DEGDEG: Saraakisha Eriteria oo galay xadka Jabuuti & Howgalo culus oo kasocda jiidaha dagaalka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • DEGDEG: Saraakisha Eriteria oo galay xadka Jabuuti & Howgalo culus oo kasocda jiidaha dagaalka.

ความคิดเห็น • 29

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 14 วันที่ผ่านมา +4

    Érythrée makareyso Djibouti maxa yeley ma ogtihin awooda Aan haysano war uma heysan😂

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 14 วันที่ผ่านมา +3

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi5675 14 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xaasid ma aflaxo kamacaash dibiyoow ku dul gaboobey uumadan kaadaalan. Kamacaas xuma falkaaga doqoniimadu kuudheer tahay.🎉🎉🎉🎉

  • @AdenAli-mu1rn
    @AdenAli-mu1rn 14 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkk reer been kunaax waa Kuwait futon xaaar kamadhamaado

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 14 วันที่ผ่านมา +1

    Bad baygashay jabuuti Cadawgii sland oo dhan Ayuu soo xeraystay so dagaal loogu qaado sland booraan hadimo haqodin

  • @mariammacalinmario5250
    @mariammacalinmario5250 13 วันที่ผ่านมา

    walahi

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 14 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa somaliland lamaba aqoonsanin haddaba shirarka aad sheegeysaa maxay kordhinayaan.

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 13 วันที่ผ่านมา +1

    war beenta kada dadka amxaro soraca ciise wa dawlad awood leh ❤❤❤❤❤❤ khatumo aya ini jabisey mantana awdal ba jilbaha dhulka ini dhigi kkkkkkkkkkk

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci 13 วันที่ผ่านมา

    Benaleh

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 13 วันที่ผ่านมา

    Dhadhami dhadhankeeda colaada qooshyoow faxay.💚🤍❤️🫡💚🫶❤️🫡💚🤍❤️🫡👏👆✊🎉🎉🎉🫶🫶💪💪💪

  • @DoualehNaroura
    @DoualehNaroura 11 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti niina magaranayo anagu ciisa majabno ee Ethiopie ka riitaa wadankina somaliland ma fiikirto

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hala qabsado jabuuti gardarada ha la go.do

    • @DoualehNaroura
      @DoualehNaroura 11 วันที่ผ่านมา

      Jabuuti waligeyd ciidna ma qabsaneyso oo gow

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 14 วันที่ผ่านมา

    Alaah war ale ka cabsoo malaaigo baa garbaha kaa sarane maaweelada snm iska daa iyo beenta

  • @Sarta100
    @Sarta100 13 วันที่ผ่านมา

    Been badanaa kan waa cadaw soomasliyeed iyo jabuuti wadahadl ayaa socda soomaaliya dhexdhexaadinsyso si ay u heshiiyasn jabuuti iyo eratareeya oo ah dad walasaa ah degen xeebaha bada cas iyo badweynta hindiya colaadsna waa la soo afjari cadaw baa tihiin jabuuti eaa walasl kagumana soo xad gudbi karo sidaa awgeed waxaa ragay mud aan ka xishoon runta ooo daciif ah heerka jabuuti ee bads cas ee baabul mandab lehna quwadaha waaweyni saldhigyo waa la ogyahay adoo goosato ah yaa ku maqlaya beenlow xaasida oo neceb 5ta somaali inaa hoosgeyso xabashi sida idinka oo kale maya idinkoo gun ah oo diiday soomaalinimada raacsy cadawga abiye iyo kooxdiisa.dab idinka kac caduwu maa yaflax..down muuse down muuse handaraab viva jabuut ismaaciil hiil walaal.i 5ta soomaali cadawgooda down muuse shani.

  • @SaidAden-d9j
    @SaidAden-d9j 14 วันที่ผ่านมา

    War beenta jojii wahad sheegeso o dhan waa been

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u 14 วันที่ผ่านมา

    Hoyada u sheeg beenale ma tihid somali waxa tahay cadaw af somaliga bartay goor dhawna wad heli doonta waajibkaga

  • @OmarwahibdekaDeka
    @OmarwahibdekaDeka 14 วันที่ผ่านมา

    Beenale . Guul djibouti iyo gabanimo iyo somali

  • @MahamoudSougueh
    @MahamoudSougueh 13 วันที่ผ่านมา

    benale

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 13 วันที่ผ่านมา

    Hakuu miciino kaad munaafiqnimada kalawallaalo tahay Hassan Sheikh iyo cadawdiina kale Midna ogaaw you can’t touch Somaliland caqli iyo xifrad toona kuma gaadhi kartid . Katoobad keen xaasidnimada yaa makhruuq!!💚🤍❤️👏

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 14 วันที่ผ่านมา +2

    Eriteriya ha qabdato jabuuti,waa waslad xaaraana oo gobolka baroga dhexe lagu Soo dhextuurey,somaliland futsadaa ha ka faa'iideysato oo ha la safato eriteriya.

    • @DoualehNaroura
      @DoualehNaroura 11 วันที่ผ่านมา

      Miskin ba tehee jabuuti politika ayey taqanaa maarka waxba kamagarey nasiid ka fikiir wandankina

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 14 วันที่ผ่านมา +2

    Beenta jooji jabuuti waa nabad

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam1184 14 วันที่ผ่านมา

    Djibouti 🇩🇯 iyadaa ugu futo xun colaadda ay ku soo qaaddo Soomaaliland. Guul Soomaaliland 🎉

  • @awalehrachidismail6291
    @awalehrachidismail6291 14 วันที่ผ่านมา

    Benta joji guul djibouti 😂❤

  • @mouminahmed2962
    @mouminahmed2962 14 วันที่ผ่านมา

    benaleh Somali land wax la yidhahdo MA jirto