WAA QEYBTII LABAAD EE DADKA VISA KU SOO GALAY CANADA 🇨🇦

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
    @gujimowliidcabdilaahi12guj72 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaad waxbarasho maraykanka ku timaado oo aad usoo dhaafto canada iska dhiibto permanent resident ma ka helaysa canada

  • @Updywahab
    @Updywahab 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp hanadow codsi ayan wata kas oo ah ina video kan xiga aa ka soo hadashid qaabka ugu fudud aa is ledahay dacwadada lagu aqbali kara

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 15 วันที่ผ่านมา

    Walalow isoo jawab basabor somali qab casumad ma laygu xarenkaraa canada

  • @izthahil8133
    @izthahil8133 5 วันที่ผ่านมา

    Lacgta visa ka hadl wll io qof ku markuu haysto carka qoxtiga qabka ku iman karo g5marka laga imado

  • @Munaahmed407
    @Munaahmed407 3 หลายเดือนก่อน

    Ka waran hada sheegto force marriage ma noqon kara case fiican

  • @ibrahimcabdirashid9766
    @ibrahimcabdirashid9766 4 หลายเดือนก่อน

    Bro inten ka la soo xirira nio famlysponsership Kala hadlayaye

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 4 หลายเดือนก่อน

    Walal waxa kasoo hadashaa dacwada macquulka ah ee aan shegaykaro plz inta iga caawi passport Ethiopian haystaa inaa visitor visa inaa ku imadaa raba

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn sxb visa aan ku soo galay maxay tahay su'aalahan airport dib la inoogu waydiinayo oo dad aa sponsor iinsameeyee

  • @sharmaakemaxamed1442
    @sharmaakemaxamed1442 4 หลายเดือนก่อน

    Basaboorka soomaaliya kawaran macalin

  • @Updywahab
    @Updywahab 4 หลายเดือนก่อน

    Passport somali ma aqbalayan miya sxp ayadana kaso hadal iyo wixi ku sabsan somali passport ka😢😢😢

  • @abdirahmansaadaqbashiir
    @abdirahmansaadaqbashiir 4 หลายเดือนก่อน

    Mhadsanid wll

  • @2daysago_
    @2daysago_ 4 หลายเดือนก่อน

    Hada waxaas weysoo dhamaadeen....Visistor Visa waala isku fahmay.
    Hada qofkii xareeysto REJECT ayey siinayaan. Wey fahmeen

    • @ashwaqisse5535
      @ashwaqisse5535 4 หลายเดือนก่อน

      Madiidayan ana hada ixaresanyhy😂

    • @2daysago_
      @2daysago_ 4 หลายเดือนก่อน

      @@ashwaqisse5535 Wixii Alle kuu qoray waa gooni lkn waxaaan kuu hubaa in barnamijkaas la xiray. March wixi ka dambeeye dadka 99% reject ayaa lasiiyay.
      Anigaaba xareeyaa oo howshaas shaqadeyda tahay...dadkii aan uxareeye waala soo diiday lkn nasibkaa wixi ilaahi kuu qoray ma seegeysid

  • @faisoladan489
    @faisoladan489 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb wad mahadsantahy

  • @user-em3zv5rj9h
    @user-em3zv5rj9h 4 หลายเดือนก่อน

    Card qoxoti baan raba