ABDIKADIR ROYEL/QISADII RAFAADKA IYO CIIL JACEEL /FADUMO COD KEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @abdikadirroyel7889
    @abdikadirroyel7889  ปีที่แล้ว +8

    Soodhawow Team adkaatay Soo bookho Tiktok Abdikadir Royel Shaw live thanks ur suport ❤🎉❤

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Fadumo Ugaaso and you are great people, I do follow you.
      Waan Idin salaamay

    • @MurayoGabobe
      @MurayoGabobe ปีที่แล้ว

      ​@@ahmedkulowabdi821g5ß😊n1g+

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
    @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565 ปีที่แล้ว +2

    Aalaah haa cawiyo intantas ya Aalaah

  • @ruweydaismail6513
    @ruweydaismail6513 ปีที่แล้ว +3

    Abduqadir halheyskiisii adkatey hada waa bedelay ( yaaaaaah) waa ka heley 👏👏👏👏⭐️⭐️⭐️

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah sodohyadu qaar waxay dumiyaan guryaha iyo farxadaha awlaadooda waa arin laga xumaado runti in laga wantoobo ay tahay ❤️

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Ilaahow igu khayir inaad tiraahdo baa matiri

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Maya maya

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Wax sax

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 ปีที่แล้ว +8

    Waa qiso cibro qaadasho mudan
    Inataasi laba talaba way dhaaftay
    1: inay uistikhaaraysato guurka kahor waayo waatan ilaahay yiri waxaa jira waxaad moodayso in khayr kuugu jiro oo aan khayr kuu ahayn baa jira iyo waxaad shar moodo oo khayr kuugu jiri karo
    2: markii uu yiri aan gaar kuu dajiyo ee ay diiday
    Waayo haday gaar markiiba udagi lahayd dadkanba ismay arkeen ismana neceene xiiso ayaa loo qabi lahaa
    Somaliduna waatan kumaaaahda “xidid wada dagay waa xaar wada dagay” waayo siwalboo ay reerku kuu jecelyihiin ood qof wanaagsan utahay waa bini aadamoo maalin unbaad kahor imaan.
    Hadana ilaahay waxaan uga baryaynaa mid oga khayr badan kii hore oo ay kuilowdo cunugeeda yarna lakoriya🤲

  • @miriamfarah2380
    @miriamfarah2380 ปีที่แล้ว +1

    Team adkaatay wan in na salami ❤

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 ปีที่แล้ว +1

    Sodoha qaar baa musiibo ah oo hinaasa marku wiilkoods guursado

  • @madiinoabdulle5638
    @madiinoabdulle5638 ปีที่แล้ว

    Waadaren aashaq

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +4

    Faadumo 15 iyo 16 horta ma dhafaan naagahay so ururisaa 😂 15 sano school in lodiraay ubaahantahay

  • @SomaliWadaad
    @SomaliWadaad ปีที่แล้ว +1

    team adkaatay wan jeclahay beentiina ee nagu wada beenta

    • @aluul6875
      @aluul6875 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @kowsarkeyaden833
      @kowsarkeyaden833 ปีที่แล้ว

      𝐌𝐚 𝐛𝐞𝐧 𝐛𝐚,𝐰𝐥𝐥𝐨

    • @suhaanahmed9493
      @suhaanahmed9493 ปีที่แล้ว +1

      @@kowsarkeyaden833 been ma aha abaayo qisooyin dhab ah oo dadkii ay ku dhaceen ayaa usoo dhiibay

  • @faadumosiciid5304
    @faadumosiciid5304 ปีที่แล้ว

    Fariid bay ahayd 😥😥😥

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Isha allah ma odhan jirteen

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Waxaa jira mar aan laydin iska xakamayn Karin

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Caytan

  • @kotharkarim
    @kotharkarim ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk fun

  • @miriamfarah2380
    @miriamfarah2380 ปีที่แล้ว

    Much love team adkaatay

  • @zadri7225
    @zadri7225 ปีที่แล้ว +1

    Fadumoy nagahaagu tabandho madhafan miyaa

  • @lakinmed
    @lakinmed ปีที่แล้ว

    Haaaaa

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

    Fadumo iyo Tomato maxaa kala haysta 🤣

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan u jecelahay sidaa aad wax jilaysan sibaa gabdhaha kkkkk

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir ปีที่แล้ว

    Asc dhaamaan💗💗💗

  • @amalmusa4330
    @amalmusa4330 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @nurtaibrahim-vu2te
    @nurtaibrahim-vu2te ปีที่แล้ว

    😅😅😅

  • @najmabdiorrrcv8610
    @najmabdiorrrcv8610 ปีที่แล้ว

    Maxaa marka hore kudhex dejiyay

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 ปีที่แล้ว

    Adkaatay fadumo 😅

  • @Khadraomar99
    @Khadraomar99 ปีที่แล้ว +1

    😅

  • @Queenjiija
    @Queenjiija ปีที่แล้ว

    Ha oyin taaba fahmi wayay. Sidee u oynesaa qofka qisada ku dhacday ayada maba ahane

    • @Nintendo_mushroom
      @Nintendo_mushroom ปีที่แล้ว

      Hhh shekada lagu maceynaa oyin ma jirto wa Sheko la isla ogyahay e😂😂

  • @nadirawais8366
    @nadirawais8366 ปีที่แล้ว

    😂

  • @NuuraCismaan-mg5gt
    @NuuraCismaan-mg5gt ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Maba dhalane dhawrtaysan ogaa

  • @kotharkarim
    @kotharkarim ปีที่แล้ว

    KKK

  • @MedCoco-hm6bo
    @MedCoco-hm6bo ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @maxbuubaismaan680
    @maxbuubaismaan680 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @momomahaamd5450
    @momomahaamd5450 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂kkkkkk💩💩

  • @Khadraomar99
    @Khadraomar99 ปีที่แล้ว

    😅