Maaaa, Shaaaa Allaaaaaah Maaaa Shaaaa Allaaaaaah. Maaaa. Shaaa Allaaaaaah Ajar iyo Xasanaad Fara badan Allaha Kaa Siiyo Sida Aad Ula Jeclaadey inaad Wax U Sharaxdo Wllahaa aan.Wax ba Aqoon.Sideeyda Oo Kale Wllhi Wax Badan ayaan.ka Fahmay Cikad bixinta Sxb Sre Ma,Aqoon Maanta Ka Hor Allaha Kuu Dembi Dhaafo Allaha Kuu Saa,idiyo Aqoontaada Shar iyo Sheeydaan iyo Xaasid Allaha Kaaa Koriyo Allaha Kaa Qabto Aduun.iyo Aaqiro Bi Id ni Laaaaahi Kariim Jasaa kumu Laaaaaaaaah
Waad mahadsantihiin dhamaan ardaydeyda aan alle dartiis ujeclahay qaabka quruxda badan ee aad igala qeeb qaadataan soosaarista muuqaalada
Waan ku guuleysTay taladaa ii sheegtay macalin mar labaad thnks ever thing
masha Allah hadaan Atwood inan 1million kugaarsiyo halmar wankugaarsinlaha macalin jazakalah
Shukran ustaad 🥰 qaybaha kale noogu soo dar
Masha.alaah
Macalin mahadsanid wallahi videogan aad ban ugu intifacay Allah ajar hakaasiyo
Masha allah mucalim allaha ku sharfo
Kheyr allaha kusiiyo wllo mudo harqaankeyga mashaqey sharaqa oo qaldamey alx galabta ku guuleystey muqaalkan baa icaawiyey mahadsanid ustad
Masha allaah macalin shukran
Masha allah macalin allah ku xafido
❤❤maasha allaah macalin illaah haku xafido oowlaada iyo maskaxda iyo maalkana illaah hakuu xafido
❤❤maasha allaah macalin illaah haku xafido oowlaada iyo maskaxda iyo maalka
Mansha allh waa arin muhiimno ah shukran macalin
Waad mahadsan tahay brother waxaan jclan lahaeyn sharaqa muuqaalkii ahaay inaa noosoogaliso thanks
Thanks teacher ❤ waaku wataa
Muqaalka kale aaway
Maaaa, Shaaaa Allaaaaaah Maaaa Shaaaa Allaaaaaah. Maaaa. Shaaa Allaaaaaah Ajar iyo Xasanaad Fara badan Allaha Kaa Siiyo Sida Aad Ula Jeclaadey inaad Wax U Sharaxdo Wllahaa aan.Wax ba Aqoon.Sideeyda Oo Kale Wllhi Wax Badan ayaan.ka Fahmay Cikad bixinta Sxb Sre Ma,Aqoon Maanta Ka Hor Allaha Kuu Dembi Dhaafo Allaha Kuu Saa,idiyo Aqoontaada Shar iyo Sheeydaan iyo Xaasid Allaha Kaaa Koriyo Allaha Kaa Qabto Aduun.iyo Aaqiro Bi Id ni Laaaaahi Kariim Jasaa kumu Laaaaaaaaah
jasaakalaahu khayr wll markuu dunta kajaro maxaaa sababa
M.a waa macalin daacad wallahi
Maasha alaah
mahadsanid
Maasha allah hoorey usoc
Maasha ALLAAH mclin waxbadan kaafaaidnay mahadsanid
Wad mahdsantahay inbadan macalin
Lkn hadii marki an sharaqa fariisiyo hadana irbada ayaa matkasta jabaysa
Sharaqa dhaqaq samenaya
Sidee la yeelayaa
Wll sharaqa muuqaal maahane qoraal qaab aan ugu sharoxo garan maayo lakise waxan umaleynaa ganta inaadan galinin
M.a
Kheer allaah ku siiyo
Masha Allah juuni jawaan
Hadaa arkay masha allah dad badan ayaa. Lacag iiga qaatay kistaan yar
Noosodir
Maclinkeeena
Hhhhhh intaa duuboosaa wax qaribanaa taheee
Nio saan cml igu dhacday waana ka saray ee wali na waa qaldan yahy maxa qaldan ugas
marka dunta kuusooqaban waaeyo sidee loogalaaa