Hadaad Sidhaba U tageertid Walaal Like U saaR 😍🤙

  • @saliimahussein5892
    @saliimahussein5892 6 ปีที่แล้ว +31

    He never fails to surprise me gulled simba ❤❤ always best quality song😍😍

  • @babyshahadd4052
    @babyshahadd4052 5 ปีที่แล้ว +8

    Gulled simba my fav singer😍😍😍😘😘😘 king of voice👑

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 6 ปีที่แล้ว +8

    Waan geedinaya wawaa
    Waan foorarsadaa wawaa
    Wan soogananoo wawaa
    Wan gaabinayaa wawaa ohy oh axy ax lipaax zimba

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 6 ปีที่แล้ว +12

    Ano comments ka hesta oomar cusub aqrinaya so arkay wiil oranaya inta hesta cusub ee guled so araktah like markaasan hestas dhan kaso orday tanbaa raadis uso galay jah 😑❤

  • @Kushaano
    @Kushaano 6 ปีที่แล้ว +191

    Dhashii Gedo ma tahay Like ii saar