"Waxaan sheegay maaha wax anigu aan hal abuurtay ama fikrad anigu aan leeyahay waa" Sh. Barbaraawi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @amiirmohamed480
    @amiirmohamed480 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh qalbi wanaagsan oo mutawaadic ah, Allah yaxfadak cisina ha ku siyaadiyo Shiikh.

  • @maxamed4865
    @maxamed4865 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خيرا شيخنا العلامة الفقيه

  • @zakiomer2118
    @zakiomer2118 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH BAARAKA LAAH SH BARBARAAWI WAAN KUGU OGAA CILMIGA IYO DIINTA AAD DHABTA KA SHEEGTO ALLE HAKU BARAKEEYO SHEEKH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💛💛💛💚💚💚💙💙❤💜❤💜💗❣

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah, jazaa akalahu khayr sh . Waad noo iftiimisay.
    Quruxbadanaa, meesha aad fadhidaan ilaahaw dalka noo xafid. Aamiin.

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل صبرا على كلام الناس

  • @hamzeodwa3185
    @hamzeodwa3185 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaah sheekhi, alle haku barakeeyo

  • @hoygaaqoonta9179
    @hoygaaqoonta9179 ปีที่แล้ว

    Ilaahy sh khayr haku siiyo waad caddaysay,
    Dadka sheekha caayaya wwxan leeyahay ama cilmi ku hadla ama ilaahay ha xishoodo oo diiinta haka hadlina.

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh barbaraawi Allah haku barakeyo Ameen 🤲

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 ปีที่แล้ว

    Xafidahulaah ale cilmiga iyo caqliga hakuu parakeeyo sheekh cadawgagana ale hajapiyo sheekh

  • @mustafedaahir7302
    @mustafedaahir7302 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك..

  • @siyantoosentoo7087
    @siyantoosentoo7087 ปีที่แล้ว

    Allahayow shiiqa noo barakey

  • @JananOogo
    @JananOogo ปีที่แล้ว +2

    Mediaha Waxan Kula Talin Lahaa, Video’yada Culimada Laga Duubo Yaan La Jarjarin Ee Iyagoo Dhameystiran Bulshada La Wadaaga.
    Alle Ha Xafido Sheekhena

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 ปีที่แล้ว

    Masha allah 😊😊😊

  • @ismailkarama391
    @ismailkarama391 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY janasa haku geeyo

  • @upthikarimakram870
    @upthikarimakram870 ปีที่แล้ว

    Mcha allh sheikana ❤

  • @cqaniaxmed9
    @cqaniaxmed9 ปีที่แล้ว

    ❤masha allah

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani maaha sheekh marka inta uu Cilmiga ku talaxtag ama si fiican uga boganayo inuu Aamuso ayaa fiican

  • @Abdurrhmanzaki
    @Abdurrhmanzaki ปีที่แล้ว +2

    sidaa awgeed bay culumada qaarkood u diidaan in video laga duubo, oo markasta ay live uun usoo galaan 😮

  • @muxiyadiinnageegir-ho5zm
    @muxiyadiinnageegir-ho5zm ปีที่แล้ว +1

    Ciise muusii waa kaa u xallaaleeyey tuugadii waxay haystaanba waa xaaraan

  • @RahmaAli-wl1zu
    @RahmaAli-wl1zu ปีที่แล้ว

    Assalema ailkum Sheikh muhiimadu ma in uu camalku a saxa mise in U Allah aqbalo qasadku wa kee?

  • @khadarmohamed3291
    @khadarmohamed3291 ปีที่แล้ว

    غفر الله ذنبك يا شيخنا

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 ปีที่แล้ว

    Tiktok iska samayso ciyaalka laduub niow atention raadisbad taheee

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 ปีที่แล้ว

    Asc aqwaatii aniga sh wuu ila qaldanyaha waayo sidee cibadada Alle Kaga ansaxmeysaa adigoo xoolo xaran ah wato

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 ปีที่แล้ว +1

    JADIIDIYA DHIIGA SOCDA OO LAASCANOOD KA SOCDO IN UU XALAAL YAHAY AMA UU XARAAN YAHAY.

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      تكلم أنت إن كنت تحسن الفاتحة

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 ปีที่แล้ว

    Sheekh
    xageed ka maratay
    ( إن الله طيب ولا يقبل الا طيبا )
    (مطعمه حرام ومشربه حرام وملبسه حرام غذي بالحرام فأني يستجاب له )

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว +1

      هناك قبول وهناك صحة ،فشتان مابين المشرق والمغرب

  • @mawjama831
    @mawjama831 ปีที่แล้ว +1

    Wakaas Salafiya-jadiid diintooda, fiqigooda, cilmigoodiyo caqligooduba.
    Wuxuu kala garan la' yahay xugunka qof kabo ama khamiis soo xaday, oo inta ku labistay ku tukaday iyo qofkaan ku labisan, oo dhar kale xirtay, oo tukaday.

    • @mubaarigismacil3250
      @mubaarigismacil3250 ปีที่แล้ว +1

      Jaahil dhago weyn
      Cirka soo dumi hadaad awooddo

    • @abdiidba431
      @abdiidba431 ปีที่แล้ว

      adigaa dulmi ku jira

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 ปีที่แล้ว

    Baal waxaad waydiisaan sheekh dirir hadii uu masaladan ka hor yimid masalo tan lamid ah oo sidan u dhagan.
    hadii nin gabadh la tago dabadeed loo guuriyo guur xalaal ah guur kaasi ma ansaxayaa oo mala aqbalayaa madaama oo guur kaa lagu gaadhay dariiq xaaraan ah ...

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 ปีที่แล้ว

    Lacag aan soo xadayn iyo mid aan shaqaystay oo qaadka ama jaadka iga soo gashay keeba daran Sheeikh!!?

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waa qaldan yahay ilaahay haw toobadkeeno xaaraaan Laguna xajin karo waajib laga dhacayaana ma jiro waayey xajka markiisa horena qof aan wax haysan waa jib Kuma aha salaada iyo xajkana isku mid maaha😂

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      تعلم قبل أن تكتب أخي غفر الله لك

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 ปีที่แล้ว

      Haaye haduu xaji jaadle kawaran

    • @aliawad9607
      @aliawad9607 ปีที่แล้ว

      @@a.a.mohamed4635 who is Haji jaadle

  • @adamcabdi3673
    @adamcabdi3673 ปีที่แล้ว

    Sheekha innaga hubiya ma fayaw yahay

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      يا جاهل أنت مجنون باليقين فداو نفسك

  • @daudsabdi1934
    @daudsabdi1934 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/jngw5a4tfgw/w-d-xo.html
    Halkan ka dhegayso sheikh ibnu baaz Oo la waydiiyay Oo sidaa uu sheikh barbarawi u jawabay ay isku mid ka yihiin

  • @so-so7586
    @so-so7586 ปีที่แล้ว +2

    Kani waa Tuug Diinta ku shaqaysta Ilaahay Ummadda haka qabto.

    • @zakiomer2118
      @zakiomer2118 ปีที่แล้ว

      LAA ILAAHA MA BARBARAAWI AYAA TUUG AH MIYAA MAANTA WAA ADUUNYO BARI WAA AAKHIRO ADKAYSO KALMADAA WAXA AAD KALA KULANTO JAAHIL YAHOW

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      أنت السارق والمسروق

    • @sihamyusuf6291
      @sihamyusuf6291 ปีที่แล้ว

      Waar Allahaaga u toobad keen jahligana iska rog nin raguu Allah kaa dhigee

  • @nimcanhassan4412
    @nimcanhassan4412 ปีที่แล้ว

    Culimada aynu xagxagashada ka dayno, aynu innagu difaacno kolka lagu gardaroonayo, kolkay khaldamaanna aynu si dabacsan oo tixgelin lehu tilmaanno. Maaha in lagu qasbo inuu isagu isbarraxo.

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 ปีที่แล้ว

    Qofka xaaraanta labisan ee cunay miyaa ducadiisa la aqbalayaa mise xajka duco looma baahna iyo salaad toona ee waa in kabcada wareego sacyiga rucleeyo carafa is taago ayuun baa loo baahanyahay

  • @Abdi-mk1xc
    @Abdi-mk1xc ปีที่แล้ว

    Waadadii wey Wareeren
    ee warkooda idja dhaafa🤔

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      عافاك الله عن الدوخة

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +2

    Shuruudihii uu imaamu shaafaci udajiyey in uu fadwoodo waxaa kamid in sheekhu curfiga dadka uu udadwoonaya uu aad uyaqaan masuuliyiinta soomaaliyeed kuligood waa tuugo dhaca xoolaha ay amaanada umada hadii loofadwoodo xoolahii uu umada kadhacey iyo guryihii iyo baloodhadii danta guud wuu kuxajiya karaa wuuna kutukankaraa karaa waa wajibkii waakadhacey macnaheeda waa loo xalaleyey waa nooc jaahilnimo iyo faqixumo ah.

    • @masim107
      @masim107 ปีที่แล้ว

      Culimadu waxaba maxaarantiniman karaan allah kaliyaa xaq u leh taas

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      أنت الجاهل والمفتي في آن واحد

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 ปีที่แล้ว

    Diintu ra'yi maaha. Siyaasiyiinta ayaa dareenka bulshada ka ganacsada oo kolba waxa ay bulshada dhagahoodu rabbaan u sheega. Markaa qodobkaas si fudud ayaad u sharaxday. Waxay la mid tahay qofku isagoo xumaan ku dhex jira oo og inay waxani xumaan tahay. In marka ay salaadii soo gasho uu tukan karo. Oo hadii qofku xumaan ku jiro aanay micnaheedu ahayn salaadana iska daa kaama ansaxaysee.

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 ปีที่แล้ว +1

    JADIIDIYA maxay diin ka yaqaanaan fiqi iyo diin umaba kala baxsana.

    • @mubaarigismacil3250
      @mubaarigismacil3250 ปีที่แล้ว

      Waxaad tahay jaahil dhago weyb
      كلام الجاهل كدبر الحمار

    • @zakiomer2118
      @zakiomer2118 ปีที่แล้ว +1

      Waar jaahilow cayda iska daa jahligu waa musiibo subxaana Allah

    • @mawjama831
      @mawjama831 ปีที่แล้ว

      Wakaas Salafiya-jadiid diintooda, fiqigooda, cilmigoodiyo caqligooduba.
      Wuxuu kala garan la' yahay xugunka qof kabo ama khamiis soo xaday, oo inta ku labistay ku tukaday iyo qofkaan ku labisan, oo dhar kale xirtay, oo tukaday.

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว +1

      @@mawjama831 تعلم قبل أن تكتب يا جاهل

    • @4Assari
      @4Assari ปีที่แล้ว

      Waxaa marka Hore kuu fiican Inaad Is waydiiso Waxa Aad ku Hadalyso
      War bal horta waxaad ku hadalyso Ufiirsoo Jadiidi leedahy Bal marnaba ma is waydiisay Jadiidi
      Oo marnba ma is waydiisay Bal Muxuu Keenay uu soo jadiidiyay
      بارك الله فيك.
      Hadalkaaga umeel Day

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @mawjama831
    @mawjama831 ปีที่แล้ว +1

    Wakaas Salafiya-jadiid diintooda, fiqigooda, cilmigoodiyo caqligooduba.
    Wuxuu kala garan la' yahay xugunka qof kabo ama khamiis soo xaday, oo inta ku labistay ku tukaday iyo qofkaan ku labisan, oo dhar kale xirtay, oo tukaday.

    • @4Assari
      @4Assari ปีที่แล้ว

      Inaaad Jaahil
      Tahay Oo Hadalkaagu Waxba ku dhisnayn Ayaad Hada Noo Sheegty Ilayn Waxbaaba La ictiradayoo Waxaasa iigu Daliila Ayaa La dha haaye
      Lkin Adi Aamuskaa kuu fiican.

    • @mawjama831
      @mawjama831 ปีที่แล้ว

      ​@@4Assari haddaad adigu wax garaneyso, oo aadan jaahil, jaahil u doodaya ahayn; magacaaga waxaa ku XARAFU-nisbo, marka sheeg Xarafkaas midkuu yahay, oo icraab. Haddaad sax u jawaabto, Talafi-jadiid dambe waxba ka sheegimaayo, xaal marin waan bixin.

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      @@mawjama831 يا متعالم تعلم قبل أن تكتب

    • @mawjama831
      @mawjama831 ปีที่แล้ว +1

      ​@@maxamed4865.
      قلت: يا متعالم.
      إدا أسألك ; ما جذع متعالم وما اعرابها؟ لكي اكون لك طالبا ومريدا.

    • @maxamed4865
      @maxamed4865 ปีที่แล้ว

      @@mawjama831 يا مسكين هل تظن أن العلم هو إعراب فقط