Guurkii ugu cajiibsanaa oo buuhoodle ka dhacay Muuqaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @mushtaqomar6527
    @mushtaqomar6527 4 ปีที่แล้ว +4

    Ala ayeeyda oo adunka ugu jcla baan so xasusty 😪allhe ha unxarsto 🙏

  • @dheerey7582
    @dheerey7582 4 ปีที่แล้ว +9

    Manshaallah eedadadey Canab xasan yare farax gure weli waa isku dhacaysaa fariidnomo bay meel dhigatay Ilaahow ii daa.

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallh dukaankii iyo harqankii bay isku haysataa allh hakuu barakeeyo

  • @aragsanquruxsiciid4583
    @aragsanquruxsiciid4583 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa hooyo fariida Masha Allah tabaraka Allaah

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa hooyo somaliyed oo asal ah barnaamij yada noocan noo soo badi libaax.

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 4 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah Eedo, kuma aqaani. laakiin ixtiraam baa kuu hayaa. Hadalkaagooo dhana waa run waana xikmad.

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 4 ปีที่แล้ว +7

    Maanshaa Allah waa taariikh dhaba , in dhaqankii wanaagsanaa loo noqdona waa lagama maarnaan

  • @zamzamnoor6590
    @zamzamnoor6590 4 ปีที่แล้ว +6

    masha allah mamo Anab San yar allah u xafido

  • @hamdiabdillahi3859
    @hamdiabdillahi3859 4 ปีที่แล้ว +3

    buhodle magacladaydii inasha allah mar uun wan ku sonoqon doona

  • @abdiwahidaden7733
    @abdiwahidaden7733 4 ปีที่แล้ว +7

    Macha allah ayeeyaday illahay janadiisa haku irzaaqo ninka ayeeyadii labosano jir lagu guursadey sow aniga maaha illahy meel wanaagsan ha mariyo Eedo runtii waa shakhsi taariikhbadan haya eedo alle cimriga hakuu barakeeyo 🤲🤲🤲

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 ปีที่แล้ว +13

    SOMAALIDA QABIILKA KALIIYA AAN GAAB DHAHOODA AAN LAA FURIIN WAA DHULBAHAANTE GADHAHA DHULBAHANTE IYAGA NIIBCAAN JIIREEY INLAA FUURO REER XIDIIDKA KU WANAGSANAA AYEEY AHAYEEN ANIGU DHULBAHANTE MAA IHII LAKIIN TARIIKHDA AYAA OGAHEEY

    • @awaleosman4602
      @awaleosman4602 4 ปีที่แล้ว +1

      Thank for you

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 ปีที่แล้ว

      Rahmo Alle haku sharfo wllo hablaha soomaaliyeed waa isku mid nooma kala sokeeysaan

  • @suldanka
    @suldanka 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allow noday hoyoyinkeen waxan youtube layda ka codsn lahayn in ay dhamntod radiyan sidan laac o kale si anu iga faidaysano dhmanteed

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 ปีที่แล้ว +2

    MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO DHAQAANKII AYAANA XUSUSISEY

  • @farhiyajamac7797
    @farhiyajamac7797 4 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah Allah ha ku xifatoyo Ayeeyo mcnto

  • @xamseyusuf3105
    @xamseyusuf3105 4 ปีที่แล้ว +5

    mashaa allah. eedo canab beri aan dhaween baa ii gu dabeesay.

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah Igare oo qof kabadisa loo helay

  • @nafisaolol8129
    @nafisaolol8129 4 ปีที่แล้ว +8

    Buhoodle my home ❤👑

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +6

    Igare waxaa tahay ifiye suugaanta iyo dhaqanka soomaaliyeed hor usoco soomaalida waa dad xadaaradleh iyo ilbaxnimo dheer miyi iyo magaalo

  • @xawocabdi2639
    @xawocabdi2639 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah igare dadkiisii buu helay

  • @ahmeddaakir9894
    @ahmeddaakir9894 4 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha AllH ilaahay Ha Barakeeyo Waa Maamo Wax Badan Og oo Karti iyo Garaad Badani Ka Muuqdo.

  • @aminayusuf9400
    @aminayusuf9400 4 ปีที่แล้ว +6

    Subag buqbeeno ah iyo caanaha riyaha oo dhiil culan lagu liso ayaa durayga lagu daweynjiray

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว +11

    Dhulbahante naago lagu gaadhimaayo wallee hooyo canab allaah hadaysto
    Daraawiishta halagu yaaco.
    Abwaan hurre walanle wuxuu yidhi 100 geelle gabadha dhulbahnte ayaa laga bixin Jiray.
    War darwiishnimadu waa faan maasha'Allaah
    Reer khaatumo guulaysta dhulbahante wuxuu degaa gobolada sool iyo sanaag iyo cayn iyo gobolka doollo intiisa badan.

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha reer abtigey waa gob allha ha tabarakeeyo. dhulhante

  • @abdiaziizmohamud2104
    @abdiaziizmohamud2104 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh maamo ❤️❤️❤️❤️

  • @fatimaabdulahi2372
    @fatimaabdulahi2372 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa haweenay dhaqan yaqaanada maasha Allah alleh ha barakeeyo

  • @khadijamohamud6570
    @khadijamohamud6570 4 ปีที่แล้ว +3

    Wayowayo reer tolga noolada 🙏🙏🙏🙏

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah reer buuhoodle waa xikmad

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 ปีที่แล้ว +10

    Hooyo adun iyo aaqiroba danbibay ni igu ahed in gabadha la dhaawaco oo hilibkeda lagooyo Bigranimada waa tuu ILLAHEY gudaha ooga abuuray ee ma aha mid banaanka laga toley. Koleyba jaahilnimada diinta aad ka eheedeen baa idiin keenay ILLAHEY danbigiina ha dhaafo walidiinteena oo dhan

    • @use_996
      @use_996 4 ปีที่แล้ว

      Miyaaa

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah

  • @mohamedhussein3152
    @mohamedhussein3152 2 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo baan soo xasuustey. Dhaqankii suubanaa ee sharafta lahaa bay Canab nasoo xasuusisay.
    Masha Allah. Igarrow halkaa ka wad shaqo fiican baad haysaa. Guulayso.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 4 ปีที่แล้ว +23

    Inta dhaqanki hore xisaysa dawata like ✊🙋‍♂️

    • @balicadbaliga9818
      @balicadbaliga9818 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkk

    • @arwaomar906
      @arwaomar906 4 ปีที่แล้ว

      Alla maxy na ceebeysay islaantu gacmeheedii amaah bay ku maqan yihiiin kkkkkkkk

  • @fadumohassan7548
    @fadumohassan7548 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah eedo rubaadsheegtay

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 ปีที่แล้ว +2

    A S C MAAMADA II WEEDII MATAQAANA TULAADA CUBAAL HOOS TAAGTO BUHOODLE

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 ปีที่แล้ว +3

    Habaryar tay bay u egtahay Maansha alaah kkkkk

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว +5

    Iagarroow sooyaalkii daraawiisheed iyo halgankii isna raadi oo soo daa inader

  • @fadumoiid5582
    @fadumoiid5582 3 ปีที่แล้ว +1

    mash Allh mamo Alle haku xiftiyo

  • @ikranazluubsanismail4894
    @ikranazluubsanismail4894 4 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhhh waa wareey wale ninki igarre cid ka somalilsani ma jirtan islahaye wxy islantan Ka badisay amazing Wlhi dhaqankenu wx laga xiisa dhaco maahe aynu dib u eegno

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 3 ปีที่แล้ว

      Walaal Reer waqooyi baanu u nahay afsoomaaligaas adag kkkk nagu qaado

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali9556 4 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib aduun isbadalay uun igadheh

  • @axmedcalixasan767
    @axmedcalixasan767 4 ปีที่แล้ว +9

    Buuhoodle wayniyo shaxda baalaheedii
    Layskuraac

  • @roodajamac2521
    @roodajamac2521 4 ปีที่แล้ว +2

    Edo walhay fariid tahay rabi haku xafiido

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +6

    Guurka hada wuxuu noqday Facebook what’s app iyo live matahay waa kaaf iyo kaladheer

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee beentet MA ahan maasha a allaah hadeer guur majiro

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah dhaqankii hore

  • @anisamaxamed5920
    @anisamaxamed5920 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaalah ayeeyadey canab xasan yaare farax guurey boos seed faraxa adan

    • @Halgan18876
      @Halgan18876 4 ปีที่แล้ว

      Waad saxan tahy seed iyo boos uun baa is daba marisay kk

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 ปีที่แล้ว +4

    DUNTU IIGU KAA XIDHAN

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 4 ปีที่แล้ว +3

    Eedo canab ilahay ha ku daayo

  • @user-zv6ct8jz6o
    @user-zv6ct8jz6o 4 ปีที่แล้ว +8

    ماشاءالله تبارك الرحمن)؛🇸🇴كم انا مشتاق لوطني فعلا الشخص بلا وطن كالروح بلا جسد الغربه وشدتها علمتني معنا أرض الوطن.🧡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊💚💚💓

    • @roodajamac2521
      @roodajamac2521 4 ปีที่แล้ว

      صح كلامك حبيبتي الله يردنا بخير

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 4 ปีที่แล้ว +3

    Oo eedo nin xoog gurigaane iiga soo watay yaa hadhow iga celinaa sida uu rabo sow iga yeeli maayo geela aad sheegayso sow abeheed qaadan maayo 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @salahomar3883
      @salahomar3883 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaba inta loo dig iyo dam leeyahy intaasi, hhhhh

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 4 ปีที่แล้ว

      Maryam Mohamed abuse bay ahayd!!!!!!

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 4 ปีที่แล้ว +6

    Iyadoo sheeko macaan noo wado, ayuu weeydiiyay adhiga heestee loo qaadaa. Ciil badanaa .

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว +1

    Oo eedo 7 jir bad alla teda qodbaysaan ceeb sow ma ahayn gabadhiihii waad bahdili jirteen

  • @bisharmohamed6267
    @bisharmohamed6267 4 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib Mansha Allah 🌷

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว +5

    Frome somaliland igare waa somali bayuur wallaahi rageedi dhaqankeena iyo afkeena murtidiisa waa nin dhisaya oo ka shaqaynaya wa siyaad bare oo kale ileen siyaad bare isagaa afsoomaligeena qimaha uyeele marka waxan leeyay siyad baraha nayroobi ama somali waqooyi bari kiinya noolow sxb

  • @fahmamaxamed1407
    @fahmamaxamed1407 4 ปีที่แล้ว +4

    Noloshii horee silica ahyd illahay baan nasoo gaadhsiin

  • @samiyazagal6927
    @samiyazagal6927 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah kusharafo my ayeyo canab sanyar

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 4 ปีที่แล้ว +7

    Ma arag Mana maqal waayadan qof islaantan ka dhaqan aqoonsan xataa idaajaa igare maanta bad baad gashay kkkk

  • @axmedcalixasan767
    @axmedcalixasan767 4 ปีที่แล้ว +2

    Shandhal geel ninlahi masaaro nimaan lahayna mahaysto

  • @kowsarkafeeya3740
    @kowsarkafeeya3740 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshaalh

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว +8

    Dhulbahante waxaa kadhashay
    Abwaan ismaaciil mire waxaa uu ahaa dhulbahante reer cali geri
    Abwaan cali dhuux aadan dhulbahante reer cali geri
    Caaqil xaaji cumar camay dhulbahante reer hagar
    Sayid maxamed cabdille xasan hooyadii dhulbahnte reer cali geri
    Abwaan aadan carab dhulbahante reer hagar
    Abwaan samatar baxnaan dhulbahnte reer hagar .
    Xaqiiqatan dhulkaa ssc taariikh iyo sooyaal culus ayaa yaal allaah hakoryeelo.

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว

      Waa hubaaa in ay heyey midhan ahaan jidha een lakinse aawaye hal yeyadaas maysa tabixiyaan

    • @abdirahmanmohamed2990
      @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiqadarxaadsan3278
      Saaxiib darwiishkii ma dhamaan dhulka sscna dulliga qaybta jooga wallee waa laga xorayn taa kubiyacab dadku 98 %waa gobonimo doon caada qastuhu waa 2%

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohamed2990 somali dhul ma kalaha. Laqadiyadaa muhim ah in ay dhinac ujeedo

    • @abdirahmanmohamed2990
      @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiqadarxaadsan3278
      Dhulka waa lakala leeyahay saaxiib sooyaalka soo bara indhahana kala qaad warkoo kooban dhulkan dadka reer khaatumaa leh

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanmohamed2990 no somali dhul makalaha. Mant hadii aan buu hoodle ama marqan guri kadhisto nin ii diiya majidho ilaa hargeyso i am. Cw caabud waaq somali is somali. No state system we will be one unite Insha allah

  • @aminayusuf9400
    @aminayusuf9400 4 ปีที่แล้ว +11

    Canabeey eedo yurub hablaha ku dhashaa waa buurya qab oo lama gudo!!!!!

    • @fatimahamed7669
      @fatimahamed7669 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkk somli 🇸🇴🇸🇴 macl

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 4 ปีที่แล้ว

      Amina Yusuf 😁😁 u so funny it’s true really!

    • @hamdiabdillahi3859
      @hamdiabdillahi3859 4 ปีที่แล้ว

      walle waa runta

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 3 ปีที่แล้ว

      😂😂 ma dib bay leeyihiin

  • @kheiraali1143
    @kheiraali1143 3 ปีที่แล้ว +1

    MasaAllah edo canab

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh 😂 wlhi hooyo meel ayaa noga so hartay masha’allah tabarakallah inbadan noolow oo cafimad qab.

    • @faadumocumar7771
      @faadumocumar7771 4 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah maamo quruxay alaha ku xafido

  • @xamseyusuf3105
    @xamseyusuf3105 4 ปีที่แล้ว +3

    hada arag tideeda waan ku faraxay

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyadan qaaliga ah grty waa reer buuhoodle caruurteedu siday sheegtay waa reer camay lkn yadana inaan aqoonsanno waa fiicnayd waxaan kehalay afsomaliga siday utaqaan

    • @reeqacarab
      @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว +1

      Canab Xasan Xasan yare weeye waa reer Hagar fariid weeye nafta ku jirtaa waa nafqaali ah waa edaday sifiican baan u aqaan

    • @ibrahimmahamed2090
      @ibrahimmahamed2090 4 ปีที่แล้ว

      @@reeqacarab thanks indr inaytahay qof qaali ah way ka muuqataa

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah, waa taariikh.

  • @geduutvshow6467
    @geduutvshow6467 4 ปีที่แล้ว +6

    Laac barnaamij aan kadaawado kii ugu wanaagsana molow mamo

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ana ayeeydey labaad 9 jir baa lagu guursadey

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +3

    Hahahhahaha Alla eedo mcn noloshii horaa nolol aheed

  • @aminayusuf9400
    @aminayusuf9400 4 ปีที่แล้ว +3

    canab waa dadkii hore

  • @saidali5958
    @saidali5958 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah edo

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alH. Mamda codmacaaai i love her

  • @maimunismail6365
    @maimunismail6365 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhh masha allh allh hku xifdiyo edo mcn

  • @kaltuunziciid4252
    @kaltuunziciid4252 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabowg.maxaken

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk dunku xidhay kulahaa ma waxarbaa gabadhu dhaqankeena waxyaabo layaable oo badanbaa kujira

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaasu waa dhinteen hada dhaqan xumada ilaahey nugu ma soo celiyo.

  • @nimomohamed6612
    @nimomohamed6612 3 ปีที่แล้ว

    alla edo mcn hadlkaga ayaaban kuqoslay dhaldarwish

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah

  • @maymuunabdirisaq2791
    @maymuunabdirisaq2791 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooow

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 4 ปีที่แล้ว +2

    Geed bageedka udheer lag garaacyey galoolmudh mulaaxdiisay

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 4 ปีที่แล้ว +2

    Shan dhal geel nin lihi masaaro
    Nimaan lahayna maba qaato
    Dhaaxa joogiba dhabeelawday

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Suhhanalah jaahilnimo badanaa .kaas ma guur buu ahaa. Tolow imisa jir buu ahaa

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +4

    Balqiyaas limo labo jira nin dunkuxidhay markay weynaatay imisuuka weynyay 😪😪😪

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 4 ปีที่แล้ว

      Sheeko khayali weyan warkas naaguhu intooda duq ku yihin eedo. Flim ka 2020 ha inoo daarin.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 ปีที่แล้ว +1

    dhaqanya way difaacin haddana waxay dhihin calaf hadduu dhamaado waa lais furin taasaana soomaali qurmisay walaahi.

  • @aminayusuf9400
    @aminayusuf9400 4 ปีที่แล้ว +2

    Eedo Canab wey qiirootay

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 ปีที่แล้ว +2

    Badowsana sidee ilma laba jir iyuu suugaya uu ba dhali kara

  • @kowsarkafeeya3740
    @kowsarkafeeya3740 4 ปีที่แล้ว +2

    Thks

    • @abdirahmansuleiman5574
      @abdirahmansuleiman5574 4 ปีที่แล้ว

      Mnsha Allah Eedo Canada Runta Reer Guuraaga ayaay Ka Sheegtay waa Dhaqan kii Hore

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤️❤️

  • @fahmamaxamed1407
    @fahmamaxamed1407 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayeeyo maxay cay nagu miistay anagoo da bes ah

    • @Halgan18876
      @Halgan18876 4 ปีที่แล้ว

      Ayayday canab xasan yare waa madax kkk

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 4 ปีที่แล้ว +2

    Hada waa caano teel

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 4 ปีที่แล้ว +4

    War toloow dhulkaa maw heerinaa kkkkk,armaan ku hungownaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk oo iyaad maqlayn nin aanad arg ayaa lagusiinayaa bisinka

  • @sagal7686
    @sagal7686 4 ปีที่แล้ว

    In gabar la tolo oo nag laga dhigo tolow ma diin bey moodeen miyaaney ogeyn in ay tahay dhaqankii fircoon subxaanalaah .

  • @nawaalyar9437
    @nawaalyar9437 2 ปีที่แล้ว

    ninkani ma reer buuhoodlaa

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 4 ปีที่แล้ว +2

    Islaantu waxay iska leedahay aabay waxaa loogudhisay hooyaday 13 jir ma iyadaa la doontay inay lasocotay camal

    • @munahassan2572
      @munahassan2572 4 ปีที่แล้ว +2

      Geesi gaasi Dhalay kkkkkkkkkkk aabahay hortiiban dhashay hadaan kudaayo Ayaan maqlijiray 2jir ayaa dunta laguxirtay Marka waa caadi 13 jir waalagu guursada hablaha

    • @Halgan18876
      @Halgan18876 4 ปีที่แล้ว

      Guurkiii aabaheed iyo kii awageed iyo kii ka horeeyayba way haysaa .
      Waana looga sheekeyey.
      Adigu midhaa guur kaaga uun baad ka sheekayn kartaaye .
      Kkkkkk

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️

  • @simanbeauty431
    @simanbeauty431 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk

  • @halalo.t4951
    @halalo.t4951 4 ปีที่แล้ว +2

    oowaaluray kudar magudo

  • @fatimahamed7669
    @fatimahamed7669 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk,

  • @khadijamohamud6570
    @khadijamohamud6570 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @larsmartin3314
    @larsmartin3314 3 ปีที่แล้ว

    ” Waa la dhabar-garaaci jiray iyo qaali bay ahaayeen” halkaas isdiido weyn baa ku jirta. Ka danbe ayaa warrami!

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah