Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Magool - Ha iga Aadin meel kale Full Song Riwaayadii Caro Edeg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @gubansarar
    @gubansarar 5 ปีที่แล้ว +19

    iga gudooma midhihii heesta oo dhamays tira ... akhris wanaagsan
    Dayaxoo aroortii
    Afagaal ku naba yahay
    Dhirtoo wada agooshiyo
    Ubx midab tileeyeey
    Waan kugu arwaaxaa
    Eegma dhugashadaadee
    Jacayl uurka galaybaa
    iinta ila-xidhkeediyo
    Oofaha I jebiyee
    Ayaamaha ilaahay
    May ahaan Ayaan qudha
    Waa horuu asteeyee
    Ha igu dhaafin aramida
    Ma adkaysan doontidee
    Waxaa iga abaartay
    Adimadiyo uurkiyo
    Adhaxda iyo maankiyo
    Ilinka u dhexeeyee
    Ruux kula ilwaadihi
    Ifka maanu imaneey
    Waa urugo iyo iil
    Waa arami caashaqu
    Waa eebo kugu maqan
    Ha igu eegin umalkoo
    Ha geynin aafoo
    Ha iga aadi meel kale
    Kaa adkaysan maayee
    Adiguna ogsoonow
    Sidii roob aroor da’ay
    Ooy omadka geeduhu
    Gidigood iftiimeen
    Isha kuula raacee
    Waan kuu ilmeeyaa
    Eegmo dhugashadaadee
    Amuuraha aha ilaahay
    May ahaan Ayaan qudha
    Waa horuu asteeyee
    Ha igu dhaafin aramida
    Ma adkaysan doontidee
    Sidii ayra geeloo
    Uur-dunuunucaysoo
    Ilmaheedii waydoo
    Kalaan kuu ilmeeyaa
    Indhahayga kii
    Iftiinkood ahaayoo
    Waa urugo iyo iil
    Waa arami caashaqu
    Waa eebo kugu maqan
    Ha igu eegin umalkoo
    Ha geynin aafoo
    Ha iga aadi meel kale
    Kaa adkaysan maayee
    Adiguna ogsoonow

    • @shiilalle
      @shiilalle 5 ปีที่แล้ว +3

      Jacayl uurka galay baa
      Sinta ilaa xirkeediyo
      Oofaha ijabiyee

    • @rashiidsulub1235
      @rashiidsulub1235 4 ปีที่แล้ว

      Maad ku dartid micnaha kalmada adag adag

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 8 หลายเดือนก่อน +2

    Axyaa hees macaan muse ismail qalinle iyo xaliimo khalif magool AHUN DHMNTOOD WAA MAALIN EIDA

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 5 ปีที่แล้ว +6

    Axsan Magool iyo qalinle allah idiin naxariisto

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @nuurcadowcabdullahinuurcad6021
    @nuurcadowcabdullahinuurcad6021 4 ปีที่แล้ว +2

    Amuuraha ilahey may aha ayan Qura waa horuu asteye haygu dhafin aramidu ma adgaysan dontide esh cala hees alaha u wada naxaristo

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 5 ปีที่แล้ว +11

    Alloow u naxariiso labadooduba
    Alle maxuu fanku nuxur iyo suugaan lahaa xilliyadii hore
    Fanaaniinta cusub inteey cantarbaqash noosoo heesi lahaayeen waxaa u dhaantay ayaga oo heesahaan iska soo koobiyeeya oo dib usoo qaada
    R.I.P 2 legends

    • @fawziah48
      @fawziah48 5 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin

  • @dayibibrahim3005
    @dayibibrahim3005 4 ปีที่แล้ว +2

    Allha unaxaristo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Xalimo khalifa iyo ismacila musaa khalinale Raabi haa unaaxaristo

  • @Zuugaan
    @Zuugaan 6 ปีที่แล้ว +35

    Qalinle
    1)
    Dayaxoo aroortii, afogaal ku nabanyahay
    Dhirtoo wada agooshiyo, ubax midabki leeyay
    Waan kugu arwaaxaa, eegmo dhugashadaadee, hee, hee, heee
    Jacayl uurka galaybaa, sinta ilaa xirkeediyo, oofaha i jabiyaye
    Amuuraha ilaahey, mey ahaa ayaan qudha waa horuu asteeyayee
    Heygu dhaafin armida, ma adkeysan doontide!
    Magool
    1)
    Waxaad iga abaartay, adimadiyo uurkiyo
    Araxda iyo maankiyo, ilinka u dhaxeeyee
    Ruux kula ilwaadi, ifka ma aanu imane, hee hee heee
    Waa urugo iyo iil, waa araami caashaqu
    Waa eebo kugu maqan.
    Heygu eegin umalkoo, ha i geynin aafoo
    Heyga aadin, meel kale
    Kaa adkeysan maayee, adiguna ogsoonow
    Qalinle
    2)
    Sidii roob aroor da'ay, oy omaadka geeduhu
    Gidigood iftiimeen, isha kuula raacee
    Waan kuu ilmeeyaa, eegmo dhugashadaadee hee hee heee
    Jacayl uurka galaybaa, sinta ilaa xirkeediyo, oofaha i jabiyaye
    Amuuraha ilaahey, mey ahaa ayaan qudha waa horuu asteeyayee
    Heygu dhaafin armida, ma adkeysan doontide!
    Magool
    2)
    Sidii ayro geeloo, uur duluulaceysoo, ilmaheedi weydoo
    Kalaan kuu ilmeeyaa
    Indhaheyga kii, iftiinkood ahaayoow hee hee hee
    Waa urugo iyo ciil, waa araami caashaqu
    Waa eebo kugu maqan.
    Heygu eegin umalkoo, ha i geynin aafoo
    Heyga aadin, meel kale
    Kaa adkeysan maayee, adiguna ogsoonow

    • @bagalxaranbaa1187
      @bagalxaranbaa1187 5 ปีที่แล้ว

      Yaab De Yaab ( magool ). “ sidii ayro geel “ maxaa loola jeedaa walaal?

    • @Zuugaan
      @Zuugaan 5 ปีที่แล้ว +2

      @@bagalxaranbaa1187 Ayro=Hasha geela, ugu caanaha badan!, Hal=female camel, Owr=male camel. Aqoon dheeraad ah uma lihi!.

    • @ikhajji
      @ikhajji  5 ปีที่แล้ว

      Ayro so ari ma'aha? War ilen!

    • @bagalxaranbaa1187
      @bagalxaranbaa1187 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaab De Yaab thanks bro waan fahmay

    • @alisalad1325
      @alisalad1325 5 ปีที่แล้ว

      Ubax midabki leeyeey

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 ปีที่แล้ว +18

    Alle ha unaxariisto muuse ismaaciil qalinle iyo xaliimo khaliif magool

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Aamiin.

  • @MohamedAhmed-qn1yn
    @MohamedAhmed-qn1yn 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa urug iyo iil
    Waa arami caashaqu
    Waa Eebo kugu Maqan
    23/8/2019
    Juma Mubarak

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 6 ปีที่แล้ว +6

    Great Somali hit by Great Magool and Great Qalinle.... Forever in our hearts... My God bless Somali people....

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 4 ปีที่แล้ว +3

    Muse ismail qalinle has unique voice ... I like his great voice

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Magoool.. Naag ka Cod macaaan la waa.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Ha iga aadin meel kale.. Codkii macanaa Xaliimo khaliif , Magool.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Xaliimo Khaliif,, Magoool... Alah raxma

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Xaliima khaliif Magool.. Alah Raxma.

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow waxaas baa hees ah caruurta hadu wey iska ciyaarayaan mursal faladagan iyo asma saban ayaa dadka wareeriyey

  • @hamsehusien7488
    @hamsehusien7488 6 ปีที่แล้ว +5

    Alaa yaa arxam fanaanintii qaaliga ahaa mxy xabaali dad haysaa codkii raga iyo kii dumarka qalinle iyo magool

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Heees wanaagsan, Muuse Ismaaciil qalinle iyo xaliimo khaliif. Magoool.

  • @luulaaxmed1002
    @luulaaxmed1002 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilah ha unaxaristi magool iyo muuse ismacin qalile sida ayragel urdunucay so ilmahegi waydo kalan kuilme ya wlhi heestan wan jeclahay aad

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Aaamiin.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Hees wanaagsan Xaliima khaliif , Magool iyo Muuse Ismaaciil Qalinlile.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Ha iga aaadin meel kale. adiguna ogsoonow.

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 6 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow waxas baa murti ah waxan lenahay ku wa qarnigan ama sidan ku heesa ama naga aamuusa

  • @sharmaaketuotaine6028
    @sharmaaketuotaine6028 4 ปีที่แล้ว +2

    NuuxurkuH heestuH qiimoH badanaH dadkiiH horeH waxaH aaY aHyeeN dad wadaH murtiYaH

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Hayga aadin , meeel kale , adiguna ogsoonwow.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Waaa murugo iyo ciil caashaqu.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Hayga aadin meel kale, adiguna ogsoonoow.

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +4

    Muuse IsmaaciiL *(Qalinle)*
    Xaliimo khaliiF *( MagooL)*
    AUN 2×.....
    Haygu eegin umalko
    Haygeenin aafoo ...!
    Hayga aadin meel kale

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Aamiin.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Hees aad u macaan.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +4

    Waayo waayo

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 7 ปีที่แล้ว +6

    Codadka qaaliga ah ee magool iyo qalinle waxay qiimo u sameeyeen riwaayad aan micno badan lahayn oo uu sameeyey gaashaanle sare maxamed nuur shareeco oo habeeno yar laga shigay xamar oo dadkii daawanaayey qisada riwaayadu ku socotay saluug ka muujiyeen

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 6 ปีที่แล้ว +1

      Adan Madaxay heeskan Hadraawi baa iska leh bro. Riwaayada labada abwaan way wada lahaayeen. Daawo Mulaxan Cabdikariin Qaaray Jiir oo ka sheekaynaya TH-cam ka way ku jirtaaye Dulyar baa waraysanaaya. Riwaayada Hadraawi baa hagaajiyay oo dhisay xataa.

    • @adanmadaxay9335
      @adanmadaxay9335 6 ปีที่แล้ว +1

      XANAN MEDIA PRODUCTIONS rawaayadu waxay ku magacawnayd oo ilaacada laga sheegay markaanu tiyaatarka ku galayna lanoogu sheegay inuu sameeyey maxamed nuur shareeco waana dhici kartaa in qisada lala dhiso hees iyo labana cidi ka caawiso lkn riwaayada waxa sameeyey shareeco

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 6 ปีที่แล้ว

      Adan Madaxay sax ogow oo mar walba sharciga fanku waa "Inuu qofka bilaabay heesta, gabayga, riwaayada IWM uu isagu leeyahay magaceeda" markaa waad saxsan tahay bro. Laakiin Hadraawi baa dhigay silsiladeeda heesahana wax ku lahaa sida heeskan oo kale.

    • @adanmadaxay9335
      @adanmadaxay9335 6 ปีที่แล้ว +2

      XANAN MEDIA PRODUCTIONS hees hadraawi ayaa sameeyey qisada riwaayadana wax ka dhisay waan kaa qoray shareeco na waxay odhan jireen suugaantiisu waa badhax uu meelo badan kasoo dilaalo

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 6 ปีที่แล้ว +1

      Adan Madaxay waa sidaa sxb Shareeco wuxuu ahaa Abwaanada aanay waxoodu tisqaadka lahayn ama ay wayda yihiin.

  • @CaaqilcabdiXaruur
    @CaaqilcabdiXaruur 25 วันที่ผ่านมา

    Ereyadii Maxamed Nuur Xasan(shareeca)

  • @MubYus
    @MubYus 8 วันที่ผ่านมา

    kuwa Muusiga tumaya ma naqaaano

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Ma adkaysan doontid.

  • @MubYus
    @MubYus 8 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab ayaa Muusiga idiin tumasa

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Xiilma khaliif, Magool

  • @JimcaaleMaac-r1t
    @JimcaaleMaac-r1t 3 หลายเดือนก่อน

    MAXMAD SALEEBAN IOY MANDEQ HETI NARUUS

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa Qaran.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Ma adkanysan doontid.

  • @dayibibrahim3005
    @dayibibrahim3005 4 ปีที่แล้ว +2

    Hello yesterday

  • @bashirarooryoofficial7844
    @bashirarooryoofficial7844 3 ปีที่แล้ว

    2021/30/7

  • @luu4883
    @luu4883 5 ปีที่แล้ว +1

    Gjj

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Ma adkaysan doontid.