Daawo Waa Xaqiiq La Hubo inuu Qarxi dagaal itoobiya Somalia.Maamulladu ha sheegaan Ciday Raaci Doodi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @queensaamiya3225
    @queensaamiya3225 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somali ha guulaysato❤❤❤🎉🎉

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 หลายเดือนก่อน +4

    TURKIGA SHAKI WEYN AYAA KU GADAAMAN
    sababtoo ah inuu dhulkayaga gorgortan geliyo waa khalad weyn
    Isagoo oran kara itoobiya gardarada joojiya
    Iyadoo la ogyahay in kursiga laga tuuri lahaa abii Ahmed oo tigrey qabsanlahayd caasimada itoobiyana burburi lahayd
    Ayuu turkigu uhiiliyey oo diyaaradaha TB BYRAKDAR ugu gurmadey sidaasna ku guuleysteen
    Maantana anaga oo khayraadkii wadanka oo dhan ku wareejiney
    Ayuu badayadii gorgortan gelinayaa

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guul Somaliweyn insha Allah weyba guuleysaneysaa

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shekh siyaasada gudaha haduuna hagaajin Islam’s Celin karo itoobiya

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb waxaa ka adag Ethiopia oo idil qabiilka Somaliya kuwa ugu yar ayaa hubka ka furan karo walahi InshaAllah Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 way quusan oo waan burburinaynaa InshaAllah iyagoo hoor kayarna buurtay dib ugu noqonayaan InshaAllah 🤲🏼Yuhuuda Iyo Reergalbeedkana wat u soo hiilin iyaguna bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa InshaAllah wayna soo dhowdahay InshaAllah 🤲🏼

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaad oggatan Ethiopia waxaay taqaan in layska dhiciyo oo tagto xabad aysan ka baqsanayn, sidaas darteed Somalia ayado isku duuban ha ka hortagto.
    Madaxweynuhu waa dadka guubabiya una sheego u diyaargarooba difaaca dalka iyo diinta

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne wadani ah weeye masha allah

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somali guul Ban u rajeynayaa insha aallah

  • @maxamedsuldaanmursal3642
    @maxamedsuldaanmursal3642 2 หลายเดือนก่อน

    guul iyo gobanimo soomaaliya soomaali baa leh

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 2 หลายเดือนก่อน

    somaaliya guul walaalayaal waan iska celineynaa HASHEENA BLUE AH 4FARTEEDA NAAS ANAGAA MAALEYNO ITOOBIYA CAANEHEEDA NAGAMA CABEYSO WAAN KU MINTIDEYNAA WLHI💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh haku dealin beesha reerisaaq iyo beesha xabaahi. Ebarigadagta wa dabadhilif ushaqeeya shisheeyaha oojecelgunaysiga

  • @sahaldayaxweerer9722
    @sahaldayaxweerer9722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaanuunka dawliga ee caalamka keena oo xoolayoow bal keena sharcigii midnimada keen walaahi waxaan kuu shaagayaa in Somaliland leedahay magaca aomaliland oo calanka ay iyadu leedahay orodoo difaaca maraykanka.

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heshishkii MOU ,Somaliland iyo Ethiopia wuu hirgelayaa,hadal aan meel gaadheyn ayaa kusoo hadhay somalia,

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jubland koonfurgalbeed puntland dhamaan Ethiopia ayaa gacanta ku haysa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @Gellehboon
    @Gellehboon 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof kaliya oo aqoon ama khibrad ku hadlaya kuma jiro waxa ay kaliya ay kahadlayan uun caadifada ethiopia ah waar iska sheekaysta waxaad doontaan

  • @Mustafa-v8m
    @Mustafa-v8m 2 หลายเดือนก่อน +1

    CABAADKA IYO WAREERKA SOMALI ITALIYA HADAY JOOJIN WAAYAAN, WALAAHI IYAGAA 5 LOO KALA QAYBINAYAA!!!!!!.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน

      Adoo Oromo afsomaliga bartey miyaa hadli malinta dowlada timaado gobolada waqooyi waan ku karbaashi oo ku raafi qotiyohow cadawga gudaha Iyo cadawga dibada talaaba laga qadi hadeynu nahey wadaniinta somaliyed

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maamul goboledyada miyey maqlayaan hadakiina

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia. Ha. Guulaysatoo.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaali Galbeed waxaa xagal daaciyey xukumadihii Somaaliyeed markay halgamayashii ONLF xukumadii Ethiopia u dhibaan.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

    Tvgani waa Oromadii luqadda baratay indha gaar ah halagu hayo Walahi u fiirsada hadalka way ku goynayaan waxyaalaha taariikhda marka laga hadlayo siiba Yuhuuda ama Reergalbeedka marka lasoo hadal qaado codkay ka xidhayaan subhannallah ilaahow ceebtooda dibadda soo dhig kulligooda yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan waa aad fahantay lkn hacabaadin

  • @mahamuudzhire8251
    @mahamuudzhire8251 2 หลายเดือนก่อน +1

    somalilad guul guul

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Ethiopiyana Ha dhacdo oo haburburto aamin dheh hadaadan Oromo ahayn sxb ileen Anaa Somalilander dhalad ah alhamdulillah dhiig Somalinimona waan kufaanaa alhamdulillah ilaahay Iga dhaliyay qowmiyadda Somaliyeed alhamdulillah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 หลายเดือนก่อน

    Odeyga dhaka cad wuxu ogolyey in u hasan bixi bada kismayo ama xibin badkale oo
    Kutaalo konfurta somalia
    Wexad tidhaa wexan diitaney
    Agoonsiga somaliand'
    fursed aad diidaysa aqoonsiga
    Itoopia aniga ayaa iibinkara
    Beenalahal below thank

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxani wabila caqli waar soomaaliland lahadal

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer ethiopia ayada ayaa isku gudbi la oo is cuneeysa cid ay wax ka qaadeeyso malahan 11000 ayaa muqdisho looga diley

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka hadii ilaahay duul dulaynayo waa sidan oo kale been iyo booli raadis waadse eedi doontaan somaliland

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar wax lagu wada hadlo meesha ma yaalo,Ethiopia xeel iyo xoog waa in aan midkood ku qaadato,damac iyo boob ayeey ku socota Ethiopia,somaliyeey difaaca dalka halo sarakaco,daciifnimada,iyo baryada looma baahna,somaliyeey cadawga oromada waan iska difaaci karna ,ee Ethiopia waa in aan iska dhicino,weligeedba waan ka adkayn xabashida Waar maantana dhegahaan ka tumayna ee abaabul shacab iyo mid dawladeedba ha loo Sarakaco difaaca dalka,wax kale yaan wakhtiga lagu lumin.allahu Akbar.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน

    Madawyne Somalia xuduud lama ah Ethiopia waxaan Somaalia xuduud la leedahay dhulka Somali Galbeed ee Ethiopia gumaysato.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    Turki iyo Masar waa un Garab Siyaasadeed ee Dhul dadkiisaa Difaacda , Soomaali iyo Itoobiyana way is yaqaanaan( Runtu waxay tagaysaa Tafare iyo Guuleed)

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida kiniya ee maamulka somaliya ka midshipman haddii itoobiya somaliya wrto xaggay raacataan. Mise xukunka aan kula lahaado dhibtana gaar ha kuu ahaato ayey u muuqan
    doonta.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ayaan arkay nin yaqaan Turkey
    Waa run turkey gu waa Nato, waxayna ku shaqaysaa danaha reer galbeedka iyo Usa.
    Weligeed Soomaaliya kama caawin doonto arimaha hor yaal dadka soomaaliyeed iyo dhulkeeda.
    Waxay la safantahay Ethiopia iyo danaheeda waayo waayo waxay fulinaynaysaa wixii lasoo faray ee reer galbeedku ay soo fartay

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 2 หลายเดือนก่อน

    Turkiga waxhasheegi itoobiyana waxba iskumahayno😂itoobiya tiihore maaha waa xukunoromo oo xabashidu inawadagumaysanjirtay

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 หลายเดือนก่อน

    SOOMAALIYA WAXAA DUL TAAGAN INEY AQBALAAN FALASTIIN NIMO CUSUB OO YUHUUDA MADOW AY QABSATO 2024
    Lagana dilo shacabkooda 40000 sanad walba
    Iney aqbalaan ama iney ka kacaan
    FARIINTAAN waxaan udirayaa madaxweynayaasha dawlad goboleedada oo ilaa hada wada aamusan WY baad u aamusantihiin hadla hadla hadla

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 2 หลายเดือนก่อน

    Ardayda Dugsiyada sare iyo jaamacadaha tababar layli lasiiyaaaa

  • @mahamuudzhire8251
    @mahamuudzhire8251 2 หลายเดือนก่อน +2

    ogaadeen joga kiniya maxa kagaley bada somalilnd ee kutala bulax

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 2 หลายเดือนก่อน

    Guu leeyso itopiya karbaashsoomailandiyopunland maxaayelay waacadowgaitopiya

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 2 หลายเดือนก่อน

    Itooboya nadaaa dakadbaankusiinaynaaa waay kuraaxaysataaa jiljileecaaas

  • @warsamesaid8904
    @warsamesaid8904 2 หลายเดือนก่อน

    urursamaale ayaa Ethiopia inoo keenay ee ha inaka celiyaan.
    annagu haddaanu Soomaalida kale nahay waa daawanaynaa sidii qomkii nebi Muuse.
    haddiise la rabo dalka in cadow laga difaaco
    Mooryaantu waa inay xukunka iska wareejiyaan.

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey hadalka hala yareeyo hawl iyo difaac haloo diyaar garoobo.
    Ciidamada itoobiya dalka meelwalba haleyska saaro waayo cadow ku yaal tabtaa ma waayo .
    Waxa dhexdeena gobaladu ha iska liqaano maanta waa in loo midoobo cadawgaa maalin cadeeyda damacu keenay aawey dadnimadii umada soomaaliyeed fadlan caqligu ha shaqeeyo.

  • @user-zr2ve2jj7v
    @user-zr2ve2jj7v 2 หลายเดือนก่อน

    Abti Xasan, 1964, ayaay Masar dalka dagaal geliday wabiga Niil daraadii. Ee Masar dagaal yaaysan nagakin Sheekhow. Caqliga ha shaqeeyo. Masar haddii ay rabto Ethiopia iyadan haladagaasho Ethiopia.

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 2 หลายเดือนก่อน

    Maamul goboleed yada ciidanka keenayaa waa kuwee koonfur galbeed iyagaa haysa juba land iyagaa haysta puntland ma ogola ciidan Ethiopia la dagaalama markaa maxaa la yeelayaa.

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 2 หลายเดือนก่อน

    Maamuul goboleedkii raaco Ethiopia waa in shacab iyo dowladu dagaal toos halooga kiciyo kursiga

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigu daacad kamaha ah difaaca badeena masar ayaa soodhawayney naa

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaynu nahay somali itobiya 5:41 mawaxaynu iskuhayna wax inakadheya mise dalkena bay inakuhaysata dhibtameshatalwa dawladena siyasadxumada aykusocoto lidnimada madaxwaynaha

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxay madaxweynaha aad sheeganaysaa Xasan Sheeqaw. Ma aadi kartaa Ceelasha Biyaha ee Xamar ku taala iska daa meelo ka fog.

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaa xaradheere iyo baadiyaha fog buu tagaaa , qalbada iyo indhaha baa ilaah ku madooweeyey qabyaalad baa meel xun kaa tuurtey ilah haku caaafiyo 😂😂

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน

    Xassanow fudeedki xukun jaceelka aha ee adiga iyo kuWii ka horeyay burburki kadib marka laga reebo Cabdi Qaasim Ethiopia u daba dhilifeteda ba halkan arinta kentay, wadankana gacanta kasaaraysa. Adinkaas markad korsigina firsanaysen madaxda Ethiopia waxay firsanayen danta dalkoda iyo inay Somalia xoog iyo xiilad kaga qaatan,

  • @mahamuudzhire8251
    @mahamuudzhire8251 2 หลายเดือนก่อน +1

    nacas nacas dhaaley somali fashilatey somaliland waa guuleyta

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 หลายเดือนก่อน +1

      Nacas nacas dhalay Ethiopia iyo inta la socoto oo iibineeyso waxba maqaadeeyso somalia Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaynaan haysan Madaxweyne laysku haleeyo waxa dalka hogaaminayaa waa Hassan oo balan balis ah kulaba geed ku degaysa Turkiga iyo Dawlad kale ma aaminayaan Masar waxaa ku qasbaya waa danteeda Hassan Dawlad kale hadii hay tidhaa lacag baan ku siine Anigana ii saxeex waa laan gadhe macaruuf.

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad soomaali wada leedahay horta hala dhiso inta ay soo.aali aanay wax wada lahayn difaac dal la heli maayo, wax lawada leeyahaa loo wada dhintaa,

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Wax laga cabsodo majirto

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masoqadi karto dagal taa Iga qora

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxan waa khiyaano kulligooda la’isla ogyahay walahi oo sababta loo socdo ayaa ah in ciidanka la wiiqo kadibna layidhaah Turki iyo MASAR ayaa na’ilaalin si shicibka aynan uga dudin Islaam ahaan ta ay yihiin waxannna waxaa loo socdaa waa saliida dhulka iyo badda iyo macdanta walahi sxb indhaha fur Alshabaabna waxaa laga maamulaa Xalane waliba waxaa lasoo wadaa cidamo 100kun gaadhaya oo kasocda waliba mariko iyo Ciidan calooshood u shaqaystayaal ah oo qaarkood imika ay ku sugan yihiin Jilib iyo Buntland sxb waxaana loo socdaa xuduuda Laascaano iyo Somaliland Muusena wuu la’ogyahay oo imika dagaal ayuu abaabulayaa oo ciidan laisku dhafay Oromo iyo Somalilander ayaa lagu soo daabulayaa Fardhiyena Jabuuti waatii loogu yeedhay oo CIA ayaa wata Fardhiye sxb waxaana laodhan ciidan ayaa la’idin kala dhex dhigi oo Fardhiye SHICIBKA dagaal kadaalay way ogolaanayaa kadibna waa inta ladoonayay in ceelashaa laxidho oo shicibka laga faaruqiyo iyo xoolo dhaqatada oo aag dagaal laga dhigaa si Masaarida iyo ciidamo kale loo geeyo Danina imika waxuu doonayaa in GoojaCadade isaga ciidankiisa loo dhiibo in uu usii faaruqiyo Ciidanka lasoo wado shicibkaase ka hortaagan waa sababta imika shicibka duulaan Somaliland ay ugu soo’tahay sxb. Turkiduna waa shaqaale Yuhuuda iyo Nato si shicbka Somali ay uga cadhoon saxiixa lasaxiixay hadii Gaalada iyo Yuhuuda loo saxiixo shicibku way cadhoonayaan laakiin Turkida ayaa la’isticmaalayaa walahi wayna isla ogyihiin khiyaamada indhihiina fura sxb xitaa jasiiraddeenii suqadara waxaa ka socda dhismo mileteri ay Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ka waxaan si Kaluumaysatada Somalida loogaga ilaaliyo 24/7 siliida laqidayo ay uga difaacaan waana sababta Indiya loo soo galiyay xeebaha inay ilaaliyaan si ay marmarsiyo ugu soogalaan iyaguna Australia 🇦🇺 sidoo kale sxbyaal shicibka waa la’khiyaamay maantana uguma horayn in sidan naloo khiyaamo oo waa kulligooda sabab waa odayaal naloo keensaday uu cadowgeenu wato qaarkoodna dhiig Somali maba laha walahi oo qabiilka waa lasoo siiyay iyo diinta sidaad dooni aamin sanaw laakiin way soo ifbixi doontaa xitaa baarlamaanka 88% waa odayaal aan Somali ahayn dhiigna aan wadaagin oo cuqaasha soo doortay lagu’iibsaday qofkay u doonayaan qabiilkaas oo badankooda waxay ku dhasheen Deegaanada NFD iyo Ethiopia walahi baadh adiguba indhaha iyo caqligana fur🙏🏼 Laakiinse sxb dhalinta dalka difaacaya waa heegan oo intaas iyo kabadan haday keenaan waxba u hagaagi maayo walah xitaa SomaliGalbeed ayuunan uga hagaagin Kufaartu Imikana InshaAllah u hagaagi maayo oo cadowgu isagoo jiir kayar ayuu iska carari walahi wayna halaagayaan inshaAllah aan dhiyaar shicibow noqono Dowlad mahaysano waxaa noojooga waa kalkaaliye Cadowga xabadduna waa lagama’maarmaan in aad difaacno InshaAllah walaa Turki walaa Masar walaa African iyo cadaan ha’isa’soo bahaystaan walahi way halaagi InshaAllah iyagoo kabahooda kacararyna waad arki doontaan InshaAllah Alshabaabna waana Ethiopian 60% iyo Afrikaan lasoo kiraystay Nagerian laga keenay sxbyaal way quusan Marka Xalane albaabka la’isugu dhufto walahi way carari oo kenyay dib ugu carari inshaAllah bi’idnillah guushuna waxaa leh Somali wayna ku midoobi dhacdadan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 2 หลายเดือนก่อน

    hasanow armay kuu rontahay inad qaranimada midayso

  • @كمالعبدالقادر-ن3ل
    @كمالعبدالقادر-ن3ل 2 หลายเดือนก่อน

    MCLin xasanaw cidda aad la hDli kuma maqasho ee nag daa bahasha hDalkaagaas run looma arko badana idinka ayaa ethiopia siinaya .kkkkk

  • @sahaldayaxweerer9722
    @sahaldayaxweerer9722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar labadan xoolaha ah bal eega hadaanay garanayn cid leh baddan maxaad uga hadlaysaan, waar naacda daayoo reer soomaaliland baa leh badane kaalaya oo nagaga qaada xoog, beenaalayaal yahaw annaga xorriyadayada walaahi waan u dhimanaynaaye isasoo raaca oo mar kale dagaal noogu kaalaya.

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuxuu kumashqulay quburihii iyo dhulkii dantaguud iyo canshuur xaraan ah ma arkodulanka itobiya cadawga dalkaku sooduulay haderbutosay

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 2 หลายเดือนก่อน

    Beenale nacas been shegay

  • @sahaldayaxweerer9722
    @sahaldayaxweerer9722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaanuunka dawliga ee caalamka keena oo xoolayoow bal keena sharcigii midnimada keen walaahi waxaan kuu shaagayaa in Somaliland leedahay magaca aomaliland oo calanka ay iyadu leedahay orodoo difaaca maraykanka.