Dood adag muuse biixi. Ma lacag ba lo haysta mise hishiiski Ethiopia 🇪🇹 Ayaa la isku diiday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @khadardhamac7140
    @khadardhamac7140 9 วันที่ผ่านมา +6

    😂😂 muusaa la xidhayaa kulahaa dakada iyagaa dambaaba haday doonaan caaway dareerinayaan dp world

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waar muuse iyo ciro way is og yihiin ha daalina

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waar waxaan aqlilaantaa iskadaayo ee ...miyuu tagilahaa mesha aqligiinu ha shaqeeyo

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 8 วันที่ผ่านมา

      Dadkan dibada ku NOOL ee Qoralka udirtay Munaafaqada iyo isku Cirka beelaha lama dhegaysto waftigeena tegay waxba kama xuma madaxwaynaha ka daba tegayna waa keenii Cid lacag lagu haystaan ma jirto keliya imaaraadku inaguunina baryayaaba oo salting buu doonayaa Maraykan sidoo kale keen inoo roon waxaa ka wada tartamaya madax Ciro muuse iyo daahir waxay at shubayaan waa probagaando❤❤❤

  • @mohelmi1597
    @mohelmi1597 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wax heshiis emarate lama gelin heshiisyadii emarate lala galay dawladii siilaanyo ayaa saxeexday

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 วันที่ผ่านมา

    Adeer madax waynaha HALAGA xishoodo MUUSE iyo Ciro waa isku hadaf halaydiin shaqeeyo❤❤

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 9 วันที่ผ่านมา +1

    Baafin Baafin Baafin Baafin ciro

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 9 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhhhhh dadkani waa khalaas wlahay war somaliland iyo muuse waa isku miisaan adeer runta ma doonaysaan waxa la isku haystaa saldhiga imaradka iyo mareekanku ay ka rabaan berbera muuse hore u diidey oo yidhi citiraaf iyo saldhiga ayaa isku xidhan cirona sidii uun buu yidhi markaa waxa loogu yeedhay in xal lagaadho adeer somaliland ayaa wax lala doonayaa cayayaan baa tihiine lacagta ma dukaan baa u haysayaan aduunka hhhhhh

  • @CanabCharles
    @CanabCharles 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mw muuse biixi waxa u radacanaya ciro iyo xabadii la socotay baa lumaya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 9 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland isaaq is not easy isaaq guuuuuul somaliland viiva ❤❤❤❤❤ geeeesi muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran reer somaliland

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 9 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid Muuse Biixi muxuu kaga qaatay daynka. Cirro oo Gudoomiyaha Xeer Deejinta ayuu ka saxeexeen, waar MoU-gii baa laga hadlaa...

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 9 วันที่ผ่านมา

    Xayawaan kastaa wuxuu doono ayuu iska odhanayaa. Kulahaa lacag baa loo haystaa madaxweynihii hore. Waa dugaag yohow dadka ka fadhiista.

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 9 วันที่ผ่านมา

    Ciro wuu seexday , Muuse ayaa toosinaya.

  • @caashasalebancabdi815
    @caashasalebancabdi815 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xa. Lop haystaa jirinba. Maba dhicikarto

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 9 วันที่ผ่านมา

    16:12 garxajisow ilaahay baan idinku dhaarshee maxaa idinku kelifay inaad dadka sidaa u fekeraya inaad buule afbalaadh iyo tuke ka xoraysaan oo halyeeyadiinii Lixle iyo dadkiinii oo idil ey ugu dhamaadeen ?????? حسبنا الله ونعم الوكيل ☝

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 9 วันที่ผ่านมา +2

    DEYN LOOMAHAYSTO BEENAALE WAXBARTA BEENAALAYAAL

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 9 วันที่ผ่านมา

      Oo ilayn wixii aad la ooyayseenba waa xaaraantaa aad isku gurteen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 7 วันที่ผ่านมา

    Muuse hadaanu caruurta aanu inaga iibsan Alxmdulilh dheha😅

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 8 วันที่ผ่านมา

    Kuwani way ku wareeren baraha bulshada halogu dharto Muuse madax wayne maha waxay ka hadlayn waxanay garanan jahilniimdu waa I dhalaan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 วันที่ผ่านมา

    Ma hada miyaa aaminteen bayle waa fogtiin

  • @mohelmi1597
    @mohelmi1597 9 วันที่ผ่านมา

    Muse halmar ayuuu emarate Tegan markuu xukunka qabsaday bey ahayd waaney is fahmi waayeen mar dambana ma tegin dhawr jeer loo yeedhay wuu diidey

  • @MaxamedHasan-y7m
    @MaxamedHasan-y7m 7 วันที่ผ่านมา

    Run hadaad doonaysaan madaxweyne ciro waa robot ay gcnta ku samaysteen Ismail Omar geelle iyo xasan sheekh

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c 9 วันที่ผ่านมา

    Taatikhda dib u eega, maalin keliye ciro Somaliland foosto uma riixin,

  • @farahsulekha7128
    @farahsulekha7128 8 วันที่ผ่านมา

    Hayaay DEE XIRSIGAAB HALAWEEDIIYO LACAGTII LEEDHKA EE JEEBADA KUSHUBTAY EE LAHAA AFARTANJIR AFARTAN MILYAN HEESTAH AYAAN AHAY MARKAA XIRSI XIRSI TUUG DHEH

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 วันที่ผ่านมา

    Waxani been badanaa muuse waa hageyaa ciro waana ka raali

  • @yurub5288
    @yurub5288 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xanuun baa idinku dhacay ilahay qabiga haydika reebo

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse ayaa gadhaya todobad ayuu somalia lacag ka dalbaday kiyo gajo hayen war waxba kama garanayo siyadad kan hurda wlhi

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 9 วันที่ผ่านมา

    Oo ilayn waxay heego cadhooley la wada barooranaysayba waa waxan oo lacag ah 🤣🤣🤣🤣 ceebeey tacaal

  • @AbdinaasirMohamed-e7c
    @AbdinaasirMohamed-e7c 9 วันที่ผ่านมา

    al maxaa dad badan s/land ciishay mida kale hadii madaxwayne muuse biixi lacag loo haysto ma diyaarad gaar ah ayaa loo soo diri lahaa maxaase maxadwaynahii hore ee daahir riyaale kaahin isna loogu yeedhay cadawgoow ka nax oo nafta waa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 9 วันที่ผ่านมา +2

    Labada cira lahaystaa muuse gadhi mayo ciro

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 9 วันที่ผ่านมา

      Madax wayne Ciro iyo muuse waa laba madaxwayne oo daacad ah oo isku hadaf ah wayna is ogyihiin Ciro iyo muuse Guul bay soo wadaan dal dayn lagu leeyahay ma jirto Guul MADAXWAYNE Ciro ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 9 วันที่ผ่านมา

      Dadkan waalan ee munaafiqiinta ah hadhegaysanina kulmiye iyo wadaniba dad xun oo munaafiqiin ah Ayaa ku jira oo Raba inay isaaqa kala qaybiyaan❤❤❤

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 8 วันที่ผ่านมา

      @Xasancabdilaahi-u9m xaqiq weyan wll wllhi alle haynaga qabto sharkpda

  • @FoosiyaAhmed-n1y
    @FoosiyaAhmed-n1y 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xanuun. Muse. AyaN. Idinkudhacay ka bgasmaysaan waligiin

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkan aan ku dhawaaqi karin kelmada iPad muxuu garanayaa
    SubxaanAllaah Istaaqfurullaah

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse.waadanbiile.cidalahaysta.waamuuse.xaqiiqada.inyarsuga..dawladnimo.mayqaanaan.kulmiye.faanbay.yaqaanaan.

  • @yurub5288
    @yurub5288 9 วันที่ผ่านมา +1

    War beenta joojiya

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c 9 วันที่ผ่านมา

    Reearwadaniyow waar ilaahay ka baqa. Ciro wuxuu khiyaameeyey adiga, caruurtaada IYO kuwa dhabarka ku jira. Miyaad raali ka tihiin in maamulgoboleed laga dhigo? Ciro shacabka Somaliland ayuu been u sheegay. Garxajis walaahi waa ehel, Tol iyo qraabo intaba. Laakin Ciro Garxajis nasabada wuu ka saaray oo yidhi Yusuf daarood ka dhigay. Taarii

  • @Adualeh
    @Adualeh 9 วันที่ผ่านมา

    War nagala tag nacnacda iyo nacasnimada😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 วันที่ผ่านมา

    Weli ma mucaarad baa ragani wey dhaha

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 9 วันที่ผ่านมา

    Waar badawnimadiinaa idin xidhay, oo wuxuu kaxaystay ciro ninkii bayle ee lacagtii imaaraadka ka xanimay ee muqdisho kaga xayiray ,sidaana ku lunsaday qayb ka mida ,waar muuse waa nin subeer awala lacagtaba iyagaa sameeya qasnada dawladoo buuxda ayaaciro lagu wareejiyay , imikana ciro iyo weftigiisu way xidhan yiin iyagaana is xidhay muusena wuu soo damiinanayaa.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 9 วันที่ผ่านมา

    Cudur baa haya kuwan dawladnimo ma taqaanaan tuugti idinkaa ah

  • @AminaBoon
    @AminaBoon 9 วันที่ผ่านมา

    Ninla maxkabadeeyn karo muse mayahey horta

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 9 วันที่ผ่านมา

    Waayahaye ciro Mee miyuu iska seexday dee

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 9 วันที่ผ่านมา +1

    Munaafaq naga amuus

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 9 วันที่ผ่านมา

    Beenaale muuse geesi qaran wadani wadhane huwan

  • @nkm3449
    @nkm3449 9 วันที่ผ่านมา

    Hooyada beenta ka was hooyadaba dayn loo haysta nadal yahayo

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 9 วันที่ผ่านมา

    ? Ciro ????

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 9 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yuosra harti walomay kkkkkkkkkk iidorka wa tuug 😂😂😂😂😂

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 8 วันที่ผ่านมา

    Mawliidow baro sida dooda loo qaybiyo

  • @hadaafi
    @hadaafi 9 วันที่ผ่านมา

    BEEN MACAN

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 9 วันที่ผ่านมา

    Ciiro gaajoo hooyada iyo xaarxajis wass 😂😂😂😂ina dhiilooo

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 9 วันที่ผ่านมา

      Habar walo ooyaysa oo cashuurtii umada kadhexaysay ku mamtay 30sano 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanlecali-x4q
    @ayaanlecali-x4q 9 วันที่ผ่านมา

    lacgta hala qadhmo

  • @suldanmaxamuud2556
    @suldanmaxamuud2556 8 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaaladhalay

  • @samoc5405
    @samoc5405 9 วันที่ผ่านมา

    Ciro raadiya. Yarta raadita😂😂

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 9 วันที่ผ่านมา

      Habar walo tuug 🤣🤣🤣🤣

  • @74somer
    @74somer 8 วันที่ผ่านมา

    😂Huubo been kama daalaan

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 9 วันที่ผ่านมา

    Beenta joojiya