Mayar mooge cimrigisa alla hadhereeyo wax badan buqabtay on ku we ka horeyay qaban Muxu isu C siliwayay muse iyo Mayar Solteko is Casilimaayo Hargaysodhan Barabta. Waxa diray a waa Sacad muse warxishoda okadaya magalada Cebta Mayarkana Wu ka wax qabad Batay kuwika horeyay war hinasa laafadhista Umadu way idin layaabantahay
Ninkan dadka wuxu mooday in aan ay caqli iyo dabagal lahayn bal wuxu ku leeyahay cayayanka waxan ugu jeeday kuwa dawlada tageeri jiray reer maaha. Laakin kalmada ee wadani lagu tilmaama cadawga gudaha wuxu ka dhigay reerkiisa la cayeyey xisbiga wadani ma reer ba? 😂 Ilaahow Haa iyo Maya haa ii wada yeedh siin
Su suaalaha si macquul ah Ayuu uga jawaabay MAAYIRKU ❤❤❤
Hadalkaa waad asiibtay mayir waan runtaa
Allah haku barakeeyo maayir, hore usoco dib ha eegin.
M,a libaax geesi mooge ilahay haku garab galo
Mayar mooge cimrigisa alla hadhereeyo wax badan buqabtay on ku we ka horeyay qaban Muxu isu C siliwayay muse iyo Mayar Solteko is Casilimaayo Hargaysodhan Barabta. Waxa diray a waa Sacad muse warxishoda okadaya magalada Cebta Mayarkana Wu ka wax qabad Batay kuwika horeyay war hinasa laafadhista Umadu way idin layaabantahay
Mayarku waa nin ilbaxa ah wadankana wuu dhisay aniga suber awal waan u ictiraafayaa
Qabyaaladu Waa xanuun
Oo labada suuq ma isku tacmiirbaa suuqa xero jaadka hadii aad meherad u dhow istiraah kiraysow maba helaysid waana qaali saylada bakhaaro la kiraysto maba laha waa wala guri xaas
Maayir. Qabyaaliste hadhaco hargeisa habar awalbaa le oo aas aastay sheekh madar
Suaashi loo baahna l
Kamuu jawaabin ee suuqa waaheen
Suashii muhiimka ahayd ayuu iska gubey wariyuhu😂
Ninkan dadka wuxu mooday in aan ay caqli iyo dabagal lahayn bal wuxu ku leeyahay cayayanka waxan ugu jeeday kuwa dawlada tageeri jiray reer maaha. Laakin kalmada ee wadani lagu tilmaama cadawga gudaha wuxu ka dhigay reerkiisa la cayeyey xisbiga wadani ma reer ba? 😂 Ilaahow Haa iyo Maya haa ii wada yeedh siin
Suuqa iyo siilkii hooyadiin haku warreerinina wax loo shaqayo maaha tuug tii uurka buur buurayd eey wax la halqafayeen ayay rabaan nijaas x lagu ababiyay weeeye
aflagaada jooji baastaryahow maayirku dad but ka dhashay,cida IL qalloocan ku eegta ,ta ku dhacda,way arkidoonaan.
Waar waayaab Waxani Imika Ma wariyayaalba Mise waa Jaajusin
Muuse iyo soltelko ha lasooo xidho
Kaalay aduu xidh😂😂😂
Cirro uu dhiman hadaad faraha laa gashaan Laangaab waxid
Wuu KIbray,Kan MIskiinka dhintay lagu sheegay,Dambi ayaa lagu hayaa marxuun dhintay oo qof aanu dhalin lagu sheego.
Waxaani waaa xoolo Qiiro waa ilmo binu sumad
Mxd salaada kaga carari dad bad xoolahodi center tuug yahaw tuugu dhalay
Xishooo