Deg Deg Ciidanka Masar & Israil O is Dagaalay & Dhimashada O 4 mareysa Xaalada Rafax O aad u kacsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Deg Deg Ciidanka Masar & Israil O is Dagaalay & Dhimashada O 4 mareysa Xaalada Rafax O aad u kacsan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about #techgadgets#Electric cars#mobilephones#cameras#tablets#computers#watches#laptops#airpods#eToro#Binance#coinbase#insurance#loans#mortgage#attorney#credit #lawyer#donate#degree#hosting#claim#money#conferencecall#trading#software#recovery#transfer#gas#electricity#classes#treatment#bitcoin#bitcoinnews#ecommerse#investing#crypto#currency#tesla#teslainvestments#apple#samsung#DulmiDiid#Onlinecourse
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น •

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  8 หลายเดือนก่อน +64

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @QadharHassan-vv5cm
      @QadharHassan-vv5cm 8 หลายเดือนก่อน +8

      Sheq coorsadha online ka la sodaqso please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💚💯☑️💚

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc allaha u gargaaro falastiin yahuudana argagax iyo DHul gariir allaha ku rido amiin amiin amiin yaarabi

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu Akbar wan so dhawaynaya isku dhaca masar iyo israil illahay Her Falastin iyo Hamas iyo dhaman muslimku mel walba o u jogo ha guleyo insha Allah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walaalkey dumi diid mahadsant ❤❤❤❤ falastiin Ilaahey ha u gargaaro

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 8 หลายเดือนก่อน +7

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ،،اللهم أنصر هم في غزه، اللهم أنصر هم نصرا عاجلا غير آجل، ياإله الاولين والآخرين، ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم

  • @cimaadyare4852
    @cimaadyare4852 8 หลายเดือนก่อน +3

    waa labo yahuud labadooda Ilaahayay ha isku diro

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay is ku diro dulmi bay ku heshiiyeene

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago yuhuud iyo xulufadooda allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin falastiin waa la isugu tegey waana lagu fiirsadey madaxda carabta xasuuqa iyo baahida waxbey ku leeyihiin er allah ha ka horwareejiyo umada muslimiinta aamiin

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 หลายเดือนก่อน +4

    Scw scw scw scw scw Sheikh Maxamed dulmi diid wacaleiku wasalam wlhy waruntah Aljaziira iyan kaadawadeiy shaleiy subhanAllah ilahayo ugargar umadha rer Falastiin 😢😢😢

  • @madoobecumar1601
    @madoobecumar1601 8 หลายเดือนก่อน +20

    allaha ha isku jeediyo labdaas

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة ياارحم الراحمین

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 8 หลายเดือนก่อน +12

    ASC SH ALXLILAH IN MASAR IYO ISRAIL IS DAGAALAAN ALLAHA ISKU DIRO

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 8 หลายเดือนก่อน

    Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @KinsiDjama
    @KinsiDjama 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc masarida iyo yuhuuda waxba ka qorina arnta wayn ee xalay dhacday ayay rabaan inay dadka ka jeediyaan Allaa la jira ahlul falastiin insha allaah

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 8 หลายเดือนก่อน +17

    Ilaahey ha u gargaro reer Palestine

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bravo Dulmi Did pour vos informations

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masar sisi ayaa cadaadis ku haya ee Alaahayow noogargaar oo umadaada noo soo cabidiyo amiin yaa Alaah

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bravo Dulmi Did

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you Sheeikh
    Yuhuuda baaba ooda next time
    Insha Allah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @abdi6533
    @abdi6533 8 หลายเดือนก่อน +6

    Illh ha isku diro masar iyo israil masarida waa ku fiirsadeen walalahoda dhibaatada ee qorta Alla ha isu qaliyo

  • @kaderjama6594
    @kaderjama6594 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, Allaah ha isku diro, Idin Allaah.

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waad mahadsan tahay sida fiican eed warka nooga haqabtirto.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah caawi reer falastiin dhibaatda lagu hayo wll muslimiin🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪😢🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SamatarSamaale
    @SamatarSamaale 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay mahad iska leh .

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran shiikh

  • @qaaluuhassan4275
    @qaaluuhassan4275 8 หลายเดือนก่อน +1

    ASC SHEIKH KORSADI MEEDAY

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 8 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @mataan10hasan77xeefow
    @mataan10hasan77xeefow 8 หลายเดือนก่อน

    maansha allaah dagaalka masar iyo yuhuud waan ku farxay lakiin ma sii soconeyso oo masar had ayaa la amraya sici

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 หลายเดือนก่อน +1

    WCS SHEEKH DULMI DIID JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN.I.A.TACALLAA THEN YUHUUDA ALLE DHULKA HALLA GOOYO AMEEN I AM FROM WESTERN HOME TOWN SOMALIA 🐅🇲🇵🐅🍃🌴🌿☘️🏝️🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @bashaal62
    @bashaal62 8 หลายเดือนก่อน +6

    MASAR WAA ISRAA'II ADOOMAHOODA, ISRAA'IILNA WAA MULKIILAHA MASAR EE HADA TALADA HAYO,

  • @FieldOfRichesFarm
    @FieldOfRichesFarm 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh dulmi Diid jazakallah❤

  • @sahra4159
    @sahra4159 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wr wb sheekh shukran for sharing this Allaha sakhiro🤲🏾

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 8 หลายเดือนก่อน

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲💔🇵🇸

  • @cabdishakuur9760
    @cabdishakuur9760 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhow xasuuqa laguqarinayaa run maaha

  • @Amiracabdihakim
    @Amiracabdihakim 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sdunka cidanka ugu doqonsan waaa yahuud

  • @xidigcaliciise5418
    @xidigcaliciise5418 8 หลายเดือนก่อน

    Isha allah isreal Dawn

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 8 หลายเดือนก่อน +3

    Cadowga yahuuda shacabka masakinta inay xasuuqan wax kle ma samayn Karan guuuuull zamaas

  • @Amiracabdihakim
    @Amiracabdihakim 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaaahoow xaalka fududeeey

  • @marwo1162
    @marwo1162 8 หลายเดือนก่อน

    Alllah ugargaaro😢😢😢 falastiin

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 หลายเดือนก่อน +3

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAZA'AQ.

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 8 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow ugar gaar reer falastiin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah aad ban uso dhawey nayaa. Israel werarka ay ciidanka Masar kuleysey
    Wan sidey ugu Bilaabatey wan oky dhankeyga
    Reer Masar na waxaan leyahey nin walaalkii dorsadey Illaah deraja siin waa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cidanka masar iyo dhacabka masar wa dad gesiyal ah e waxayna haysan hogan fican o islam ah e illahay hogan fican o iman leh ha siyo wadanka Masar

  • @fanihani9741
    @fanihani9741 8 หลายเดือนก่อน

    Shekhaw waa runta siyaasadi wad fahantay masar iyo Israel ha rumaysan allah ha u gargaro falastin insha'Allah

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHAA ALLAAH.

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett 8 หลายเดือนก่อน +1

    All eyes on rafax

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 8 หลายเดือนก่อน

    Salallahu alayhi wasalam

  • @HibaaqArwa
    @HibaaqArwa 8 หลายเดือนก่อน

    Masaaridu inaanay gacanta ku horeyn ayn filaya waa fulayaal

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 8 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 u ☝️ gargaaro 🤍 wallaalahay 💐 falastiin ☝️ AMIN 🤍 AMIN 💐 AMIN ☝️🤍💐

  • @ABDINASIRMaxamud-i9y
    @ABDINASIRMaxamud-i9y 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 allow ino gar gar

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walemkum salam

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa banbooyinkii wawaynaa. Ee maraynku. Illaa shalay kuso daabulayay

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha isku diro siisii iyo natanyaahuu Allaha farxad waynaaa ameey ISKA noqotaa ISKA tuurtuur un

  • @BINUOSMANPRO
    @BINUOSMANPRO 8 หลายเดือนก่อน +2

    لقد تأخرت مصر في الدفاع عن استقلالها

  • @Cadnaan-s6q
    @Cadnaan-s6q 8 หลายเดือนก่อน

    Walaal qeyr allaha ku siyo runti barnamijka aad mar balba soo towisid lkn mid ban kuleyahay qabka ad utowineysid wax kabedel war kaga marka horeba soxifdi labtonka ad mar walba fiir naleh dahayna iskadaaاسلام عليكم

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHALAAH. ALOW. CADOWGA FALISTINE KUBEEG. CADOW KALE ❤ALAAHU. MA AAMIIN ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ GUUL FALASTINE. PEOPLEIS

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 8 หลายเดือนก่อน

    Guulaysta reer falastiin ❤❤

  • @Duqabto
    @Duqabto 8 หลายเดือนก่อน

    Waa saad sheegtay markii falastiin si xun loo garaco meel kala albab laga furayaa saan laysu waydiin xasuuqyada dhacaya Subxanallah kuwaan masibo allah ku rido dadkaan iyay dadkaan babiyaan ayay rabaa

  • @fmg63772
    @fmg63772 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waali 2 dii askari ee ay shegan jireen lee waaye yaa aaminayo warkoda

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 หลายเดือนก่อน

    Israel cidanka .Masar Kenya manta ay leysey waa sidey Bilaabatey wana socon donaa insha allah masridu inbadan wey ooyidonan

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 8 หลายเดือนก่อน

    Macsukur for masarii...

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 8 หลายเดือนก่อน

    Alla akbar rabi karabo yauda

  • @KingMohn21
    @KingMohn21 8 หลายเดือนก่อน

    Alxmlilah 🤲🥰🫡

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 8 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh sreal waxba kama dhinto waa sheeko kale war kuwan waan kuwareernay ee habaarka soo raaciya aan aamiin dhehnee

    • @haa8793
      @haa8793 8 หลายเดือนก่อน

      Hakawalwalin askartas iney gaza kudamadhan ayaa larabaa inshaAllah digalkana mid istagi dono wa digalki ogudambeyay yahud ey kabo laan kacarari donto

  • @IkramhamiIkram1
    @IkramhamiIkram1 8 หลายเดือนก่อน

    Sheikho wixi rafax ka dhacay wax la daboli karo ma ahan runti.💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @abdiwahabMohamed-so9lk
    @abdiwahabMohamed-so9lk 8 หลายเดือนก่อน

    2ba cadow oo dadka reer Falistiin leeyihiin weeyo Allaha jabiyo kuwaasi

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 8 หลายเดือนก่อน

    Way qariyaan jabkooda waligood masheegaan

  • @ConfusedBuffalo-ic7gm
    @ConfusedBuffalo-ic7gm 8 หลายเดือนก่อน

    Waa laqarinayaa kuwa israil

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 8 หลายเดือนก่อน

    Rabow u siyaadi maser

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha guuleeyo reer gasa iyo falastiin Aamiin Masar qeyla weyn siisi yahuu inla qabsado masar ayuu raba shacabka masarna waa jiifan fulayada uuuf carab dad maha dugaagta nool

  • @abdiyarenuur4486
    @abdiyarenuur4486 8 หลายเดือนก่อน

    Koorsada online sugeena sheekh

  • @z-1il
    @z-1il 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 หลายเดือนก่อน

    Masar iyo yuhuuda alle ha isku gubo waayo waa isku mid labadaasi

  • @AffectionateBassGuitar-ge5fp
    @AffectionateBassGuitar-ge5fp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masrar ilahy dagaalka haku soo jiido

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha isku jeediyo 2 daas

  • @braziliano12
    @braziliano12 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro reer falastiin

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 8 หลายเดือนก่อน

    Allah isku jabiiyo wayo labo fuulay oo aduunka xasiida

  • @FaadumoMoalim-i6n
    @FaadumoMoalim-i6n 8 หลายเดือนก่อน

    Yaa Allahh

  • @Odowaa123
    @Odowaa123 8 หลายเดือนก่อน

    asc sheikh course away

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 8 หลายเดือนก่อน

    Wan so dhawaynaya isku dhaca israil illahay ha jabiyo insha Allah

  • @AminaAbdisalaam-h1u
    @AminaAbdisalaam-h1u 8 หลายเดือนก่อน

    Alle hayan baryeyna masar iyo yuhuda inu isku diro

  • @ikranabdi3981
    @ikranabdi3981 8 หลายเดือนก่อน

    Iyaa warkaas waxba kama jiraan intee ka keentay maser is dagaaleen 😊

  • @FanaxShow
    @FanaxShow 8 หลายเดือนก่อน

    Falastiin guuul I.a ❤❤❤

  • @ayanmohamed9717
    @ayanmohamed9717 8 หลายเดือนก่อน

    Qawda maqashii waxna ha uqaban oo usa game keeda ka mid ah waaye

  • @AxmedCiises12
    @AxmedCiises12 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ilahay haydku diro israil iyo masar ilahay madaxa haysugeliyo waa.iskumid.l labadu

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 8 หลายเดือนก่อน

    @Dulmidiid
    Wa hal askari naftisa hurey lkn askarta masar ma ahan iyo fikir ciidankodu lahaa

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 8 หลายเดือนก่อน

    ilahey hesku diro masar iyo israil waxey ku heshiyen shacabka phalstin in leska dilo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😢😅😊❤
    Guul Falastiin ❤❤❤

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 8 หลายเดือนก่อน

    Msarrida sisi waa yuhuud may dilaan ama shirqoolaan

  • @Duqabto
    @Duqabto 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waxay carab wadnaha ku gooysay somaliya wabsasho ayaa la dhihi jiray

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.

  • @Amiracabdihakim
    @Amiracabdihakim 8 หลายเดือนก่อน

    Soo duceya