war culus dagaalka ceerigaabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 8

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 วันที่ผ่านมา +1

    Ina dhiilo

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 วันที่ผ่านมา +1

    Suldaanka guud ee umada somaliyeed suldaan dubad anaku isaaq ma necbine nidaamka ay wataan baan khaati kataaganahay waar aaway somali nimadii waar aaway dad nimadii waar aaway abtinimadii waar aaway wada dhalashadii ma somali land baa ka wayn waxaas oo dhan 40 sayno ayaybjiraa maxay qabatay waxba waar ilahay kabaqa isaaqobdadkii nii baanahayoo waligeen kala tagi maynee

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waakan qaaniiska haabaarjeeclo faatal kofur laagu koor

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 วันที่ผ่านมา

    Suldaanka guud ee muda somaliyeed suldaan dubad ayaan salaamay salaantaa kadib maanta hadii ay hartibiyo isaaq oo walaalo ah is madhiyaan ay midna mid dhiigiisa Cabo maxaa dhici doona afarteena Soo hadha amxaaro ayaa afka kalaagi hablaheena kufsandoonta anaka isaaq marka kaftanka laga tagobdadkiinii baanahay makala tagayno inaannisdhamayno waxba walaahi danteena maaha cadowga ayaybguul utahaye abtiyaal walaalayaal inaga daaya dhiigeena aniga hadii isaaqa giisiyiinta ah lamadhiyo ee abti iyo isir ii ah garabkaygaa go ay amxaarbaad Bari igabadanaya oramaa iqabsanaysa ilayn isaaqii la iga baqayay anigaa iska dilee walaal ilaahay ka baqa daarood waa iyo isaaq waa walaalo waa e hel shaydaan ayaanu sacab Beena inoo tumine aan dabadeena eegno ilaahay kabaqa walaahi waxaa wada yuhuuda iyo emaraadka iyo amxaaro markaan ismadhino in hablaheena la kufsado lagu gumaysto oramo kubqabsato ayaa imanaysa walaahi waa wax aan hubo hadaba aan isdayno inagaa wada dhalanee

  • @jibriilahmed7361
    @jibriilahmed7361 2 วันที่ผ่านมา

    Suldaanow ilaa hadda Warsangeli wuu oggol yahay in 4 tii beelood lagu heshiiyo mar kale. Shardigu waxaa weeye Ceerigaabo in ay ka madax bannaan tahay Somaliland iyo Puntland
    Haddii kale waxaa ka masuul ah ciddii magac jabhadeed laga furfuri waayo

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 วันที่ผ่านมา

    War ninkan wadnaha farta ku haynayna maxaa logu haynay wa kiibren warsangeil

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 2 วันที่ผ่านมา

      Khadrafarah5488
      Hablaha reer Sheikh Isxaaq col lama nihin. Madaxa ayaa noo saaran tihiin idinku hablo ahaan.